SHIR JARAA'ID:-Xildhibaan Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur"Mudda xileedka Madaxweynaha waxaa ka harsan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • SHIR JARAA'ID:-Xildhibaan Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur"Mudda xileedka Madaxweynaha waxaa ka harsan 1 sano iyo dhowr bilood,shaqadii Madaxweynaha waxay kusoo koobantahy in uu Nairoobi shan jeer u safro. Gobalka Banaadir qabiillo ayaa loo qeybiyay"

КОМЕНТАРІ • 270

  • @_faatax
    @_faatax 2 місяці тому +33

    Ninkan odayga waa run sheeg somali runta ma jecla oo qabyaalad aanay waxba ku qabin ayey taageero ku siyaan kolba kii xilka jooga
    Ninkan waa mucaarid waayo damiirkiisaa weli nool siyaasadiisa ma taageersani ima matalo waxaan ahay reer Somaliland haddana waan u qirayaa run sheegnimadu inay siyaasiyiintu bartaan

    • @dulaneyusuf5183
      @dulaneyusuf5183 2 місяці тому

      😊😊😊

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 2 місяці тому

      Matalan muuse biixi hadii uu xilka kadago oo uu mucaarad noqdo siwalboo uu. U hadlo shacabka reer sommaliland ma aamini donan wayo waxay ogyihiin isago madaxa ugu sareya somaliland. Inuu hanti qaran kuwareejiyay cadowga somaliya sidoo kale ccsh asago wasir ah bu saxixay hanti qaraan

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 2 місяці тому

      Soo kii lahaa xamar unukaa leh Farmajo naga bax

    • @aminaahmed5903
      @aminaahmed5903 2 місяці тому +1

      Runta uu shegayo isagu ma ku dhaqmaa ⁉️

  • @al-xikmaprimaryschooljalam44
    @al-xikmaprimaryschooljalam44 2 місяці тому +11

    Alhaahumaa balaqto xidhibaanku warkiisu meel kasta wuu taabtay waana hadal wanaagsan waxayna ka dhasheen alsh caddaalad daro iyo dulmi xidhibaan horey u soco

    • @HASSANAli-yk2ef
      @HASSANAli-yk2ef 2 місяці тому +2

      Mashaa allaah

    • @HASSANAli-yk2ef
      @HASSANAli-yk2ef 2 місяці тому +2

      Eesh calaa hogaamiye😊

    • @HASSANAli-yk2ef
      @HASSANAli-yk2ef 2 місяці тому

      Aash calaa hogaamiye

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 місяці тому +1

      Waligiis ma booqday tuulooyinkii laga soo doortay hal jid ma u dhisay hal ceel ma u qoday hal iskuul marka hadaad shacab tihii maxaad ula safadaan nin shaqo doon ah oo haduu xilka helo sidaas lee asna sameen doono waa isku wada mid nin meel soke wax ka qaban waayo meel dheer wax kama qabto

    • @Ramdelfalcao2024
      @Ramdelfalcao2024 2 місяці тому

      @@HASSANAli-yk2efHassan sheik waa business man

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 2 місяці тому +3

    Mashaa Allah runta waa xanuun thanks Abdirahman geesi oo run sheeg ah wad no hadashay

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 2 місяці тому +5

    “Asalaamu Calaykum “
    Hil, CCS waa Nin fahansan sida wax usocdaan!
    Waana Ninka ugu Mudan in uu Xilka Madaxwayne qabto mustaqbalka dhow. Somalidu ma, aysan fahmin Ninkan. Anigu waxaan siiyay Codkayga!
    Thanks Mr, president I hope you win this election insha, Allah.

  • @faarahdakol4949
    @faarahdakol4949 2 місяці тому +3

    Mahadsanid Abdirahman

  • @inabotanbro5496
    @inabotanbro5496 2 місяці тому +1

    I couldn’t agree more with the PM! You hit the nail on the head and you touched every aspect of the challenges that Somali people are faced today.

