Anigu curad ban ahay hooyo way noshohay Alhamdulilah walhi waan ooyaa hadan hal bil ka maqnaado awlaadu isku mid maaha qaarba waalidku ku talaalanyahay 😭😭😭😭😭🔥❤
Nabigena maxamed scw wuxuu yiri⊹⊱Ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa⊰⊹ walalhy muslimka I caawiya isoo booqda kuna soo biira janalkyga 🙏🥺
maasha allaah adna xaajigeeda Waa mahadsan tahay sida gobonimada leh u raali galisay iyo farxada wax rabto u balan qaaday ilaahey ha ku fududeeyo balanta qaaday aamiin thank you very much 🎩🙌🏽 xushmad ween ku heyna
#Amiira🥺 aniga kaliya runtii ku dareemay san comment yada ka arko marka laga hdlayay jamashada hooyada cunugeda ugu horeeyo ugubka runtii sorry I wish inan kula joogo hug ku siin lahaa🤗 but I'm proud of you wlshey guuuleyso horey usoco hormar qurux bdn iyo guuulo bdn inshaAllah kuu rjynaa cfmd iyo cimri dheer adiga Azim🤲❤❤❤
Maasha Allaah Adna wey soo shaqeysey ilmahana wey la soo karisey hooyadeed sidey mar hore noo sheegtey. Hooyadeed iyo waalidkeed walaalaheed wadankii wey u xiistey Amiirana sidaas home sicknes ayaa haaya gabdhaha iyo hooyo macaan ciyaar ma ahan hala sabro alle talo saarta waa is arkeysiin In Sha Allaah. Saxaafna xaqiisa ilaali adnaay. Madax adayga ma fiicno gabadhii aabahaeed rabtey inay soo aragtey oo wadaadkeedii u diidey ka dib markii uu dhintey aabaheed janada kungalay raali gelinta ninkeeda iska jir.
Adnoy Xabiibti Amarka ninkaaga Adeec Waad ku Lii Baanee Aduun Iyo Aakhiro Hana U Arkin In uu Ku Adoon Sanaayo Sida Dadka Xun Hadalka U Fasiraan Oo Nolosha Kuu Quurin Guuleysta Adna Iyo Saxaaf
Axsan naxaris saxaf wan ku wata wlhi ilahay ayan idinka barya in ad ahatan waligin qos ad iskugu faraxsan noloda dhaman rer saxaf o dhan qalbiga ayan idinka jeclahy mansha allh
Mashallha tabarakallha walshaya And family Beautiful allha isku keen Xifdiyo inshallh adiga oo nabda aha wada Isa arki doontaan hooyo macaan. Si qayar qabta 👏👏👍🏼
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
War bro nin karmeet atahy o familkis Xifdiyo o balse maqurxoono bro Adna Xaskaga oyneso shashada in e so fadhisato Wa ilmahaga hoyadood iyo Amanada Naftada than you
hoyo mcn waa nolasha dunida qofa hoyo heesan daremi karo hoyadey ano yar iga dhimaty 😭 alle ha u naxaristo 🤲igu soo duceyo 🤲inti heesato alle ha u desto 🤲🤲
Maasha allah adan allah ha ku adkeyo awlada hadibo jamasho jirto saxaaf adigane ka dhaaf dhibka gabadha maskin wlhi wa la ooyi ani xata saas u calcolo jilcanahaye
Waxasa nin ragga laga dhahaa marna kuma ogola murugo ilaasho gacalo sidaa loo helaa way adag tahay wakhtigane nin kle haduu ahaan lahaa maya intuu ku dhahoo isna afka dhinacaa u taagi lahaa❤🥰🤴
Walal adno iyo saxaf waa marki igu horesay aan comment ka bixiyo video kina waxaan ahay qof biilaaw ila hada inala socdo xalkina masha allah waxaad tihiin dad markasto aan ku dayado balse waxaa manta aan codsan laha walashay adna in aad marka hore aad xajigaga kala tashato wixii marka aad rabto in aad sameso waayo waxaa arka saxaf in u yahay nin wanagsan kana fakirayo futurekina uu san dhalantedaka baradago sida darteda walshay ahow qof go’an yashada in uu san marka hore noqon public adigo kala tashan xajigaga waayo qof finger public aad tahay xajidina hoose in uu imaan youtube ka wana ka xumahay in aan kugu arko unhappy aad tahay ino soceli farxadi aan ka baraney insha allah ilahayna haa idin fududiyo xaalkina insha allah
Wararkii ugu dambeeyey ee Arimaha bulshada kala soco Burhan Media Fadlan nagu soo biir ❤️
manshalah manshalah manshalah
5ghgddr66066
Burhaan
LOAY
Jamasho waxa ladaha gawada warkay ur ladahay waxay jeclato aya ladaha jamasho
Anigu curad ban ahay hooyo way noshohay Alhamdulilah walhi waan ooyaa hadan hal bil ka maqnaado awlaadu isku mid maaha qaarba waalidku ku talaalanyahay 😭😭😭😭😭🔥❤
Hooyo la,aani wa nolal la,aan illahay hayoyinka inta nool hano xafido inta dhimatayna haw naxaristo♥️🤲
Inta murugeysan Allah murugta hakaqaado Ameen, isoboqo wll macan
Aamiin
Aamiin yaarabi 🤲
Aamiin yaa rabi
Amiin yaaa rabi
Aamiin yaarabi
Gabadha ha baxdo dhaaf oo wad hooyadeed iikeen ku maydhihine ninku gumaysi badanaa ! Wah isku mid maaha hooyo meesheeda ha ugu tagto.
