Mashaa Allah. Ragii Somaliyeed waa kuwa fahmay in gabadhu iyadoo Hooyo ah hadana shaqaysan karto. Reerkedana ku filantahay. Naftedana is ilalinaysa. God job
dadka filimkaan hawshiisa masuulka ka ah waxaa muuqata inaysan ahayn dad professional ah sababtuna wax kale maahane filim aan soo wada bixin in laga sii sheekeeyo ama laga faaloodo sidatan wuxuu qiima dhac ku yahay qiimaha suuqa iyo sharciga jiliinkaba dhamaanteen waxaan shaqadeena ahayn baan haynaaa
Filim kaan waxaan ku taxnaa nudo dheer ilaa iyo wakhtigii labilaabay lkn sanadkaan waan kaxumahay inaan daawan waayo sababtuna waxay tahay dadka jilaya qaybo kamida oo aan uqalmin in dadka lahorkeeno oo waliba aan filaayay in laga saaro ayaa kujira waana ninka odaygaa ee dagaaladii bariga kadhacay sida qabyaaladaysan uga hadkaayay qabiilka u hadlaayay qaybo xildhibaanada somaliland kamidana sida qawan ee ceebtaa u aflagaadaynaayay sababta aan udawan waayay waa sababtaas hadii laga saari lahaa waxaan filayaa dad badan ilanida inay jiraan kuna soolaaban lahaayeen dawasgada filmka
Mashaa Allah. Ragii Somaliyeed waa kuwa fahmay in gabadhu iyadoo Hooyo ah hadana shaqaysan karto. Reerkedana ku filantahay. Naftedana is ilalinaysa. God job
Jo😂jekekemw eje
Sanadka haday hibaaq ku jirto walee waa filim sanadkii hore aad. Baanu u tabnay❤
War taa yare casi quruxbadanaa, mashaallah, magaceed talow
Cawo
Mqxamed caabi digaale keep going adiga iyo kooxdaada
Salaam Alayakum qaybta jig jiga lagu dhigay waaba madhax Aniga Ahaan😂 hello hargisa🎉🎉🎉🎉
dadka filimkaan hawshiisa masuulka ka ah waxaa muuqata inaysan ahayn dad professional ah sababtuna wax kale maahane filim aan soo wada bixin in laga sii sheekeeyo ama laga faaloodo sidatan wuxuu qiima dhac ku yahay qiimaha suuqa iyo sharciga jiliinkaba
dhamaanteen waxaan shaqadeena ahayn baan haynaaa
Wllhi waa runtaa dadkan ma fahan sana shuruucaha filimka imika way noo sii sheegeenbee maxaan daawanaa, horaa loo yidhi war la qabaa xiise ma leh.
My hibaaqdeydA maalin dhoweyd ayaan anigu lahaa tolow film bilaa hibaaq ah ❤hibaaq jinkeygaa jecel wlhi sister soo dhowoow qli
Goody Goody interview 😂🎉❤.
WA Bilahi Tawfiiq.
Mansha allah keep going wllo hasan
Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
Allah soon iyo salaad hanaga aqbalo aamin🤲🤲
Teamkaygi naga soo gara intuna dhaman ramadanku 😂😂
Filim kaan waxaan ku taxnaa nudo dheer ilaa iyo wakhtigii labilaabay lkn sanadkaan waan kaxumahay inaan daawan waayo sababtuna waxay tahay dadka jilaya qaybo kamida oo aan uqalmin in dadka lahorkeeno oo waliba aan filaayay in laga saaro ayaa kujira waana ninka odaygaa ee dagaaladii bariga kadhacay sida qabyaaladaysan uga hadkaayay qabiilka u hadlaayay qaybo xildhibaanada somaliland kamidana sida qawan ee ceebtaa u aflagaadaynaayay sababta aan udawan waayay waa sababtaas hadii laga saari lahaa waxaan filayaa dad badan ilanida inay jiraan kuna soolaaban lahaayeen dawasgada filmka
Maasha allaah ❤
Next mogadishu insha allah
Hargeisa kaalay zxp ❤❤❤❤❤
Kkkkkkkkkk
Dhibaatada caruurta Aan is aqoon lakala qariyo iyo xaasaska, Film muhiima
Hibaaq wan tageera wllhy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Peace between laascaanood iyo hargeisa
Tajir fully ah Allow ka magan
Film in laga hordaco mahabono professional ahan
xasan galaydh❤❤❤❤❤
