Idinka ayaa laayay dhalinyarad sawdigii hor kacayay caruurta aan caqligoodu ku filnayn eemeel xabadi ka dhacaysaba arag ee lahaa badaluu idnka ayaa laydin waydiiyaa qiyaamaha
Bisinka ma maanta ayaad leedahaye kugu dhim kaa dhimaye sowdigii hor cararaye waa jooga oo qasaka iyo qalalaasha inaga daaya imisaa la idiin lahaa ma inaad sidaa u hadasho waa qalada banaanbax dhib dhimasho dhaaca dhac ayaa laga dhaxlaa dalkan cadow badan oo doonaaya inaynu baabano oo la ina biliqaysto doonaysaa ku jooge idiinka mucaaradi ahaan dib iskugu noqda oo xishooda hooyo ha gobbling wanaag iyo sharaf dadka u hanta mucaaridow iminka dad baa dhinte ciro wax uu iskayiri alle ha u naxariisto shalayn ii dhinta oo ii dhawacma ayuuu lahaa waa umada u tudha waxyo aan wax isku falahaynin
Haday ku doorten maxad u ababushay ed uga qibqadatay markay wax noqden uma bahana calacal wahay ahayid indhibta laga wac yigaliyo markaliya kamad hadal mad udhan manad ugu baqin caqligu hashaqeyo nacfi aan nabad ahayin mahayane ilashada o hamudaharadina walaxaline
Hello waar dee dadku xaqbay u leeyihiin inay mudaaharaadaan laakiin xaq looguma laha in xabad nool lagu rido hadii sida ogoshihiin reer hebelow dee barri markuu midkale qabsado ee ubadkaaga xabada ku garaaco ha qaylin
Ax waan ka xumahay haydin dhaydo cuuuryaanimada haydinka badbaadiso dhakahtar hagagsana ma jogo badnkod wa sifir sidas baydun ku cuuryaten kuwa soo socdow kuwan wax ku qaaata
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد Mr Cushay waxaad moodaa marka hadlaayo aad ka dareemaysaa inuu Cadow nimo gaar ah uu uhayo dad ama qof Maddexda Somaliland ah....Waxaana haboob in lakala saaro hanka siyaasada iyo Nacabka qofnimo.... Guul iyo Gobanimo Somaliland
🤣😂🤣😂 wa ee arka dadkan wax oo qabanaya istaqfurullh 🤣😂🤣😂 hadi dacaad ka tahey marki hora ka nixi laheyd midaa labad kamirad isma tuusi laheyn hadi daar alle ka tahey
Memo To International Community Somaliland Sultans and elderly who are bedrock of Somaliland democracy will meet tomorrow calling for the resignation of President of Somaliland Mr. Muse Bihi Abdi and the cabinet of ministers to make way for an all-party interim government in order to manage the country’s economic crisis and to make path for presidential elections. The small cabinet that represents all political parties that represent parliament must be appointed without delay for a period of no more than one year And should be headed by his excellency Dr. Mohamed Bihi Yonis former Somaliland minister of foreign affairs. Noting the repetitive requests by protestors nationwide, thousands of people have now taken to the streets due to the worsening Constitutional crisis and that the matter should be addressed urgently by interim President Dr. Mohamed Bihi Yonis. History will accord special significance to the sacrifice of we the people, of Somaliland would have to make for such an interim government and it's President his excellency Dr. Mohamhed Bihi Yonis to become a reality. We must realize at least at this last burning second that every week this decision is delayed, the country’s future and stability is ruined for decades. The will of the people is that we must act now without delay Thanking You Yours truly, His excellency Boqor Osman Aw Mohamoud Buurmadow Spokesman of Wise Men Council of Somaliland Sultans Commander-in-Chief Of The Peacekeeping Armed Forces At Large.
Thank you mee mayar mooge waa ku qasaranay maxu u dhuuntay nin an tolki wadan meel ma gaadho walee abdikarin Mohammed mooge meel ma gaadho waayo nin ka cararaaya xusbigiiyadi muncaaridka we soo saray isaaga cirka waxa ku og
Adiga ayaa ka masuul ah waxa dadkaa masaakiinta ah soo gaadhay
Caruurtii uu kasoo saarey guryahoodii . Weeyi. Allah ha caafiyo Aamiin.
