Subac Rubac miimsaaad Nikaaxa cinab Sheikh salemaan Daawasho wacan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 70

  • @husseinadar5177
    @husseinadar5177 2 роки тому +4

    Cajiib Waaye Bal ILa Dhageyso
    Aayada ولما رجع مو سى إلي قومه
    44:13 Alloow Ku Xafid
    Sheikh Ali Sheikh Ibrahim.

  • @xaqiiqdoon9448
    @xaqiiqdoon9448 2 роки тому +7

    Cajiib 42:32

  • @osamamoha1755
    @osamamoha1755 2 роки тому +6

    Macalinka macalimiinta macalin heesooow

  • @abdirahmanabuukarahmedabdi53
    @abdirahmanabuukarahmedabdi53 2 роки тому +1

    Mashaa allah mcln maandheere saas waa

  • @halista1234
    @halista1234 2 роки тому +2

    الا ان لله من في السموات...
    Mcln heesow cajiip
    Sooqabashada mcln fadhi
    من دون الله....

  • @kaahoabdullahi9218
    @kaahoabdullahi9218 2 роки тому +2

    Macalin heesow waa Tagay wllhi

  • @hassannor1025
    @hassannor1025 2 роки тому +1

    Mash allah

  • @bashirali
    @bashirali 2 роки тому +1

    m.a. ilaahey aduun iyo aaqiraba ha idin xafido aamiin wlhi blhi tlhi subac aan kaqeyb galo waxaa iigu danbeysay hadaan qiyaaso 1987 ilaa 88 wlhi m. a. waa kuqiirooday codaadkaan quruxda badan ee aad ku subcineysaan waxaana kujiraa dhalin yaradii ugu horeysay ee dagaalada ka qaxday qur aankana 114 waa xifdisnaay macalinkeyga macalim ibraahim waxaan ugu jiray ardaydiisa kuwuu kufaano oo subac soonka uwata lkn maantay 99 magac ee alaah aan ku dhaaranayaaye hadaan kitaabka qur aanka ka aqriyo ayaan nasiib leeyahay oo qur aankii waa halmaamay hadana mashquul aduun aan kujiraa

    • @abulceynensheikh3571
      @abulceynensheikh3571 2 роки тому +1

      Wall hadii Allah cimri ku siiyo adigoo subcinaayo ayaad ku degi doontaa mashquulkuna sii jira maayo ee aqriskiisa ku dadaal midaa ayaa muhiim ehe

    • @bashirali
      @bashirali 2 роки тому +1

      @@abulceynensheikh3571 insha alaah walaalkey

    • @ismaciilshclaahicuulow3723
      @ismaciilshclaahicuulow3723 2 роки тому +1

      Masuul allaha kubarakeyo wili fursad weyn ayaa heysataa ee fadlan qur.anka kudadaaal m.a

    • @bashirali
      @bashirali 2 роки тому

      @@ismaciilshclaahicuulow3723 insha alaah walaalkeey waad mahadsan tahay

    • @halista1234
      @halista1234 2 роки тому +1

      Qur,aanka waa amaano in uu dhumo waa halis marka aqriska iyo dhagaysiga ku da,daal.
      Dadka wax ma dhaantid ee boorka ka jaf jafo mcln

