Dawo muuse biixi waxa ku dhacay ceeb wayn kala carar 25 Aug wixii ku dhacay ayaa lo akhriyay..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @cabdicawale4413
    @cabdicawale4413 21 годину тому +5

    Soocarar soogal ssc asnkusoodhaweynee

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 23 години тому +4

    Kkkkkkk
    Muuse majnuun xadhig unbay kagasoo hadhay

  • @Jaamacadaummadda5513
    @Jaamacadaummadda5513 22 години тому +2

    Sideedaba hal qoys kaliya sumad qaran ma dhigan kadho?

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 22 години тому +1

    Waraaha dad wax isku falaya macaladi ha idinku dhacdo maamulka hargaysa nijaaso weeye waxa haystaa dadkii masaakiinta ayey ka adkaadeen

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 22 години тому +1

    Adkaataya muuse juudan runta majecela horogalada dilika booka shacabka lagu xadagubo keligii taliyaha jabuuta u soo meeriyiye muuse juudan iyo xasan dhiiqo😟

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 годину тому +3

    WAA RUNTOOD😂.
    XASA´ SHEELH OYM MUSE BIXI CIDAMADII SOOMALIYEED IYAGA DHAMEEYEY😊❤

  • @Umo580
    @Umo580 22 години тому +1

    Muuse siflooga logabaqo majirto wadhunyeedhis bahada lagasaray

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 22 години тому

    Haddii aan Somalinimo u hadalno xataa adigan meesha soo fadhiya Shaydaan baa tahay.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 20 годин тому

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar you're absolutely right I have the same opinion Somalië 34 years ago the last time I saw and I don't trust it anymore because we lost everything we had in
    Mogadishu now we're hoping SSC and Pundland our new home and if they follow that advice Of All of Us we have in our Heart we can build like United Arab Emirates they also are seven States they have to use them brain as a Wii living outside the world and we have our unions Darood or other States of our People 5 Darood waa inan dhirangalin samena hadan nahay Harti they are the most politician people we have to make sure SSC and Pundland Toby strongest overall Somalia they have to build military power for themselves and government and civilian power nobody can then touch them thank you very much I enjoy your show keep doing what you do GUUL Harti SSC KHATUMO iyo puntland GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴

  • @fadumoumer54
    @fadumoumer54 16 хвилин тому

    Waa yaabe maxishodan miyaa kodaweeyn kodayar waa isku aqli xasbululah hargeesay sidanu xalmahan inaad dhacdan amxaranahay warmahan talada udhiba waxa waxyaqaan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 21 годину тому

    YARTA HOOYADEED YAY SOO NOQON AMA CEERIGAABO HA U GUURTO, MEEL AY DEGTO AA LA SII´E😊

  • @hakimwais
    @hakimwais 22 години тому

    Maad fahmin ( marki horan siganay waa 26 June 1960

  • @saidahmed5502
    @saidahmed5502 22 години тому +2

    Taas waa Iidor Sal fudada

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 22 години тому

    Waa sax oo muuse biixi bay ku socotaaye oo waxa soo sameeyay kuwo aanu ciilnay oo naga daba ooyayee lkn maxay kuugu taalaa kol hadaanay dalkooda aanay fanaan caan ahiba joogin oo cod koodu meelba gaadhaynin oo waxba sheegaynin maxay kuugu taalaa?adigu samayso fanaan codkiina soo gudbiya?

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 19 годин тому

    Saas ayaa muse ku rabaa in la doorto; sool tagtay ee yaan
    Dog dheer tagin; taasi waa talo

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 22 години тому

    Awalba micno darro ayeey u tagtay hargeeysa.

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 21 годину тому

    GARXAJIS AYAA BUURAHA FUULEY ISGADHSIINTI HUWAN SIIYAY CIRRO FAQASH CIDI DORAN MEYSO CIDANKI CIRRO WEYDI

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 18 годин тому

      DAYAX BAA USOOBAXAY SOMALILANDNE SACAB YAAKU QARINKA RA DADKUNA WA USARAKACAY😂😂😂

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 20 годин тому

    Mahmah baa tiraah nin an talinjirin haduu taliyo nin an tagi jirin ayaa taga odayga ushega masibo iyo dagal

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 22 години тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma 80 iyo 100 bay luncheen

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 23 години тому

    M.A YURUB GENYO ILAYN WAA ARAB ❤❤❤❤❤REER AYEEYO BEER NAXA MALEH YURUB AYEYO ❤❤GUULEYSO FROM PUNTLAND

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 21 годину тому

    Musa somaland aqoosabo sasday

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 21 годину тому

    Soolbari ma snm baa leh waa maxay xagee gaysay dadkii lahaa baa maamusho ee dawaco meeshay macal uga baratay ayay macaluul ugu baqtidaa ee dantiina raadsada oromo hadana ha isku soo kaxaynina waa markaad marada rogan lahaydeenee laa xowla walaa quwata ilaa bilaah

  • @asheekh15
    @asheekh15 23 години тому +1

    Daahir iyo Siilaanyo saraybay uqaadeene adiguna sideeyeshay Soolbari xagedgeysey masarakishii iyo ciidankii oojeel kusugan iisacabtumaa

  • @adarsalah2068
    @adarsalah2068 17 годин тому

    ❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 22 години тому

    Faatal maaxa kaa gaalay yuurb geenyo baaqatiiyow

  • @abdirahmanhandule7861
    @abdirahmanhandule7861 21 годину тому

    ❎❎❎🍀✅

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 8 годин тому

    Beenaale been been been qurjiile.caaaaaac caaaaaaaaav

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 23 години тому

    Markii horaan guurnay
    Sahan la aan guurnay
    Mar 2aad ku sigan mayno
    Waaaaaw waaaaaaaaw

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 21 годину тому

    BEENALE BEENALE DHALEY FAQASH QUDHUN DHALEY HUWAN BAATEHE YAA KU RUMEYSAN

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 23 години тому +1

    Kkkkk
    Seysku cigaal adkeyay
    Silanyana dib uhagajiyey
    Adiguna juudaan sideed waxyeshay
    Soolbari xageed gaysay???????
    Kkkk
    Gegaantu kax tagan yihiin kkkk

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 22 години тому

    Maxaa kaa galeya futadaa u baahana ina nadiifiso waa nina tiisii dayacaye ee doonayaa inuu darisata nadiifiyo

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 22 години тому

    Ina iley baa saas ahaa

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 21 годину тому

      Wixii soomaalida dhib ku haya oo dhan alaha ka qabto umadda soomaaliyeed alaha mideeyo walaahu mustacaan