Idinka ayaa laayay dhalinyarad sawdigii hor kacayay caruurta aan caqligoodu ku filnayn eemeel xabadi ka dhacaysaba arag ee lahaa badaluu idnka ayaa laydin waydiiyaa qiyaamaha
Sax
Muu laynine muuse aftaag iyo ina kaahin baa laayay taariikhduna way qoraysa iyagana caruurtooda si xun u dhiman
Adaa hor kacayaay caruurtada maxaad u keeni weeyday
Istaaqfula ninkan waa imisa nin?? Shaly iyo maanta!!!!!
Bal siduu is leeleeyahay daya munaafaq
Bisinka ma maanta ayaad leedahaye kugu dhim kaa dhimaye sowdigii hor cararaye waa jooga oo qasaka iyo qalalaasha inaga daaya imisaa la idiin lahaa ma inaad sidaa u hadasho waa qalada banaanbax dhib dhimasho dhaaca dhac ayaa laga dhaxlaa dalkan cadow badan oo doonaaya inaynu baabano oo la ina biliqaysto doonaysaa ku jooge idiinka mucaaradi ahaan dib iskugu noqda oo xishooda hooyo ha gobbling wanaag iyo sharaf dadka u hanta mucaaridow iminka dad baa dhinte ciro wax uu iskayiri alle ha u naxariisto shalayn ii dhinta oo ii dhawacma ayuuu lahaa waa umada u tudha waxyo aan wax isku falahaynin
Tuug baatahy waliba inta badan kashaqeeya kicinta umada ree somaliland
Kii dhinty isagaa dhinty shicibow yaan naftiisa la galaafan ee iska fahma oo dantiisa raacda
Kani waa kii horkacayay mudaharadaka isaago xildhibana ah. Miyuu ilawday in malintii ladhariya uu noqday xildhiban umada oo DHAN ah.
Xildhibanimaw xaal qaado.
Markuu muuse ilaawo inuu daxwayne yahay walawada ilawayaa xilalka
SACIID CUUDHYE DENMARK BUU QAADLE KAA AHAA
Adigaa ka dambeeyey iyo kuwii mucaaradka ahaa ee aad horkacaysay
Adke weeye cudhay 🦁
Xildhaban saciid mashaalah aqli saliim leh ilahay ha ku xifdiyo insha
Nacas idinka dadka iyo xukumada isku dhuftay
bisinka allaahu akbar sawdigii hokacaayay balaayada illaahay ha laga baqo abaalmarintii shicibku waa timir iyo biyo alle ha u naxariisto intii dhimatay ,xayawaan shicibku siyaasiguna waa kaa hada leh kugu dhimay kaa dhimay intuu debeda u soo saaray caruurtii subxaanalaa soomalilnd guul
Somalidu waxay tidhaa ninka aan waxa soo socda garan waxa jooga ma garto imisa la lahaa waar ha soo bixina
Walahi taa so socda ka daran
Haday ku doorten maxad u ababushay ed uga qibqadatay markay wax noqden uma bahana calacal wahay ahayid indhibta laga wac yigaliyo markaliya kamad hadal mad udhan manad ugu baqin caqligu hashaqeyo nacfi aan nabad ahayin mahayane ilashada o hamudaharadina walaxaline
Hello waar dee dadku xaqbay u leeyihiin inay mudaaharaadaan laakiin xaq looguma laha in xabad nool lagu rido hadii sida ogoshihiin reer hebelow dee barri markuu midkale qabsado ee ubadkaaga xabada ku garaaco ha qaylin
Ma hadad gartay sodiga laha ha la kaco yaab
Siciid fariinta aad u diraysaa muuse biixi ha ahaato mid xabad ah oo kaliya waayo luuqada uu wax ku fahmayo.
CUDHEY WAA IN MAXKAMDA LAGU GEEYAA SHARCIGII BAAD JABISEY WAXAA LAGU YADHI XISBIGAGA JOOG LAGUMA ODHAN SUUQA KU BANAAN BAX
Meese adeerka muuse.
