Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sida ugu Waxsoosaarka badan ee aad uga FAA'iidaysan karto wakhtigaaga | Iska Jir tuugada wakhtiga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024
  • Xigmad shiinays ah ayaa tidhaa
    Wakhtiga wanaagsan ee ay ahayd inaad geed beerto wuxu ahaa 20 sano ka hor , wakhtiga kasii wanaagsanna waa maanta.
    Kusoo dhawaada saaxiibeyaal muqaalkeena aynu ku falanqaynay Sida ugu WAXSOOSAARKA badan ee aad uga FAA'iidaysan karto waqtigaaga :
    📺 DAAWO MUUQAALADEENNA KALE
    Sida looga dhigo MASHRUUCAAGA waxbarasho ciyaar dahabiya | 5 Qodob oo ku caawin doona :
    • Sida looga dhigo MASHR...
    Sida loo noqdo arday HEERSARE ah | Qulasada buugga How to become a straight A student:
    • 📍Sida loo noqdo arday ...
    7 QALAD oo fashilka ardayda soo dedajiya imtixaannadana siiya derajooyin hoose :
    • 7 Qalad oo fashilka ar...
    Sidee ayaan u noqdaa qof PRODUCTIVE ah ?? | Dhaqaaji Irbadda Waxsoosaar ee noloshaada :
    • Sidee ayaan u noqdaa q...
    Sidee 2 Daqiiqo oo quri ay noloshaada u BEDDALI karaan | Dabaysha isbeddalka dhabta ah !! :
    • Sidee 2 Daqiiqo oo qur...
    ⌚Timestamps
    00:00 Hordhac ( Introduction )
    03:03 Waa maxay waqtigu ?
    03:52 1. samayso liis hawleed
    05:12 2.ka dheerow tuugada waqtiga
    05:46 3 samayso ahdaaf cadcad
    06:14 4 kadhigo hawlaha muhiimka ah routine
    06:34 5 Dheh maya
    07:32 Qulasada talaabooyinka muuqaalka
    08:23 Barnaamijka Maaraynta wakhtiga ee ay Bravo
    si aad isu diwaangeliso barnaamijka Maaraynta wakhtiga nagala soo xidhiidh numberada hoose .
    wicitaanka : +252634417728 / +252633872919
    What's appka: +252659718598

КОМЕНТАРІ • 9