maxamed Caabi horta maqoslaa marag asagoo qoslaaya
Waa denbi weyn abtirsiin aan taadii ahayn inaad sheegato
Wwwwwwwwwaaaawwwwww mashallah hibaq goobada baa ku jiirta jah jah ❤❤❤❤❤❤
Ish ha ka sheekeenina
Wow filim kan wan ku haysanaa
Isku filan 😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
Waa filim shidan❤
Heesti sahro Ahmed sirmaqabe
Waad mahadsantihiin ,waxjiro ayaa matasheen ,
Wooooe😊😊😊😊
Ta wacan
Cawo.meelbay iska taagan tahay maxay dad ka ula farxi wayday ma cuqdad baa haysaa
Hibaaq❤ is in the building
Waa Film wcn😃😃😃😃
Wariyaha ugu xun taariikhda somaliyeed ayad thy ethiopia dakadii masiisay buuga tariikhda madaw iska fiiri dabadhlifow
Filimkaa haa hordicinaa waa inkaa halabaa
Mar hadii hibaaq ku jirto noogu dhan
Masham allah😂😂😂
AMIIN
Farduus me😢
Filmkiiba waaba kasii hor dhacdeen😂
Films .😊
Ma inaan lapa kala qariny0😂😂
Isku filan iyo hipaaq iyo ceegag 😂😂😂 funny waaye
Sirmaqabe weeye 3:30
Abdinasir maxamud
Wixiii waka sheekeeyeeN haddu marax noqonaya wlhiya 😢😂😊😊
😂😂somhn
❤
Naga daaya filimka ha ka sii sheekaynina
Anigu filinka waxaan ka tageeraa hibaaq gobaaf
Oo sheekadiiba fakisee 😂😂caku Somali 🇸🇴 😂😂😂
Waxaad codsanayaa in filmka ikraan shamaakh lagu soo daro
Film madhax ah ayuu u eegayay filmku doorkan jigjiga marax ka dhigtay 😂😂😂
Please bisha rabadan maxaad usoo bandhigtaan rewaayadaha.mafiicna dadka ha uhorseedina dambi
Mxad ushegteen waxiba wad na fahnsiseen😂😂😂
Sirmaqabe cajiib
Sowdinka filinkiiba ka sheekeeyseen
Maye Waa Nooc Kale😂😂😂
Filim bilow ah laga sheekeynaa waa maxay war see tihiin filimkiiba xumeyseen
Ok
MAXAAN KA DAAWANAA MARKAA WAX WALBA NOOSII SHEEGTE E
Mar ban baas is raaciyay kulaha ceegaag😅😅
❤❤kkkkkkk
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Away farduus &umalkhayr
Ikraan away
Filimka bas waa waaba xumeyseen flob ayaa ka dhigteen filimkii fikradiina waa iney qarsoonaatee
Abti cabdigani
Kim jong burco inala jooga
Xamse. Mahdi
War la qabo xiiso maleh 😂😂
Hibaaq marwalba waa naagtii yuusuf miyanu c/qani gursanayba ikraan wan uxiisna nosoceliya
Musalsal dheh film maahe 😐
Naga soo daaaya walal
International inu mahanado ayan rajaynaya
Filmkii farduus 😂😂😂😂
😂😂😂
Yuusuf cegaag xayraan buu kuso baxaya 😂
Maantuunbad bad isku gashay ceegagaw iyo kulaylkii hibaaqban kaa aqaanaa😂😂😂😂
Wada walatay
Filmkiba sowdinka kasii sheekeyey😂
Nin sare weyaan ninkaas hasan galaydh ah mar wlba wlal saas nogu so gudbi wixi cusub ba
Waa nooc kale 😂😂
Oo wixiba sawdinka kasii sheekeyay yaa daaawanaya
Su aal baan waydiinayaa Dumarka somaliyed ninkagu inu kusheego xaaskiisa labaad iyo inuu kaa qariyo keebaaawanaaaagsan
Raganimo ha yeesho muxu ukala qarin hadu damac kle galo ha sheego oo hala tashado mida hore
Filimaanta soomalidu masayr ayay u badan yihin dumark maa maalgaliyay
inantii yared caseyda😂
Hhh ala wax ka khatarsan filmkan majiro😂😂
Sanadkii hore sawtay kujirtay oo ninkii Fardows guursatay
😂😂😂😂😂😂😂
U hi
Waxba lama sheego
Akhas dad xun ayaa is heley.waar dadka ka xishooda waa ramadaane .
Naa naga aamus filimka afurkaan ku karsanaaaye😂😂
Sidaan ku wadno😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂
Somalidu wixi ma fahmsana wax lama si sheeg sheego
Sida kuwadno
Sirmaqabe
War waxani waa qalad flimkii ayaaba hoos u ridaysaan saa waxii dhici lahaa ayaad ka shekeyseene
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