AYaaan daradu waa qabiiiLka iLahaY ha inaga madobeeYo
Kugu dhimay oo kaa dhimay allaha una xariisto khadra daahir cige kugu dhimay oo kaa dhimay kii dhintaaba waa ani
Caqliga dadka ayay caayayaan kuwii dhalinyarada iyo Caruurta soo hor kacay ee dhibtan geliyey. Shalay sidii uu samaynayeyna markuu caruurta hor boodayey waa la arkayey. Maantana wuxuu leedahay waa kugu dhimey oo kaa dhimey. Waxaasaa xildhibaan sheeganaya. Waar orod kiniinkaagii iska cun. Shalay maad cunine ha soo ilaawin.
ALLAAH KAMA CAFIYO OO NAARTA HA KU FOGEEYO LABA WAJIILAYAASHA MARNA DHALINTA KICIYA MARNA ILMADA YAXAASKA LA DUL YIMAAD
AAMIIN YIDHAAHDA??
Ku subkada dhiiga aad KU faraxsantiin weliba qaarkiin
Maxad adigu uegiwayday wadigiiqaylinayey idiihabarwalatayqadadalagayaabanaa
Ax waan ka xumahay haydin dhaydo cuuuryaanimada haydinka badbaadiso dhakahtar hagagsana ma jogo badnkod wa sifir sidas baydun ku cuuryaten kuwa soo socdow kuwan wax ku qaaata
Guulayso xildhibaan
Wasiirka arimaha gudaha aya idinka soo horeeyay mucaaridow garan mayno waxad camerada iskugu kaaya dhigaysan imika
Ale Ha caaaafiy Amiiiin 😟😦
Dee adaa isugu dhiibay
Koley waxaad ka mid tahay kuwa umaddaa dhibaatada iyo murugadaa u horseeday waana dhaqanxumadii aad kala timi Denmark 🇩🇰
Kuwani waa ma xishoodayaal indha adayg dhameeyay oonu habayaraatee damiir ku hadhin,, ma dadkay laayeen eey Aakhiro u direen miyeey shilimaad dul- dhig'dhigayaan??? Ilaahayoow kuwan sharkooda naga weeci yaa rabbi,,,,,, for ever Somaliland rep,,,
Doqon baatahy Adigu waanu ku khasaarnay codkii aanu jusiinay waxaad ka qayb qaadatay mudaharaadkii aad bilawdeen
Ragii raga ahaa ee dalkan u dhintay allow yaa qabriga ku booqda oo u sheega qaar magaciina sheeganaya dumarkii iyo caruurtii xasuuqay alla idin qabay muuse aftaag iyo ina kaahinow ceebtiin dayaantay
Nin kawalan cidgle mahaysto waa markaad mudahraaday inder ciyaarta nabada hadaba jaas hangu ciyaarin maskiinta utudha keep siwacnbad yeeshay
Sowtii laguu tag la'aa shalay
SACIID CUUDHYE WAXAD BUUQ YARAD MAARKAD KOPANHEGN QADLE KAA AHEEYD
Aaa doorasho soodigaa lahaa yaacay cudhay
Beeenaaale
Ay ay dhalay
Tuuuuuug
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
Sil cas. Naa xiishood
Hooyadaba siil cas
Sikhraan yahaw
Adiga iyo inaadeerkaa FAYSAL waxaad wadeen waataa. SAAQID
Biyo iyo timir ayaa u daahan. Dadka macaan ka dhaaaf dhibku waa adoo oo kale kuwa baarlaamnka sheegtaa ee dalka la.hadhey
Munaafiq aduu mad sababin iyo hogamiyayashadu akhira hog mudateen
Codka ay ku siiyeen abaalkooda waxaad ugu badashay xabada isku dhiga walee Gunxajisku wuxuu ku dhamanaya nin jeclaysi
nijaas waa kii dilay kuwii uu hor kacayey
Dadku dantooda ha gartaan siyaasi ha udagaalamin
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد
Mr Cushay waxaad moodaa marka hadlaayo aad ka dareemaysaa inuu Cadow nimo gaar ah uu uhayo dad ama qof Maddexda Somaliland ah....Waxaana haboob in lakala saaro hanka siyaasada iyo Nacabka qofnimo....
