Prank ki kan kama helin inanka ka xishooda waa martiye waa ceeb sxb waligey intaan prank dawanayey kan mid ka xun weli ma arak waxan video ma ahan ee ka saar dirisle
Aduunyo gadoon nin garxajisa oo ciidagale ah oo ilahay swc afsoomali yad u siiyay ayaa dad afsoomaligu ku adag yahay iyo reer xamar lee yihiin hadalka dheh
Naw dad waxa la qabsaday oy shaqadoda tahy io dad anay shaqadoda ahyn ba jira ISAQan ad shegysana xadaarada re magalnimada io ilbaxnimada ba yaga lagaso gadhay😏
Wlhi wuu gacan galay qamar suugaani😂😂😂😂na rayaan dee dumashi is deji anaku hadaanu reer waqooyi nihin kama helno naagaha sidaaso kale u fara dheerenaye agah
Rayaan qamar sugani saa,id ayey u jeceshahay wxad ka daremi kartah halmar gacantisa kama fuqeyso that is the real love Dadka ana jecelka waxba ka Aqoon Aniga idin baraya qofka si dhab ah ku jecel wuxu jecelyahay marwalba in uu koolo cml kugu dhagnaado every minute uu ku shumiyo
Wakhti ma u helaysa saliga nebiga (scw).❤❤
scw
Salalaahu calayhi wasalam❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
Scw scw
Scw scw scw
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw
ﷺ
Salallahu caleyhi wasallam
Scw
Qamar suugani waa legend wahli rayaan bajaaj waa dumaashi fiican from isaaq ciidagale ✌✌✌✌💪💪
Cidagale is not easy 😂
War haye mxa odeygi camerad bey daba qatene sow kuwan munad riday ba wu ixtiraamyaye ciyal ba helay inader 😏wan yabanay ba😂
Qamar meesha ciidagalihii buu moodaya dhagga ayaa leeyahay😂😂
الهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲
أمين
AMEN YA RABBI ❤
ALLAHU AKBAR MASHALLAH ALXAMDULILAH SUBXANALLAH ❤❤❤❤
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🫡🫡🫡🫡🧡💗🩷💝👍❤️
Amiin
Qamar Walahi will maskax badan.
Waxu dahey dadka maskaxdoda wala ilaliya, Wax dawacaya laka masheko ❤️
Truuuu
Mash Allh Qamar waa dulqadki oo Qof ah ✊💓
Rayaan bajaaj naag karmeed ❤❤ Masha allah . Naag karti iyo codkar ah 👏🏾👏🏾
😂 qamar nice human being !! rayan defensive mode👍👍 👏👏👍 nice prank dirisle 😂
Legend always idirisle cabdi another's levels reactions pranks 👍💯💯❤👍💪💯🌷
Walhi waa dacada qamar sugani
ISAAQ HADAANU NAHAY NAAG FARIID AH BAANU GUURSANAY FARIIID SIDAA NINKAAGA U DIFAAC❤️❤️
Sax Lkn Waxay Ku Xumaatey Ninkii Ayey Hor boodeysaa Oo Ka Dhigeysaa Sidii iney iyadu Masuul ka tahay Cml.