  • @AbdulnasirAli-pj8tu
    @AbdulnasirAli-pj8tu 2 місяці тому +4

    صدقت وبرءت وبالحق نطقت

  • @Terza56
    @Terza56 2 місяці тому

    Thanks CCWarsame ✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 2 місяці тому

    My favourite xildibaan ❤Aad baan kusalaameya

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed 2 місяці тому

    Aqoonyahan wax garad meel dheer wax ka arag runta aan ka ganban wlh wan ku taagera adiga iyo xisbigada wadajir guuleyso godomiye xildhiban Abdirahman Abdishakur Warsame❤❤❤

  • @user-tl3mw4sc8z
    @user-tl3mw4sc8z 2 місяці тому

    Masha alahah

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO 2 місяці тому +2

    Good idea for appreciation my personal opinion

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 2 місяці тому

    Legend nolow insha allah next president

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 2 місяці тому

    Masha.allaah Xildhibaanka si hufan buu,u hatay meelkasto wuu taabtay Dalkeena wuu Dayacmey aawey Dowlada Barakeeysan war Dalkeena badbaadiya Allaha Nabad baadiyee😢

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому +3

    Well said professor xildhiban ccshakur.next president inshallah dalkan hadi u San kusi socdo next 2 years wusi dumaya hada halaga garo

  • @user-ce7ii6sc3l
    @user-ce7ii6sc3l 2 місяці тому

    Run ✔️❤

  • @user-yp6ut2vr9j
    @user-yp6ut2vr9j 2 місяці тому

    Soomaaliyeey masuulkaas hala taageero waa run sheeg.wallahi.

  • @galkacyo12
    @galkacyo12 2 місяці тому +3

    MADAXWEYNE HSM WAA GANACSADE SIDAAS AYUU NAIROBI UGU GUURAY.

  • @user-yp6ut2vr9j
    @user-yp6ut2vr9j 2 місяці тому

    X.dhibaan allah haku xafido

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 2 місяці тому

    Runbadanaa cabdiraxman

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 2 місяці тому +1

    Mudane shakuur ALXAQIIQA

  • @TheSignature82
    @TheSignature82 2 місяці тому

    Finally you become an honest

  • @habibaaden2178
    @habibaaden2178 2 місяці тому

    Shidanaaba Shidan!

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t 2 місяці тому +1

    Xujo xujo somaliyeey Ninkaan oo qeer sheegay yaa arkay

  • @mahamedqolfaa1079
    @mahamedqolfaa1079 2 місяці тому

    Waa sax

  • @MOHAMEDJABOW
    @MOHAMEDJABOW 2 місяці тому

    Somalia need strong opposition leaders ......

  • @adanahmed1244
    @adanahmed1244 2 місяці тому

    Aamuskii abdirahman wuxuu yiri waa dhamaaday sax weeye

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 місяці тому +2

    Niin siifican wax oo fahansan xaqiiqdaana sheegi kaara weeye abdirahmaan abdi shakuur

  • @maxamuuddaad4549
    @maxamuuddaad4549 2 місяці тому +3

    Run sheeg waa ceeb sheeg hal eray oo khalad ah muusan sheegin

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 2 місяці тому

    Guul

  • @user-rm5jr3vz1c
    @user-rm5jr3vz1c 2 місяці тому

    Mhdsnid xildhibaane alle waxaankarajeyneynaa maslaxada umadda somaaliyeed

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 2 місяці тому +1

    Waa runta Somaliya hanolato hana gulaysato ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 2 місяці тому

    Waa siyaasi damiirkiisa nool yahay doorasho qof iyo cod hadey noqoto waa lagu dooranlahaa mudane ccshakuur

  • @mohamedelmi9020
    @mohamedelmi9020 2 місяці тому

    LAN Dheere keep going

  • @user-mu7ze5du4n
    @user-mu7ze5du4n 2 місяці тому +2

    Xildhiban mesha kamatege waxna kumatare qofka xun iyo kawanaagsan waa isugukaamid

  • @abasali6364
    @abasali6364 2 місяці тому

    Ninkaan waa ninka wadanka hagaaji Doona insha allaah

  • @hassanosman5686
    @hassanosman5686 2 місяці тому

    Hogaamiyaha ruuxiga ah Mr cabdi shakuur

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 місяці тому

    Dowladii hore wax dhicid laguma xaman lagumana cadayin. RABBI uga xishod.

  • @abdirizakafweyne5358
    @abdirizakafweyne5358 2 місяці тому +1

    Horna waa u sheegay anoo ah muwaadin reer puntland ah hadii qof iyo cod aan helo waxaan dooran hogaamiyaha xisbiga midnimo ee CCC ama madaxweyne isaga ayaan u dooran. Mahadsanid

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 2 місяці тому

    Guleysa cabdiraxmanow

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 2 місяці тому +1

    Iga gadan CC Shakuur aniga, hadda ka dibna ururkiisa ayaan ka shaqeyn siduu dalka u hoggaankiisa u noqon lahaa.

