Ahmed shariff killer- dhuni rac

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • somali music

КОМЕНТАРІ • 93

  • @liibaanhirsi1004
    @liibaanhirsi1004 4 роки тому +11

    Dabaal ahaaneey dadka oola dhaqmeesaa
    Hadii ay dhahaaneey waxaan iska dhaafee
    Dadkaaga dhibaaayoo magacood ku dhumaayee
    Allah ya cizak killer legend allah haku raxmado

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +7

    Axmed Shariif aad buu Codmacanaa kama daalo heeshiisa wuxu ahaa kumar sanu ga Somalida wlhi Allah haku naxariisto😓

  • @abdiali6364
    @abdiali6364 8 років тому +24

    Allah yarxamak yaa aquuy Alcasiis .... killer intaas ayaan awodaa maanta geeridu waa xaq. .......
    waxuu kamid ahaa ciyaartooydii nadigii madbacada sidoo kale waxuu ahaa fanaan. .........killer iyo baastow labaduba waxey ahaayeen dhalinyaradii aan isku asxaabta aheyn wayadii hore. ... waxaa baastow iigu danbeysay isagoo kunool sanca

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 7 років тому +19

    Aun axmed shariif killer Fanaan buuxo aan Jecel nahay hadaa nahay Reer Muqdisho qaas ahaan Reer xamar weyne mana iloowi Dono alow Ku naariiso 😭😭😭

  • @maancabaas
    @maancabaas 8 років тому +14

    The best of all time Axmadeey illaahaw Ku naxariiso he was a true legend badal kaga ma heli doono .

  • @Cityboy183
    @Cityboy183 10 років тому +33

    Somalia will never find again ahmed sharif killer like him believe it, or not he was a legend that every person somalia love him indeed!!!

  • @toyibabdullah199
    @toyibabdullah199 4 роки тому +5

    Dhuuni raac maa u dhimaahaayee.Allah kuu naxariisto axmad shariif killer.
    dadka laga wado waa lesku ogyahay ee hadaad ila fahamtay like isku muuji thanx.

  • @Tapswapoficial
    @Tapswapoficial 5 років тому +12

    Like iigu sharfa inta dhagesaty 2019

  • @zaydjabuuti8977
    @zaydjabuuti8977 3 роки тому +17

    He wasn’t only a singer he was also a practicing medical doctor, I remember him treating me in utange refuge camp malaria is what I was suffering with . May Allah reward you with janatul a firdawsa al aclaa..

    • @omar403o7
      @omar403o7 2 роки тому +2

      wow AUN good to know

    • @drillfootball1369
      @drillfootball1369 2 роки тому

      Axmed shariif killer..Allah ya raxma Aqii ...waxan xasuusta mar anu daris aheenay

    • @alishiiq3341
      @alishiiq3341 Рік тому

      l
      l
      l
      l
      l

  • @liilove2000
    @liilove2000 6 років тому +7

    Allow qabrigaaga nuuri u are the lenged of somali man

  • @فردوسعلي-ك5ج
    @فردوسعلي-ك5ج 8 років тому +6

    ilahey ha unaxaristo killer wadankena nabadi hore Allah kuso celiyo

  • @joo_ohyg3899
    @joo_ohyg3899 8 років тому +4

    Alahi Yarxamu Axmed Sh Killer Big Fanan Banadiri Yslmmmmmmm Kuma Dhimahaayo Hadad I Dhaaftayee

  • @yahyebestwaabari5423
    @yahyebestwaabari5423 2 роки тому +2

    Reer banaadiri ma joogan wa idin salamy

  • @ishqishidnishidni8991
    @ishqishidnishidni8991 3 роки тому +3

    illaahoo hanaga dhigin kuwaan ku aqoon yaarabi

  • @sadiyageedi2295
    @sadiyageedi2295 2 роки тому +2

    Allhow kuunaxariiso wllkey kiler xasuus waaye wlhi

  • @alaxmed
    @alaxmed 4 місяці тому +1

    Killer oo kale dib looma helayo, Allah ya raxmah.

