Khadarow wax aanad garanay fadlan ha ka hadlin. Googal horumarka dunida uguma sareeyo. Waxaa Jira dunida Industry is wada oo wax soo saarka dunida wada. Fadlan Somaliland waxay kaa doonaysaa in aad Somalia-Talyani ka difaacdo oo aanad lacag ka qaadan Somalia-Talyani iyo kuwa ku abtirsada Somaliland ee Calooshood u shaqaystaytaasha ah.
Haddii aqoonsigaa maraykanka daacad la ga noqdo oo wada hadal aan Xamar la la yeelan waxa hubaal ah in mar labaad Cirro loo codayni doono.. Alleh ha idin garansiiyo ha na idiin fududeeyo...waa taageere Kulmiye ka sidaa ku lihi.
Wadani hadu keenewayo codki shacabku dhulgaarir ku doortay aqoonsi kulmiye ka shaqeyey Somaliland u diido baari ila galbeed way ifi snm weeli way jogta somalia 🇸🇴 ada buurta u fuulay madaxwayne cidaankaga laayey macalinki cadowga Somaliland caan ku noqday goojacade ismad lahayn madaxwayne ayad noqon o dadkaga ku jecel hadi kale cadaw uma ogalateen Aduunyo xaal ka baa.
Waa hadaydaan idinku diidin in Somaliland la aqoonsado, waayo waxaa idinku jira qaar aqoonsi iska daayoo qadiyada Somaliland ka soo horjeeda Ai iyo waxaad dadka ugu sheekaynayso maxay u tarayaan qof aan maanta qadayn caawana Inuu casho heli aan ogayn
Mar labaad baanu u codayn ciro hadduu ka midhadhaliyo ictiraafka...waa haddii uu iska garto xirsi iyo ictisaam dibindaabyada ay Qaranka u dhigayaan ..ama wadahadalka soomaaliya ee beenta ah.
nin cilmi leh ayuu is kadhigaa dad ka shaqaysta masaakiintaa u hadleysaa . ee maheysaa fagrad warshado loo shaqeeyo oo dalka iyo dadka camala aanta looga saaro . qabyaalada meesha haka abaxdo iyo camala.aanta. jaahil yahow SO MA COMPANY JIRA GEELA LACAG KU GURTE
Waar dalka difaac cadowga aad lacagta ka qaadatay ka difaa c ee aad ula saaxiibtay kursiga dartii maraukan kuma aqoon muuse biixi hortii orod u jawaab xasan shiikh lama hadli kartid waayo waxaad ka qaadatay lacagtii dalka lagu baabiyeys markaa garbahaayoow haku meeraysN marYkan orod itoobiy taga oo soo seexA waxii muuze ka tegay dalka waanu ilaashanYnaa hadaad xuduuud ka baxdo kursi ma fDhiysida adiga iyo cawlka maahsan ciro
Khadarow wax aanad garanay fadlan ha ka hadlin. Googal horumarka dunida uguma sareeyo. Waxaa Jira dunida Industry is wada oo wax soo saarka dunida wada. Fadlan Somaliland waxay kaa doonaysaa in aad Somalia-Talyani ka difaacdo oo aanad lacag ka qaadan Somalia-Talyani iyo kuwa ku abtirsada Somaliland ee Calooshood u shaqaystaytaasha ah.
ICTIRAAFKA MUUSE KA SHAQEEYEY WAYDINKA FASHILINAYA EE KOLBA WAFTI MEEL U DIRAY. WAANU IDINLA SOCONAAA
Guul soomaliLand ❤️🤍💚
Haddii aqoonsigaa maraykanka daacad la ga noqdo oo wada hadal aan Xamar la la yeelan waxa hubaal ah in mar labaad Cirro loo codayni doono.. Alleh ha idin garansiiyo ha na idiin fududeeyo...waa taageere Kulmiye ka sidaa ku lihi.