  • @GouledHoussein-fi8vy
    @GouledHoussein-fi8vy 2 місяці тому

    Madaxwaynaha mustaqbalka cabdi rahman cabdi shakur

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 місяці тому +2

    Dawladu sideedaba waxay dawlad u tahay muqdisho meel kale umaba sha

  • @user-vd2bn9zm4h
    @user-vd2bn9zm4h 2 місяці тому +1

    Waaa Nika kaliya oo an laaluush qaadan run badane

  • @Ummzak
    @Ummzak 2 місяці тому

    Mashalah well spoken, Somalia won’t be succeed while there is corruption,

  • @user-gz6wx2zx8c
    @user-gz6wx2zx8c 2 місяці тому +2

    Farmaajo ma rajiimba xasan shekh na ma madaxweyna?

    • @alihersi2419
      @alihersi2419 2 місяці тому +1

      Macnaha rajiim waa dawlad ee xumaan ma ahan adeer😅😅😅

  • @abdifatahtrinitywau1244
    @abdifatahtrinitywau1244 2 місяці тому +1

    madaxweyneha mustaqbalka noolow masuul

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 2 місяці тому

    Formaajo ha soo noqdo

  • @user-gz6wx2zx8c
    @user-gz6wx2zx8c 2 місяці тому

    yaad u jeeda rajiim

  • @NAAJIMEDIANETWORK
    @NAAJIMEDIANETWORK 2 місяці тому

    No more abgal cabdule dameerihiisa ha iska rarto dowlad waxba kama yaqanane dadkaas damerahoda ha iska dhaansadan magacii somaliyed iyo nidaamkii dowlad waxeey ka dhigeen dameer abgàl

  • @user-oq1xr8jk6k
    @user-oq1xr8jk6k 2 місяці тому +1

    Xildhibaan ka waa geesi dad waayay dhibco ayaa u kordhay mustabalka madax waynanimada soo socota

  • @hawolulgafow3806
    @hawolulgafow3806 2 місяці тому

    Abdiraxman abdi Shakur run sheek lamarabo lkn xaqa u adeeg mahadsanid

  • @user-md5dc7mx9l
    @user-md5dc7mx9l 2 місяці тому

    Mashaa alaah nin kan ayaa madax weeyne uqalma

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 2 місяці тому

    Walahi runtu sheegay xildhibanada aya umadda ka habarsadey ee tugada u doortay somali

  • @77SomaliTV
    @77SomaliTV 2 місяці тому

    Warkanaaa. Mucaarad badanaaa

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤sax

  • @AdanNuure
    @AdanNuure 2 місяці тому

    Asc😊

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 2 місяці тому

    Xasan gurguurte ilaahay ha dhaafiyo somalia 🇸🇴 waa munaafaq waa qabyaaladayste waa qof jilicsan oo bila go,aan ah waa budhcad u tagan boobka hantida somalia markaadsu raisulwasare duli ah oo marxuum ahna magacawday cabdiraxmaan cabdishakur waa muwaadin run sheeg ah ilaahay umada ha dhaafiyo xasan munaafa

    • @user-gm9wg4ge7w
      @user-gm9wg4ge7w 2 місяці тому

      Mar sadaxaad iyo mar afaraad ayaa u dhiman.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 місяці тому

    Abdirixmaan Abdishakur Warsame Waa Hogaamiye aragti dheer leh Dalka iyo dadka u fiicnaan lahaa hadii uu heli lahaa farsad. Laakiin fursadii Hogaamiye kunoqon lahaa baa waxaay noqotay Musuqmaasuq baahsan iyo Laaluush. Isha allaahu mar unbuu helin fursad uu kuhogaamiyo Dalkiisa iyo dadkiisa

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 2 місяці тому

      Haku sirmin siyaasiyiinta Soomaaliyeed waa isku mid markeey banaanka joogaan sidaan beey u hadlaan laakin markeey kursiga ku fadhiistaan isku si beey u dhaqmaan marka waa in kii yimaadaba aan inta wanaagsan ka qaadanaa

  • @MohamedHassan-ky3lu
    @MohamedHassan-ky3lu 2 місяці тому

    Adigaa dan dad ka shaqeeynaayo miyaa? War awalba wax aan macno laheyn ayaa doorashda ku hertamayay. Waligood ha fadhiyaan xilka. Amni iyo dhaqaalaba maheyno. Kaad leedahay Rajiim ayaa boqolkiiba boqol noo fiicnaay.