  • @aliosman1722
    @aliosman1722 3 роки тому +3

    Ilaahoow u naxariiso kiler

  • @aweyscalidaahir9024
    @aweyscalidaahir9024 4 роки тому +2

    Hees waa heesihii hore allow kuu naxariiso wll

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 7 років тому +6

    rest in peace Ahmed killer you was a wonderful legend singer

  • @ilhaamfantastic5749
    @ilhaamfantastic5749 9 років тому +8

    Allow Ku naxariso ameen yaa rabi

  • @dirislecabdi5735
    @dirislecabdi5735 4 роки тому +2

    Boqorka xamarawiga Allah yaaah rahma nabad iyo naxariis galyo

  • @abdinasiromarali7027
    @abdinasiromarali7027 4 роки тому +1

    The one nd only wlhi Axmed shariif killer legend Alla ya raxma

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 3 роки тому +2

    Wow xasuus bro thanks lknse killer abtiyaalkey uur nugulow heestaas mel ku sheeg

  • @babajeynouri6311
    @babajeynouri6311 3 роки тому +2

    Old is gold A SH K jisadaa janno

  • @wiz.kadafi
    @wiz.kadafi Рік тому

    Legendary 😢
    Allah ku naxriiiste ❤

  • @TheAbdiugaas
    @TheAbdiugaas 7 років тому +2

    Allah yaraxmama real somali star we love You brother from East to west north to south all Somali people love you shinning star

  • @aliabdullahi4165
    @aliabdullahi4165 3 роки тому +2

    Allah yaa raxma king❤

  • @adoowabdi2302
    @adoowabdi2302 7 років тому +2

    alle ha unaxariisto abmed shariif killer player kii hore ee madbacada

  • @QaraareMusic
    @QaraareMusic 8 років тому +3

    somali best singer all time killer

  • @abdimohammed5599
    @abdimohammed5599 6 років тому +2

    alla h yaa raxmo walaakeey soomaaliyeet aduun

  • @fahmo77ali2
    @fahmo77ali2 10 років тому +3

    Allaha u naxariisto kiler legend

  • @ibrahimsheikh6510
    @ibrahimsheikh6510 5 місяців тому +1

    Kon Kon ya song 2024 me dekha raha hai❤❤❤

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 3 роки тому +1

    allaha u naxariisto ahmed sh kiler🤲

  • @fatmaalahmde1232
    @fatmaalahmde1232 2 роки тому +1

    Allah ku naxriisto

  • @laxbro32mo
    @laxbro32mo 6 місяців тому

    I love you for uploading this. And you’re part of my prayers

  • @dirislecabdi5735
    @dirislecabdi5735 4 роки тому +1

    The king of bandiri songs

  • @mucashaq1198
    @mucashaq1198 8 років тому +3

    Allah kuu naxriisto yaa rab

  • @mudulood
    @mudulood 5 років тому +2

    Dhuuni raac maa u dhimanaa RIP

  • @abdidacda7737
    @abdidacda7737 5 років тому +1

    Allahabad ha u naxariisto killer

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 4 роки тому +1

    Makuu dhimahaa
    Hadaa idhoortay
    Heestaan waan aqaan
    Qofta loo wado

  • @libaandahiir2935
    @libaandahiir2935 4 роки тому +2

    Naagtiisa Nasro Guuleed, waa HG Sacad ah reer Boondheere ah oo ay dhashay Xabiibo xaayoow. Laakin waayahi xumaan kaligood Kalama geeynin. Yemen markeey tageen waxaa ka qaatay Jarato oo jaahil Gaalkacyo ka yimim oo Canada geeyay. Kiler nå wuxuu ku dhintay Yemen.

    • @liibaanhirsi1004
      @liibaanhirsi1004 4 роки тому

      Sxb waa nasro maxamud xasan qaareey magaceeda waxayna ahayd habargidir sacad waxayna xaga hooyada kala walaal ahayd burhaan dhalbaas oo asna ahaa habargidir sacad, Nasro reer waaberi ay ahaayeen Teeda kale nin ka dambeeyay Killer ma uusan guursan ayagana calafkoodaa dhamaaday hadana waxay joogtaa muqdisho waxayna ka imaaday kenya nairobi markay yemen kasoo tagtayba

    • @liibaanhirsi1004
      @liibaanhirsi1004 4 роки тому

      Laakiin sadex ilmo ah ayay u dhashay labo wiil iyo gabar

  • @yuusufmahamud3960
    @yuusufmahamud3960 5 років тому +1

    Alayaaraxma axmed sh kiler

  • @cumarcaawil145cumarcaawil7
    @cumarcaawil145cumarcaawil7 Рік тому

    Ala unaxariisto keleer

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 10 місяців тому

    Ruwayada badan dhigay killer

  • @asianabd4105
    @asianabd4105 3 роки тому +1

    ala yaa raxma

  • @qaaseyjimjaam2566
    @qaaseyjimjaam2566 Рік тому

    2023 inta iga danbeeso

  • @abdiaziizhassanibraahim2626
    @abdiaziizhassanibraahim2626 8 років тому +3

    allaha u naxariisto killer

  • @hassanomar8064
    @hassanomar8064 9 років тому +2

    waaw alaha u naxarist.

