Abaagadhaha Guud ee Irir Samaale Xasanow Ninka Ogadeen kahadh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 329

  • @NuurAxmed-xv4vr
    @NuurAxmed-xv4vr 9 місяців тому +16

    Ogaden waa walalkey ❤ aniga hawiye

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 9 місяців тому +4

      Hawiye waa walaalaheena❤❤❤

    • @farhiyohashi236
      @farhiyohashi236 9 місяців тому +6

      Wasax ilahow hawiiye badii oo barwaqi ogaden waa hawiiye hawiinana waa ogaden biyanaa mamaydhan biirna majarto ❤

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 9 місяців тому

      Ogaadeen waa walaalkeen alle ha noo daysto from hawiye​@@farhiyohashi236

    • @Uus998
      @Uus998 9 місяців тому

      Hawiye waa walledy❤

  • @snw9257
    @snw9257 9 місяців тому +3

    Barwaaqada uu Xasan sheekh ugu yeedhayo oromoda dawarsiga kaga kaga saar

  • @fadumogeesood2826
    @fadumogeesood2826 9 місяців тому +17

    We understand him very well and not a chance for his mission to be successful and stay away from Somalia 🇸🇴. Somali people wake up and protect our people, country.

    • @nimaabdi5202
      @nimaabdi5202 9 місяців тому +1

      I can't believe that Oromo is Irir-Samale😂

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 9 місяців тому +6

    War dad kaan afkeena bartey halaga tarxiilo dalka 😢inteysa arinta faraha ka bixin😢😢

  • @guledsm
    @guledsm 9 місяців тому +19

    Luqada iyo dhaqanka ayaa cadeeyn kuugu filan in Oromo iyo Soomali ineeysan fir iyo isir wadaagin.

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 9 місяців тому +1

      Walahi ineysan Meelna Naga So Galiin oromo oriirna 2W8il Ayuu Dhalay Wana Dir iyo Hawiye Oromana Dir Wey Ka Fac weyn Tahay Irir iska Dhafe Samaale Ayeey Ka fact Weyn Tahay Marka Anagu Uma Bahniin oromo iyo Shiisheeye Somalinimada Ayaa Naga Badan oo Wan is dhaqan Wadagna Diin Wadagna Oo Wan Is dhalnay Markii Ciidii oromo Ah Degankoda Ha Ugu Tagan Oo Somaliya Haka Guraan Wax Kale Uma Heyno Oromana Waxan Aan Dagaal iyo Colaad Aheyn Nagalama Dhaxeyso Hadan Hawiye Nahay itopian odhan Waa is kugu Keen Mid Hadii Reer Somaliyed Manta oromo Noqdan Walahi dalka Wan Ka Sareyna Wana No itopian

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u 9 місяців тому +3

    Tuug oromo ilaahey hanii gubo aduun iyo aqiiro no walaal aniga soomali ayaan ahay somalina waa dhul keygii

  • @fadumaabdi9837
    @fadumaabdi9837 9 місяців тому +3

    Hawiye miyaa dhul iyo money uga baahan? Hawiye ma baahno oo Allah ba aad iyo aad ugu nimceeyay waana dadka Somali ilaaliya oo Allaha weyn ka dib dalka Somalia masuul ka ah oo cadow iyo kii so horkaca ka difaaca. Mansha Allaha!!!
    Itir iska daaye hadi nin Hawiye ah uu cadow dalka so galiyo ama uu doono in uu ka iiibsado wey ka difaacayaan.
    Mansha Allah wa sababta Allaha weyn u xudunta ama bartama Somalia ugu beeray.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 9 місяців тому +7

    Waa diidnay irirsamaale Soomaaliya soomaalibaaleh Itoobiya ayaad leedihiin anagana Seylac baanleenahay

  • @abdalaabdi8027
    @abdalaabdi8027 9 місяців тому +7

    Hawiye baabile asagaa leh inu ku aasnaado waa normal

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 9 місяців тому +4

    Kkkkkk waa lagu fahmey Irir sheegto.

