Banaanbaxa iyo Diidmada Canshuurta waxaa loogu adeegayaa Khawaarijta ee hala joojiyo, Sh Soomoow.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 2 місяці тому +3

    Ninkani wajiyo badanaa
    Diin waa u hadlayaa
    Suufi waa u hadlayaa
    Qabiil waa u hadlaa
    Ninku shaqooyin badanaa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 місяці тому +2

    Khawaarijta barlamaanka somaliya xitaa waa ku jiraan canshuur diidka waa dowlad diid

  • @abdullahimohamed5544
    @abdullahimohamed5544 2 місяці тому +5

    Sh Umal Kiliya Kugu Filan Ee Beenta Umada kadaa Ee aadd Ugusoo Hoos dhuumaneysid Diinta Waligaa Dowlad Kama Adan hadlinee manta maxa kuhayo Mise Xasan Dhiiiqo Ayaa Abgaal ah?.

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

      Maskiin Cuqdad Qaba Tahay Xasan Sheikh Waa Madaxwyne Soomaliyeed Caayna Wax Ugama Qaadeysid Sheikh Soomoow Waa Sheikh Somaliyeed Sheikh Umulna Waa Sheikh Somaliyeed Ee Culumada Ka Fadhiso

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 2 місяці тому +2

    Baad khawarijta lagama qayliyo shacab iyo baarlamaan ee maxaa looga qayliyaa cashurta yar ee dawlanimada lagu dhaqajinayo

  • @madaalayaashaqaran2407
    @madaalayaashaqaran2407 2 місяці тому +1

    Masha Allah xafidullaah waa run tale kale khawaarij ku jirto

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 2 місяці тому +1

    Nidaamkaan hada so kordhay canshuur ma ahan ee waa dhac bulshada soomaaliyeed loogu geysanaya, canshuurta weligeey ayaa aa meela bdan laga qaadi jiray, dowlada waxey ku qabatay oo muuqato ey bulashada ku nasatay ma jirto, daalmi baa tahay AS dowlada waa isku mid 👎

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 місяці тому +1

    asc saxwaye shiiqeeno wasx ineey nabadiidka kuso duumanayan buuqa nabadgalyade kamashqulinayan

  • @hassanyare1287
    @hassanyare1287 2 місяці тому

    Hoteelka ugu amniga badan uguna qaalisan ayuundegenyahay waana canshuurta laga qaado shacabka

  • @2daysago_
    @2daysago_ 2 місяці тому

    Aniga waxaan la yaabay dowladan Hassan sh waxa ay wataan hadaad kasoo horjeesato ama aysan ku qancinin waxaa laguugu shabadeenaa khawaarij.
    Waxooda waaba kadareey lamaba mucaaradi karo durbo magac ayaa laguu bixinaa.........ama na raac ama shabaab iyo khawaarij baa tahay.

  • @Zainab-l1y
    @Zainab-l1y 2 місяці тому

    Waa dhibaato in shacabka lagu tacadiyo dadku markay qabyaalad ka dhamaan waayaan doorasho qaldan baa udanbeyn

  • @Ismaacil-f4l
    @Ismaacil-f4l 2 місяці тому +1

    Khawaarij maxaa laga wadaa😂

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 місяці тому

    Kuwa canshuurta diidaya ma yaqaaniin macnaha dawladnimo ee waxay yaqaaniin qabiileysiga oo keliya .
    Adduunka kama jirto dawlad aan canshuur qaadin waayo dawladdu waxay ku shhaqeysaa canshuur ee beero iyo dukaamo ganacsi malahan

  • @medhayanmed4883
    @medhayanmed4883 2 місяці тому

    Cashuurta miyaan awalba la bixinjirin ?