Nabigena maxamed scw wuxuu yiri⊹⊱Ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa⊰⊹ walalhy muslimka I caawiya isoo booqda kuna soo biira janalkyga 🙏🥺
Walaasheena.amiirana.ayadana guur ay kufaraxdo allaha siiyo
maasha allaah adna xaajigeeda Waa mahadsan tahay sida gobonimada leh u raali galisay iyo farxada wax rabto u balan qaaday ilaahey ha ku fududeeyo balanta qaaday aamiin thank you very much 🎩🙌🏽 xushmad ween ku heyna
#Amiira🥺 aniga kaliya runtii ku dareemay san comment yada ka arko marka laga hdlayay jamashada hooyada cunugeda ugu horeeyo ugubka runtii sorry I wish inan kula joogo hug ku siin lahaa🤗 but I'm proud of you wlshey guuuleyso horey usoco hormar qurux bdn iyo guuulo bdn inshaAllah kuu rjynaa cfmd iyo cimri dheer adiga Azim🤲❤❤❤
Haa wlhi ani waa daremay😩qof soqorto radinaye adilena ku arkay sorry 😢 wlhi cunuga ugu horeyo aa loga tagay oo larabe inlagarab qabto😭❤️lkn waa hoyo geesiyad ah mash alh ilhy haisku dayo ayada io nuunaheda🥺❤️❤️❤️
Maashaa’allah sidaas ayaa wanagsan Allaha idin xafido dhmtiin adna farxada ayaa ku nuureysaa xanaaq kuma nuureysid
Maasha Allaah Adna wey soo shaqeysey ilmahana wey la soo karisey hooyadeed sidey mar hore noo sheegtey. Hooyadeed iyo waalidkeed walaalaheed wadankii wey u xiistey Amiirana sidaas home sicknes ayaa haaya gabdhaha iyo hooyo macaan ciyaar ma ahan hala sabro alle talo saarta waa is arkeysiin In Sha Allaah. Saxaafna xaqiisa ilaali adnaay. Madax adayga ma fiicno gabadhii aabahaeed rabtey inay soo aragtey oo wadaadkeedii u diidey ka dib markii uu dhintey aabaheed janada kungalay raali gelinta ninkeeda iska jir.