  • @abdifitah_yare
    @abdifitah_yare 9 місяців тому +6

    somaliya iyo somaliland xagee loo kala wadaa
    waa anigan yaabayee

  • @abdinasirdahie4107
    @abdinasirdahie4107 9 місяців тому +12

    Kuwa uu ka ag hadlayo ee bilaaa😂damiirka ah iyo makarafoonka u dhibaya yaa iga daran wax walba

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 9 місяців тому

      Waa orom Kale oo Afsomaliga Bartay Waxa Jira Reer Ka Tirsan Reerka LA Dhaho Habar Awal oo Af oromada Ku Hadasha Marka Hala Yabin Reerkii Isaaq Balayo Ayeey Isku So Dareen Wana Tan Manta Dhulkodii Lagu Heysto

  • @XasanYusuf-t4g
    @XasanYusuf-t4g 9 місяців тому +3

    Waa lagugu fahmay sheekhoow

  • @HVEM324
    @HVEM324 9 місяців тому +6

    XOLAHA UU XASAN SHIIQ SINAYO MAA ASASGU CUNO

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 9 місяців тому +2

    Iirir na manihen ee benbenta katagi ninka Ogaden dhulika oow leyahay abaagaada xabad iiskumanihen ee hanakalasari Somali waa somali Somalia Somali baiskalehe

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u 9 місяців тому +2

    Kkkkk walee xaasid ma jiro waxa la dhaho iriir samale majiraa somali somali baaleh aniga dhul aa iga maqan oo la yiraahdo somali galbeed wana walalahey anigoo ku hadlaayo magaca hawiiye no itobiyan darood waa walalahey aan u soo dhimaney xoreytii 77 taas ma la ilaabin dhulkenii ilaahey hanoo xoreyo amxaradii ilaahey hanii jabiyo

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 9 місяців тому +2

    Fiiri Oday waan Ku fahamnay
    Somalia Somali baa iska leh.
    Iibna ma,aha Xasan mabixin karo Badd, berri & hawada.

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 9 місяців тому +4

    Dhulka iyo bada soomaali baa leh irir ma alaha

  • @xamralive
    @xamralive 9 місяців тому +8

    Yaah Soomaaliya nool umaad iman Kuyeh ee Soomaali kab kaban baad u timi Waxaan aad uga xumahay in uu ninkaan ka dhex hadlayo Dad Soomaaliyeed Subxaan Illaahoow maxaa Caqliga ka qaaday Dadkii Reer Woqooyi sorry Sabaanka ku dhacay Soomaali

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 9 місяців тому +1

      Waxuu ogyahay siday u kala guri jiteen somalida waaba u qaadan la yahay insidaa looga soo horjeestay xisaabtaba kumuusan darsan.
      Amakaag ayay ku tahay

  • @cureji7877
    @cureji7877 9 місяців тому +2

    Ogaden guuuuuuul Darood❤❤❤❤❤

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 9 місяців тому +3

    Ogaadeen waxay dagen tahay waa dhulkeeda oo aad xoog ingiriis idin gooyay hadana waa leydin kazoo celinaayaa iska daa riyo maalmeedka hargeysana waa leydinka nadiifinaayaa inshàa Allaah

  • @mohamedmahamoud2584
    @mohamedmahamoud2584 9 місяців тому +5

    Nasiib daro waxa noogu filan in ogoromo hargaysa dhexdeeda noogu goodido

  • @jacfarabdi8419
    @jacfarabdi8419 9 місяців тому +2

    Asc

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 9 місяців тому

    Yaa qaatey dhulkii koonfurta ee mooyaale yaa xasuuqey hawiyihii iyo somalidii degeneyd ❤kii galbeedka yaa xasuuqey somalidii degeneyd sida ciise gerikoombe iyo herer hawadaay yaa xasuuqaya ilaa maanta akh akh

  • @zahraashkir2731
    @zahraashkir2731 9 місяців тому +10

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk, Ari & Geel buu rabaa in uu isku Xiriiriyo.
    "Duf ku Bax iyo Doorsimaad"
    Wada Dhalashada uu Sheegaayo matii Awoowe Adan iyo Ayeeyo Haawaa? Ileen intaa isagama sokaynee.
    Barwaaqaduu sheegaayo uu aayar heesto oo iska Aamuso.
    " Ileen Balaayo waa kuwan oo kali"
    "Bisinka"

