Ninkii Ka Cabanaayay Foolxumada Oo Ugu Dambeyn Gabar Helay....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024
  • GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 122

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 6 днів тому +38

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @SamiaAHMED14
    @SamiaAHMED14 6 днів тому +13

    Allah is one❤❤😢

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 5 днів тому +2

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @user-xc9vx8uc9x
    @user-xc9vx8uc9x 5 днів тому +8

    Masha Allah

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 дні тому +2

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️

  • @user-wp1un6tl7x
    @user-wp1un6tl7x 6 днів тому +5

    Waankusalaamay from somali galbeed

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi 6 днів тому +2

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @MaxamedMaxko
    @MaxamedMaxko 5 днів тому +2

    Ku saliya nabiga scw ❤❤❤

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 6 днів тому +5

    kalsoni xuma haysa quruxdu waa kalsonoda ad naftada ad ku qabto

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 дні тому +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @BalqisAli-vm4rk
    @BalqisAli-vm4rk 6 днів тому +1

    Saaaa usogaye video yasha 🎉❤

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 5 днів тому +2

    Lkn haduu isllaam ahaan lahaa diintaa caawinlahay

  • @abdirahmanyusuf4924
    @abdirahmanyusuf4924 6 днів тому +3

    Big respect legend hosow

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 6 днів тому +1

    Welcome back Legendary Osman hosow ❤❤

  • @Hakiimi07
    @Hakiimi07 5 днів тому

    Waa cajiib wlh shekada, mahadsanid bro

  • @Salaam___poi
    @Salaam___poi 6 днів тому +1

    Hosow big man guuleso

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 3 дні тому +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @Qamar_QaLi
    @Qamar_QaLi 6 днів тому +4

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️

  • @ST4RCOOKIE
    @ST4RCOOKIE 6 днів тому +1

    Amazing story 😊

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 6 днів тому

      Asc wll qli plz iso boqo ena igu so bir ❤😊😊

  • @AbdiraxmancumarxaashiKing
    @AbdiraxmancumarxaashiKing 6 днів тому +1

    Alx ❤

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 6 днів тому +5

    Nin saluugay muuqiisa ayaan daranaa bal maxaa qurux ah oo ka maqan Qaab labiskaaga qurxi Akhlaaqdaada qurxi Shaqayso oo ismuuji Qurux kale majirto Aan intaa ahayn
    Qof kasta San af iyo indho wuu leeyahay Ma qof laba san leh baa jira mise Afar Indhood leh Quruxdu waa kalsoonida nafeed
    Gaal iyo muslim wuu Kujiraa Dadka bilaa kalsoonida ahi

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 6 днів тому

      Asc wll qli plz❤ igu so bir🙏

    • @Mohametabdi4
      @Mohametabdi4 6 днів тому +1

      Yes Been Mahan Sida Ad.Iskj aragto Iyo Sida Lagu Arko Way Kala Duwanyihin Mid Kale nin Folxum ma Laha Ayad Ia odhanaysah Adu Lacag Hayso.Mid Tajir Ah Ayan Dawanayay Oo Qalka Hose An Lahayn Haddan Nago Isku Haystan 😂

    • @Deeqaluul721
      @Deeqaluul721 6 днів тому

      @@Mohametabdi4 😂😂😂😂😂 waxksta waa kalsooni ninkan kalaooni la aan baa haysa

    • @Mohametabdi4
      @Mohametabdi4 6 днів тому

      @@Deeqaluul721 adigu qofka inta Hosaba Maqantahay Ma Gursan Lahayd Marku Ku Dhukanayo Ad Modo Mindi 😀😀😀
      Kani Kalsoni Daro aya Ku dhacay Naftada Hadad yasto Ma Jirto Cid Ku Rabta

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 6 днів тому

      @@Mohametabdi4lacagta weye asaga maahan qof lacagtada raba weligaa kuma jeclanayo keliya dantiisa ayuu wataa

