Sida gabdhaha baadiyaha loola baxo iyo shukaansiga baadiyaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 567

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350  3 роки тому +331

    Waa layla tagay hambalyo isoodhaha 👋😂 kawarama muqaladaan masoo badinaa

    • @medi5890
      @medi5890 3 роки тому +3

      🤣🤣🤣

    • @khadraabdilahi3569
      @khadraabdilahi3569 3 роки тому +1

      Congratulations 😂

    • @khadraabdilahi3569
      @khadraabdilahi3569 3 роки тому

      Soo badi

    • @saynabxasan4449
      @saynabxasan4449 3 роки тому +1

      Mnasha allh haa abyo qali ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @najaxcumar2695
      @najaxcumar2695 3 роки тому +5

      Hambalyo hambalyo isku wara abidkiin wll haa so badi waliba adoo lagu arosayo ayan sugeynaa abaayo

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 3 роки тому +60

    Ila meereyso funny wlh sister keep going 😂😂😂😂😂

  • @barreabdi5201
    @barreabdi5201 3 роки тому +32

    Comments ugu horeeyay soow aniga maha like isaara inta iga danbeeysay

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 роки тому +1

      Barre Abdi
      Hhhhhh Ok
      Waa anigaa kuusaaray hadaba 👍👌👈

  • @fataato2792
    @fataato2792 3 роки тому +24

    Goormaa naloo soo celinayaa dhaqankaaba🤣🤣🤣 next video

    • @HodonH
      @HodonH 3 роки тому

      ض٢٣قف5ع٨ه٨٩ذشصثكظ، ،ظظوةنرلمتارتهرهىمانلرمىنرى و ة
      ٠٠٠٠٠٠٠٠٠٠٠٠٠ضبشأأو ظطه4

  • @drsfatimamohamed1341
    @drsfatimamohamed1341 3 роки тому +9

    Waad iga qoslisey😂😂anyway horay usoco

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 роки тому +41

    waan idin salaamey somali maxamed

  • @deeqyusuf3156
    @deeqyusuf3156 3 роки тому +5

    Masha Allah, Soo gudbinta dhaqanka, Doorashada mawduucyada, Duubista iyo muuqaalada quruxda badan, sida aad uga sheekeyso ama u matasho ama dadka u fahansiiso intaas ayaa wax lasiisan karo aanay jirin, intaasoo dhan waxaa dheer sidaan kuu dhagaysanayno oo maxaa kuxiga uleenahay bay 10ka daqiiqo nagu dhamaataa. Guulayso

  • @mustafkhaan4751
    @mustafkhaan4751 3 роки тому +16

    Dhaqan kaaba Shaqa adag ayaad heysaa ee halkaada kasii wad👏👏

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 3 роки тому

    Walashey waa kusalaamay.
    Shukansiga badiyaha waa wax wanaagsan.
    Dhaqankada ku faan ceeb maaha wax cusub aya kabartay Mashaallah so baadi

  • @xiiranesangaabcumar9262
    @xiiranesangaabcumar9262 3 роки тому +8

    Wawawa waaw taasi sax miyaa mise waa khalad su'aal meesha taalo talo bixin iyo garasho dhamaystirin Eebe ku siiyay guul iyo gobonimo waarta ayaan kuu rajeynayaa walaal shey khaaliga ah

  • @Ilwadeofficial
    @Ilwadeofficial 3 роки тому +38

    Kuhaaystaaa really
    ASXAABTA ISOO boqda

  • @Sakariye10
    @Sakariye10 3 роки тому +7

    Masha Allah l love always this UA-cam channel.. Masha Allah keep going abaayo ❤️🥰

  • @FADSO
    @FADSO 3 роки тому

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @mohamedfalir4723
    @mohamedfalir4723 3 роки тому

    Cajib farqii badan ayaa udhexeya runtii mshlhh horay usoco wixii khyr ah okista horay uguu soco khyr wax kama dhibee mshlhh

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 роки тому

    Meeyrax ayeeyo ayaan ka maqli jiray. Allah ha u naxariisto janatul firdows aclaa Allah ha ugu bishareyo ayeeyo mcn

  • @baraarujin
    @baraarujin 3 роки тому +8

    Sida loola tago kulahaa😂 Waraabe miyaa?! Bismillaah!
    Waa lala baxay
    Waa lala tagay
    Waa la masaafaystay
    Waa lala kacay
    Waa lala rooray...
    Waa wax kale...
    Ereyo kale u raadiya.

