You have spoken like a true Somalilander. I couldn't agree with you any more. We had a free and fair election and we must all accept the results of the election regardless of whether the party we were supporting succeeded or lost. This is a democratic country and we must all accept the voice of the people.
Dhulbahante awoow hubka aad haysaan inoo qaybiya Waxii and Arab sheekh isaxaaq maxaabiis aad ka qabateen dagaalkii gojacade nosodaaya meel kale ayaanu ku duqaynanaa maanta
LABA DEGMO AYAY KU LEEYIHIIN HABAR AWAL HARGEYSA LABA DEGMANA GARXAJIS AYAA LEH DEGMADA 5AADNA WAXA LEH ARAB MARKAA HABAR AWAL SIDEE KALIGOOD KU SHEEGANAYAAN HARGEYSA OO AY UGU HANJABAYAAN H JECLO SIDOO KALE WAXA TAA SII DHEER HARGEYSI WAA CAASIMADA DALKA OO DHAN WAANA LOO SIMAN YAHAY FROM GX
Dhab ahaan, waxaan ahay taageere Kulmiye, hase yeeshee haddii Cirro guuleysto, waan taageeri doonaa, isaga ayaana noqon doona madaxweynahayga. Jamhuuriyadda Somaliland waxay ka weyn tahay kursi kasta ama xisbi siyaasadeed. - SSB
You have spoken like a true Somalilander. I couldn't agree with you any more. We had a free and fair election and we must all accept the results of the election regardless of whether the party we were supporting succeeded or lost. This is a democratic country and we must all accept the voice of the people.
Doorasho ku timid xeer jebin iyo budhcadnimo maaha doorasho,dad la laaluushay iyo ciyaal codeeyey cirro madaxweyne ku noqonmaayo
Guuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland
🇸🇴 calanka buluga ah ayaa inoo calana madaxwayne xasan ayaa ino madaxwayne ah.isaaq yar yar ku waynada gobolka Somaliland .waan ku shubanay waxa ka heshan
If they stole voit,is crime and need all going to prison
Illahayo gusha na sii yarabi yallah geesik nogu so celi markale .muse bixii cabdi guul somalilnde
no qabiil no qabyaalad qarannimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Libax libax dhalay that’s true bro keep Going
Waryaa king Ridwaan runta sheeg 7 sano oo cay ceeb afxumo nagusoctaad sotaagned guusha lama diidin ee sowtan bari oo dhan caruurti codeysay lahayo yaab
War h/awaleey calanka Somaalida ha isku saliranno dad M/bixi cadaw ku ahaa miyaad calankooda qaadanaysaan isku xishooda
Ku.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Daahir jimcaale dhegataag
1.0. Waxan dhahayaa fidmada waxa dhigaya commissionka doorashooyinka qaranka.
2.0. Sababtuna waxay tahay dhammaan goobihii codadka bariga waxa laga soo buuxiyey waraaqihii codadka.
3.0. Qalabkii la keenay kamuu shaqaynin goobaha.
4.0. Waxay soo wattaan waxa guuleystey saddexda xisbi ee habar jeclo:
a). Xisbiga Waddani waana xirsi cali xaaji xassan.
b). Xisbiga kaah waana maxamuud xaashi cabdi
c). Xisbiga kulmiye waana maxamed kashin ahmed.
5). Haddaba waraaqihii si xad dhaaf ah yaa looga soo buuxiyey dhamnaan goobihi bariga somaliland.
6).Arrintani runtii waa arrin aad loola yaabo fidmadana waxa dhigay commission ka qaranka.
NO MORE SOMALILAND
We are not taking it. we had seven years of hell
Dhulbahante awoow hubka aad haysaan inoo qaybiya
Waxii and Arab sheekh isaxaaq maxaabiis aad ka qabateen dagaalkii gojacade nosodaaya meel kale ayaanu ku duqaynanaa maanta
Maashallah inshallah khair
Araboow cadawgaaga runta ahi wa reer sheekh isaxaaq. Maaha cidkale.
👎👎👎👎👎👎👎🤮🤮🤮🤮🤮🤮🐖🐖🐖🐖🐖🐕🐕🐕🐕🐕🚫🚫🚫🚫🚫🐕🐕🐕🐕🤮🤮🤮😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Somaliland ba gulaysatay ❤❤❤
Masha Allah ridwan yare gob baa tahay dadka la khaldayo toosi
Garcajis wax uu kufadhiistay kursiga laakiise intuu mucaarida kufalay ayaa uyaala
Gob baad tahay ridwana nin habar awal ayan ahay xoolaha meelahaa ka hadlaya inaga buufi noocuu doono ha ahaado
Walaala yaal aan isku dul qaadano aawanaageena katalino walaa layaal kiisoobaxaaba waakeeniiaanu hambal yayno
WAXAA LA HAYAA MUUQAALO SAWIRO CARUUR CODENAYSA
GUUUUL KULMIYE
Balayada dhacda sanadka waa layaabi habar awal diyaar ayay yihiin ciidanka habar awal iyo ciidanka arab ha iskagaso baxaan dag dag
Madax waynaha manu cabudayne kii imadba waa kaygi muhimadu waa somaliland
Araboow somaliland indho lagu kala tagayo ayeye leedahay hubkiina diyaasada.
