Talaaboyin kaan Qaad si aad u Barato

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Muuqaalkaan waxaan idin kual wadaagi doonaa
    talaabooyin si aad u barato barnaamijyada
    Video Edition iyo Graphic Design
    ------------------------------------------------------------------------------
    ➡️Barashada Premiere Pro 2020
    ▶ bit.ly/3aRIjeu
    ➡️Barashada After Effect 2021
    ▶ bit.ly/3gDcbBi
    ➡️Barashada Photoshop 2020
    ▶ bit.ly/2YkdZXm
    ➡️ Barashada Adobe Audition 2019
    ▶ bit.ly/2WfZ2mf
    ➡️ Su'aalaha Photoshop
    ▶ bit.ly/2ZQ83sj
    ➡️Su'aalaha Premiere Pro
    ▶ bit.ly/3ru7pfh
    ➡️Ka Hadlida Website-yada
    ▶ bit.ly/3IciMPb
    Sound Sfx free
    ‪@ZaakMultimedia‬
    #tips

КОМЕНТАРІ • 36

  • @therelax6292
    @therelax6292 Місяць тому +5

    Aad iyo aad ayaad umahadsantahay ustaad anigo wareersan ayaad Iga sogaartay allaha kusharfo❤️

  • @romanzaosman4221
    @romanzaosman4221 Місяць тому +1

    mahadsanid ustad zakariye

  • @abdiqanihasanomar3592
    @abdiqanihasanomar3592 Місяць тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @kmaxamed7630
    @kmaxamed7630 21 день тому

    masha allah jabaqda yar ee xayeysiiska la socota ka jar

  • @faizoxusien1755
    @faizoxusien1755 Місяць тому +3

    ماشاء الله
    ustaadoow Alle haku Sharfo Wax aad u badan Ayaan Kaa faaidey
    Miizaanka aakhiro Alle hakuugu Kabo

  • @AhmedSaleh-b8v
    @AhmedSaleh-b8v Місяць тому +3

    Mahadsanid Ustaad

  • @user-sg9ps7zf2f
    @user-sg9ps7zf2f Місяць тому +1

    Aslume ustad

  • @Podcast.FAQRUDIIN
    @Podcast.FAQRUDIIN Місяць тому +2

    Jazakllah ustaad

  • @HAMSE-n8v
    @HAMSE-n8v Місяць тому +1

    Mansha allah❤

  • @DhaantoChannel
    @DhaantoChannel Місяць тому +2

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @MohamettRenzo
    @MohamettRenzo Місяць тому +4

    Sxp thanks waxan kaa bartey sida multiple frame loo sameyo iyo sida copy paste lagu sameyo photoshop thanks again❤

  • @AbdirizakMohamed-m4q
    @AbdirizakMohamed-m4q Місяць тому +2

    Wll sound effect-yada aad isticmaa leyso dhagaha uma roona xaba udarnaadee qofkii airpoids ugu jiro

  • @AbuuSaamiya
    @AbuuSaamiya Місяць тому +2

    Ustaad Cours Inoo bilow Oo Motion graphics After effects ah Diyaar Ayan Unahy

  • @Qisooyinka878
    @Qisooyinka878 Місяць тому +2

    Ustaad animationskaan.ayaan hada U baahanahy intee Ka helaa

  • @MohamedAhmed-bs1wd
    @MohamedAhmed-bs1wd Місяць тому +3

    Alx anigu waxaan bilaabay 12 2023 Graphic desing Io video editing hada alx si wacan u aqaana labada waana sii wadaa ilaa hada

  • @abdifitahhassanibrahim5907
    @abdifitahhassanibrahim5907 Місяць тому +2

    Thanks sxb

  • @mohamedbulshaawi4668
    @mohamedbulshaawi4668 Місяць тому +2

    Sxp muuqaalada xagee kuduubtaa ma xaafada mise studio

  • @MoDUBAD
    @MoDUBAD Місяць тому +2

    Guleyzo Ustd

  • @dhalintamedia1079
    @dhalintamedia1079 Місяць тому +3

    Wll.aad ufiican

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +2

    Masha Allah mahadsanid bro

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Місяць тому +1

    MacaLin Waxan ka faaiday wax badan onan ka faaidin dad 1m hysta o social média joga thank you 🙏🙏 waxn barty wax badan od samaysay

  • @mohamedaarsade
    @mohamedaarsade Місяць тому +2

    Sxb waxaad ka soo hadashaa sida loo helo presets audacity noo soo sharax

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 Місяць тому +2

    Thanks ustaad❤😮🎉

  • @yacquubaadan443
    @yacquubaadan443 Місяць тому +2

    Mahadsanid ustaadkeena
    Walaaliyal an kor uqaadno walaalkeena sababtoo ah wuxu nosoo gudbiya oo chanalkiisa an kahelna waxan meelkale xitta an kaheli karin oo qaali ah like iyo Shere subscripta haloo badiyo

  • @MoDUBAD
    @MoDUBAD Місяць тому +2

    color correction preset ustd nalaso wadag

  • @mohamedSaadaq-rf3dq
    @mohamedSaadaq-rf3dq 23 дні тому

    Sxp codsiyaaa wataaa. Adope primer pro 2023 si aan ugu shupto isheeeg crack igu heystaaaa 2022 ka soo guurayaaaaa codsi waaaye plz

  • @footballsports4958
    @footballsports4958 Місяць тому

    Primier pro intermediate and advanced soo diyaari ustat

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Місяць тому +1

    Mahadsanid wll

  • @AbukarAbukar-ub4fg
    @AbukarAbukar-ub4fg Місяць тому +2

    M.a ustaaddiii

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +2

    Dhalinyaro wax hala Barto waqtigana ha laga Faa'iidaysto

  • @najeeriofficial6623
    @najeeriofficial6623 Місяць тому +2

    Asc saxib sidee ku baran karaa

  • @Salah_slx
    @Salah_slx 20 днів тому

    Ustaad adobe premiere pr free meel aan ka helo iisheeg

  • @awilabdi1091
    @awilabdi1091 Місяць тому

    Asc wll
    Casharka Adobe Audition ayaan UA-cam kaga kala socday mana wada dhammsytirna hage ka heli kara inta kale

  • @abdallazuldankey5944
    @abdallazuldankey5944 Місяць тому +3

    Zxp WhatsApp number kaada iisheeg

  • @ToosaneTechnical
    @ToosaneTechnical Місяць тому +2

    mahadsanid ustaad zakariye