  • @UgbaadXasan-th3cw
    @UgbaadXasan-th3cw 5 днів тому

    Mashallh ilaahay ayaa ugargaaray❤🥰

  • @jabracali9433
    @jabracali9433 6 днів тому +2

    I.m first time

  • @farihyaadanmohamoud6202
    @farihyaadanmohamoud6202 6 днів тому +1

    masha Aallh wallo macn hooruscoo ❤❤

  • @ZahilEise
    @ZahilEise 6 днів тому +3

    Bro first Reply ❤🎉

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 6 днів тому

      Asc wll qli plz iso boqo ❤😊😊

  • @SahrayusufSahrayusuf
    @SahrayusufSahrayusuf 6 днів тому +1

    Alxamdulilaah siduu ilahy ku abuuray lkn shax shaxda iyo furfurnaatu wa qayb la dhaqanka bulshada.

  • @abdinasirluta9222
    @abdinasirluta9222 6 днів тому +2

    Hosow ila soo hadal wll

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 5 днів тому

    Bismillaah illaahaw hanoobaahin banii aadam

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 6 днів тому

    Hosow pro

  • @koofichannel
    @koofichannel 6 днів тому +1

    Asc

  • @cawilgacal930
    @cawilgacal930 6 днів тому +1

    First comment

  • @abdihakinsalaad0
    @abdihakinsalaad0 6 днів тому +1

    The first of commnt

  • @alphakhaan8626
    @alphakhaan8626 6 днів тому +2

    Hosow ❤sxp camera la.aan ayaan ahay igu caawi wllkei😢🙏

  • @user-sc4zi2kq1o
    @user-sc4zi2kq1o 6 днів тому +3

    Yes anaa uhoreeya😢😮😮😂😂🎉

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 6 днів тому

      Asc wll qli plz igu so bir ❤ Ado mahadsan 🙏

  • @islaantoniosport8722
    @islaantoniosport8722 6 днів тому +1

    Sxb buug ba raba o an so sare inad dadka I garsiiso ado mhdsan hosow

  • @SamiaaHmed-b3e-b5u
    @SamiaaHmed-b3e-b5u 6 днів тому

    First person

  • @KINGTAAMIR1
    @KINGTAAMIR1 4 дні тому +1

    Hasow bro kwaran tartan subscribe ayaan kugula jiraa hal ito labo maxaa i leedahay😂❤

  • @AbdiraxmancumarxaashiKing
    @AbdiraxmancumarxaashiKing 6 днів тому +1

  • @user-lp5by1ff2r
    @user-lp5by1ff2r 5 днів тому

    600K COMING SOON INSHA ALLAH 😢🎉

  • @user-tj3ky3nz4i
    @user-tj3ky3nz4i 6 днів тому +3

    Oo ninku aad uma foolxumee 😫😫😫😫😫😫😫😫😫

    • @Afkar12380
      @Afkar12380 5 днів тому +2

      SOMALIDA MARA LOO EEGO....LAKIIN DADKIISA HAA WUU FOOL XUN YAHAY

    • @user-tj3ky3nz4i
      @user-tj3ky3nz4i 5 днів тому +1

      @@Afkar12380 😂😂🤣haah wllo waa runta

  • @NAchma-hazzan
    @NAchma-hazzan 6 днів тому +2

    Sual qaba anu hosow wn fahmi la,ahy ado warkiba shegy kadibne asc kaso bilaba so kow wxa asc malagu furi jirin

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 5 днів тому

    الحمد لله على نعمة الإسلام ❤

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 4 дні тому

    Allah ninku jilicsanaa war ninka somalia hatago oo waa somalia dadkawaxaa.loocaaya inla jecelyahay.

  • @sadickmed-rk9me
    @sadickmed-rk9me 4 дні тому

    Sxb aanku salino nebiga sallahu caleyhi wasalam

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 4 дні тому

    ❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 6 днів тому +1

    Aad ma kuula fuulxun yahay?

