Allah ha naxariisto. Dhamaantood waa marxuumiin balse murtiyu waa tii hore dadna waa kii hore tayaduna hoos ayey u socotaa waayo dadku ma xafidsana dhaqankooda waxaana badalay duul cid ay u dhasheenba aan aqoonin jisiyad ahaan waana kuwa hadda saalooyinka masraxyada ee waxay sheegaan aan ka war dhowrno !!!.
Maxa dhagaha miyey la.yhin dadka dhahyo wa rooraaye vodka rooraye miya sidan ah wu ka codweynay cumar xasan rooraye ee waxa hadad taqaniin runta kashega hadadn aqoonina benta iska daya e so barta
Naftan kula hadlaysee Ku hawootay taladee Hagardaamo iyo ciil Ku haloosiyaysee Ee had iyo jeer Ku halowday duurkeen Soo hoyo ka waayee Ee how’d ka qabatee Habeen iyo dharaariyo Hooy hooy Hadhsanwayday duhurkii Goormuu hamigan baas Uu ka hadhi naftaydoon Inanyahay ku helayaa Hogol soo da’aysoo Ka hilaacday meel dheer Dadkoo hiigsanaayaa Nafta hibasho galisee Cajiib Sida geel horwaynoo Ku haraaday oomane Hugun bayga baxayee Hurdo kaama ladayoo Waan heesayaayoo Hooy hooy Aduun bay hortaagane Goormuu hamigan baas Uu ka hadhi naftaydoo Inanyahay ku helayaa Waxaasaa hees lagaa dhahaa waxay nagu waaleen Sharma Boy iyo Copy iyo auto tune.
Xusuus waayo waayo allaha u naxariisto dhamaantoot wa erayadii sangub codkii mcaanaa ee cumar rooraaye iyo fadumo nakaruuma
Allaha unaxariisto rooraaye maantay ayuu katagay dunida😢🤲🤲
Amin asaga iyo nakrumaba way motan yihiin alaha u raxmado
@@husseinabdilleaaamiin😢🤲
w
Aamiin Yaa Allah: Jannatul fardowsa Allah ka waraabiyo Legend Cumar Xasan Rooraaye Aamiin yaa Allah
Adi unbaa i hor tagne😢 team 2024 ❤ii soo duceeya inuu ilahay i siiyo yartaan jeclahay asiya habane badxul❤🙏
SxP illhy wxA tabaneysO haKaa tiRo culeyskanA fudeYd haKuugU bedeLo🥺🤲🤲
Allah ha naxariisto. Dhamaantood waa marxuumiin balse murtiyu waa tii hore dadna waa kii hore tayaduna hoos ayey u socotaa waayo dadku ma xafidsana dhaqankooda waxaana badalay duul cid ay u dhasheenba aan aqoonin jisiyad ahaan waana kuwa hadda saalooyinka masraxyada ee waxay sheegaan aan ka war dhowrno !!!.
I tell u ! What abeautiful song. Keep posting qaraami mob
Waa.erayadii.abwan.sangub.luuqdii.rooraaye.iyo.nakruumo
cepld
Heesta rooraayo ma qaado waa faarax guileed iyo nskruuma
Waa fanaantii waabari soomaaliya horyaalkii fanka soomaaliyeed
Abwaan Mustafa Shiikh Cilmi mar uu gabar magaalada uu kudhex arkay 70-meeyadi quruxdeedi la tacajubey tix gabay oo ammaana uu utiriyey waxaa kujirtay "sii jeedkii Nakruumiyo soowtkii Magoolaad iyo salkii Zeynab Cige-leey" 😂 gabdhihi Waaberi ayuu midba meel kaga shabahay lkn intaas ayaan ka xasuustaa. Allaha unaxariisto Faaduma Cali Jaamac.
😂😂😂😂 waxkaluu ahaa ninkaasi
Waa lagaranayaa fanaaniintan waxa qalday kan soo tabinayee maaha rooraaye
Goormuu hamiga baas
Uu ka hadhi naftaydoo
Oo aan ku helayaaa. 😭😭😭
Cumar xasan rooraaye iyo faadumo cali nagruuma aun
Naftan kula hadleysee
KU hawootay taladee
Hagardaamo iyo ciil
KU haloosiyeysee
Sida geel harwaynoo ku haraaday hawd sre hugunbaa iga baxayee ❤❤❤❤❤❤❤❤
Gabadhu waa faadumo nagruuma wiilkuna waa faarax guuleed samatar
Allah ha u naxariisto faadumo cali nakruuma Cumar xasan rooraayena cimri barako iyo cibaado suuban leh allah ha ugu deeqo
ceplda
Asc
Labadaba allaha A.U
Ma aha Rooraaye.