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 5 років тому +1

    Legend AUN kiler

  • @moktarismacil4558
    @moktarismacil4558 2 роки тому +1

    Workaday

  • @FoosMire-ru3po
    @FoosMire-ru3po 10 місяців тому

    dhaafaye😢😢😢😢😢

  • @mustafamukhtar6742
    @mustafamukhtar6742 5 років тому +2

    3Axmed heesahoda (Alta tone)ka ah
    Ninka isku daya inuu copy gareyo
    Waa ku ceeboobaa ee halaga digtonado.
    1) Axmed Sharif Killer
    2) Axmed Rabshe &
    3) Axmadey Abubakar Alcamari

  • @kakayare7298
    @kakayare7298 5 років тому +2

    Nice song

  • @abdiosman3009
    @abdiosman3009 10 років тому +1

    Super great song

  • @ubax3018
    @ubax3018 8 місяців тому

    2024 sorry waayihii
    Wacanaa

  • @aziizaashar4095
    @aziizaashar4095 4 роки тому +1

    Allow u naxriiso

  • @xasanbuutaa2204
    @xasanbuutaa2204 6 років тому +1

    Iloow unaxariiso

  • @nuuryusuf6510
    @nuuryusuf6510 10 років тому +3

    Illahow kuu naxariiste walaal aad qaali u ah tahay

  • @mustafisxaaq5071
    @mustafisxaaq5071 7 років тому +2

    allow unaxriiso axamad shariif kilar

  • @abmendozaa
    @abmendozaa 6 років тому +4

    LEGEND

    • @macallindaud5854
      @macallindaud5854 5 років тому

      Allaw waxaan rajaynnayaa inaad u dambi dhaafto killar

  • @sanatumme3384
    @sanatumme3384 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @LaaxiyahCraxiin
    @LaaxiyahCraxiin 4 місяці тому

    Wadkabaxsatay

  • @axmaaaad
    @axmaaaad 11 років тому +2

    Woooow

  • @daudmohamedali3703
    @daudmohamedali3703 4 роки тому +1

    Lake igu dharfa hadii ad sacan dhagesaneyso

  • @maxmaebcbdlxkim9440
    @maxmaebcbdlxkim9440 4 роки тому +1

    Wawo

  • @saladxasanxusenkoobin4501
    @saladxasanxusenkoobin4501 2 роки тому +1

    Yo

  • @xasanbuutaa2204
    @xasanbuutaa2204 6 років тому +1

    Ala

  • @kalfakalafow7786
    @kalfakalafow7786 5 років тому +1

    Axsan sowt

  • @abshircadde9236
    @abshircadde9236 Рік тому

    Wwww

  • @ahmeddooni7451
    @ahmeddooni7451 8 років тому +2

    alaahuma.najeenaaa

  • @farxiyocaliibraahim4694
    @farxiyocaliibraahim4694 2 роки тому +1

    Rrr

  • @cismaanaadan-g5z
    @cismaanaadan-g5z 24 дні тому

    🎉

  • @abdirashiidhasan1922
    @abdirashiidhasan1922 10 років тому +1

    Yes

  • @cabdallahfargeeto7449
    @cabdallahfargeeto7449 3 роки тому +1

    Rigth

  • @rashaabdalla8119
    @rashaabdalla8119 7 років тому +2

    oh oh oh oh 😑

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. 8 років тому +2

    Alle haka raali noqdo kilar.

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 3 роки тому +2

    Wow xasuus bro thanks lknse killer abtiyaalkey uur nugulow heestaas mel ku sheeg

  • @sarasia6173
    @sarasia6173 2 роки тому +1

    ❤️❤️❤️❤️

  • @axmaaaad
    @axmaaaad 11 років тому +1

    Nice song