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 2 місяці тому

    Waa lagugu adeegaa Muslim isa gadgadiyo ama been sheego lkn munaafaqiinta ayaa isbadbadala

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 місяці тому

    canshuurta lamadiidano ee waxa ladidan yahay mida qaldan oo qasnada doowlada kudhaceyn canshuur wadanan bixin hooromar magaro waxa ldidan yahay kuwa qaldan

  • @ayansheikh7782
    @ayansheikh7782 2 місяці тому

    Dawladaha lacagta bixitan macawiinta adunka bixiyo xasan iyo familkisa ayaqata. Tuuuuuuuuuuugo dawlad tuuuuuuuuuuuugo ah

    • @salmaanabdulahi2967
      @salmaanabdulahi2967 2 місяці тому

      Sxb ka baada khawarijta waliba lagu dilo shacabka somaliyeed

  • @aadanmaxamedbaanac7548
    @aadanmaxamedbaanac7548 2 місяці тому

    Sheeq iyo canshuur

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin 2 місяці тому

    Shiikh wax cunay 😅😅😅 af wax cunay xishoo

  • @abdallahamarweyne8280
    @abdallahamarweyne8280 2 місяці тому

    Ninkaan dad cesho malahan miyaa qofka waa inuu yaqaanaa waxa uu ka hadlaayo maxaa yaab is daba yaalaa

  • @abdallahamarweyne8280
    @abdallahamarweyne8280 2 місяці тому

    Afkaaga iyo dhagahaaga ha is maqlaan warkale kaa sugeynaaa

  • @adnantawil7932
    @adnantawil7932 2 місяці тому

    koleyba xaraantaas wey kaa soo gaarayaan wax, ee intee la eg tehey inta aad cunto.

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 2 місяці тому

    Qawrijta iyo xukmda xasn shekh wX isma dhaman shekh yaa ku so diray wax aan dhibayo malhn tuugo xasn baahne xaarn ku naax

  • @omarbilesharif2446
    @omarbilesharif2446 2 місяці тому

    culumaa suldha
    tuuuug adga oo kale jooga wadan ka oo shaati diin uga so gambada canshuurta maxa lagu qabta xasan iyo ilmihisa lagu koriyaa

  • @cabdulahicusman-pm3vu
    @cabdulahicusman-pm3vu 2 місяці тому

    Xarantad wax kacuntaa

  • @Ismaacil-f4l
    @Ismaacil-f4l 2 місяці тому +1

    Doonfaar

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 2 місяці тому

      Doofaar Adiga Ah

    • @Ismaacil-f4l
      @Ismaacil-f4l 2 місяці тому

      @@ambiyaxasan6082 لعنةالله على المشركين

  • @cusmanabuuukarxasan9917
    @cusmanabuuukarxasan9917 2 місяці тому

    Haar wen

  • @CalixasanDiiriye-zw8hf
    @CalixasanDiiriye-zw8hf 2 місяці тому

    Canshur bixi is baaro dii

  • @cusmanabuuukarxasan9917
    @cusmanabuuukarxasan9917 2 місяці тому

    Aamus

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 2 місяці тому

    Ximaar

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 місяці тому

    Somaliland is not Somalia 😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop drama

  • @cusmanabuuukarxasan9917
    @cusmanabuuukarxasan9917 2 місяці тому

    Ar aaamus

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 місяці тому

    Goorme wax dhaga dhexeyen SO Adigi laha UNUKA LEH XAMAR HAWIYE kisto a lagu so dhiibay beenta jooji

  • @maxamuudisxaaq709
    @maxamuudisxaaq709 2 місяці тому

    Iska aamus

  • @cabdulahicusman-pm3vu
    @cabdulahicusman-pm3vu 2 місяці тому

    Benale

  • @cusmanabuuukarxasan9917
    @cusmanabuuukarxasan9917 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp 2 місяці тому

    Hhhh
    Howla howshada aheyn marka soo gasha waa dhibkeeda
    Qofkan hadda bal waxa u ugafaya qof muwaadin ah xuquqdisa oo uu sii duraya waliba

  • @cusmanabuuukarxasan9917
    @cusmanabuuukarxasan9917 2 місяці тому

    Beenlooo