  • @elmitech
    @elmitech 3 роки тому

    Masha Allah dhaqankaaba waad mahad santahay huuno
    In kastoo dhaqankaaba lalatagay hhhh

  • @Geel-Doon
    @Geel-Doon 3 роки тому +68

    Laangab hadad maqashid wa kuwa dislike ta saara gabdhan videoyadeeda, xaasidnimo miyay ka tahay mase wa kuway ardaaga kaso xiratay🤣

    • @ayaanaliisa9241
      @ayaanaliisa9241 3 роки тому +4

      🤣🤣wasax dhibka lagasomaray ma oga

    • @xogbaar
      @xogbaar 3 роки тому +3

      Like ta iyo dislike ta ayay san kala aqoon how qabanina

    • @fahmoabdulahicaynab9306
      @fahmoabdulahicaynab9306 3 роки тому +1

      Walalo waysa kalagaraneen

    • @Geel-Doon
      @Geel-Doon 3 роки тому

      @@ayaanaliisa9241 war ma hayaan qoftas inay dhwr bilod baadiye dartood usexanasay war uma hayaan

    • @Geel-Doon
      @Geel-Doon 3 роки тому

      @@fahmoabdulahicaynab9306 aan u cudur daarno miyaa ledahay

  • @iqlaasclaahiahmed146
    @iqlaasclaahiahmed146 3 роки тому

    Woow caadi ma.ahn m.a walashy horay usoco guul ayaa kuu rajaynayaa aduun iyo aakhiro

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 роки тому +10

    Shakuunsigii hore waa mid aad u wanaagsan dantaada ka hadal baa la yiraahdaa
    Kan hadda jiraase waa waqti lumis waxaad arkeysaa gabadh aad sanad wada sheekeysaneyseen oo aad waqti iyo lacagba ku lumisay haddana weli arrimihii muhiimka ah aydaan kawada hadlin, xabiibi iyo xayaati iyo biyahaan kaa dhex arkaa inta la isleeyahay ayeey xeero iyo fandhaal kala dhacaan,
    Ubax waad mahadsantahay adiga iyo bahda reer dhaqankaabo

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 роки тому

      guurka ninka ka masula inu so bandhigto haday ka dido hayska dhaafo dee

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 3 роки тому +1

    Waaaw dhaqankaaba abayo muqalkan cajiib waaa sow funny inabacaadi maahin waad kabaxsatay 💯

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 2 роки тому

    Mashallah walashay keep going 🌹🌺❤️😀😀😀👍🌺.

  • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل

    Waaaaaaaaaaaaw ala macanbadana oo qurux badanaa dhaqankenu walahi waxan garan waayay goortuu dhamaday muuqalkani sidaan ula dhacay 😍😍 plz xapipty dhaqankaaba nosoo badi muqaladanoo kale mashallah midakle inantu marka lala tago oo subaxdaa reerkodii waayan maxaa dhacaya??????
    Mahadsanid wlalo dhaqankaab😍👍💯

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 2 роки тому +1

    Walahi waa dhul quruxbadan subxana allah

  • @idilmaxamed6710
    @idilmaxamed6710 2 роки тому

    Wllhi waxaa iga qosliyey basadiir Bay daawansysaa keep going sester

  • @abdllahannouz5494
    @abdllahannouz5494 2 роки тому +1

    ماشاءالله تبارك الله على هذا البلد الطيب

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 3 роки тому +2

    Hhhhkkkk qosol omaxa gedka lagag merisan bilib kufta anigu miyiga wan jeclahi inshallah markan imado wadanki hooyo wan teegi 😍😍😍😍😍😍😍😍😍♥️♥️😘😘😘♥️

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin6049 3 роки тому

    Guri khayr qaba hhhhhh guulayso walaal muuqaalkan waan kaaga mahad naqayaa walaal ubax

  • @xaajomm7089
    @xaajomm7089 3 роки тому +5

    Masha Allah hori u soco

  • @jamaalhasan8682
    @jamaalhasan8682 3 роки тому +9

    ماشاءالله تبارك الرحمن
    اختانا الله يكرمك ويصونك ويحفظك
    من كل سوء إخوتي دوس لايك التعلييق....