  • @NAAJIMEDIANETWORK
    @NAAJIMEDIANETWORK 2 місяці тому

    No more abgaal xawaadle iyo habargidir ha tashadàn oo ha qabtàn xilka dalka ugu sareeyo habargidir iyo abgaal danihiina ka tashada abgaal wà dad dameero logu talagaly ee maha dad nidaam dowlad waxba ka yaqan isku daya inaad dalka madax ka noqotan xawadle iyo abgaal

  • @user-vh1gk2hm5g
    @user-vh1gk2hm5g 2 місяці тому

    Alle run sheeg waaye ninkan

  • @mahadmohamedalitogane9513
    @mahadmohamedalitogane9513 2 місяці тому

    Kkk.

  • @abdiqanifarah8964
    @abdiqanifarah8964 2 місяці тому

    HADII MADAXWAYNIHUU KENYA LOO BIXIYAY MADAXAWNIHII SAFARKA MAXAAN U BIXINAA MADAXWEYNE XASAN SHIIKH

  • @abdulahiali2104
    @abdulahiali2104 2 місяці тому

    Xaalad wadankaan u hartay maba jirto, waa wada xaalad!!!!!

  • @mohamedhirei8578
    @mohamedhirei8578 2 місяці тому +1

    Qot Qot ayaa ku baahan ee la soo hadal .
    Waxaad ku qafiiftay Madaxeynaha SOMALIA 🇸🇴 Xasan Shiikh Maxamuud

  • @MahadSheikh-yj7hw
    @MahadSheikh-yj7hw 2 місяці тому +1

    Sanadka io bash

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 місяці тому

    Madaxda waxaa leenahay xaqa allha Tusiyo.

  • @drnurshire8356
    @drnurshire8356 2 місяці тому +1

    Nin siyaasi ah lama aamini karo, xildhibaanka wa hadal quxhoonyahay, lkn biri hadow xil qabto ka daroo dhibi dhal ayay noqonee

  • @user-lq7qy1vu2m
    @user-lq7qy1vu2m 2 місяці тому

    Ma waxad hilmaamtay Barbados qaran iyo waxaa loo labanaya 1991 baa aniga iiga shekaynaya qabiil waa wax xun hasho ayadaa cunayso ayadana cabadaysa

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 місяці тому

    Ninkii gela galgecel wax ka qalanayey oo xalane iyo imaradka iyo Kenya shaqalaha u ahaa oo dowladii rajada soomaali u ahayid wax ka burburiyey miyaa haduu madax weyne noqdo wax wanagsan laga sugaya iyo inuu qorshaha fosha xun ee damo jadiid inuu wax kabedolo laga sugayaa. 💯⁉️

  • @AdanNuure
    @AdanNuure 2 місяці тому

    Asc

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 2 місяці тому

    In soomaaliya sidan noqoto waxaa casharada bixiya
    Ismacii cumar geele soomaliya ninkaas baa taliya
    Sidaa ula socda
    Xasan sheekh maxamuud dhaqankaas buu qaaday.
    Iska daa calaacal waadigii Formaajo meesha ka eryey.
    Shibirayahow heesa hees wanaagsan heesa

  • @CabdixakiinCabdilaahi-qr5kp
    @CabdixakiinCabdilaahi-qr5kp 2 місяці тому

    Xil cabdiraxmaab runtusheegaa Lakin lamadhagaysto

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 2 місяці тому

    Hadii xildhibaanadii 2da aqal lakala qaybiyey oo qaarna xil qaarna xoolo lasiiyey , isagu miyaanu kujirin kuwa xilka lasiiyey?
    Waxaanu ogan inuu kusoo baxay digreetadii ugu horaysay ee madaxwaynaha ?

  • @abdirashiidqaliif
    @abdirashiidqaliif 2 місяці тому

    Xil runta waaa sheegty guuuleyso

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 2 місяці тому +1

    Qabiil macanaa miyuu soo uray

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 2 місяці тому

    CC shakuur hadii Qowlkiisa iyo ficilkiisa is raacsanaan lahaayeen wuu bulaali lahaa runti

  • @Boqorkasomali
    @Boqorkasomali 2 місяці тому

    War ninkan Hala doorto somaaliyeey❤❤

  • @cabdinasirbeylodhajir2176
    @cabdinasirbeylodhajir2176 2 місяці тому

    C taxman muwaadil

  • @bashiirguhaad1893
    @bashiirguhaad1893 2 місяці тому

    Waxad Tahay Aqoonyahan indher garad ah lakin waxa ku dhawacaaya. Qabyalad.