  • @khadarxasanxaashi9034
    @khadarxasanxaashi9034 2 роки тому +1

    1:35:31 wlahi daacad ayaan u qoslay 😁😁😁😁😁. Macalin fadhi masha Alaah

  • @habsoormedia603
    @habsoormedia603 2 роки тому +1

    Maaa shaaa allaah

  • @user-dz6sd8kz8l
    @user-dz6sd8kz8l Місяць тому

    Maclmiita.maclim.mandheer.walga.qosliyay.sa.asrifo.can.aayatiya.ladiin

  • @maxamedcali987
    @maxamedcali987 2 роки тому

    Masha Allah macliminta Allaha idin xafido

  • @abdirahmanaraye4861
    @abdirahmanaraye4861 2 роки тому

    Masha allah arooskaas alle ha barakeeyo

  • @xaqiiqdoon9448
    @xaqiiqdoon9448 2 роки тому +2

    Fadhi waa xanaaqay1:35:30

  • @ahmedmohamudamiin4372
    @ahmedmohamudamiin4372 2 роки тому

    M.a ilaahey ha idin xafido

  • @maxamedsharaf4801
    @maxamedsharaf4801 2 роки тому

    Maasha allaah cajaaib

  • @nadiir7783
    @nadiir7783 2 роки тому

    Allow reerka isku barakeee

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 2 роки тому

    Masha Allah

  • @liibaariabdi3211
    @liibaariabdi3211 2 роки тому

    Masha allah

  • @mohamedalijama3703
    @mohamedalijama3703 2 роки тому

    Masha allaah

  • @Ahmedhaadi
    @Ahmedhaadi 2 роки тому

    Maashaa Allah

  • @hilowlesalax2869
    @hilowlesalax2869 2 роки тому +2

    M shbel

  • @calishigeaxmad952
    @calishigeaxmad952 2 роки тому

    Masha allh

  • @xasancali2789
    @xasancali2789 2 роки тому

    Mashallaj

  • @macalingadudow5781
    @macalingadudow5781 2 роки тому

    Masha alllah

  • @abdirisaqali1314
    @abdirisaqali1314 2 роки тому +1

    Waladin camilu sayi aati macalinka magafin ee kabirka xaa ku dhacy

  • @calimacalinapdiomar7807
    @calimacalinapdiomar7807 2 роки тому

    M.a

  • @abdirahmanabuukarahmedabdi53
    @abdirahmanabuukarahmedabdi53 2 роки тому

    Alla hain xafido macala miinta

  • @amirmohamud4684
    @amirmohamud4684 2 роки тому

    M.Heesow cajiib hal neefsi lagu qaadana!
    m.a

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj 2 роки тому +1

    Maclin shabeel khaladka max looga toosiwaaayay 1:47:56 damadun ayuuu dhahay

  • @ahmedmohamudamiin4372
    @ahmedmohamudamiin4372 2 роки тому

    Nikaaxa kii lagu nasto oo ubad qeyr qaba alaha ka dhigo

  • @Masago2025
    @Masago2025 2 роки тому +2

    Rubaca miimsaad mase rubaca miisaad skool albaqra in laguu diro waaye aad farta soo baratide

    • @liibaanyarechannel6299
      @liibaanyarechannel6299 2 роки тому

      Fartaa soo boobtay sheikheyga

    • @shiine8648
      @shiine8648 2 роки тому +1

      Adaa ubaahan iskool ee isasax miisaad aaa magac jira amaahine wax baro sxb

    • @Masago2025
      @Masago2025 2 роки тому

      @@shiine8648 miisaad aan u aqaan koleey lkn cinwaanka miimsaad aa kuqoran

    • @shiine8648
      @shiine8648 2 роки тому +2

      @@Masago2025 miisaad khalad waaye miimsaad sax ah sida kuqoranba

    • @Masago2025
      @Masago2025 2 роки тому

      @@shiine8648 macalim yaroow saas aw ii soo baray mugoo lkn hadaan dhahno kama fiicnooاعراف acraaf

  • @axmedcilmi6433
    @axmedcilmi6433 2 роки тому

    Masha allaah

  • @maxamudcade110
    @maxamudcade110 2 роки тому

    Masha alllah

  • @ALNUURTV
    @ALNUURTV 2 роки тому

    M.a

  • @mohameddeeq904
    @mohameddeeq904 2 роки тому

    M.a

  • @daahiryare2510
    @daahiryare2510 2 роки тому

    M.a

  • @mukhtarmadobe8982
    @mukhtarmadobe8982 2 роки тому

    M.a

  • @cumarshiikhmaxamuud2603
    @cumarshiikhmaxamuud2603 2 роки тому

    M.a