Guul iyo Gobanimo Somaliland
war yaahe dadkan dhakhtarka ku jira sawir ha ku galine dhibta adaa galiyee dawada kabixi harakoo hawqaybine
Saxiibka reer magaal u haysty lkn eber nooo hhhh
Dee usheeg ciro iyo faysal yagaa laayey
Shacabka Jamhuuriyada Somaliland waxaan u soo jeedinayaa in lala shaqeeyo oo lays barbar istaago xukumada jamhuuriyada Somaliland oo haysa dhabbaha hanaanka waxqabadka iyo horumarinta dalka. Guul somaliland guul madaxwaynaha sharci ilaalinta .
👍
Hoodh of the state 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hhhhhhhhh
@@iPhone-579 kkkkk
🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭sharabka yo laba kilo timirta halkay u buuxinaysa
Qalbiga iyo calooshaba
@@mericanbadass5299
Orod haku buxiyane xbada drtod isugu dhig mesha ay ku jirn bnd ku jirin dhexdad farta ka qanini lhyde
@@shadiyaibrahim9105mxa kaa kagaly hadaan isku dhigo iyo meeshan ku danbayn?
CUDHEY WAA RAGA AMINSAN IN XABADA LA ISU QAATO LAKIIN YARTIISII FULEY BUU AHAA 60 JIR MIYUU XINIINYO YEESHEY
Walahi geesi bu ha. Waan so baadhay.
Xiita waxan arkay nin oo madax u ku dhuufday. Oo godantahay
Abdulaahi raga haysku soofayn
Ku digashaad ugu timi haday cidi dishayna adaa dilay waayo adaa ku guubaabiyay wixii dhacay faaruq waar orod is qari duliyoow
WANINKII DHIBKAN KA DAMBEEYAY
Adiga rabiga rasas ka baraye ku raxaso riinka karaha in kabaha lala durmray ahyen adigaba hor kacaye dhibtada
Muuse Ayaad ku walateen war isla yaaba oo dalka sida kadaya u sheeg wadani idinkaa dilay
Miyuu.waalanyahay.sowkii.shalay.hor.boodayay.duli
Waar walaydin bartay de calama kugu dhcdye
Adiga calaamo iyo cudurba kugu dhac waxyow sida dumarka uhadlay
MUNAAFAQ. BEENAALE AH WEEYE
Cudey waa goorma caruurtaad shalay dhinta lahad dhinintee
Hooyooyinkii maxaad u haysaan
Oon ahayn Samir iyo iimaan
Kani waa ciro baaqatay mudaharaadka sida ciyaalkuu u qaylinayay
Yaa,sababay waxa dhacay ?
Xildhiibaanka meeye maxamed aabiib
Waa dhimirkii
🤣😂🤣😂 wa ee arka dadkan wax oo qabanaya istaqfurullh 🤣😂🤣😂 hadi dacaad ka tahey marki hora ka nixi laheyd midaa labad kamirad isma tuusi laheyn hadi daar alle ka tahey
Haa kamaraduu u yeedhay kkkk
@@AN-yf9mv ma ilaa araagtey marko dawanayey kamirada 0:16 🤣😂🤣😂
@@deviboy Haa waa ma igu haysaa waryaa camerada kkk
Ninkani mu walanyay sawkii horkacayay
Muuse 31!sano ayu ciyaal ka Garxajise laynayay.
Way ka daba imaynasa lakiin
tuugi shiraaqle ma igu sawir bu samafal ka dhigayaa oo waaba ka aqbalayaa ????? waa hadhkii la ciyaar midhan...