Ani hooyo maqabi🥺💔😭😭😭allow unaxariso inti dhimate😭🤲🤲🤲🤲
wada jira waligiina farxad ku noolaada waligiina❤❤💞💖💕
Abayo isoboqo
Adna waa qof wanagsan maxamedna siidoo kale sharka cawdii biila shaydaan xijaab iidnma tusoo alleee inshlllah
Nasri wll isoboqo
Masha allh wlahi niyadaa kuhayay in lookeno maamo calawiya adna xubi wajecelnay gabadhaa nooxafid saxaafaw
Adnoy Xabiibti Amarka ninkaaga Adeec Waad ku Lii Baanee Aduun Iyo Aakhiro Hana U Arkin In uu Ku Adoon Sanaayo Sida Dadka Xun Hadalka U Fasiraan Oo Nolosha Kuu Quurin Guuleysta Adna Iyo Saxaaf
Saxaaf wlhi coment aan kugu dhaliili rabay ayaan soo waday markii ay Adno oysay balse muqalka markaan dhamesty aan caadi noqday balse Rag Rag dhalay aad tahay yaqaan xaaskiisa sida loo qanciyo Alle weyne waxaan ka baryayaa Adna iyo caruurteeda iyo seygeeda inuu xafidi Aamiin Yaarabi🤲
Maskiiin ilaahey ilaahey amuuraha ha u fududeeyo gumeeysigana haka bixiyo ayada iyo gabdhaha la mid ah
Axsan naxaris saxaf wan ku wata wlhi ilahay ayan idinka barya in ad ahatan waligin qos ad iskugu faraxsan noloda dhaman rer saxaf o dhan qalbiga ayan idinka jeclahy mansha allh
Maasha Allaah Ilaahey ha idiin xafido idinka iyo awlaadiinaba
Ugu danbayn balantii wuu ka soobaxay😊❤ hooyo la'aan waa nolol la'aan nin raga saxaaf m.a
awww saxaaf balanti waka so baxdee ful respect man 🥰🥰😘
Walhi habeen kugu riyoday adna adoo hooyada so dhawenesid allaha ku rimoya riyadida 🤲
😂😂😂
Wllhi waa ilmyy ♥️🥺hooyo intee ka fogthy illahy ha u ekeeno 🥲
Masha allh famil aad u qurx bdn ayaa tihiin
Mashallha tabarakallha walshaya
And family Beautiful allha isku keen
Xifdiyo inshallh adiga oo nabda aha wada
Isa arki doontaan hooyo macaan. Si qayar qabta
👏👏👍🏼
Warasame wll isoboqo
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
MaashaAllah Adna axsan Marwo Saxaaf axsan sawj alle ha isku kiin barakeeyo.
Maasha allaah wllhi saxaaf wuu ku jecel yahay ee ilaahay ha kuu barakeeyo ee ku dayda saxaF
Abiaziz wll isoboqo
War bro nin karmeet atahy o familkis Xifdiyo o balse maqurxoono bro Adna Xaskaga oyneso shashada in e so fadhisato Wa ilmahaga hoyadood iyo Amanada Naftada than you
ي عمري انا لا تبكي دموعك غاليه ان شاءالله تشوفي امك
Alla adnooy illahey hakuu dhaafo hooyo 7 sano ayadoo nool is arki weyseen asaas ugu ooysay kwrn qofka oo 9sano codkeedii naxariista lahaa wajigeedii nuurka badnaa lajoogeediiba aanan arkin Illahow janadii kawaraawi Mama rabbi raali haka noqdo waaka sabri la ahay daqiiqad xitaa Qalbigeyga waakaa saari wye Wlhi xanuun aan dadka ila qabinaa igu taagan Rabbiyow janadii nagu kulmi Aniga iyo hooyadey mcn 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭
Wlhi waa qirody hoyo la,anted abaar wye runti abyo hoyo io adi nbd allh idin ku kulmiyo😍💋
Baska dhaha adna hooyo deed ha aadee wlhi qofku hduu hooyoyadii meel fog kajirto waa u xiisaya waliba hbenkii hurdo ma seexankaro wlhi aniga hooyaday mcn anigoo waligay katagin ayaa marka tagay mudo 5bilee ka maqnaa hben hurdo maseexan jirin hooyo lee ku riyoon jiray ilaahay hanoodaayo inta hooyadod dhimata ill ha u naxariisto aamiin
Manzha AllaH AllaH ha isku ken daaayo my favorite family ❤️😘
Amiira ku haystaaa mashaAllaah❤ kamaqasna😂
Masha allh wa afkaar wngsan wn kugu raacney ukeen adna xupi hooyadeed mcn wn soodhaweynaynaa saxaafoow fikirkaa salimkaaa
