Hereri Iyo Jabuuti -Hablaha Duuliyaha ka ah Air Djibuoti-Qaybtii 2AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 97

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 3 роки тому +23

    Hormar wacan Djibouti iyo Dalkayga Somalia u rajeynn mustaqbalka InshaAllah guuleysta dadkayga Soomaliyeed meel walba aad joogtaan Bi'dniAllah 💯👋!

  • @mkmehmett1205
    @mkmehmett1205 3 роки тому +15

    Masha Allah 🇩🇯🇩🇯 Djibouti 🇩🇯🙏💖 Saluto from 🇸🇴/Bosaso/ Somalia🇸🇴

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 3 роки тому +8

    Mashaallah Hormar wanaagsan hambalyo aya leyahay reer jabuti iyo Cabdisalaan heeri.
    Sasaa aya raba ismujiya oo yaan nilaga adeegane adeegta idiinka oo barta aqoonta iyo service arbaska iyo dekeda.
    Dhaqalaha dadkale kumamulo waa aad kabahantay lakin markad adiga aburatid waa guul iyo goba nimo.

  • @zeinababdi4757
    @zeinababdi4757 3 роки тому +8

    I admire the mind set of Djibouti people, they are very open minded socially, economically and culturally....well done.

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 роки тому +3

    Mashalh walalhayaga jabuuti guul hormarkina wanku farax sanhy dinta adkeya xijab iyo gono qata cadawga shisheyana hajabo idanka ilahey inshalh ilen muslin bannhye amin asv

  • @abdirazakahmed1970
    @abdirazakahmed1970 2 роки тому +3

    Msha allah Dhulka SoMala Leh Alle Ha Barakeeyo Dhaqanka iyo diinta Ha la Adkeeyo Wadanka Carabta Iyo ajaaniibta Inooga Ilaaliya Insha guulaysta

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 3 роки тому +9

    Masha Allah guuleysta dhamantiin somali weyn insha Allah waan gaari doona meel ficaan waan jeclahay inuu dalkeyga hooyo gaaro meel aad uu ficaan 🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

    • @daganhamda9745
      @daganhamda9745 3 роки тому +3

      Insha Allah huno waadgadheysaan hada Masha Allah somalia weybanabadowdey inta dhimanna dhameya waa Illahay asaga dhamaystirayaa gushiinu waa gushena farxadiinuna waa farxadayada somalia peace nd love from djibouti

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 роки тому +6

    Maansha alaah waa diyaarad soomaaliyeede ha la camiro sidoo kale wxn rajaynayaa Somali Airline in dhawaan la kicin soono iyadana maadaana ay 2020 ugu dhawayd soo laabashadeedu

  • @saddamahmed1959
    @saddamahmed1959 2 роки тому +9

    Somali people should learn political tolerance from the Jabuuti brothers. They don't insult leaders, they don't create chaos or tribal conflicts. ❤

    • @83westeagle
      @83westeagle 2 роки тому

      You sound like we have a choice. If we could learn anything from Somalia is how to relinquish the power.

    • @halimesultan4376
      @halimesultan4376 2 роки тому +1

      Yes, mashaAllAh we get along and is long tradition we don't fighting each for the sake women ,children and spills blood ,the government respect the elders if not they will be curse with bad prayers may Allah keep it that way and our brothers in Somalia and Ethiopian too get along for the sake of east Africa to rise we have to help each others so as Africa diaspora can comeback someday, home is home no matter what do you are always outsider abroad.

    • @Mohamedismail-sb6pd
      @Mohamedismail-sb6pd Рік тому

      @@halimesultan4376 Obviously, you don't live in Djibouti or you are part of the ruling class. Djibouti's situation is not different from that of its neighbors. Djibouti is dying from corruption, tribalism, drugs, illegal immigration, abuse of power, child sex tourism, prostitution, high unemployment, and so on.