@@qalidmohamed317 kolay wxy daremasa wll inu marti ku yhy mesha iyadupa hadya Hargisa joogi lahed sida iyo ka drn bu u dufaci laha 😊
Haa heey
@@nasapohmalapoh6664 Adna Goorme I DIFAACI
GOORME ANA DADKA IGA DHICIN
Rayan wa qof agad sidey xajigeda udifacday 5 ayey udhigabta!Alfanan qamar dulqadki o qof ah👑✅✅
QAMAR KUYE SHAQO AAN SHAQADYDII AHAYN BAAN HAYAABA😂😂
Wlhi qamar waa nin aad udagan Mashalah ❤❤❤
Another level😂😂 qamar❤❤❤
Dadbeynu qeexaynee maynagiba is qeexnay qamar funny wlhie😂😂😂
Qamar suugani shaqo an shaqdadi ahyen ban haya ku lahaa legend keep going 👏🏼
😅ala waxay ryan bajaj iskugu qorqoreysey qamar sugani waxay islahayd iska dhis prank what a beautiful lies couple
Shaqo aan shaqadaydi ahayn ban haya kullah qamar WA funy Waryada fankanka noga daya dhibka😊😅😅
Rayaan Bajaja waa naag adag kulaha ninkayga rabtan inaad point ka heshan lkn maya 💪❤️🥰
Qamar waa nin muxtarama oo akhlaaqad badan dumashi bilan noo ilaali inankaa iskuwara awlaad badana kala hela ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashalah duriyada wa jeclahay wil bn ka shukansada alow calaf igu dar
@@dagancali754 amen yarabi sodhawow dumashi bilan 👸👸 anagu adban ujecelahy una karamayna hablaha ay so gursadan inamadayadu 💕
Soo sheeq qofka ugu asxaabta badan all over the world
Ayagaa ku dhib qabta kulahaa 😂😂😂😂 qamar waa Legend 😂
شيخ
Kenyaawi buuga intaan soo bandhigayo allow cimriga kuu dheree somalida waa wada xasidiine nina marabnee amiin yaarabi 🕋🤲🏽✅
Ma sheekhaa buug qoraya
Allah! Qamar is so cool and innocent, ety, “war wad bal mel unbuu Ilahay nagugeyn” 😂😂😂😂😂😂😂
Qamar waa fanaan sharaf badan ee ka daa prank sxp waa nin tageero badan
Adeer anaga ma kaftanee hana waalina from duriyada❤😂
Walahi Qamar waa qof dulqaad badan Mansha allah ❤️❤️
qufka iguxora oo dawdi prankiga love you hoyyo rayan ❤❤
Wrya hooyo ma lehiid mia mxa wyh Hooyo rayn 😂😂😂💔
Manta wa markii igu horesey ee dirisle sameeyey wuxuu kaga duwanaa nimanka youtube layda somalida
Muxu sameye
Qamar wuxu wayay ixtarimkisi hore io xisih loo hayn jiray wayo markad argtidba hada camerda ayu ag taganyhya oo gabdha youtuberad ayu gursaday✌🔥🤎
Wlhi been maaha odeyga camera ay nafta uga qaaden
Qamar suugaani prank gii ugu horeeyay ee lagu sameeyo🤣👋
Maha ki ugu horeeyey kuwa hore lagu sameyey way jiraan🤣
Strong men qamar Masha Allah another level ❤️❤️
Dee hawshu ha socoto qamar waa another level😂
1:28 barnamijkaa decorations iku dhikeenaa kulahaa qamat 😂😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂
Qamar waa fanaan ma ahaa UA-camrs ee kadaya ha munad diline
Dirisle ft QamarkaH cumaamadiina MaHaysan Karo❤😂😂😂
Wale rayan bajaj ohiin😢 aya udambesa... qamar lee miyey sas ujeclate..yaaac
😂😂😂😂
Haday jecelato maney qlbi lahayn lkn qamar muxu qaba alle sharafe
Qamar beesada Qasqaska ayuu u soo galay meesha
NABI GADAR TIS LOVE ❤ IGU SAR❤
DIRISLE🗣HAL ERAY KU QEEX XAMDA QUEEN
QAMAR🗣waa inan fcn oo fanka hormar ka samaysay
DIRISLE 🗣WIXIIBA SHEEKAAD KA DHIGAYSAAYE😂😂😂
Prank ki kan kama helin inanka ka xishooda waa martiye waa ceeb sxb waligey intaan prank dawanayey kan mid ka xun weli ma arak waxan video ma ahan ee ka saar dirisle
Qamar nin dulqaad iyo ixtiraam badan inuu duruyadii yahay waa la gartaa❤😊
Qamar sugaani
Cidii taqana ayaa taqana waa qof wngsan
Oo xushmad badan
Kibirna iyo Isla weyni hadalkedaa daa
qamar suugani best fanaan nin dulqaad badan 🔥❤️
Legend qamar uu soconaya hawshu ilaa an isku wada samayno 😂😂 isnot easy
QAMAR SUGANI Wllhida Qof wax Garad aha legend
Goatka fanka shida
Ciyal hakunoqonina
Waa dulqadkiyo qofa wllhi qamar
Rayaney shwkoyinka qar odayga ka ilali
Kulah Qamar waad naga wayentay Qamar iyo idrisle maanaye is leekayan 😂
Naga magac weyn ayuu ka wadaa hhhhh sidoo kalena Qamarka duulaa waa uu ka weyn yahay Dirisle Abdi.