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 роки тому +3

    Woooow dhaqan wabaksan iyo information si qatara u so diyarise wll❤️

  • @hanamohamedahmed5485
    @hanamohamedahmed5485 3 роки тому

    Waa maxay waxaan manaagbaaa dusha madow hhh naagtii dhaqan xumo doxy last aaday waahy waxaaan bizarre band modaa🥰🥰🥰🤘

  • @nimcohappy311
    @nimcohappy311 Рік тому

    Ma.allh wllo wllhi waa muuQaal QoZoL miiranaH😍😂

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 2 роки тому

    Waa sida watahy gabar sharaf

  • @S.NET10
    @S.NET10 3 роки тому +3

    Masha allah abayo wadhaqan qurux badan wlhi dhaqanka soomaliyed ❤️❤️❤️❤️

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 роки тому

    Soo badi muuqalada noocana runtii waa funny iyo wax barashaba

  • @Ahmednour5H
    @Ahmednour5H 3 роки тому +9

    Wax kale talent baad leedahaye✌😄😄😄

  • @g555tube
    @g555tube 3 роки тому +1

    Muqaalki ugu quruxda badnaa iyo sheekadii ugu macaaneyd maanta ayaad soo bandhigtey; waa dhedeysi ama haasaawe ama shukaansi, waa gabar lala baxo iyo taleefan beer salaax ama laab salaax kkk,

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 3 роки тому +16

    Shukaansiga baadiyaha 2013 igu danbaysay Wlhi meel dhudubu dhaw😂

  • @bushracadey931
    @bushracadey931 3 роки тому +1

    masha.allah waa dhaqan wngsan hda hdaan maqaayad io hotel laislawareegin shukaansiba majiro bisinka nin kaa ajnabiya seewax loolacunaa shukansi edeble inaa shuknsadaa rbaa odyga mustaqbalka sooduceya bl qof diin io akhlaaqle inoo igusoo aado

  • @dahir-ismail
    @dahir-ismail Рік тому

    Horey u soco abaayo

  • @liltwayofficial8242
    @liltwayofficial8242 3 роки тому +1

    I swear to god it is very nice video thanks for to teaching us the dhanqan keep up wllo

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 роки тому +29

    Ala maxaan mid yar fiid mid la kaxeeyey
    Xataa ma daalayso hadaad 200 km lugaysiiso
    Taleeefan beer salaaxa inaga cilmi badan dhaqan kaaba🤣

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 3 роки тому

      hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh lejen hore

    • @deqafarah489
      @deqafarah489 3 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 2 роки тому

    Asc Mashaa Allaah Tabaarka Laah

  • @abdulqadirhusenali8146
    @abdulqadirhusenali8146 3 роки тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waa muuqaal wada qosl ah xaqiiq sobadi habmlyo ubaxay guri dhagi shukansi qatar ah igadheh❤❤🙏

  • @halimaabdidirie722
    @halimaabdidirie722 2 роки тому

    Masha allh

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 3 роки тому +1

    Keap going ,walashay wad uqalanta walal inad horumar gaadho ,cajaaib ayad usamaysey video gan .
    Hore usoco walaal .

  • @abdihirsi6243
    @abdihirsi6243 3 роки тому +1

    Wow waxan ku leenahay hambalyo ilaahay haysku kiibarayo wll soo badi thank you for sharing this video with us

  • @Garaaddhise
    @Garaaddhise 3 роки тому +30

    Masha allah abaayo waxaan rajeenaa inaa fariintayda aragtid waxaan kamid ahay gabadhaha aad kuku xiran allah dartiis kuu jeclhy waxaan ubaahanahay inaan helo meel aan si gooni ah kaala soo xariiro haday macquul tahay inaad isheegtid plz iisoo jawp walaashey qaali💓💓

  • @cabdishakursiciid3313
    @cabdishakursiciid3313 3 роки тому +2

    Dhaqan kaaba waalala tegay kkkk🤣🤣🤣🤣
    hanbalyo wll

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 роки тому

      Hhhhh war anaaba usu soo sharaxi rabaye ! See h dhici kartaa ! Doorasho xor iyo xallaal ah hala qabto ,

  • @maxamedcabdinuur360
    @maxamedcabdinuur360 3 роки тому +1

    Dhaqankaaba cimaamadaada mahaysto masha Allah

  • @sawdaismail7985
    @sawdaismail7985 3 роки тому

    Dhaqan Kaaba Malala Dhaqaaqay Salaamaad

  • @SomaliTopMedias
    @SomaliTopMedias 3 роки тому +1

    Oo shukaansigii hore ila meereyso ayuu ahaa hhhhhh

  • @Hawd
    @Hawd 2 роки тому

    Kaalay ila meereyso Ubaaxey 😭😭
    Very educational

  • @saciidamaxamuudaxmad3527
    @saciidamaxamuudaxmad3527 3 роки тому +14

    War heedhe ila meereysada unbaaban ka helee 🤣🤣🤣

  • @omaralinour3377
    @omaralinour3377 3 роки тому

    Asc.markale Adeero Maansha.Allah
    Waa iyadana waa arrin.u.baan isbedil Disney u baahan laakiin habka aad umaltalayso waaba heersare
    Maansha.Allah keep.doing our culture
    Soomaalida dhaqankeedii iyaadaa dhumisay midkalena ka.doorbiday
    Waa Habka.dadku kusalguuro
    Asc Adeer Omar

