Qaabkaan Muuqaalada u Duubo || aaladahan Adeegsado!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • 1. Talooyin Waxbarasho:
    • Shahaadooyin Ka Qiima ...
    2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
    • Waa Maxay Engineering?...
    3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
    * 7 Habits of Highly Effective People:
    • 7da Caado Ay Leeyihiin...
    *Buugga Deep Work:
    • HOWLKAR -- Deep Work -...
    *Atomic Habits:
    • Isbadallo Yaryar, Horm...
    *How to stop Worrying:
    • Jooji Walwalka Bilow N...
    *Finish What you Start:
    • 1/2 Saad waxaad bilowd...
    *Sidey meel sare ku gaareen:
    • Sidey Meel Sare Ku Gaa...
    4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
    • Natiijada Qaadashada T...

КОМЕНТАРІ • 33

  • @cabdiwali
    @cabdiwali  2 роки тому +9

    Muuqaalka kan xigo sxbayaal waxaan ku sharxi doonaa software-ka aan wax ku edit gareeyo oo ah Adobe Premiere pro.
    waana sababta aan usoo galiyey muuqaalkan oo aan horay oogu faafiyey ogaansho aadna ka daawateen.
    Mahadsanidiin Saaxiibayaal.

    • @mohamedyuusuf1610
      @mohamedyuusuf1610 2 роки тому

      Ustaaa lanmrka watts ap ii sheeeh aan kaala soo xariire

  • @khadarmaxamed7613
    @khadarmaxamed7613 2 роки тому

    أستغفر الله العظيم واتوب اليه
    سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله أكبر

  • @qaysarfarah214
    @qaysarfarah214 2 роки тому

    Runtii ixtiraam ayaad naga mudantahay ustaad Abdiwali, horay u soco idam alle.

  • @haw_6060
    @haw_6060 2 роки тому +2

    أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @SomaliOnlineMoney
    @SomaliOnlineMoney 2 роки тому

    Wa Cashir muhiim ah m alah ustaad

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 роки тому +1

    Salaam ustd
    Salaam Brothers and sisters

  • @mohamedabdikarim9277
    @mohamedabdikarim9277 2 роки тому

    Mansha alh Eng

  • @abdirahmansalafi8979
    @abdirahmansalafi8979 2 роки тому

    m.allh mahadsanid

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 2 роки тому

    جزاك الله خيرا

  • @Naamir03
    @Naamir03 2 роки тому

    Masha allah macalin🖤✊

  • @mohamedzadik3263
    @mohamedzadik3263 2 роки тому

    Shugran ustaad

  • @farhiakitchen
    @farhiakitchen 2 роки тому

    Thanks walal

  • @aminismail2979
    @aminismail2979 2 роки тому +2

    Mahadsanid Ustaad 🔥🙏

  • @dhancadesaed6959
    @dhancadesaed6959 2 роки тому +1

    Mahadsanid Mudane runtii waxaanu kaaga baranay wax na qanciya

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 2 роки тому

    Horay usoco walaal

  • @SahanRaac
    @SahanRaac 2 роки тому

    Studio Muqal Duubistiisa Inta Rabta Muqal Kagu Wa Anfacaya

  • @camiradan4863
    @camiradan4863 2 роки тому

    M.a

  • @cabdicasiismaxamedaskar5639
    @cabdicasiismaxamedaskar5639 2 роки тому

    بارك الله فيك وغفرالله لك

  • @muniiramohmed8681
    @muniiramohmed8681 2 роки тому

    Mshaa llh muqaal aaan aad ugu baahnaaa

  • @nimcosuleiman8076
    @nimcosuleiman8076 2 роки тому

    Masha Allah

  • @Zakaria-Ad
    @Zakaria-Ad 2 роки тому

    mahadsanid waxaad ila muuqataa qof heer sare magac iyo maamuus nolosha ka gaadhi doona inshaa alhu ustaad

  • @ahmad-gn7vo
    @ahmad-gn7vo 2 роки тому

    Mn Sha lh

  • @Inis_Nake_252
    @Inis_Nake_252 2 роки тому

    Uztaad qof ixtiram badane waad u egtehee lkn hal janis isiin weydo ad ban uga xumahay dhipmlahan

  • @aragti6702
    @aragti6702 2 роки тому

    Asc wall abdi wali intee kala soo xariri karaa

  • @nimcocawil1608
    @nimcocawil1608 2 роки тому

    Wall ka soo hadal areo space engineering please

  • @SanaagCable
    @SanaagCable 2 роки тому

    Wll microphone ka aad isticmaalayso ee boya micro mala helaa battery-giisa

  • @abdirisaqyusuf6839
    @abdirisaqyusuf6839 2 роки тому +2

    wll waxad kamidtahay dadka aan u dhagaysto siqalbi furan lkn su'aaal baanqabaa wll , manoosoo gudbinkartaa dadka waxbarashada yagoo wayn bilaabay kunaguulaystay sida anookale waxan jiraa hadda 22 years markaa waxbarashada runtii waan jeclahay diini iyo maadiba

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  2 роки тому +3

      walaalkey ma weynid waad yartahay, waxbaro, waxaad rabto ayaad baran kartaa runti. diintana masaajidda ka raaco wixi kaloo maadi ahna ka baro online, machad, jaamacad, iskuul wixi aad hadba heli karto.
      hadaad waxbarashada hadda bilaabayso ha dhayalsan hal saac ood maalinki meel wax kabarato ama 40 daqiiqo oo kaliya. joogteynta ayaa ka muhiimsan waqtiga badan ee mudo kooban wax la barto.
      1 saac hadaad maalinkaste ama dhowr maalin isbuuci waxbarato muddo 5 sano ahna aad wado isbadal badan ayaad iska arki waayo waxbarashada waa waxyaabaha isbiirsado oo muddo marki la wado miraheeda la arko ma aha wax dhowr bil ama labo sadex sano guul looga gaaro ama meel sare looga gaaro.

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 2 роки тому

    Mahadsanid ustaadow
    Waxa aad ka codsaneyaa in aad kahadasho melaha aan ka design waxaa course free need dear teacher

  • @learnenglishwithlisa4
    @learnenglishwithlisa4 2 роки тому

    Asc wllo waxaan dooni in aan iskulsaro muuqalo iyo cod
    Cod waxaan ku duubay mobile ka waxaan dooni app aan codka ku hagajiyo in aad itilmaanto thanks

  • @aishacadeey5860
    @aishacadeey5860 2 роки тому

    walal edit vid noso gali🙏

  • @Juujanah
    @Juujanah 2 роки тому

    Mahadsanid Ustaaf ❤️