Me too wlhi 2 caruur ah Ayan dhaley ma jecli ilmo wax xun lagu sameyo ma jecli xataa inaan maqlo xataa caruurta kale mar mar waxan isdhaha markan arko waliidki oo an daryelen anigoo tolow makaso qaada Marka Ayan hadana is xasuusta qof na Inan ilmihisa lagu qabsan Karin 😭😭😭💔qalbiga I xanuunaya
Subxanallah, horta dadka diinta loo hoos tago like macalin , diinta ey doonto ha ahaato ama ha sheegtaan marka la aamino , maxey caruurta u dhibaateeyaan ? Dhowr mar ayaan maqlay macalin dugsi , baadari kaniisadeed ayaa caruur dhibaateeyey, faraxumeeyey, kufsaday? . Dadkaas waa bani aadam , in sidaa oo dhan loo aamino ama loogu kalsoonaado maaha . soomaaliyane wey ku badantahay dad diin sheeganaayo oo caruurta dhibkaas u geysto . Allaah naga haayo dhibaato , caruurtane allah inoo ilaaliyo . Aamiin yaa rabbi😢
@@Maryancabdulaahi600 Waa wax aad looga naxo waxa uu sameeyey , nin damiir la iyo dad damiir la ayey ahaayeen dhaantooda. Waxaa waxaas oo dhan ku kalifay dhibkii uu soo maray yaraantiisa . Caruurta hala ilaaliyo , oo halaga feejignaato dad loo dhiibaayo
Alla diinta muslimka ah macaana Bal waalidka cunugooda iibsaday ee hadana cunugii sidaas loo jarjaray sidii neef Ari ah bal waalidkas maxay ka samaysan yihiin😢😢😢😢😢😢
Acuudu billaah qofku naxariis daranaa waxaa saas oo kale yeelay nin Pakistan udhashay iyo mid kuuriya udhashay marka illaahay caruurta ha illaasho 😢 Tankale sawta la yiraa khaniisku ma dhalo
🙄🙄Ninka waxaaba iiga daran dadka wadanka leh ee raaliga ku ah in ubadka wadanka u dhashay la dhibo SubhanAllah dad xunow la idin waa ha isoo marina dheh
Waa taan la yaabey😭Qof aadan aqoonin,Wadan kale u dhashey xata laguma fiirsan karo waxan,Nin wadan kale ka yimid ee Caruurta dadkaaga sidas u galayo Raali uga ahoow wa waali.Subxanallaah
@@SuleeqaquruxChannel Asaxaab ayaba la thy miya,Habeen madoow ha isku raacin,Bahal kama celinayaan hadu ku so weeraro digniin wad qabta😀Beer adagaa kuwaasow.
@@Xalimo421 😂😂😂😂Halkaas ay iiga eg yihiin in la dubto maka cayntee meeshooda iyo meel ka dheer waaba dad xun hore uma ogayn balse waa ogaaday jinni miirkiis waa qabaa aabaay😂😂😂.
Adigan iska dhigaya in aad talo bixinayso ayaa haddeer gudbinaya waxyaalo xun, soomaaliduna waa ku badan yihiin dad aad u dhaqan xun wax khayr oo wanaagsan maad ka hadashid. Shaydaan ayaa tahay. In aad iska aamusto ayaa kuu khayr badan.
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Wadwanaagsantahay
Azc azxapey jimce Mubarak aynu halmar ku sallinno xabiibkeen maxamed scw scw scw scw scw scw
Subxanalaah
Walahi qisadan waba naxdin qalibi canuuun😢
Subaxanalah ilahow sharakoda nagabadabadi maxa adunaka dad xun oo bahalah kunol😢😢😢😢😢😢😢
Christopher mxay isku yihiin 😂
Maashaa alaah bogasho
صلي الله عليه وسلم❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Wan kaxumahay qiadan wan ka mashquulay zxb zare dudaaye be happy ❤❤❤ SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
🙏
Salalahu calehu wasalim masha Allah ❤❤❤❤❤
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
lacnadii ilahay ha ku dhacdo inkaar qabaha
Subxaanallaah illaahaygi islaam naga dhigay
Scw scw scw ❤❤❤ ASC AZXAABTA QAALI AH IYO DEAR MY BROTHER DUDAAYE I SAY ALWAYS KEEP GOING GREAT ALL OF TIME REPORTER GOOD HAPPY
Sallallaahu calayhi wasallam❤❤❤🤲🤲🤲💯
Wa sxpkiin dudayeh 😅 legend
Walahi intii an qiso an maqlay balse tan o kale dhagteyda ma maqlin channel ka bogasho kahor runtii waa dilaagii ugu wuxuushna ee an maqlo
Absolutely 💯
Subxanalah xanun kulula manta qisadu
Muqaalkaan dhax ayaa uga tagay beerka ayaaba i xanuunay wll caruurta la ciqaabaayo naga daa
Me too wlhi 2 caruur ah Ayan dhaley ma jecli ilmo wax xun lagu sameyo ma jecli xataa inaan maqlo xataa caruurta kale mar mar waxan isdhaha markan arko waliidki oo an daryelen anigoo tolow makaso qaada Marka Ayan hadana is xasuusta qof na Inan ilmihisa lagu qabsan Karin 😭😭😭💔qalbiga I xanuunaya
Walaalo waxaan lama daawan karo
Jazaklaah khayr walaal waandad ❤❤❤❤❤
ألهم صلى على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صل الله عليه وآله وصحبه وسلم أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mr.dudaaye❤👍
Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Salallahu Caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw ❤❤❤
Thanks bro maasha allah Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salalaahu caleyhi wasalan❤❤❤❤❤
Aad iyo aad
Mahadsanid sxb runtii waa qiso xanuun badan oo xataa xayawaanka dilaaga ahi ka qajilo Haa waa runtay. Oo waxaan daawaday dhawr jeer haba ugu naxariis badnaato gooshii biciidka yar qabsatay ee isku dayday inay koriso maalmo badana ilaalinaysay aakhirkiina libaax weyni ka qaatay.