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 9 місяців тому +1

    Kkkk cajiib Oromo qadhmuun Adeer Daarood, Hawiye, dir waa dad Soomaaliyeed ee adigu ama Oromo Ethiopian ah Noqo Ama Soomaali noqo tuug Oromay ah adoo cawaan ah baad rabta inaad waxaan jirin noosheegto Oromada dirta ah ee Ethiopia xukunta xagay jirtay markii gobolka Siti lagu xasuuqayey dadka Soomaaliyeed ee ciidanka gumaysiga Ethiopia gamcaha uhayeen xage jirtay Oromada dirta ah markii shacabka Mooyaale Oromo xasuuqaysay waxaan maqli jiray Oromo afkay kugu dhunkato bay kugu qaniinta aduunka Ethiopian baan unecebnahay Oromo baan ugu siinecbnahay hadaan Soomaali nahay from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 9 місяців тому +13

    Dhulka barwaaqada ah ee uu heysto iimaanso ayaan leeyahay labaatankeena kilometer ha ku soo ordine teeda kale Somaliya Soomaali baa leh ina adeerkiis keligiis ma laha taa ogoow abaagedhow ayaan leeyahay

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 9 місяців тому +3

      MAHADSANID walal Jira Oromo Meelna Nagama So Gasho Dhalasho dhaqan Diin Midna Ma Wadagno Umana Bahniin Reerkii Manta oromo Noqda oo Somaliya Degan ku Ah Walahi Dagaal Ayan uga Sareeyna oo Deganada oromadan Uu eryeeynaa Guul Somaliya Somali Waa Hal

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 9 місяців тому +3

      @@AbdukadirSulfe Waa sidaas walaalkey

  • @abdirizakomar-t4o
    @abdirizakomar-t4o 9 місяців тому +3

    Wadan dhul laisku sadaqaysto intee ku aragto ogaadeen waa walalo Somali aha

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 9 місяців тому +1

    Inaa lillaahu waa inaa ileyhi raajicuun 😂😂😂😂Waryaa waar odagaan oranaya irir baan ah iyo magac been ah somali ku kala dilaya ❤hala weydiiyo dhulkii somali galbeed

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 9 місяців тому +3

    Xagee dhulka barwaaqada ah kuhaysataa beenbadanaa soomaali inay ba'day mamaantaa oromo laga celelinayaa 😢😢😢😢

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 9 місяців тому +2

    Asc itoobiya gumaystda dalkeenii bay rabtaa inay dalkale ku darsato way aragtay meeshaynu taagana hay ❤

  • @FaadumoLeego
    @FaadumoLeego 9 місяців тому +2

    Odaygu caqli buux waaye ragsanaa oo hunguri weynaa😂😂😂

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 9 місяців тому +5

    😂😂😂😂😂 Ogadenow Qof Walbo Afsomaliga Waa Barten Umada Somaliyed Manta Qabil Malaha Oromo Hadey Wabiyo & Jano Ku Jirto Bada Maxaa Ka Yalo 😂😂😂😂

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 9 місяців тому +1

    Odeyga iga garsiya in somalida diinta iyo dhulka aan Laga Marin manta midbanu nahy badna idimaheyno oromo iyo amxaar waa isagu kaayo mid abagedhow

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 9 місяців тому

    Naga Aamus Irirkaada aa uus lehee ma irir keliyaa leh badda SOMALIYA..
    AKHRUD ALLA KU QAAD.

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 9 місяців тому +1

    Sheekh Badgalihii
    Xiligii 1964 ee Adan Cade xiligiisii baan soo xasuustay 😂😂😂😂😂

  • @NurAbdelkader
    @NurAbdelkader 9 місяців тому +1

    Saaxib kan ha buun buunin.