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 6 днів тому

    HOSOW PRO WLH WAA QOSLA ADIGA IMTIXAN DUMO DUUMO KADARAN AA KEENTA OON CAADI EGEEYN 😂😂😂 WLH WAA JECLAHAY BAR NAMIJ YADADA SWEDEN ANA KU NOOL WA DAD MASSKINA SIDA BADAN OO WIXII LOSHEGO IS RUN SADO MASHA ALLAAH I LOVE BARNAMIJ YADADA ❤❤

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 6 днів тому +1

    War Qofku dulqad Badan Naag Yasasay Ayu So Celcelin Jiray 😂

  • @Cabdiraxmanhagio
    @Cabdiraxmanhagio 6 днів тому +2

    quruxdu waa raganimada 😁

    • @SaydMoha
      @SaydMoha 6 днів тому +2

      Dadka isku argo in ee muqal koda xun yhy ba SAS dhaho lkn qanacada ayaa fcn muqalkagane aad u argto in sida ugu qurxda bdn alle u sameyY

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 6 днів тому

      Dadka foosha xun ayaa waxas dhaho quruxda waa ragnimada iyo waa qalbiga waxas yaa arkayo qofku marka hore muqalkaga ayu arkaya😂

    • @SaydMoha
      @SaydMoha 6 днів тому

      @@naajmasalah4436 dumarka xita kuwoda xuxda ah Waxe dhahan qurxda dumarnimade ku jirta😂😂😂

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 6 днів тому +1

    Aniga ila foolxuma runti wax kafool xun ayaaba buuxa

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 6 днів тому +1

    Foolxumadii baa yaabtey oo tiri kan wax dhiba kuma hayo😅

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 5 днів тому +1

    Wiilkaan maba foolxume bulshada mararka qaar wey ku badali karaan inuu foolxunyahay maa laga dhaadhiciyey😢

  • @baahiyechanal7288
    @baahiyechanal7288 5 днів тому

    Qisadada xagaan kuugu soo gudbiyaa

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 5 днів тому +1

    Qof walba waa siduu isku arko, haduu boodhka iska yara jafto qurux baad noqonaysa

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 6 днів тому +1

    qar badan aya ka fulxun be 😂

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 6 днів тому +1

    Ialahay amarkii😂😂😂

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid 6 днів тому

    😢😢ani😢😢

  • @kawtharmahmod2799
    @kawtharmahmod2799 6 днів тому +1

    Qof walbo is leh wad foolxunthy oo maheleysid qof nolosha kula qeybsada qofbu aduunyadisa dhan noqonayaa 😊😂

    • @SaidBinYusuf
      @SaidBinYusuf 6 днів тому

      Niyada I dhisty 😂😂

    • @kawtharmahmod2799
      @kawtharmahmod2799 6 днів тому

      @@SaidBinYusuf qofbad heli dontaa kudhahda aduunkeygiyow 😀😀

    • @Rihanna145
      @Rihanna145 5 днів тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊

    • @SaidBinYusuf
      @SaidBinYusuf 5 днів тому +1

      @@kawtharmahmod2799 Been mhn Hdaba Arkooya😂

    • @SaidBinYusuf
      @SaidBinYusuf 5 днів тому

      @@Rihanna145 Dadka niyada loo dhisay mku jirta😂

  • @abshirsalahasam5193
    @abshirsalahasam5193 5 днів тому

    🎉🎉🎉D-19🎉🎉🎉

  • @Ina_maxamed729
    @Ina_maxamed729 6 днів тому +2

    Hosow🦁🫶🏻

  • @speedgames.
    @speedgames. 3 дні тому

    5 months ka hor waaye hambalyads

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l 6 днів тому +1

    ✅️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🔥

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 6 днів тому +1

    Ninkan foolxumo kama muuqato waxba kama duwana dadka quruxdoodu dhex dhexaadka tahay.

