Odayashan shaqo kama dhacdo miyaa?, boosteja baskana masaanbey uga gurbantumi doonan? Dadka, dalka iyo dhalinyarada wax abuur ayay u bahanyahin, taas in laga shaqeeyo ayay u bahantahay, ayadana la xisaabtan ayay u bahantahay.
Laamu soo kenya kuma yaalin hadii soomaali ledahay ma loo bixiyo xamar shipping limited marka cirka ayaa jaadka nagala soo gelin jiray dhulkana ma la qatay war somali balaya ku habsatay
Mashallah hore usocda Somalia 🇸🇴
Soomaaliya guul, guul
Mashallah horumar uu gaaray dalkeen Mashallah hore loo socdo
Hambalyo hambalyo
Mashallah
Fadlan iska saxa qoraalka ciwaanka uga dhigteen warka
Masha Allaha 🎉🎉🎉❤🎉🎉
Mashallah❤
Dhalan yardage shaqo no raadiya allah ka baqa wax shaqo ah ma heyno
Waa dhiig mirato ganacsatada somalida uma naxaan dadkooda. Sida siyaasiyiinta oo kle
Waa shirkad kenyaan ah… nimankaan waa mukhalasiin
@ dilaal waa xaraan
Hanbalyo ayaan leeyahay
Waa guul mudan in la soo dhoofiyo ganacsiga tooska ah lkn maxaa anagana doofin karnaa
Great job. The next step is to build factories and create jobs for people
Qoraalka iska saxa marka hore. Waxaad hor fadhidaan muraayadii wadanka eh
Wadan 3,300 Km Xeebleh Hadana Aduunka Kadhacsan , Somalia Maba Ahan Meel Loogutalagalay Iney Dunida Laqabsato.
Qashakii shinaha keeneysaan wadanka ka fakara waxaad wadanka soo geleneysaan
Wixiinu wa qasaaro ee maaha hormar sbbto ah waxa aatkeenaysaan wa wax dalkeena laka helo
Odayashan shaqo kama dhacdo miyaa?, boosteja baskana masaanbey uga gurbantumi doonan? Dadka, dalka iyo dhalinyarada wax abuur ayay u bahanyahin, taas in laga shaqeeyo ayay u bahantahay, ayadana la xisaabtan ayay u bahantahay.
Laamu soo kenya kuma yaalin hadii soomaali ledahay ma loo bixiyo xamar shipping limited marka cirka ayaa jaadka nagala soo gelin jiray dhulkana ma la qatay war somali balaya ku habsatay
horumarka miya noocya badan lamu iyadaba teeda ka shaqeysin la maxay xamar kaso dooneen
xagee la idinkala xiriiraa mise companiyada mise cargoyada ayey ugaar tahay
Oo awal waxba toos inooguma imaan jirin miyaa ma Dubai baa ina dilaali jirtay
Inta badan dalalka afrika badercadaha toos shiinaha ugama yimaadaan ee dalal kale ayeey usoo maraan
Mooduca sida uu uqoranyahay waa nuuc ma?
Dowlada hoyadey maaad leh
Maxaa ka gale
Canshuurta baaqatay sicirka badeecada waainay Ka godaa oo aysan kudarsan ganacsatadu