Keep going inader qali idirisle❤
Qamar kulahaa miyaan quxayaa mise Waan hadlayaa😅😅😅😅
Wa qoftu ninka wa jeceshahey m.a
War hooy ka joga prank reraha haku burburinine kadaya
Soo badiya xaraabaa tihine
Inuu ciida gal yahay dhag baa lagu cadaynay 😂😂😂
Qamar suugaani qof aan xanaaq badnayn oo fur furan weeyi oo Legend ah 💯💯🔥🔥
Rayan romatic wlh m.a war dumshi adn inanta no ilali bal❤
𝗂𝗇𝗍𝖺 𝗁𝖽𝗅𝗄𝗈𝗈𝖽 𝖺𝗇 𝖿𝖺𝗁𝗆𝗂𝗇 𝗅𝗂𝗄𝖾 😂😂😂😢
Bisinka fahminaaa 😂maxad fahanta markaa ma Arabic mise amxarada🤔😂
@@hodanhilaal7432 😭😭😂😂😂 waad iga qoslisey wlhi waa u maleynaa carabi bey ku hadleysey 😂😂😂
Wafahmeynaa lkn waa adagyahy hadalkoda qamar iyo dirisle 😂😂😂
Warya idirsile wiilka madhaxa noogala taga na adna rayaney inanku uu ilaali xishmadu ku dhex leyahey bulshada oo ka kala daaa camerada
Wcs wr wb Darisle abdi hore usoco bro nacabkada hoos 😊
Mac da qamar la siiyay waa another level
Nio family ka ha isku diriina ka daaya waxaas😂😂😂
Qamar sugaani nah prank gii beenta ahaa Ma Barteen 😂😂😂
Wlhi wey barren
Ma inagii baa isku soo kala jeedinay ku lahaa 😂😂dadbaanu qeexayee inagii baa isqeexnay😂
Qamar waxan ciyaalka ha isbarin prank waa la isku gaada nacasnimo inta lagula yimaada lagu leeyahay waa prank waxa isku sameeya dadka isku dhaw sida labada isqaba dadka walalaha dhabta ama saxiba dhaba
Wlaji wa runtaa zxb
Aduunyo gadoon nin garxajisa oo ciidagale ah oo ilahay swc afsoomali yad u siiyay ayaa dad afsoomaligu ku adag yahay iyo reer xamar lee yihiin hadalka dheh
Isaaq prank iyo ciyalo media MA yaqaano
Gacanta inuu ka hadlo inuu aamuso wxpa Kama dhexyaan
Naw dad waxa la qabsaday oy shaqadoda tahy io dad anay shaqadoda ahyn ba jira ISAQan ad shegysana xadaarada re magalnimada io ilbaxnimada ba yaga lagaso gadhay😏
Waryaa dirisle buume case dadka dhibka ka daa 😂😂😂
4qof oo somali oo dhan mtalaYa💯😂. Hawiye Dir iyo darood 😂
Dir tu mxy ahyd na ISAQ dhe lagugu dhufaye 😂😏
@@amenboss8633 qamar hadad u diidantahay dirislaa nin dir ah 💖
@@farxiyfilsan6116 hawiye kuma jira
Wlhi wuu gacan galay qamar suugaani😂😂😂😂na rayaan dee dumashi is deji anaku hadaanu reer waqooyi nihin kama helno naagaha sidaaso kale u fara dheerenaye agah
Walal fara dheeri maahe UA-cam ka shaqadiisa maaha
@@Aishah- iyado niman la joogaan maxay ninka u koraysa mey sugto intay ka tagayaan😳
@@bintissa6179 anigaba inan isaaqa baan qabnaa dumashi 😂 waxay dusha uga koreysana malaha aad bay ugu faraxsan tahay😂🤣
@@Aishah- hahahaha tan farxad way dhaaftay qaali waa too much😃
Mansha alaha qamar suugaani geesi 🎉😊
ALLAHU AKBAR MASHALLAH ALXAMDULILAH SUBXANALLAH ❤❤❤❤
Wali waan yabanay.