My beautiful sister and her king 🤴 I’m so happy to see you guys 👏👏👏👏👏👏👏👏
Xaaskaada raac haka harin, yaan lagaa dafin Quruxleeydaas💞🇸🇴👍😀
Amiiran ka naxay say isku badashay markii saxaaf jamasho ilmaha koowaad kasheekaynayey ilaahy mid sidii dheemankii Kuu ilaaliya oo kaa fikira haku siiyo abyo
InshaAllah waad gaaresa hamigada maxayelay qof qalbi wanagsan aya tahay Adno cadey
Gabdhaha hoyo iyo wadankii u xistay dir sxb wali happy maha inta inaad ugu kento marabto
Saxafi Mashaa Allaah walashey Adna beela sabar, saxafi qurba wa hilow badanahay
Adna adiga iyo famikada dar alle idin jeclahay allaha idin dhowro
Wlhi adna nasiib ayad ledahay saxaf hadad heysato wey ku dhacdhacatay alxm dheh ee warkisa maqal Wlhi waan kula oyay adna 💯❤😭😥✅🌏
😭😭😭😭😭😭😭 wllhi adna wan kula ooya insha allah alle waaidin kulansiin dona saxafna alle hakuxafido 🤲🤲
Sry adna waa kula ooyey wlh ani 😭😭😭😭😭
Lkn bln qaad qurux badan laguu sameyey ♥️👌
Maaamo calwiyo soo dhawooow allow ciyow fur meesha maamada ha u tagteee ♥️
Maashaa allaah adna waa ku jecelnahay dhammaanteen Raali noqo saxaafna caawa waxaan ku qanacno ayow noosheegay allxamdulilaah saxaafna kuma necbana waana ku jecel yahay mcnto waxa uu ka hadlayna dhammaantii danihiina taasna inaad ku qacdo ayaa lagaa rabaa mcnto waana filaa inaad ku qanacday insha allaah allha idin xifdiyo dhammaamtiin aamiin aamiin yaa rabi
Manshllh qoys aad uqurxoon iskuna kalsoon alle haysukin daayo sanado badan inshllh saxaafoow balantaa adkee hakana bixin
Hooydey waa ku riyoodaa😥😥😥😥😥❤ayy waan idamqiyay ereygaas
Mansha allah esh cala sowj alle ha idin xifdiyo wlhay ragu dhan haday sas yihin way ficnan lahad guriba madumen
Saxaaf waa nin adag wlhi oo Nasab Nasab dhalay waye msh Allahu
Mashaa allh nin walbo hadii saan ahaan lahaayen waa ficnan laheyd wallhi m.a allh ilxun idin ka qabto🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Abaayo ninkagu wu ku jecel yhy wuu ku keeni Hooyo iska ooy waa caadi Lkn wuu ku keenaya walashy ilahy hooyo ha cafiyo iska samir macnto is daji 😭😭
hoyo mcn waa nolasha dunida qofa hoyo heesan daremi karo hoyadey ano yar iga dhimaty 😭 alle ha u naxaristo 🤲igu soo duceyo 🤲inti heesato alle ha u desto 🤲🤲
9:50 daqiiqo amiira xaaldeed aad ayee isku badashay inta dareente walhi amiira aadban kuu jeclhy kuuna taakeera xabiibti hormar wacn
Imadu way iso dhaaftay wlhi hooyo waa cajiib allow hooyo nabad qab nagu kulmi
Asc walalhey channelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah😍🙏🙏🙏
Maasha allah adan allah ha ku adkeyo awlada hadibo jamasho jirto saxaaf adigane ka dhaaf dhibka gabadha maskin wlhi wa la ooyi ani xata saas u calcolo jilcanahaye
M.allah beautiful fmly💓💓💓💓💓horay usocda 1m soxira
Hooyo mcn waxbo haoynin noh jannatul fordosa hakawarabiyo marwalbo nolosheyda kuma ciisho mummy and daddy saxaf iyo sister amira qurux woow farxad kunolow abid wanijeclahy damatina 🤲💯💯💯💯😭😭😭🤲❤🥰🥰🥰
Maasha allha faamali aad uquruxbadan alle hayskukiindaayo saxaaf waaninrageed alle hakudhaworo
M.a alfa mabruka saxaf Allah ku xafido habo adno hooyo ayey uxistaye sidagdag ah ugu ken bilis 🥺wlahi wan lailmeye habo adano ♥️🥺
Waxasa nin ragga laga dhahaa marna kuma ogola murugo ilaasho gacalo sidaa loo helaa way adag tahay wakhtigane nin kle haduu ahaan lahaa maya intuu ku dhahoo isna afka dhinacaa u taagi lahaa❤🥰🤴
Miskiin... Ilaahay murugada haka qaado walaalaheena.