Iminkaad u quudhi la dihiin ( madaxweyne) inaad ugu yeedhaan ee waxba boodhka haysku qarinina kkkkkkkkkkkk ogow oo mw ciro dooni maayo mar labaad xukunka 5 buu ku qanacsanyahay m.allh
Guul somaliland❤
Illaahay ha ka dhigo ciro kii lagu badhaadho ha ka dhiigo guul soomaaliland
MA CIRAA KA DHAQEEYEY. ? CIRO WUXUU YIDHI MUQDISHO AYAA LALA HADLAYAA. CIRO WAA SOMALIA IYO DJIBOUTI
𝑯𝒖𝒃 𝒔𝒊𝒊𝒎𝒐 𝒉𝒂𝒍𝒃𝒂𝒂 𝒍𝒂𝒔𝒊𝒊𝒔𝒕𝒂😂@@aamohamed5102
Qaranka Somaliland guul wayn ayaa usoo socota aqoonsi calamka odhan ayaa ubahan Mesha ay Somaliland kutaalo
❤❤❤gul
Guul Somaliland
Guul Somaliland ❤❤❤❤
Somalia inaga ilaaliya plz
Aduun caaryaale alle mid khayr inoo leh ha ina siiyo
Dalka somaliland ha noolaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waar Arintaa aad uga shaqeeya yaanu ina soo dhex gelin kuwii xamar ee dalkoda ku fashilmay
Guul somaliland
Waa ina si weeyn loga haawl galaa aqoonsiga✌️🤍💚❤️
Khadarow Somaliland daacad Kama Tihid Dadweynuhu Wuu Iddiin Ogyahay
Waa markii u horaysay ay xakuadu ka hadasho wixii loo bukay guul somaliland
Guul somaliland iyo madaxwayne cabdiraxman maxamed cabdilahi cirro
TUUG YAA KA SHAQEEYEY ? WAANU OGNAHAY INAAD TIDHAAHDEEN MUQDISHO AYAANU WADA HADLAYNAA SI DHAQDHAQAAQA USA 🇺🇸 U XIDHMO.
FAQASH
Sooomalind guuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuul guuuuuuulaysato
Waar yaayaadhaheen ma ka dhabaa ictiraafkii inuu waddani rajaynayo ..yaab weeye inaga hubsada...?
Wadani iyo Ciro waxba kumay darsan wali Ictiriaafka Somaliland. Waa halkii Madaxwayne Muuse Miixi kaga tagay. Fadlan Wadani iyo Ciro dadka iyo dalka u Shaqeeya oo Ictiraafka raadiya. Khadarow AI waxba kama garanaysid. Fadlan ha ka hadlin. Adigu Xool baad ku waynaatay oo wadaa dalkii Somaliland Qabiil u Qaybiyay ee Somalia-Talyani hoos Gaysay.
Idinku ictiraafka kamaydaan sheqayn ee maraykanka ugu faaiideeya magacwaynbaydin ka heli doontaa
Snm.awr bay cano kalisyaa
Isaaq waxay ka horeeyaan qaarada africa oo dhan doorashooyin aanay east Africa looga dhaqmin❤❤❤❤
Waxaa ka furan jaamacada maraykan iyo England and Canada ❤❤❤❤
Fadlan citirafka muse Ka shaqeysy EE diyarka ah Soo qada hadii kale fashil baa Ka danbeya Wana lays qabanayaa oo xaqiiqa
Wadani hadu keenewayo codki shacabku dhulgaarir ku doortay aqoonsi kulmiye ka shaqeyey Somaliland u diido baari ila galbeed way ifi snm weeli way jogta somalia 🇸🇴 ada buurta u fuulay madaxwayne cidaankaga laayey macalinki cadowga Somaliland caan ku noqday goojacade ismad lahayn madaxwayne ayad noqon o dadkaga ku jecel hadi kale cadaw uma ogalateen
Aduunyo xaal ka baa.