Xasarad buu igu yimi
Ninkan wa xolo kani wuu walanyahy dadka ya layayey
Hush siqranyow wan arkayey shalay adoo kugu go antoo fooq dushii ka qaylinaya alle idin nacye idinkaa dadka iyo masakiinta galaftay wlhi aakhiro alle wuu idinka xisaabi😭
#Badaluuuu iyo #waa #Odaygii #Dalka ✌Afle🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Madaxda Allah ha hadeeyo
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Sacido sooti aad hoor kacaysi maad
Joojesda haadi aada kaa naxayso
Dadka adaa dilay ogoowtaa
Kani waa Xildhban Hor iyo Dabo miya?🤣🤣
Kkkkkk hhhhhhhhh ya ila qosla
Maxaad kuqosli wll
Miyaad dadka u tudhid codhaye
Adaa yidhi Xabad isku dhiga
Halkaad Degaankood uga shaqaylahayd
Jilaa fcn 😂😂😂
#Timir iyo #Kartoon #Mango ah 🤣🤣🤣🤣war umada Ha lugoynina🤣🤣🤣🤣
IGu saawirtiiniibaad bilowdeen laba kilo oo timira
Daciif amaan QABIIL ka weynaan. Waar waxaad tahay waa layaqaanaa.
Mar kalena Soo #Saara hala #Rusheyeee🤣🤣🤣🤣
DAALIN. ADAA. LAGU WAYDIINAYAA. ADOO CIROOLEH AH. RABI HAKAA. JARO
kani waa munaafaq
wuxuu Ka mid ahaa kuwii ugu baaqayey shacabka masaakiinta ah inay mudaharadaan oo weliba aad buu u qaylinayey
wlhy ilahay agtiisa denbiile ayaad Ka tahy adiga iyo kuwa kale ee sababta u ahaa inay dadkaasi mudaharadaan
Legend cudhay abti keeg going
Legendary Xil siciid cudhay
Memo To International Community
Somaliland Sultans and elderly who are bedrock of Somaliland democracy will meet tomorrow calling for the resignation of President of Somaliland Mr. Muse Bihi Abdi and the cabinet of ministers to make way for an all-party interim government in order to manage the country’s economic crisis and to make path for presidential elections.
The small cabinet that represents all political parties that represent parliament must be appointed without delay for a period of no more than one year And should be headed by his excellency Dr. Mohamed Bihi Yonis former Somaliland minister of foreign affairs.
Noting the repetitive requests by protestors nationwide, thousands of people have now taken to the streets due to the worsening Constitutional crisis and that the matter should be addressed urgently by interim President Dr. Mohamed Bihi Yonis.
History will accord special significance to the sacrifice of we the people, of Somaliland would have to make for such an interim government and it's President his excellency Dr. Mohamhed Bihi Yonis to become a reality. We must realize at least at this last burning second that every week this decision is delayed, the country’s future and stability is ruined for decades.
The will of the people is that we must act now without delay
Thanking You
Yours
truly,
His excellency Boqor Osman Aw Mohamoud Buurmadow
Spokesman of Wise Men Council of Somaliland Sultans
Commander-in-Chief Of The Peacekeeping Armed Forces At Large.
ma shekadi dheg-dherba tanina😏?
Kuwii kale away dadka maskiinta sharaab biyo ukeena idinka saas ugale laydin soo qabaye
Hadalka mudanahaasi ilmuu iga keenay anoo nin weyn ah wuxuu yiri kugu dhimay oo kaa dhimay waa huq labada dhinacba waxaan leeyahay ilaahay ka baqa oo u tudha umada ay aafooyinka noloshu hore horeba ugu dhibaataysnaa
Legend nolow
Thank you mee mayar mooge waa ku qasaranay maxu u dhuuntay nin an tolki wadan meel ma gaadho walee abdikarin Mohammed mooge meel ma gaadho waayo nin ka cararaaya xusbigiiyadi muncaaridka we soo saray isaaga cirka waxa ku og
Legend.
Idinkaan ini raacne mantana badh naga mide aya naga dhintey 🤮😭😭😭 ugu yaraan uun mad dacwdo noo furtaan oo magta nooga soo qadan idinkan idin doorane oo awood u leh hawshane 😭😭😭😭
32 sano muuse maaaaatida shacabka garxajis la dhacay WAAA IN ISAGA IYO CARUUUURTIISA SIDAAA LOOOOGA OOOHIYAAAA WAAA IN LOO AAARAAAA
Absolutely.
Mawaadin umadiisa jecel
Aad iyo aad wlhy
Nin adag