Hasugina somaliland la wadaleeyey.
Horta labo waa mid uun in aanu xuduud cusub lasameeyo sheikh xad kasameyno iyo anagu habar awal ahaan sidaanu riyaale iyo siilaanyo ula shaqeyney naloomashaqeyn sidiinii ookale uun baan iddiin la shaqeyneynaa.adkeysta
Guuuuuul.s.n.m.s.n.m.s.n.m.s.n.m.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Waa inka waa khaayina waa la laaluusha illaahaya ka.baqaanu.l.leenahaye
Somaliland wasled xaaraan ah ayeye ku danbisay SSB +36 CIIDAMO BEELEED HA AYAA LASAMIISTAY QARANIMO WAY KU DEEYSAY.
Asc. Xabad. Ayaa. Ka. Dambeeya. Ninwaliba. Dhulkiisa. Ayuu. Tagi. Beeni. Ma. Soconeysaa. Beenta. Jooji. Waa. Lagu. Shubtey. Beeni. Ma. Jooj. Xaqdaro. Ma. Qaadaneyno. Xaqdaro. Lama. Qaato. Ma. Cashuurtayada. Berbera. Ilaa. Wajaale. Anagaa. Leh. Taga. Dhulkiina. Todaba. Sano. Ayaanu. Dulmi. Cey. Uma. Dulqaadaneyno. Ma. Wadani. Ayaanu. Sharcigu. Qaban???? Kulmiye. Guuleysta. Taga. Dhulkiina. Tuug
Walaala yaal markeynu maanta inagu dhex deena isleyno maxaad umaley neysiin kuwii cadowga inagu ahaaeewaliba aynu isheynay sowinagama faaidey sanayaan oomarkey arkaaninagoo isheysana inama sooxedhga layaan waaba intey doonayaan walaala yaal aynu iscafino aynu iscalool xaadhno wanaageena aan katalinomidnimadeenaaankatalino walaala yaalaanumidoowno qaranimadeena
Wxa kanay dadka inay shakiyan odayashi hjclo bariga boqorburmadow xisbiga wadani 5 dhays vay dabaldagayan iyagon lo shagin wxay isku xiidhan yihin boqorburmadow
Tuug
Haddaanu ninka komishanka fari ku goneen maxaa ogaysiiyey odayaasha h jeclo
Doqon lagu guuro waligaa hanoqon
Qaraabo kiil ayeye isugu biyo shubatay iyo qudhun
Kakac fadhi mayaalo
Habarjeclo iyo guurti kusheega ictisaam way uga dhamaatay hargeysa burco iyo barigeedu haydin qaado ama garoowe taga idinkay idiin taal
Maha s/Land waynu wada leenahay sidas ayay s/Land ku tahay cadowga ha ino jebin
Ayaa wax ka bedeli kara
34 sano kadib
LABA DEGMO AYAY KU LEEYIHIIN HABAR AWAL HARGEYSA LABA DEGMANA GARXAJIS AYAA LEH DEGMADA 5AADNA WAXA LEH ARAB MARKAA HABAR AWAL SIDEE KALIGOOD KU SHEEGANAYAAN HARGEYSA OO AY UGU HANJABAYAAN H JECLO SIDOO KALE WAXA TAA SII DHEER HARGEYSI WAA CAASIMADA DALKA OO DHAN WAANA LOO SIMAN YAHAY FROM GX
Nacasow adigu gurigiina gayso hargeysa ragba leh
Hooyadaa prepaid lagugu shubto ka was. Nimanka aad leedahay way liqeen mayna ahayn nimankii 7 sano dagaal noo ahayn. Ninkii ku wasi jiray u sheeg waxaad wado xaaraamiyahow.
Aamus eeyahow Habar dhilo
Habari away Ayaan kuu aqaanay
DAGAAL HAKU HANJABINA MA TAQAANIDINE WAX KALE KU HANJABA
No 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡🤡😡😡😡😡😡😡🤡😡😡🤡
Adeer nagadaaya ciyaarta haday cidi ku shubanayso idinkaa muxaafid ah wali oo ku shuban lahaa ee waa sidee ma inagiiba is ku dhigna habar awaleey
Wlhy waan qoslay ma reer kulmiyaa saas ina leh 😂😂😂😂😂😂😂😂
Waar gar xajis waa nin kula dhashay
Yaabalo idin dagtay waar adeer habar awaleey nagadaaya ciyaarta waxay waxaad bilowdeen
Hhhh. Wasax.
Maxay ki shuban iyagibaa ka baqayay in lagaga shubtee dee mucarad nimada saad u fahanteen maaha reer kulmiyow 😂😂😂😂😂
Farba ku godan xaqiiq mesha wa la arka 😂😂
34 kadib maxaad ku qabtaan somaliland tan tuugto isu kiin badaleeyso
Habar awaleey durtaba maydun bilowdeen wali mucaarad buuxaba maydaan noqon ee waa sidee😂😂😂😂😂😂😂😂
Garxajis iyo reer wadani muxaafid nimada bartaan ku kari lay habar awalna ma mucarad nimadii ayay caynkaa modeen 😂😂😂😂😂😂😂