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 2 місяці тому

    Waa runtiis ninkaan wuxu sheegaayo

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 2 місяці тому

    Ninkaan dan guud buu u taagan yahay ee qabiil uma taagna, toban qof oo sidiisa u fikarta haddii laga dhax heli lagaa raggaas meelaha ka muuqda ama siyaasadda ku shaqaysta waxaan qabaa Soomaali inay horay u socon lahayd.. Waa geesi aanan shaati qabiilna xirnayn ee waa runtiis ee dhaqanka dowladnimo wax ha laga baddalo

  • @user-vh1gk2hm5g
    @user-vh1gk2hm5g 2 місяці тому

    Waxaa intaas dheer oo adan ogeyn in shaqaalaha ka shaqeeya hay'adaha ee muwaadinka ah bahdilka lagu haayo, iyo ajaaniib ku soo qulqulaayo wadanka oo anan la fiirineynin work permit la siinaayo shaqada uu haayo qofka ajnabi ah uu qaban karo muwaadin Soomaaliyeed

  • @muhumedabdi-mo5dn
    @muhumedabdi-mo5dn 2 місяці тому

    Xildhibanka runbu Shegay alla haydinku anfaco

  • @zekeriyadualle149
    @zekeriyadualle149 2 місяці тому

    Mr cabdiraxman halkee ayey ku dambeysay tola'ay Roobloow,cali guudlaawow Qoorqoorowiyo Cumar flishoow hadalkaaga

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 2 місяці тому

    SIYASIYINTA SOMALIYED IYO MADAX WAYNAHA XASAN DATA GAAR AHANEED MOYI DANTA GUUD WAX WAR AH AY U HAYAN MAJIRTO

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p 2 місяці тому

    Wanaaga qofkii iska indha tira
    Xumaan buu eebe tusaa
    Markaynu helo madaxweyne wanaagasan aynu dayno ha xukumo dalka

  • @mascudsaciid7386
    @mascudsaciid7386 2 місяці тому

    M.a xaqa wa lamahuran gusha marbey ku sin donta adga bro

  • @user-mt9ru1hn6d
    @user-mt9ru1hn6d 2 місяці тому

    Hadalkaasi.waa.sax.lkn.xldh.ku.waa.uqdadaysanyahay.oo.wali.dawladii.hore.miiyaa.rajiim.ah.mise.tan.mI'd.kee.mudan.erey.gan.rajiim

  • @abdilaahiaadan3074
    @abdilaahiaadan3074 2 місяці тому

    WAXANI DOWLAD MAAHEE WAA TUUGO HAWIYE HA IS BARTO

  • @hashiade7767
    @hashiade7767 2 місяці тому

    Inashakuur sokabasho ayuu sameyay dad badan o necbaa aya hada jecelen sababtuna maqaato lashuush iyo fikir kale m.a

  • @katar443
    @katar443 2 місяці тому

    Dhididka day isagoo qol mujayf ku jiraa la yiri Xasan Doorasho ma qaban rabo qandhaa markiiba qabatay

  • @Ustaadkaamil
    @Ustaadkaamil 2 місяці тому +1

    Muhiimadu waa in Somaliland ay tahay Maamul Goboleed.

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 2 місяці тому

    Sedexda qodob oo aad sheegtaba malahaa downloda la sheego

  • @isseabdalla5536
    @isseabdalla5536 2 місяці тому

    1. Sual xildhibane Horta xilki mahaysa Ergaygi Musiibooyinka Qaranka?
    Hadahayso xilka waxba kaa dhageysan mayno haday taa jirto, sababtoo ah raashinki cawiimada oo xaraashku yaal wadanka dadki loogu talagalay aysan gaarin marka Mudane xildhibaan adoo xafiiskaagi musuqiisa inta le'eg kajiro see Madaxweynaha udhaliisha oo musuq ogu edaysa ficilkaaga iyo hadalkaagu so noqon mayso wax iskhilaafsan

  • @daudshardi6655
    @daudshardi6655 2 місяці тому

    Kan iyo Shariif Waxay Dhimanayaan Ayagoo Xilradinaa Mucarada Managarayan xilka Aydonayaan

  • @gawaanahmed5623
    @gawaanahmed5623 2 місяці тому

    wakaa nuxurka siyasiga soomaaliyeed c.c shakur ayaa maanta qabyaalad kahadlaayo abihii qabyalada kukambeyngareyey