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 3 роки тому +12

    Waar habluu qurux badnaa❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 роки тому +8

    hanbalyo wataa dowladnimo !!! cashar ku qaata herari iyo reer somaliaba....

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 3 роки тому +7

    Hambalyo hablahayaga reer djibouti alf.mabrouk

  • @rahmamohamed4356
    @rahmamohamed4356 3 роки тому +13

    Very interesting 🤔 Congratulations Djibouti 🇩🇯 👏👏👏 Well done 👍

  • @mohamed2684
    @mohamed2684 3 роки тому +6

    somalinimidu waa ku garlic reer jibouti. Mashallah dumarka somaliyeed ee reer jibouti

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому +1

    Maasha allah mudo yar iyo talaabada hormarka ay ku talaabsatay waa wax aan inba caadi ahayn guulaysta jamhuuriyada jabuuti

  • @xilwaxaaji7414
    @xilwaxaaji7414 3 роки тому +5

    Maansha Allaah waa wax lagu farxo gabdho somaali ah oo diyaarad wada laakiin DJ ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khadarahmed5752
    @khadarahmed5752 3 роки тому +4

    Waa Farxad ilaahay ha ufududeeyo shaqadooda

  • @amazingrespect3115
    @amazingrespect3115 Рік тому

    Masha allah mes sœurs bonne courage et félicitations 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @somaliqueenable
    @somaliqueenable 3 роки тому +10

    Am proud of my friends mashallah.

  • @Degelkakheyrka
    @Degelkakheyrka 3 роки тому +9

    ku darso Djibouti waxay dhawaan daahfurtay Aviation Academy,waxana kasoo bixi doona pilotyo.

  • @abdihassanaden2268
    @abdihassanaden2268 3 роки тому +2

    Mashallah felicitations pour nos madames pilotes horey uu socda content pour vous

  • @Degelkakheyrka
    @Degelkakheyrka 3 роки тому +4

    Eng Abubokar Omer Hadi waa tiir ka mid ah tiirarka horumarka wadanka Djibouti

  • @dajistech1042
    @dajistech1042 3 роки тому +6

    m.a guul walaalaha jabutii

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 роки тому +1

    Asc walalhayaga muslinkaa oo somaliyed guul iyo gobonomo qata wanku farax sanhy hormarkina cadwga shisheye hajabo amin gbdhuhu xijab iyo gono qata ilen muslin bannhy ascguul

  • @mohamudyousuf8649
    @mohamudyousuf8649 2 роки тому

    Macha Alla hablahaygii reer Djibouti oo duulinaya diyaaradaha,waa guul,iyo horeumar.

  • @somaliafuturepilots
    @somaliafuturepilots 3 роки тому +2

    Walaashena hormar wacan baanu kuu rajaaynaaynaa in Ilaahey kuu fududeeyo wax barashadaada .

  • @yaxyeabdishakur702
    @yaxyeabdishakur702 Рік тому

    Am proud of you jubuti girls from somali ❤️

  • @razvaxultra6333
    @razvaxultra6333 3 роки тому +4

    Mashaa allaah jibuuti

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 3 роки тому +2

    Subxaana Allah ma sidanay horu mar utaqana Somali Inan shadh iyo sur wan xidhan

    • @yasermohamed3284
      @yasermohamed3284 2 роки тому +2

      Waa macquul inad kaxuntahay kkk djibouti dunida ayeey latartamaysaa bay bay

    • @Dahab-g1g
      @Dahab-g1g 2 роки тому

      maya 30 sano oo burbur iyo qabyaalad iyo jahiliyyah alshabab waa horumar!🤦‍♂️

    • @Dahab-g1g
      @Dahab-g1g 2 роки тому

      @@yasermohamed3284 100% waad saxantahay👍hore u soco walaalayaal💗

    • @Dahab-g1g
      @Dahab-g1g 2 роки тому

      xagee ku nooshahay????

