DAGAAL CUSUB!! ASAD HAGIO OO TEAM 27 KASAARAY SUNDUS& CUMEER SOODHAWEYNTII JABRA KADIB&KOKO BULE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 16

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 години тому +1

    Waa xaar caadiya odagan caac leh😂😂😂

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 години тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 6 годин тому

    Faadil waa nin wanaagsan
    Mashallah
    Asaxaabtakale oo soo dhaweysay waa dad wanaagsan 😊

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 7 годин тому

    Faadil wa nin boqor ah walahi Allah xafido yaa rab 🤲❤❤❤❤

  • @ayaancali9439
    @ayaancali9439 4 години тому +1

    War beenka iskadaa ciwaanka waxa ka dhigtay beelow

  • @farahhighland
    @farahhighland 8 годин тому +2

    😂😂😂😂War ninku waxuu ka hadlayo muu Isla yaabo
    Masaajidada gal yaa dhaha
    Caruurtan waad dhali kartaaye

  • @qamarmohamed1652
    @qamarmohamed1652 2 години тому

    Amira iyo ceyda intee ku aragnay ayagoo dad sodhaweynayo sideey labadoda dhimac iskula koeen

  • @cabdifitaxcabdullahi5496
    @cabdifitaxcabdullahi5496 6 хвилин тому

    Adi maxaa kaa quseeyo nin duq ah
    Baatahayee dhalan yarada kaleexo odiyoo lac laca ah jabara adi maa dhalay😊

  • @AliAbuukar-e6k
    @AliAbuukar-e6k 2 години тому

    hhhhhhhhhhh aarka adi tem 27 wax kale ma ka hadshid miyaaa sxb

  • @FadumoSalad-p1k
    @FadumoSalad-p1k 4 години тому

    Tusbx qaado misaajidka gal mashquul kle iska daa dambiga iska dhaaf nin weyn baathy carruurta faraha Ka qaad dib isi qabo waad dhowhadaye

  • @امنور-م4ح
    @امنور-م4ح 7 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ಆಡಣ
    @ಆಡಣ 3 години тому

    Meeshay waxku xamanayeen asaga miyajoogay yaab

  • @AbdirahmanMohamed-h3b
    @AbdirahmanMohamed-h3b 7 годин тому

    Faaruq weeye

  • @MG_elkacaso1
    @MG_elkacaso1 8 годин тому

    😂😂😂😂

  • @walalhamza1830
    @walalhamza1830 8 годин тому

    Ala shariifa been badan