Subxaanallah 😮
Subxaan Allah
Plz mr dudaaye huno naga daa caruurta la dhibaatenayo ma u dulqadan karno muqal hadaad so dhigtana ma deen karo 😭💔🙏liketa kulama dhaafo
Mhdsanid wllshy 🙏💯
Wwwwwww sheeeko soo jidasho leh
Acuudu bilaa Mina shaydami rajiim najayna
Sabxaaana laah
Salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim mahadsanid wll
😢😢 jazakallah wll inta hadal mug weyn iyo waano ah aad nosoo jedisay jazakallah qeyr inagane allah naga dhigo kuwa xili walba ku dadaala wanaag😢 😢
Inta wanaagsan baa wanaaga garata mhdsanid wll 🙏💯
@@bogasho898 qisoyinka iyago waqti yar ah ayn hadana dareema iney xambarsaniyihin wax badan wllo jazakallah dadka qaar baaa 1qiso time badan kuso bandhiga hadana dhif ii naadir wax ku ool kodaa
Guleyso in sha allah meshad jogto ka sii wacan ayn ku rajeynaa 🤩
Nolosha kuma cisho wll somaliyed
Calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam ❤
صلواةالله وسلامه عليه
Walaal Qaali mahasanid ❤
اللهم صلي على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤mahadsanid wl qiimo badan❤
xasbiyallah wa nicmal wakiil 💔
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasbunallah wa nicmal wakiil 😢😢 ilaahow masiiboynka dhinac naga mari
Swc scw scw scw
Wcs xaaji dudaaye
Sallahu caleyhi wasallam
Acudu bilahi minashaydani rajim subxana Allah cadim naxriisdarana naxariista ayaa ka guurtay ninku ma kan ba sodhigtayba😢🥺😱
Scw
M.a
Subxanallah, horta dadka diinta loo hoos tago like macalin , diinta ey doonto ha ahaato ama ha sheegtaan marka la aamino , maxey caruurta u dhibaateeyaan ? Dhowr mar ayaan maqlay macalin dugsi , baadari kaniisadeed ayaa caruur dhibaateeyey, faraxumeeyey, kufsaday? . Dadkaas waa bani aadam , in sidaa oo dhan loo aamino ama loogu kalsoonaado maaha . soomaaliyane wey ku badantahay dad diin sheeganaayo oo caruurta dhibkaas u geysto . Allaah naga haayo dhibaato , caruurtane allah inoo ilaaliyo . Aamiin yaa rabbi😢
Sxkey dudaaye plz noo soo diyaari dilayga reer Indonesia Ahmed Suradji marar badan ayaa ka codsaday hadii ku cajabiyo noo soo diraayi bro
Scw Scw Scw Scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Xasbunallah baalyo kugu dhcday alla cawa sideen useexana ilmaheyga ayn firinoyaa cawa dhan waxan hystaa ilma yar oo 5 bil jiraa wan cabsaday wlh
Duni aan qofna la aaminin ayaa joognaa ee caruurtaada aad u ilaasho, ilaaheyna talo saaro . Allah inoo xifdiyo caruurteena 😢
@@Ruuzah-2019 wlh gaalkaas wuxuu sameyy waligayy intan filim firsanayy ama Serial killer dhagaysanayy waxaso kle ma.arag subxanallah
@@Maryancabdulaahi600 Waa wax aad looga naxo waxa uu sameeyey , nin damiir la iyo dad damiir la ayey ahaayeen dhaantooda. Waxaa waxaas oo dhan ku kalifay dhibkii uu soo maray yaraantiisa . Caruurta hala ilaaliyo , oo halaga feejignaato dad loo dhiibaayo
@@Maryancabdulaahi600 waxaaa lasoo dhigaa muuqaladan internedka madow
LIKED
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 subxanallah
ﷺ
Subaxanallah
Please heaven ethopia soo samee
Scw scw scw ❤❤🎉🎉
😢😢😢😢😢Xasbiiyallah
Asc wll duday dawashada qisoyinkaga manjojina madama adtidhi kamidbadtahy sogudbiyaha
isojawab wankuslmya
Alla diinta muslimka ah macaana
Bal waalidka cunugooda iibsaday ee hadana cunugii sidaas loo jarjaray sidii neef Ari ah bal waalidkas maxay ka samaysan yihiin😢😢😢😢😢😢
Australia cadaan sheydaanka uu kayaabay ayaa jooga 😢
Wlhi waka naxay😢
1963 camera ma jirtay hadeey jirtana qofkasta ma heli karay?!
