Suldaan Wasiir Xukuumada ka tirsani uu dil ugu hanajaby.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 22

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 3 години тому

    Maasha-allaah suldaanku si qurux-badan ayuu hadalka u dhigay . Asc

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 13 годин тому +2

    Suldaan marka hore noolow oo cadawgaga illaahay jibi Amiin, iskada labada nine ee haday iskugukatagaan Jin iyo Insiba waxba kuma yeely karaan xaga Allah oo ka qoran mooyee taa amin

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 12 годин тому +2

    Suldan cadiwahab cimiri dheer Iyo caafimad Taama haku Siiyo.
    SI fiican ayad u Dhegtay waana sida ay Tahay Weeye 😅😅❤❤😅❤❤
    ❤❤

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer 9 годин тому

    Cadaaladaa Iman colaaduna way dhamaan

  • @moseskaahin
    @moseskaahin 12 годин тому

    masha allah
    sharafi
    waa taa

  • @Saeedahmedyusuf
    @Saeedahmedyusuf 7 годин тому +1

    Waa qolma talow

  • @fosihissein-x3v
    @fosihissein-x3v 13 годин тому +2

    suldaan abu taraydh iyo suldaan abu geesh waxay ahaayeen makaaniyiin culimaa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 11 годин тому

    Suldaan caaqil ah

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 11 годин тому +1

    Kulmiye, Down..Waar Viv Wadani Iyo Ciro Next President. Of Somlnd,baanu leeney

  • @iidfaarax6573
    @iidfaarax6573 13 годин тому +2

    Geesi geesi dhaley.suldaan kugu.maaley.abtiyo

  • @ramadaanindhacade4126
    @ramadaanindhacade4126 14 годин тому +1

    Suldaan suldaan dhalay nasab nasab dhalay suldaan c wahaab sudaan cumar suldaan xaaji daahir alaa yarda caleek macaa anta waalideen

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 13 годин тому +1

    Waddani waxan layaabay dadkani maxay eeganayaan dawladimajirto ee kooxdana iskaqabta oo takooro qudhmiye, 7sano oo heego canshuuta dalka colaadkugashay waxana aanlaqaban waa ceebin cod uu bulahada waydiiyo kiidhibay .

  • @mohamedidleh5785
    @mohamedidleh5785 11 годин тому

    Suldaankayga Abdiwahab waar ka xishooda Suldaanka reer kulmiye raga maanta uu hanjabaya Suldanka hadaad ka waantobi waydaan hanjabada Bari baanu idiin la xisaabti doonaa

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 12 годин тому +1

    Suldaan aad baad u mahad santhy waxaad thy madax wayne beeleed kaasna waa dabadhilif katirsan dawdlad fashilanty.sharaftaas beeshada u sidan halkii dalka iyo dadka iyo badbadada soomaliland ay taalo noogu tali

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 9 годин тому

    Wadanka😅ma muuse juusaan.le mise😢shaaniddii😂Ayuu
    Qarxindoonaa

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 11 годин тому

    Sax dil iyo ciqaab baa ku waajib ah suldaano jeebka oo dhan kaligaa maaha Dil weeye jeel baa idiin yaal dad iyo dal

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 3 години тому

    Kadaab beentaa aad sheegayso illaahay wuu ku waydiin doonaa maxaa kuu markhaatiya ileyn cumaamad baad sidataaye ileyn ugbaad aragsan ma tihide

  • @axmadsahsahle3266
    @axmadsahsahle3266 12 годин тому

    wax is badal layidhaa majro ma nin aan xukuumada xilkasooqaban ayaa ku jira

  • @cismanqanciye
    @cismanqanciye 9 годин тому

    Beenale beenale