Dirislihi aan aqoon jiray iyo midkan baarixiga ah wale waa kala labo😮
First one 😂
Qamar is not Easy 😂😂
ninkii dhamaa ee fananka ahaa mala yacni bay ka dhigeen iyagoo veiws ku raadinay wax la isla ogyahay
The GOAT Dirisle 🎉🎉🎉
Qamar sawkan waxaan shaqadiiisii ahayn lala galay 😂🥴
Dadkan cawanka ah wiilku waa idin marti maxaad kaga dhegaysan qamar bay irsaqadi idinka gashy miyaa shidh😂
Dirisle talentigiiba ka dhamaaday 😂😂
Qamar suugani wllhi wuu is maydhay marku cayayaankan dhex galay
Qamar wu nefsan layahay🤣 tani carurteedi weyba ilowdey ninwalbo na iyado jiid jideyse nola timada🙏😂😂 Na hedhe diinta iyo dhaqanka ilali.
Somali. Waxan. Wax. Uga. Cabin. Bay. Ku. Waalataa
Rayaan naag adaag masha allaah dumashi saas ayaa lagaa rabaa ninkaga ilaasho
Rayan ninka walaga dafa ina ladhahay day gcnta 😂😂😂bal mxa ka rba haisku dhagane 🙈
Wlhi qamar wa nin degan oo miskiina ❤
the best you tube idirsle cabdi keep goin ❤❤❤
Rayaan qamar sugani saa,id ayey u jeceshahay wxad ka daremi kartah halmar gacantisa kama fuqeyso that is the real love Dadka ana jecelka waxba ka Aqoon Aniga idin baraya qofka si dhab ah ku jecel wuxu jecelyahay marwalba in uu koolo cml kugu dhagnaado every minute uu ku shumiyo
Qamar waa ninkii afraad inta la ogyahay waa Qabqasi ay baratay
Oo qamar ma idirisle ayu ka waynyahay waa Maya jawabtu
Abtigay Maxamed Wardi❤
Qofka waalayba waa adiga kulahaa qamar😂😂😂 from somaliland hargreisa
Reeraha yaan ladumin please !!!
rayaan ninki helow wlle nasiiba ledahay wale waa gabar dhiiig leh keep going
Qamar umadeena maaha kulahaa waar niyow ninkani waa musiibo yar 13:08
Naag bila xishood ah weeye 😏😏😏
Wllhi qamar beerku I caseeyay marku dhahay shaqo aan shaqadayda ahayn ayaan haaya😭😭😂😂😂😂
Rayaan runtaa waaye Waa doodi oo qof ah dirisle looooooool waad iga qosliday wlhi
Mishaar aan mishaarkaaga ahayna diyaar u noqo inaad qaadato Qamarooow😂😂😂😂wlhi daacad ayn u qoslay shaqo aan shaqadayda ahayn ayn hayaaa kuyi🤣🤣🤣
Inta aaminsan waxaan in ay fake yihiin like saara
Walahi Waa Fariid rayaan❤😂
First com ❤🎉😂
Qoftan qooq ayaa haya 😂rayaan meeshan prank ayaa loo yimi markaasad dhaqan xumo nagu tusoynaa😅
Stop iskabuloy
Ma ila aragata xataa wiilashii ka xishoodsiisay😮
Haa naag qooq delay 🙄
Dushey ka sarantahey gacmahana ma ceshato martina wa la jogaan xishood ma jiro
Walahi wa qosol qamar😂😂😂