Adinka warkiisu waa reer prank oo abid isku samaynayseen ee iska dhafa wllyal
Sheeko alx dheh abyo hoyadada wey kuu noshahay kwarn kuwa ku daawanayp oo hooyo unooleyn alx allh ii deesto hoyadey mcn inta ka dhimatayna allh unaxriisto
Masha Allah mabruk mar hore an fahmi in ey ur ledahay mabruk ilahay qeer ha kaga dhigo
M A Nabad Allah idin kulan siiyo waan idin waraa sxpyaal
Adana waan kula oyay 😭😭😭ilahay mamoyinkeen haynoo xafidoy famly Quruxbadan ilahay haysku Kiin daayo ❤️❤️❤️❤️
Hoyo la an ted cidlo wye Alow noo xifdi hoyoyinkena.intee dhimatana.allh u naxaristo.saxaf ha celin gabdha
Dadka kaliya ee waqtiga kubixiyo fiirsigoda allah udiin dhowro my fmly
ربي يسعدكم ويحفظكم من كل عين الانس والجن
اميييييييين يارب العالمين 🤲❤️
Asc adna dulmika jooji nin kaada in laqamo waa waa jib
Masha Allah jamashadu barariyo waxeytahay janokale saxaf saas Ka rabaa ilaasho marwadada
Soori adna wankula ooyay walahay hadan arko qof oyaaya ama matagaya anawan kudaraa qaali ha oyin 😭❤️💯💯❤️❤️❤️
Wlhi waan la ooyey miskiinta hyo waa lama huraan waa adaa insha allah adnany axsan marwo 🥰💟
Saxaaf maasha Allaah alle ha iskukiin barakeeyo isha alle ha idinka qabto waa ooyay wallaahi hooyo ciyaar ciyaar ma ahan.
Marwo markii laga marmin waa jeclka loo qabo adno iyo saxaf iyo carurteyda alle ha idiin dhowro 🤲❤
Wlhi waa la ooy aniga hooyadey anigoo Hal sano jiro ayuu Allah iga jeclde😭😭😭😭😭😭
Kkk sheeko ilmo ma Nola imateen all adna ml mhn yutubka waa ka caajisty🥺🥺
haduu Alla idmo dheh Allaha u saqieo Adno miskiiin
Jamasho adna hooyadeed ayeey uxiistay allaaah haukeeno aamiiin
😭😭😭😭 abayo allh Ku dhafo hooyda weyba Ku noshahy talefanba kal xariirkata lkn dadka hooyado ana arki Karin karwn alx dheha abayo 2017 bee ika dhimatay 2022 waxey ilathy inteey Safar ika jiro lkn marki Kari aduunba majogto 😭😭😭😩😩
Allaah ha unaxariisto hooyooyinkeen
Anaa kula dareemaya waxaad dareemaysin
Amiin abayo mcnto
Wlo ale haunaxristo hoyo
😭😭😭😭
Aniga xida ima nolo 💔🥺😭
Jamasho ugub jamasho dhashooy viva saxaaf caadi maha waa euntiisa adna xubi yaan laga ooyin abkiin magan🥰
Adna ukeyn hooyadeyd waa run walalidka waa muhiim abowe
😪😪Adna huuno Aamu waad isArkaysaan insha Allha
Adna wlhi waH Qof qalbi wanaagsan alle hami kasta oo aaD duNiDa ka RaBo alle Haku fududeyo
HADAANU NAHY XAGAH IYO WADANKINA SIBA ANAGA AHAAN SOMALILAND WAD NOO IMAAN DOOONTAA INSHALAH XILIGIH ALLE QOREYBA ALLE WL QLBI HAKU FUDUEYO HAMI KASTA ILOVE YOU SIS❤👸
Hotan wll isoboqo
Waayaa saxaaf gabadh hooyadeed u dir ha soo eegtee
Adna inay iurledahay inta fahantay dhac kusiya lakie replygana soo gal😅
Adna iyo xaajigeeda iyo walashed Waa idin salaamay Salaan qiima badan adna ilaahey dartiis ju jeckahay abaayo macaanto ilaahey ha idin xafido Adiga xaajigada ubadkaaga iyo dhamaan reerkiina gaar ahaan hooyada macaan ku dhashay qof walba wanaagsan arko waalidkiis u duceeya hooyada iyo aabaha ilaahey aduun iyo aakhiraba ilaahey ha u naxariisto iyo Adinka iyo anakaba allaahu ma aamiin ❤️👑🌹
Ilaah haku keno hoooyo macan aniga waxan joga sucudi arabiya shan iyo toban sano hoyadey markii 😭😭😭😭😭
Adno cdey iyo amira qli🥰
Masha allaa saxaaf iyo adna xabiibti il xun idin ma arak to 👍👍👍🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️
Walaalo gabadhan home sick Aya haya please let her go hooyo wa oxygen tan kunolnahay ano 3 bilod kaso maqan ayaba warmer yes you are real man bro
she so sweet Adna and good wife make always happy to your wife
Masha,Allah Adna cadeey ❤❤❤❤ keep going abaayo no problem hooyo wad arkeysa insha,Allah
Masha allaah family qurux badan allaha idin barakeyo🥰🥰
Masha allah sxaaf cml nin ah allaha no sahlo masha allah adna
Mnsha alllah qoys aan jecelahay nolaada inta aduunku jiro