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 роки тому

    Kkkkkk wllhi wa Funny rer migu😂😂😂

  • @hodancabdicali7555
    @hodancabdicali7555 3 роки тому

    mashaa allaaah wkk horay uso co wll qali

  • @abdullahinoor1724
    @abdullahinoor1724 3 роки тому +1

    @Nasro malagulatagey hhhhhhh😂😂💙✌❤👍👌👈
    Qosolba iguma harin runtii,So Fanny

  • @hafzaabdirahmanabdille5944
    @hafzaabdirahmanabdille5944 3 роки тому

    Abayo shukran muuqaalo aad uqiimo badan baad noo soo bandhigtaaye

  • @nuurajirday409
    @nuurajirday409 3 роки тому +3

    Maasha Allah walalo keep going I like it!!

  • @naciimoqalanjo87
    @naciimoqalanjo87 3 роки тому +11

    Waa ila meereyso caadiya😂😂😂😂

  • @ayanmahmoud2041
    @ayanmahmoud2041 3 роки тому

    Walikuma salam wa rahamatulAllay wabarakatu walashay waan kaa qaday salanta walashay anaa waan ku salamay wallashay

  • @sergioramos5405
    @sergioramos5405 3 роки тому +12

    More video like this pls 😂❤️

  • @salimyreu1497
    @salimyreu1497 3 роки тому

    Maasha allh walaashey allha ku dhawro taagere ayaan kuu ahay

  • @raxmaruuxiraaliyodumaar2454
    @raxmaruuxiraaliyodumaar2454 3 роки тому +4

    Masha Allah ❤️

  • @عبدالرحمنسليمانأحمد-ظ3خ

    Masha allah walashey wallhi xasuus baad nagalisey❤❤❤

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 3 роки тому

    Waaa shukaansi carfoon, oo daganaantiisa wata, waana mid loo jacayl badan yahay shukaansiga miyigu

  • @leilaasturan5895
    @leilaasturan5895 3 роки тому +14

    Dadesi an dhahnaa wllo wallahi wan xasuauta alle hano dambi dhaafo waxaas an samay jirnay ma ficno wil haben socdo gabadha aqalkeda so galayo bilaa idin .

  • @maxamedmaxamedaxmed2649
    @maxamedmaxamedaxmed2649 2 роки тому

    Dhaqankii hore waa dhaqan aad uwanagsan mar walbawa waxan rajaynayaa inusan naga dhamaan o dib looso celiyo horumar ma gaari karno ilaa aan soo ceshano oo aan xajisanno dhaqankeenii hore ee wanagsanaa m.a

  • @laylaaqaadir6091
    @laylaaqaadir6091 3 роки тому +5

    Mash Allah keep going xbbti

  • @ciisexayaata1680
    @ciisexayaata1680 3 роки тому +1

    Axsan jiliin

  • @Rahmmaaaa
    @Rahmmaaaa 3 роки тому +1

    Tolaay dhaqankaaba waa lala baxay 😂😂😂

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 3 роки тому

    Caadi maha masha allah

  • @fardowsadaganofficial7585
    @fardowsadaganofficial7585 3 роки тому

    Gabdhaan waxy so gudbisa wax fiican oo dhaqankeni la ilaaway oo dadkan dhaqan gury xasusisa maxaa disliketa u saartan yaab wlhi wa xasus hory u soco abayo

  • @mahadmoon2825
    @mahadmoon2825 3 роки тому +3

    Mansha allah
    Horey soco walal

  • @abibawale4976
    @abibawale4976 3 роки тому

    Maasha Allah aad iyo aad bad u mahadsnthy shukansiga si qurux badan baad u dhigtey
    Geed waa la isla fadhistaa baa ka dhcdy shukansiga cusub wayo qof meel kama jogsan karo ba
    Funny bad tahy wllhi horey u soco