  • @jacfarabdi8419
    @jacfarabdi8419 9 місяців тому

    Wan idin salamay bahda runsheg

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 9 місяців тому

    Waxaa udhaanta oromada iyo inta warkeda waada inay dhahaan oromado waa somalia aboo shekadii ALLAH haunaxaristee maxaad seyaad bare

  • @MohamedSaid-bw4wq
    @MohamedSaid-bw4wq 9 місяців тому +1

    Abagada was ban wax ashiges baada somal salagumahilo somali wanna wamaglisin ororma katashad guul somaliweyn

  • @SaylacDuurow-xw9ud
    @SaylacDuurow-xw9ud 9 місяців тому +1

    Tuuuuuug,baxxxxxx,car,imow,badeeena,Dalaaaal,tuuug,ah

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 9 місяців тому

    asc waryaada waxan maqlijiray cimrigaa dheeraada geel dhala kutusa

  • @NurAbdelkader
    @NurAbdelkader 9 місяців тому +1

    Hanoo imaan

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 9 місяців тому

    Hargeysa maxaad ka rabta

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 9 місяців тому +1

    Babili Gaaljecel ki iyo Gugundhaba hii degana ee lahaa adigoo Oroma ba laayay, Oromo wax noma gelin Somalia Somali🇸🇴ba leh

  • @xamralive
    @xamralive 9 місяців тому +5

    Yaa mucjiso ilaa waa tanoo kale Oromo hakukala Gurto Caqligeenaaba la Quursaday waa Ceeb Caleeg wallaahi midaan wallee waa noo dhamaatay Soomaaliyeey

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 9 місяців тому

      In Lagu Sheegta Waxa uu Sabab Ah odayasha Dhaqanka Siida Garaadada iyo is isimada reerahoda Ka Sara isirka Somali Sow Ma Adan Arkiin Garaad Jamac Garaad Cali oo cuman Jooga Oo Dhahaya Anagu Cumaniyiin Baan Nahay Marka Hala Yabin Somali Ayad Isirkeeda iskaga Guureyse

    • @xamralive
      @xamralive 9 місяців тому

      @@AbdukadirSulfe walaal khalad baad fahantey Garaad jaamac dadkuu ugu tagay cumaan waxay ahaayeen Niman Hartiya oo meeshaas tegay 100 sano ka hor maaha Carab miyaadan maqlayn Bad Siciid Harti Bayd maxamed Harti Bayd maxamuud Harti Bayd Shiisha Daaroodi waa Dishiishe Siwaaq roon ma maqlaynin kuli waa niman Hartiya oo halkaas tagay

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 9 місяців тому

    Da' diisa io caqligiisu isma laha waa shisheeye kalkaal caadiya

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 9 місяців тому +5

    Naar meel qaboow maleh itoobiyana walaal maleh Nio naga hat

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 9 місяців тому

    Somaali way kudaysay😢😅😊

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 9 місяців тому

    Asckm adeer somali waa somali weeye

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 9 місяців тому

    Barwaaqada uu ugu yeerayo HAWIYE, may Oromadiisa baahan ee yaacaya oo nagu soo qulqulaya ka faa’iidaystaan. BADDEENU IIB MA AHA.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 9 місяців тому

    Maya maya Xasan sh ,walala ninka somaliga bu dhadhay oromo lama dhalan .dhul raadis baad tihiin na dhaaf

  • @XasanYusuf-t4g
    @XasanYusuf-t4g 9 місяців тому

    Abaagadhe mid iikla saar ma oramaa tahay mise soomaali

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 9 місяців тому +1

    Balayo kumaal gashatay dhimashaba dhawaqa qarkis se allah waxidul.qahaar wa ino digay alxamdul8lah

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 9 місяців тому

    Allah, ciilbadana,oromo,hakukala,sarto,hawiye iyodarod,waa,wax.nagala,Arkey,Embo, caqliga usoceli,somali,

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 9 місяців тому

    Ninkaan qofkii arkaa ha garaaco.
    Waa khaatul u soo ruqaansaday in uu dalkii somalida qaato.

