Madaxweyne Wasaaradaha Dowladda Dib u eegis ku samee waayo miisaaniyada ku baxda and shaqaday qabtaan ismalaha . Wasaaradaha Dowladda shaqadoodii waxaa ka haysta shiciib ka shirkadaha usameystay
Cirrow far weeyn baa kugu fiiqan, Ilaahey waxaanu ka baryeeynaa umadan kuu codeeysey ee ku aamintey, hadii aad khiyaamo ula timaadid in uu Ilaahey ifka kugu tuso cuqubada reer Somaliland.
MASHA ALLAH MWEYNE MNID,MASUULIYADA UMMADA U HAYSO,BALSE HAL BEEL AYAAD XUKUMADA AAD DHISTAY KA MAQAN AMA U DIIDAY,MA ODHANKARA ADIGII AYAN ICTIRAFSANEYN BEEL KA MIDA BEELAHA SLAND OO KALIGOD KA REEBTAY,SABAB...MOYANAD LUMIN XAQQODII....
@@yousufismail9381 Huwantu wadanka ayay leeyihiin. Ma siilka hooyadaaa ayaad wax loo magacaabay? Uqdad Habar Awal ayaad meesha la joogtaaye meeshu waa wadan.
Mashalah alle haku sharfo madaxweyne cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cigaal cirro ❤🎉❤❤
❤❤❤ MAANSHALAAH MADAXWEYNE CIRO ALE HAGU GUULEYO XILKA AAD UMADA UQAADEY ADIGA IYO XUKUMADAABUBA❤ WAAN SOODHOWEYNEYNAA. KUKANKAAS. HAYADAHA. MADAXA BANAAN. EE LOOBANQAADEY BWADA SHAQEYNTA. ❤. WAA GUUL SLND ❤USOOHOYATEY DHAMAANTEEDBA ❤❤
masha allah
guusha degdega ah
ee togan
Xirsi meeshujogo ma danaha SOMALILAND ba lagaga shaqaynaya?
Xirsi madaxwayne Maha ee ciro ayaa madaxwayne ah
@@CabdiQani-x6h....hurdada ka bood. Walee nin hurdow halowday dantaa... Radio Hargeisa...❤.
Adeer xadhiga ka baqan mayno mucaarid adag baanu noqonaynaa ee wakhtigeeda hagaadho
Dhadiga xashig waligood arag😂
Madaxweyne cirro iska ilaali ninkaan xirsi walaahi waa mas khatar ah
Madaxweyne mahadsanide odayada dhoobada qasanaye ee xeebaha Jabuuti iskusoosawiraya ayagoo laba farootaagaya sida ciyaalka ee ina ceebeeyey wadankana hagardaamada ugu maqan ma adigaa dirtay noocadee aronkaa
War isaga dirtay nio
Madax weyne waad sax santay halkaa lkn xirsi sax maaha yaanu. Ku ceebayn
Madaxweyne Wasaaradaha Dowladda Dib u eegis ku samee waayo miisaaniyada ku baxda and shaqaday qabtaan ismalaha . Wasaaradaha Dowladda shaqadoodii waxaa ka haysta shiciib ka shirkadaha usameystay
Garyaqanada iyo loyarada aya sharciga yaqan kuwaa la kulan iyaga ku sixiye maha kuwan
Cirrow far weeyn baa kugu fiiqan,
Ilaahey waxaanu ka baryeeynaa umadan kuu codeeysey ee ku aamintey, hadii aad khiyaamo ula timaadid in uu Ilaahey ifka kugu tuso cuqubada reer Somaliland.
Ninka dhuumanaayee dhabarkiisu muuqdoow
Ka farxi oo ka qosli....😅
Madaxweynah Somaliland adbu u mhadsanyahay siidu u xaliyay shacbka
𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐝𝐣𝐚𝐛𝐨𝐮𝐭𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐡𝐲 ? 🤔🤨
madaxweyne shacabka shaki ayayqabaan
Waxa jabuuti.kasocda xirsi
Ma adigaa diary lahadal dadkaaga
Xirsi waa shaqsi ee ma xukumo dalaka
Wasaarada keliya ee shaqadii loo doortay haysay waxay aheyd Wasaarada Aramimaha Gudaha Taana adigaa kala direy oo tafaariiqeeyay
Ceerigabo iyo sanaga xoojiiya dhiinaca ciidana iyo Dhaqala ssp G36. Xeeryoo uu fuura oo Qaramey waa shacabe dagdag. Xoojiiye
Waar hooy samir yeesha bulshooy oo cadowga haysku jabinina ... 'ku qabso kuma qadaysid'oo dhan baa doneysa in dalka looga cararo Separation of miyi iyo magaalo ayaa loo bahan yahay runtii.
somalind waa inloosameeyaa akoon lacag uruuriyo hub loogu iibiyo hubku waa dhangada lagaga baqayo hadiikale cudwalba wakuuso qosleysaa
MASHA ALLAH MWEYNE MNID,MASUULIYADA UMMADA U HAYSO,BALSE HAL BEEL AYAAD XUKUMADA AAD DHISTAY KA MAQAN AMA U DIIDAY,MA ODHANKARA ADIGII AYAN ICTIRAFSANEYN BEEL KA MIDA BEELAHA SLAND OO KALIGOD KA REEBTAY,SABAB...MOYANAD LUMIN XAQQODII....
Sowdiga wasaarada khaarajiga u magacaabay huwanta
meeshu ma isaaq land baa caqligu haku shaqeeyo xoolaha ha u dhaqmin
@@yousufismail9381
Huwantu wadanka ayay leeyihiin.
Ma siilka hooyadaaa ayaad wax loo magacaabay?
Uqdad Habar Awal ayaad meesha la joogtaaye meeshu waa wadan.