Amiiro bilashaa ugu dhegan tihiin wiilikeda hooyade iyo wallaaleheda hayo waan ku shaqeesata dadka ku dhegan waa xaadidiin ka xunu horumarkeda Amiiro waa hooyo karti badan wiilikeda jecele mana dayacan ee dhaafa ufu 👁️
Wiilkaan waa waar badhan yahay laakiinse Amiira wiilkeedha waa dayacdhay. Caruurta hooyo ey u bahan yihiin. Wiil yar oo Jamicy ah in ey daba orodo 24 hours ka maqnaato cunugeedha ilama qurxoono. Wiilkeeda walaalaheeda aabo iyo hooyo mey sometimes waqti la qaato oo U Tube la sameyso.Kolleyba Allah ha soo hadeeyo waa yaabee.😢😢😢
Maraka adiga ilamahan aad dhaliy karato maxa ku tusaay gacamihiisa ceeb miaanay kugu aheen ilama yar inaad ku so kalaha qabaato waxaan u malaanayaha Hoyadi ayaad necebatahay way ka muuqata nacabakad u hayasid Adana naayaha ka leexo ilamaha yar 🫵🐕🗣️🐕🐕🐕
Waar beenalayow beenta jooji nin calamka marayaa Beenta ka daa nijaasyow jahilyow ninku ilmihiisa haduu ka soo war doono maaha in uu Amiro arabo wiil baa ka dhexeeya dadkuna way kala khaldanaadaan hadana waa la heshiiyaa adi reerkan maxa ku daba dhigay adaa Dumarka ka daran dumar Waxa ha ka sheegin aduu hada ma Xadiis baad sheegaysaa😂😂😂
Walaalow iska dhaaf reeraha islaamka ah oo sharaftaada ilaasho
Wuuba furee maxaa ka galay walee Masha allah wiilka amiira allah ha daayo
Amiiro bilashaa ugu dhegan tihiin wiilikeda hooyade iyo wallaaleheda hayo waan ku shaqeesata dadka ku dhegan waa xaadidiin ka xunu horumarkeda Amiiro waa hooyo karti badan wiilikeda jecele mana dayacan ee dhaafa ufu 👁️
Habrahan walan ka lexi ilmaha yar aad dhali kartan
Asc dadkan ilmaha sobandhigayo waxwalba way ogyihiin in ilkudhicikarto lakiin waxa uguweyn fayuska ok
Amiira waa hooyo adag ilmaheda madayacin ninka dhahaayo wiilkayga waa baastar gabar qalan hospital ku jirto ayuu naag guursaday ayuuna dhahay aniga madhalin asaga ma dhalin maseer ayaa haayo dhulka lajar ayuu is lahay laakiin family adag ayee ka dhalatay alx
Wiilkaan waa waar badhan yahay laakiinse Amiira wiilkeedha waa dayacdhay. Caruurta hooyo ey u bahan yihiin. Wiil yar oo Jamicy ah in ey daba orodo 24 hours ka maqnaato cunugeedha ilama qurxoono. Wiilkeeda walaalaheeda aabo iyo hooyo mey sometimes waqti la qaato oo U Tube la sameyso.Kolleyba Allah ha soo hadeeyo waa yaabee.😢😢😢
ku mashquulka qayrkaa qorshe dhaamaa jira dad qayr kaa ah intaa aad ku mashquulaysid adi wax la imoow
Walalow adga dabal miya thy nin iyo nag isqaba oo islajoga oo 90kaba ah fmly qurux bdan alle sharfay ma araktid miya wllo ilhay hakuso hadeyo oo xaqa wlalka muslimka ah kgu leyahay haku fahansiyo wlhi hdi ad ogan lahed in ben qf muslim ah laga shego hdana bentas ay dadklo ogen dhagestan malinka qiyame aye kuso horfadhisan donta hdi ad inkir magtana ay marqati kgu furidonan kumananta kun ee kudawady
Waxad dhoobdhoobtaba waxad keentay inaa hooyo ilmiheeda haysato iskuna faraxsan inaa kala geyso Alle weyne ayaa ka magangalnay , laakiin xanuunka ay leedahay waxad hooyadas Soomaaliyeed ladoonayso ma dareemi kartid adiga iyo kuwa qeyrkaa ahba oo ah ka fogaynta ilmaheeda subxanallah.