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 3 роки тому

    Masha allah iga gadan wlhi Videogan♥️🥰

  • @asliali5685
    @asliali5685 3 роки тому +5

    Maashaa Allah 🤩😟🥺

  • @hanadyare848
    @hanadyare848 3 роки тому

    walaasheen marna macalimadeena dhaqan
    Dhaqankaaaba
    Dhaqandhawra
    Dhaqan noleye
    naga gudoon salaan milgiyo sharaf huwan, kaaga timid dhulkii mudug iyo
    dhalinta dhaqanka jecleyd waan ku sugaynaa

  • @updywalially9858
    @updywalially9858 3 роки тому

    Wll meesha maqad bey ledahy Soo badiya maahan 🦋🥰✨

  • @sacdiyaadan8692
    @sacdiyaadan8692 3 роки тому +3

    Masha Allah walahi waan uxiisay

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому +2

    Wcs Aabyo masha Allah tabrikllha hor usoco ❤❤❤

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 3 роки тому

    Waa muqaal wnagsn mawduu kasta oo dhaqankeeni hore khuseeya iyo kan maantaba haddi fursadu ku saamaxdo soo gudbi mahadsanid

  • @btechnology2059
    @btechnology2059 3 роки тому

    Masha allah muuqaalo noosoobadi quruxda dhulkena iyo dhaqankan

  • @nasriinahmed2003
    @nasriinahmed2003 3 роки тому +3

    😂😂😂😂😂 Masha Allah tabarakallah hambalyo hambalyo 🌹🌹🌹😊

  • @wanaagchannel2527
    @wanaagchannel2527 3 роки тому

    Sanaddii 2012 AYAAN WAXAAN AADAY BAADIYE ANIGA OO IS LEH SOO CAANAYSO ,maalin maal maha ka mid ah ayaan jeex ama toon waxaan ku arkay Gabar Qurux badan oo Ari la joogta waa la sheekaystay ama Shukaansaday waxay ahayd ,qof xikmad badan waxaan ku iri aan magaalo ku Geeyo oo Halkaas isku Guursano waa ay Ajiibtay ,aniguna Daacad maahiye waa iskala haasaa wayey ,gabadha ileen waa ka dhab oo waa ay i aamin tay , nin yarna waan ahaa ,7 beri ka dib ayaan Magaaladii ku laabtay Gabadhii arinteediina anigu waxaan u Qaatay sheeko kaliya ,Runtii waa xanuunsaday 3 bilood ayaan xanuunsanaa dhowr habayn ayaa waxaa ku Riyooday Qol i leh BALAMAHA LAGAMA BAXO. ANIGA SHEEKADAAS AYAA IGA SOO MARTAY SHUKAANSI MIYI .

  • @som1
    @som1 2 роки тому

    I can’t imagine abaayo niqaabka iyo hoowshaa heysid Allah ha kuugu abaalmariyo x

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 2 роки тому

    Allah dhulku quruxbadana allahayoow ii kas I aan meelahas ku luglugeeyo

  • @sureerhassan2319
    @sureerhassan2319 Рік тому

    Manshalah

  • @shugrihashi3208
    @shugrihashi3208 3 роки тому

    Maaashaa'allah quruxey
    Halkaa kawad qosol iyo Waxbarasho halkaa kawad

  • @fahadsubeer1299
    @fahadsubeer1299 3 роки тому +1

    Lakan hada wax majiran qabi Laasgya😂😂😂😂😂😂😂😂😂haada ka wahyan😂😂😂😂😂😂

  • @omarw5124
    @omarw5124 3 роки тому

    War xabad geed igula wreegsata ubaahanaha ninyahaw😂😂😂 replay me hadaad baadiyaha jogto✊🏾😍

  • @SucaadAxmed-or4mt
    @SucaadAxmed-or4mt 3 роки тому

    Masha. Allah. Wll

  • @badramuse3383
    @badramuse3383 3 роки тому

    Kkkkkkk dhaqankaba ❤❤Hanbalyo Habalyo ❤❤❤❤Hanbalyo Habalyo 🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤Hanbalyo walshy

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 3 роки тому

    Masha Allah baarakallah walaashay Dhaqankaaba waxaa tahay qof qiimo badan

  • @leilamohammed4327
    @leilamohammed4327 3 роки тому +1

    Gawadan wanjeclaxay

  • @abdirahmanarshe2054
    @abdirahmanarshe2054 3 роки тому +2

    Mashallah tabarakallah hore usoco wllo

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 3 роки тому +1

    Walaalayaalow dhaqankaaba subscribeka iyo liketa aan ugu roonaano gabadha wax wanaagsan bey soo gudbisaa

  • @bilandeeqa1493
    @bilandeeqa1493 3 роки тому

    Maasha allah hambalyo dhaqan kaaaba 🤣🤣