Waxaanad u hawl galin cidna kuma qabanaysee iska dhaaf halaasiga
Aqoonsigaad sheegayso haduuba jiraba ma wahaad raali ka noqon America iyo yuhhud inay kaga duulaan wadamada islaamka ilaahay ma oran
Alla mayee garbahaaray ayeey u baahan tahah
Ilaahay umaad haa idiinka soo qabto reer wadaniyow
u ducee umada wadanka. shaqsima leh waa lays bedelaa. qabyaalidi yey ku qaadin maskaxda ka xarow
IIMANLA,AAWE DADKA CAQLIGA KA DHUKURAN WAANU NAQAANA WAANA NOOCAN OO KALE
Waraaqda maad isa daysid
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
Dowladda cusub ee "BD" (Balaayo Dhukuran) Been hanagu hogaaminina ictiraafka idinkaa sii kala tuurayee
so company maaha shirkad fiucan waa lugooyo internet keeda ma wanaagsana dub ha isku eegeen
Waa hadaydaan idinku diidin in Somaliland la aqoonsado, waayo waxaa idinku jira qaar aqoonsi iska daayoo qadiyada Somaliland ka soo horjeeda
Ai iyo waxaad dadka ugu sheekaynayso maxay u tarayaan qof aan maanta qadayn caawana Inuu casho heli aan ogayn
Horaa looga shaqaystay ee idinka ?ayaa idinsaaran
Mar labaad baanu u codayn ciro hadduu ka midhadhaliyo ictiraafka...waa haddii uu iska garto xirsi iyo ictisaam dibindaabyada ay Qaranka u dhigayaan ..ama wadahadalka soomaaliya ee beenta ah.
Adigu ha. Caqabadayn aqoonsiga
nin cilmi leh ayuu is kadhigaa dad ka shaqaysta masaakiintaa u hadleysaa . ee maheysaa fagrad warshado loo shaqeeyo oo dalka iyo dadka camala aanta looga saaro . qabyaalada meesha haka abaxdo iyo camala.aanta. jaahil yahow SO MA COMPANY JIRA GEELA LACAG KU GURTE
aakhaas war dadka ka hor dhaqaaq ictiraafku waakaad is hortaagteen gunxejisoow
Aqoonsiga maamulki hore ayaa ka shqeeyey idinku haha leexnina halkii umarayey ee dhamystira,wada hadalka soomaaliya dib ayuu dhigaya waayo waxy ku dacwiyayaan wada hadal baa noo socda.
ina
Ficil iyo qawl is khilaafsan wadani udaaa
Geele is watching you😂
Waar kani you wax usheegaya malaha mahdi guuleed ayuu la hadlaya
Dee orod wafti u dira oo lowers Qabsada
Cid aduunka wax kaaga kordhisa dhaqda
34 sano ayay dadkii wadanka hogaaminayay khayaali iyo riyo iyagoon geedkaa gadhayn dadka been la hor taagnayeene ficil ayaa wax ku yimadaane cilmi iyo caqli midna ma haysaane guri bangalo iyo gaadhi ka iyo gabadh cad ka tabcada aakhirana waad garan waxa kuu yaala
Tuug tuug dhalay dhagar qabe walee maalin way imin lays xisabtamo oo dalkani hagaago insha alaa waxaad ka shaqaynayzeen hagar daamada dalka ilaa aad habalahiinii aad tisshdeen orda garoowr ka soo dhilaystA ayiyo sool waa kii adeerkaa lahaa sadex boqol oo gabdhood oo garxejisa ayaan siilkood daarood kasiinayaa si aan kursi u helo hadal lasoco ninku waa siil xaraash markii hore waxaa loo yaqaanay cudur gude laakiin magac cusub waa siil xaraash waayo waxa uu yidhi gaajo ayaa naysa waxaanu ku dhegaynaa siilsha habalahaga waa nimak heerkaa gaadhay ee u badheedhsy jaraarnimo
Alow citiraafnadii iyo nabaf caama anga soomali iyo muslimkaba
😅😅😅😅😅
ibna aadam.sidee looga maarmayaa ilaahaybaa ilma aadam adduunka usameeyay. technolojigan aad sheegaysana ibna aadam ayaa macmalay.
Waar dalka difaac cadowga aad lacagta ka qaadatay ka difaa c ee aad ula saaxiibtay kursiga dartii maraukan kuma aqoon muuse biixi hortii orod u jawaab xasan shiikh lama hadli kartid waayo waxaad ka qaadatay lacagtii dalka lagu baabiyeys markaa garbahaayoow haku meeraysN marYkan orod itoobiy taga oo soo seexA waxii muuze ka tegay dalka waanu ilaashanYnaa hadaad xuduuud ka baxdo kursi ma fDhiysida adiga iyo cawlka maahsan ciro
Yan aqosan NaH
😂😂😂😂
stop drama man 😅😅😅😅😅😅stop
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nonsense 33 years fake dream Muhiimadu Waa in hargeysa tahay tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah.
Tuug beenaale ah