DEG DEG: LIISKA MAGACYADA XUBNO AAD UGU DHAW MD X/SHEEKH OO SHIRQOOL DIL UDHIGAY & VILLA SOMALIA OO.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

КОМЕНТАРІ • 20

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 3 місяці тому +4

    ASC.
    NINKa leh Xassan Shiilkh baa soomaali u suubiyey horumar.Ninkaasu been cad ayuu sheegayaa.Waxaana la oran karaa waa nin Xassan raba in uu SHAXAADO ama wax ka haf-jafanaya.Calaa kulli xaal waan jeclaan lahaa in uu Xassan Shiikh suubiyo waxaalo wada fican laakiin waxaas wali kuma hayn Xassan.

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 3 місяці тому

    Walaalow dadka usinow dalka Somaliyeed oo dhan ayaad Madaxweyna
    Haku sinaato❤

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 3 місяці тому +1

    Scw scw scw scw

  • @HuseinYoussuf
    @HuseinYoussuf 3 місяці тому +4

    Igula saliya nabiga scw

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 місяці тому

    Ninkan hadlayow ilahy kamad baqin waliga ma Aragtay dowlad hal rer ay haystan gaalada xata wxs kama dhacan❤,xasan somali oo dhan aya dooraty marku yimid meesha qabiil ku dhaqmy hayska wato wixisa, mar uun bay somali heli qof aan kala xigsan oo xaqa u hiiliya

  • @aisha3989
    @aisha3989 3 місяці тому +1

    Waa yaabe xasan maxuu qabatay dawlad soomaaliya masoo marin mid tan kaxun balaayoo dhanba xasan baa layimid war iska dag soomaalina kahor leexo dalkooda hadifaac daane

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 3 місяці тому +1

    Ninkaan eey waaye Maa Gurguurte oo badda gatay Qabriyada qotay oo waxba reebin miyaa noo Amaaneysaa

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 3 місяці тому

    Jabuuti wasaqda faraansa waxeyna dhista haawiye
    Dhibka soomaali loogama dambeeyn ismaacil cumar geelle

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 3 місяці тому

    Doonfaar
    Kaas mororiyaanka ah 30 sanoo ayuu xasuqaayay datka rer kafar ama doobey& shabelada hoosee/ markasu leyahay / waa in madaxaa lajabiyaa wacelka gacan ku dhiiglaha eh!!!!

  • @osmanlul2280
    @osmanlul2280 3 місяці тому

    Shiino arrinka galmudug dhexdhexaad kama tihidee ka daa sxb....aniga iyo adiga waan is fahansannahaye....saad u tiri....

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому

    😅😅😅😅😅 iimaanka alle kaa qaat umadada ka daa qabiilka galmug haku wasto eeygii ku dhalay was 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamrdmursaljama5279
    @mohamrdmursaljama5279 3 місяці тому

    Madaxweyne diyaaradda ka deg
    Maammul goboleedada waa in sharci aan la jabinkarin oo distori federaali ah kuna xusan xeerarka maamul goboleedada waa in la keenaa

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 місяці тому

    Ilahy aya run jecel xasan sh.wxba ma qaban bal ciidankii ayu dhameyey ilahy ka baqe waqtigi farmajo Ash xoog miyey la hayeen Adinka ayan idin weydiiyeye,ninka iska hadlayow shaqo raadis ayad thy hadlkayga gaargiisiiya miya xasan sh.,fadaralka sameyntiisa xal aya loo Arkay C/lahi Yusuf kalgis ma sameyn.

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 3 місяці тому

    No no no

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 3 місяці тому

    Indha cadde waa dembiille
    Mar un lahor keeni doono
    Inshaa'allaah shabeelaha
    Hoose ma illaabi doonto
    Falalkkii.

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 3 місяці тому

    Beenbaad sheegtey maa waxaad leedahay ninka waddanka oo dhan awoodis la wareegey ayaa dadaaley
    QAbiil AYaad u hadleysa
    Galmudug keligeed miyaa soomaali ah uf uf uf

  • @abdirahmanhandule7861
    @abdirahmanhandule7861 3 місяці тому

    ❎❎❎

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 3 місяці тому +1

    beenaalayaal ayaad tihiin dhammaantiin meelaad joogtaanba dadka social media ku jira oo dhan kan hada dhagayso wuxuu ku hadlayo madaxweyne wax fiican ayaad qabatay ku lahaa war runta isu sheega oo madaxweyne xasan sheekh runta ha loo sheego ninkan qabyaalada la wareeray ee dhulkii iyo badihii iibinaya ummada ka qabta ....?

  • @AbdiDiriyehoror-pn4cv
    @AbdiDiriyehoror-pn4cv 3 місяці тому

    No no no