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fw 5 днів тому

    😢kasu haddu folxun yhy

  • @ASMAAABUKAR-qu9th
    @ASMAAABUKAR-qu9th 6 днів тому +1

    Maba foolxume wlhi😂

  • @abdifitahashkir.
    @abdifitahashkir. 5 днів тому +1

    Dadku waxay kuula dhaqmi doonaan sida aad adigu ula dhaqanto, weakness qarso si aan laguu weerarin
    Ninkaan wuxuu sheegay in uu aaminsanaa in uusan qof jecel heli doonini maskaxdiisa ayaa u sheegtay waana been.

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l 6 днів тому +1

    ✅️🤣🤣🤣🔥👍

  • @ZakariaAbdullahi-ph3sv
    @ZakariaAbdullahi-ph3sv 5 днів тому +1

    40m mahaysto 😂😂😂😂

  • @rizezio
    @rizezio 6 днів тому +1

    Nasipki ba kuso dul dhacay

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 6 днів тому

      Asc wll qli plz igu so bir❤❤😊🙏

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb 6 днів тому +1

    Sabab aya loo yiri nin fool xun majiro aduunka

    • @SahrayusufSahrayusuf
      @SahrayusufSahrayusuf 6 днів тому +2

      Ad uma fool xuma lkn kalsonidaro haysay iyo qaneeco la aan

    • @Nahnah-un2cb
      @Nahnah-un2cb 6 днів тому

      Cuqdad iyo iiman daro wa wax laysku noco 👎

    • @SaydMoha
      @SaydMoha 6 днів тому

      Ya dhahay 😂😂😂

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 6 днів тому +1

    😂

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 5 днів тому

    Maba foolxume ninku waa iska caadiye.

    • @meaktooni
      @meaktooni 2 дні тому

      Dadkisu u folxun yay

    • @leilaahmed3588
      @leilaahmed3588 День тому

      @meaktooni No, isaga ayaa isla foolxun. What you mean dadkisa? It's all about self-esteem.

  • @bulshaawiaweys4381
    @bulshaawiaweys4381 5 днів тому

    Ani cml waye ninkas😢

    • @user-tj3ky3nz4i
      @user-tj3ky3nz4i 5 днів тому +1

      Wllo niyada hayska dilin isku kalsonow quruxdu waa diinta

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 6 днів тому +1

    MA FOOL XUMO NINKAN KUWO KA FOOL XUN AA BUUXO MIDA KALE YUTUBKA LACAG KAMA HELO MIYA MOXOW U LEYAHAY WAXBA MA HEYSTO WAXA MODA SOW UGU DHAGAN YAHAY GABADHA IN LA DHAHAY WAA LAGAA DAFAA CML 😂😂😢😂😂😂

  • @MAbdi14
    @MAbdi14 6 днів тому

    600 Gabdhowd muusan sheegin walalka. 400 ilaa 500 boqol uu dhahay 😅 siduu u sheegay noogu turjun walaalka.

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 5 днів тому

    Waryaa ninkaa way ka fuqday anaa haray somaligii U horeeyay ee 300 gabdhood diidaan aan ahay tolow marlee ma iga fuqi

    • @Ifraax-nn3gl
      @Ifraax-nn3gl 5 днів тому

      Iska sug maalin tan kuu qoran waa heli.😂😅

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 5 днів тому

      @@Ifraax-nn3gl maxaan sugaa wll 49 cimrigii galayaaye

    • @HodoKayse
      @HodoKayse 4 дні тому

      @@maahirkee3656kaaley anaa kugu qadanaye 😅

    • @NasraAbdirashiid-kk2ze
      @NasraAbdirashiid-kk2ze 4 дні тому

      Yaa ku yidhi waad foolxuntahay 😂nin fuulxun majiro😂

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 4 дні тому

      @@NasraAbdirashiid-kk2ze mashaa allaah niyada iidhis wll

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 5 днів тому +3

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @sadickmed-rk9me
    @sadickmed-rk9me 4 дні тому

    Sxb aanku salino nebiga sallahu caleyhi wasalam

  • @sadickmed-rk9me
    @sadickmed-rk9me 4 дні тому

    Sxb aanku salino nebiga sallahu caleyhi wasalam