  • @abdiqaniadem9488
    @abdiqaniadem9488 9 місяців тому +1

    Hawiye lee leh baabili oromo Bax

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 9 місяців тому +1

    Balaayo iyo baas hakuu timaado nadhaaf

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 9 місяців тому

    Masha Allah guuuul Somaliland and Ethiopia 🇪🇹 💖 ❤️ 💙 🙏

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv 9 місяців тому

      Allah take away the self hatred from our heart, is sad day when a Somali man wants to be Oromo

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 9 місяців тому

      Kkkkkk orommo Somaliland mise isaqland gul isaq

  • @zahraabdi7591
    @zahraabdi7591 9 місяців тому

    Waa doqon kan inaan lagaraneyn muu mooday soomaali ma aha kan waa doqon midkaan kan itopia

  • @ruqiyoxajii2989
    @ruqiyoxajii2989 9 місяців тому +2

    Asc maantana ma oromaa nakala gadanaysa warninka warkiisa dhuuxa Alla muxuu Halyey ya hay inlagu bixeytahay

    • @faizam523
      @faizam523 9 місяців тому +2

      Waa ayaan daro

  • @hamsesameter1647
    @hamsesameter1647 9 місяців тому

    2016 yaa xasuusta somalidi u badnayd isaaq iyo samaroon ee hawaday lagu qalqalay sida xoolaha ?

  • @Somfox1
    @Somfox1 9 місяців тому +1

    Beenaale Somali waa Somali..Xabashi Asxaabul Fiil iyo Oromo bad siin Mayno...BaaBili , Jinacsani iyo DiriDhaba Somali baa lahayd Oromo baa Dhacday!

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 9 місяців тому +1

    Allah wan babanay sasey nogu dhax jiran o ay afkeni ubarten

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 9 місяців тому +1

    Kkkkkkkkkkk oo hada ma wadanka yaga ayaa la rabaa in irirsamalisim lagu qaato

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 9 місяців тому +1

    Jamac galad Maxaad Sotabinaysa

  • @MedidrissIbrahim
    @MedidrissIbrahim 9 місяців тому +1

    Wa inla dila odeygan abagadhaga

  • @hilaacahmed2989
    @hilaacahmed2989 9 місяців тому

    Abaagadhaayoow bararaqda nagadaa

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 9 місяців тому

    Waa ofry turufotora o dalkisa bad uradinaya

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 9 місяців тому +1

    😂😂😂😂
    Waa war cajiibah oo wadankiiba miyaala wajeejiyeye subxanallaah

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 9 місяців тому +2

    Oromo hakaacaqlibadiso😂😂😂 Waa Ayaandari soomaali masaasa udambaysay 😂😂. 😅😢

  • @calibanjacali4580
    @calibanjacali4580 9 місяців тому

    Xalil yaa dal jire

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 9 місяців тому

    War. Anagu oromo manihin ogaadeen waa soomaali NO ITHEOPIA NO OROMO NO OROMO NO OROMO NO OROMO ANAGAA HAWIYAA IRIR SAMAALE WAX LAYIRAA MAJIRAAN WAA BEEN OGAADEEN WAA SOOMAALI UF OROMO NO OROMO

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 9 місяців тому

    20 basa kulahaa
    Waa Sargaal xariifa oo koofiyad loosoo xidhay

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 9 місяців тому

    Wa sixirki oo afsomali kuhad laya.hay xigtaysan kumana imanayo xassan shekh sidad.muse uma warejisin ad rabtan xassanna inad ugadan hey haati ay katahay casap iga fiiri cawan uma soo socdi

  • @HVEM324
    @HVEM324 9 місяців тому

    OROMOOY MEESHADA JOOG SOMALI HAWIYE IYO DAAROOD MEESHA MA YALAAN EE WAXAAD DHACDAN MA HAYNO

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 9 місяців тому

    Kano kale maxad u waraysataan

  • @HVEM324
    @HVEM324 9 місяців тому +1

    HAWIYE IYO DAROOD MEESHA MA TAALO EE BADENA NOO DAYA SOMALI SOMALIBA LEEH

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 9 місяців тому

    Waa dhad qalasho. Waxaas yaan laguu sheegi marabno. Itoobiyo dadkeena ayey naga dhibaan. Naga daaya warkiida

  • @saja9892
    @saja9892 9 місяців тому

    Soomaaliya cadaw soomaali lamoodo oo yuhuuda madaw ah oo aad ugu dhaqan dhaw baa dhex degen