Subxaana allaah waa yaab xaasid meelkasta waa joogaa
kaasi Aabo maaha wakii laha madhalin maalitaya amiiro midhiyaha ka ooyeseye xaguu jireye maseera hayo ee kaa aabo maaha👁️
Ilyes
Walee reerkaan line iyo lacag ayaa soo galay dad badan ayaa usoo shaqatago. Waa yaab
Waa yaab wallahi
Guriga hada e video ku dubayan ayaba guriga adana ah subxanalah
Afa udhac aygiyaw ilmaha iska kadhamaw markasta dadaa kadabo shaqeysa away qimahada adi subxanalah
Waxaa ii joota ganar yar oo 7 sano farehedana wey madow yihiin waana abuur illaahay ee umada ILLAAHY ika daaya ha hadad ALLAAH daqaanaan
Waa run wll 3 jir ijoogta faraheda xubnaha madmadow wey leedahay
Maxaa kagalay adiga baqtiyahay waray batahay islamka nabad gali
Cadi waye mad madowga gabheyda sas ah aadna wey u cadahay marka dadka ha ku mashquulina ee naftiina xisaba
Maraka adiga ilamahan aad dhaliy karato maxa ku tusaay gacamihiisa ceeb miaanay kugu aheen ilama yar inaad ku so kalaha qabaato waxaan u malaanayaha Hoyadi ayaad necebatahay way ka muuqata nacabakad u hayasid Adana naayaha ka leexo ilamaha yar 🫵🐕🗣️🐕🐕🐕
Mxaa idinkagaly war islmkadaya
Waa yaab dadkiibaa idinka fakan la war illahay kabaqa reerka kafuqa anigaa haysta gabadha ugu cad carurtayda way fara madowdahay
War dadka mashquulka ka joojiya yaa kuu dirsadeey doqon yaheey maxaa se ka galay dhaqo yeeli
Acuudu billaa heereka maxaya kaga mashuuqulen maxa kagalaya haduu cadayahay iyo haduu madowoyahaya Adna islaan maaha waa gabaray yaarane ku dhashaya caruuruteda ee soomaaliye mashaquuluka iska daaya 👁️
Waxaa Views ka dhigata waysay ee caruurta ka dhamow
Subxaanallah
Caruurtii Adna miyaa usoo dhigateen hadana , walee hadii aad ku mashquusid ceebaha dadka kale adiga ayey kugu soo maqantahay ee dantaada raac walaalkeeyow.
HuunonSaxaaf wiilkan alaab mahaysto miya😮
War kan yaa soo adeegsadey
Wil Ka Amira hoyoyin Lisa labad bahaysta
Somalida waxbarta waa didn't hada ninkan maxuu lasoo shirtagay
Acuudi bilaahi
kuli amiira jalas aa laga yahay ilmo ayeeyadood iyo habaryarahood wax uga naxariis badan ma jiraan ninka dacwada sheegayo waligiis ma biilay amiira maalintii la qalaayey aroos ayow turky ku galaayey amiira waa isku filan cayda aad sheegee ninkey rabto ayey wax la duubee reerkeeda ayey u shaqeynee aniga sochial work la shaqeeyo waxaas ilmo kuma qaataan asagaa xabsi galayo haduu canuga soo sheegto naagaha iyo nimanka amiira iyo cayda ka maseersan sun caba nasta waydin daasheen saxaafna ayaaniita waalid ayuu u yahay wiilka adna waa caawinaya ayaaniita familkaas aad ayaa ayagana looga maseersan yahay canuga yarka crem ma marsado ee ka fuqa
War xola tahay damer
Arka adiga famil kan xaa ku daba dhigeey shaqo yeelo walaalo