Qofkii 2d ahyy😂
Adi dhakhtar aad waxay qosalku
❤❤❤❤
😢😢😢
Aloow hanaa tusiin
Waxan omaleeynaa filinkii kiwis.toofar.inqisadaan.laga.sameeyay.sax😮😮
Dudaayoow warkii horaba warsoodhaaf galabta waxaad kasheekaysay ma ahan bilia aadam
😭😭😭
ASC❤MAMO❤
Acuudu billaah qofku naxariis daranaa waxaa saas oo kale yeelay nin Pakistan udhashay iyo mid kuuriya udhashay marka illaahay caruurta ha illaasho 😢
Tankale sawta la yiraa khaniisku ma dhalo
Khaniis iyo madhale farqi baa u dhexeeya isku mid maaha
🙄🙄Ninka waxaaba iiga daran dadka wadanka leh ee raaliga ku ah in ubadka wadanka u dhashay la dhibo SubhanAllah dad xunow la idin waa ha isoo marina dheh
Waa taan la yaabey😭Qof aadan aqoonin,Wadan kale u dhashey xata laguma fiirsan karo waxan,Nin wadan kale ka yimid ee Caruurta dadkaaga sidas u galayo Raali uga ahoow wa waali.Subxanallaah
@@Xalimo421 dadkaas waa dad asxb aan la ahay show dadku waaba dad dhintay iga taga dheh hada ka dib il gaara baan ku hayn doonaa.
@@SuleeqaquruxChannel Wallee adigoo bahal ku cunayo kaa celin maayaan wad hubtaa😀Saaxibtinimadoda ka carar hada😀
@@SuleeqaquruxChannel Asaxaab ayaba la thy miya,Habeen madoow ha isku raacin,Bahal kama celinayaan hadu ku so weeraro digniin wad qabta😀Beer adagaa kuwaasow.
@@Xalimo421 😂😂😂😂Halkaas ay iiga eg yihiin in la dubto maka cayntee meeshooda iyo meel ka dheer waaba dad xun hore uma ogayn balse waa ogaaday jinni miirkiis waa qabaa aabaay😂😂😂.
In maalinba cad yar laga jaro bay ahayd ilaa inta uu ka dhimanayo
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Haso gudbin waxan cml please 😢 😭
Scw❤scw❤scw❤
Khaniis ma ilmu dhali karaa
🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉😢🎉❤❤❤🎉❤❤🎉😢😢
ADIGA HADA WAXAAS NOOGA SHEEKEYSANAYA AYAA QALDAN MAA WAX BULSHADA WAX TAR ULEH SOO GUDBISID MARKA
Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh
MUSLINKAA BA IMISS SOOMAALIYA KU DHIBAN GABDHAHA DHIBKOODAY CAADAYSTEEN
Wll waxa xun lama soo gudbiyo
Wax fiican inoo soo gudbi
Adigan iska dhigaya in aad talo bixinayso ayaa haddeer gudbinaya waxyaalo xun, soomaaliduna waa ku badan yihiin dad aad u dhaqan xun wax khayr oo wanaagsan maad ka hadashid. Shaydaan ayaa tahay. In aad iska aamusto ayaa kuu khayr badan.
Allah ku sharfo
Wada walanatahay adaba wa xad nacaz dhinatay kkkkkkk
Scwscwscswscwscwscwscw
Why wn ka xumahy ninkn wx samey
adiga laftarkaagu sheekadan muuqaalka ninkan xun oo kale hasoo qaadanin ilayn dadku awlaadbay dhaleen waanay ka jiriiricoonayaan waxanoo kale dhegaysigeedee
Nin kan hora udhageste qisadisa😢arxan darana inkar alaha ku ride
nbguisndjxodkksjdjdn jskwnsodjdndjxxnnddjkwlqmazb hi 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
Scwscwscwscwscw
Noobadi
Maxa laso badiya alle nama tuso waxas iyo wax lamida
Scw scw scw ❤
Scw
Scw ❤
Scw❤❤❤❤❤