  • @sileimamabdi
    @sileimamabdi 9 місяців тому

    DAMEER DAMEER MUNAAFAQ AH

  • @CaashoHaji
    @CaashoHaji 9 місяців тому +1

    Waxaas oo barwaaqa u shegayo mu isticmaalo Dhaxalkada isii ilmaheyga sinaya yakayelayo

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 9 місяців тому

    Xassan isaga ayaa waxan kula sheekeystay nimankanna mayaqaanaan dhaqanka somalida wixi lagu xantamay ayey banaanka la imaadeen

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 9 місяців тому +1

    Asiga ayaba bahan oo gaajo soo bara kicisay maxuu barwaaqo haystaa,ninkaa qoorta halaga soo jaro qof damiir leh haduu jiro,hawiye anaga oo ah ,ogadeen iyo darood Somali wayn waa walalaheen,oromo xabashi maxaa inaga galay , xabashi injirey inama kala qaybin karto kufaar yahey urta badan

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 9 місяців тому

    Ma Nahin booran Hana aflagaadayn ilaahey oroma nagama dhigo

  • @saeedasomali8134
    @saeedasomali8134 9 місяців тому +1

    Dhulak Ethiopia naga jiro nosoceliya hadad tihin sidad shegeysan der walalhen ah

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 9 місяців тому

    asc waa udey qarf ah oo ormo oo bartey af somaliga.waa in la xiraa.. asaga iyo inta ka so jeeda irre iyo der.

  • @saacidcabdi8812
    @saacidcabdi8812 9 місяців тому

    Aniga hadalka wariyaha ayaanba layabanahay jamacow adalkaga ayaaba ila qaloocan marka aad ledahay xasanow ninkaas wax laqabo sow qiyaano qaran maahan xasana waa nin dadkiisa yaqaana oon abagadhe aqoonin

  • @abdisalamosman795
    @abdisalamosman795 9 місяців тому

    Markaan arkay ninkaan hadalkiisa ma ahan Mid Shaqan ama abagadhe re waa highly skilled spy agent sent by Abi Ahmed , qof sidaan u hadlayo oo ma ahan qof caadi ah waa ninka uga sareeya sirdoonka Ethiopia ….

  • @Riyanul-Jannah-nb1gz
    @Riyanul-Jannah-nb1gz 9 місяців тому

    Waryaa anagu somalibaan nahay oromo manahi ee iris samalaha aad sheegayso oo muxuu yahay ninka ogadeen waa walalkayo

  • @a.hakimwarsame5954
    @a.hakimwarsame5954 9 місяців тому

    Dee waa runtii, waa nin dir oo irisamaale ah

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 9 місяців тому

    Bad ikahay ku siin wayey soomaaliya kuma hayso

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 9 місяців тому +1

    Maxaad haysataa fakhri baad tihiin cawaan yahay

  • @mahmoudislaam4312
    @mahmoudislaam4312 9 місяців тому

    Aygan abaagadhahaan hala dilo

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 9 місяців тому

    Lefti nagaa miyaa kani dowlada somalia hadaan ahay inta soo afduubaan xamar kumaxkamadey lahaay?

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 9 місяців тому

    i Aamina kan wa oromo AfSomali bartey 😳🙄 lacagta ma idinka cuntaan Ethiopia gaajo 😏😠 Somali wa mid odey yahuw uraayo hana cunin waba na sixrateen hadaa nahay Somalia✍️ 🇸🇴💪🦁🤔 guul umada Somaliyed inshaAllh 💪 wabigaan oroma iyo Ethiopia 😏 😡 u aadey no wa ku weyno tac bano bad iyo wabi waka dhagar san nahy 😏

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 9 місяців тому

    Natalia’s somali somali weeye

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 9 місяців тому

    La langue et la culture prouvent suffisamment que l’oromo et le somali ne sont pas séparés. 🇩🇯

    • @Uus998
      @Uus998 9 місяців тому

      Babaq we are not

  • @abdihaaji
    @abdihaaji 9 місяців тому

    Galad maxaad usooqaadatay

  • @AhmedOmar-vt9uy
    @AhmedOmar-vt9uy 9 місяців тому

    Oramo iyo somaali baan kala nahay oramnimada haku deeqso