Heesta waxaa qaaday nakruuma iyo faarax guuleed
AUN Fadumo Nakruuma & Cumar Xasan Rooraye heesta Igadaa hantaaqada
cumar xasan rooraaye iyo faduma nakruuma ahaa
Maxa dhagaha miyey la.yhin dadka dhahyo wa rooraaye vodka rooraye miya sidan ah wu ka codweynay cumar xasan rooraye ee waxa hadad taqaniin runta kashega hadadn aqoonina benta iska daya e so barta
Waa faarax guuleed iyo nagruuma
Waa Xassan guleed Abtidoon
FAARAX GUULEED AYUU KU KHAFIIFAY
Waa Xassan Guled Abtidoon
Waa codki Farax Guleed Samatar magaca iska sax
heeso waa kuwi hoore 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Adeer iska sax Heesta cida qaadaysa
Rooraaye ma ahan waa faarax guuleed iyo nakruima
RUN,,
Axmed vacate
Faduma Cali weecshe
Heestani waxay soo baxday markii midgaha iyo nasabka la midaynayey 1970
kalmada midgaan waa caay mana aha qabiil magiici, Gabooye ama Madhibaan dheh, waxaa nasab la dhaha, ruuxa akhlaaqda iyo diinta leh, iska sax Midgaan iyo nasabka, Gabooye iyo dadka wax yasa ama wax dhaca dheh.
Waa faarax Guuleed samatar iyo nakruuma alla ha u wada naxariisto
Waxaa qaadaya fannaankii weynaa ilaah baa weyne faarax guuleed samater iyo nakruuma alla ha u wada naxariisto
Cumar Xasan Rooraaye iyo AUN Faduma Cali Nakruma, kahor intaan Waaberi noqon, kooxdi Xooga Dalka.
RUN
Aamiin 2 dooba
Waa faarax guuleed samatar
RUN
War Waa Faarax Guuleed Samatar ninkani Rooraaye wuu ka yara cod wayn yahay sidan
Axsan
u
1
Ninka heesaya aan idiin saxee waa Ahun Faarax Guuleed. Mahadsanidiin
Ma aha ninka aad sheegtay ee Rooraaye
Rooraaye waa reer Burco siday ila tahay. Fanaankan Nakruuma la heesayaana, wuxuu ku heesayaa, lahjad koonfureed.
@@Tuuyo Kkk labaduba waa reer Waqooyi Rooraaye waa reer Hargeisa, Faarax Guuleedna waxaan filayaa reer Burco inuu yahay.
Waa faarax guuleed samatar iyo nakruuma
War raga ha isku qadina waa cumar xasan Rooraaye iyo AUN faduma jamac Nakruma
Does anyone know the lyrics
Waasaas
Sheega heestan
Asc
Hi
hogoshoo da,eysoo
ka hilaacday meel dheer
dadkoo hiigsanaayaa
nafta hibasha gelisee
axsan hees
Adaa dadka ii xigee
Miyaan ku xumaynkaraa .
Naftan kula hadlaysee
Ku hawootay taladee
Hagardaamo iyo ciil
Ku haloosiyaysee
Ee had iyo jeer
Ku halowday duurkeen
Soo hoyo ka waayee
Ee how’d ka qabatee
Habeen iyo dharaariyo
Hooy hooy
Hadhsanwayday duhurkii
Goormuu hamigan baas
Uu ka hadhi naftaydoon
Inanyahay ku helayaa
Hogol soo da’aysoo
Ka hilaacday meel dheer
Dadkoo hiigsanaayaa
Nafta hibasho galisee
Cajiib
Sida geel horwaynoo
Ku haraaday oomane
Hugun bayga baxayee
Hurdo kaama ladayoo
Waan heesayaayoo
Hooy hooy
Aduun bay hortaagane
Goormuu hamigan baas
Uu ka hadhi naftaydoo
Inanyahay ku helayaa
Waxaasaa hees lagaa dhahaa waxay nagu waaleen Sharma Boy iyo Copy iyo auto tune.
Nice
Waa faarax Guuleed laakin waa isku cod egyihiin waxaase lagu garanayaa lahjadda waayoo Rooraaye waa reer woqooyi Faaraxna waa reer koondur
maryan mursal miyaa faaduma qaasin noqotay 😂😂😂😂😂
❤❤❤❤
Excelant
kama hero eestaney ilaa an aduunka katako
abwaanyo wawaweyn ala wene wasa hee macan ah ana uba halyeeyow ima harbaxeysid kawaran erakaas waa idilee
Goormuu hambigan baas
Uu ka hari nafteydoo
Inan yahye ku helayaa
Cajiib
yutub
Axsan.hees
hello
Legend
SOOMAALIDA WAA LA YAABAY NIN AYAA 6 JEER KU CELIYAY WAX UUSAN AQOON HEESTAAN ROORAHAYE IYO NAKRUMO AYAA QAADAY ERAYADA SANGUB KULIGOOD ALAHA U NAXARIISTO
Waar waa maryan mursal ee maaha nakruuma
Cod dhuuxa iyo lafta tabanaye weye ax ax ax 🙄🙄🫡🫡
War codkasu nuur garig
ßs