    • @yasermohamed3284
      @yasermohamed3284 2 роки тому

      @@Dahab-g1g wadaanka dibadisaa ayaan jokaa xll adna

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع

    Masha’Allah. Somali Pilots.

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 3 роки тому +3

    Masha Allah Tabarakallah,Ilahay ha idin xafido hablaha pilote ka ah

  • @mahdimiad
    @mahdimiad 3 роки тому +3

    Mashaalah congratulation sisters, tt mes felicitation

  • @saidali2381
    @saidali2381 3 роки тому +4

    Mashallah. Félicitations

  • @Asmasimandheman
    @Asmasimandheman Рік тому

    Halke laka helaya barashata tiya rataha

  • @hibohassn6363
    @hibohassn6363 3 роки тому +1

    Maashaa Alaah Alaha xafdiyo, walaalaheen

  • @feisalfaraj44
    @feisalfaraj44 2 роки тому

    huyuuu mchinaa ndio alinifanyeee nitoeemachoziiii juuu jaaaelllkaaa

  • @jafarmohamed8965
    @jafarmohamed8965 3 роки тому +1

    Congra djibouti

  • @abdellahyacin5648
    @abdellahyacin5648 3 роки тому

    Universal tv ilahey kaa yabaa oo gabyalada dayaa
    Somalinimo somaliya haa kuu eqaato bess

  • @fadumomohamed8764
    @fadumomohamed8764 3 роки тому +3

    Mashallah tabarakalla 👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdihafidbile7816
    @abdihafidbile7816 2 роки тому

    Hereri saaxiib❣🙋‍♂️

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 роки тому +6

    Somaliland baa iyana Air Somaliland soo wadda ee bal iyana u soo duceeya in Rabbi u fududeeyo

  • @nourfarah8968
    @nourfarah8968 2 роки тому

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @AhmedAli-jp8jv
    @AhmedAli-jp8jv 2 роки тому

    Maasha Allah

  • @ahmedabdi5742
    @ahmedabdi5742 3 роки тому +1

    Mansha allah

  • @munaluula1529
    @munaluula1529 3 роки тому +1

    Congratulations girl

  • @charlesabdi
    @charlesabdi 3 роки тому +2

    Masha allah

  • @mohamedamiin2491
    @mohamedamiin2491 3 роки тому +1

    Waxkasta waa good lakiin kabadala makarafoonka dalay

  • @cige12
    @cige12 3 роки тому +5

    AFSOMALI.GA AYAA KU YAR

    • @Amen.Ahmed1
      @Amen.Ahmed1 3 роки тому

      Waa say walaahi

    • @ayanorganisationofficielle7961
      @ayanorganisationofficielle7961 3 роки тому +1

      Wa wiil wax bartey sida ahaan waye

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 2 роки тому

      Af Somaligu waa kaa balaadhanyahay. This is a Djiboutian accent. He speaks it well. And he is probably half Yemeni Djiboutian.

  • @abdikheir-ak
    @abdikheir-ak 2 роки тому

    Guul iyo gobanimo
    #Somali

  • @aminaawaberi3985
    @aminaawaberi3985 2 роки тому +2

    Avez-vous Fouad si 16 piloot

  • @Bilane-gd3dv
    @Bilane-gd3dv 3 роки тому +2

    😍😍😍😍

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому +1

    Waxaan soo suubinaynaa reer jabuuti mise reer xamar

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 2 роки тому +1

      Kkkkkk waa reer jabuuti laakiin waxay 3 sano wax kusoo barteen Nairobi oo ay kula soo dhaqmeen somali kala duwan. 😂

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 роки тому

    Mashallah Mashallah

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 3 роки тому

    Jbuuti hormar mayaalan maxaytah diyarada aminka labo.laga heysto maxaytahy

  • @AïchaLaReine-v2b
    @AïchaLaReine-v2b 7 місяців тому

    Meel dhimaty iga dhe

  • @abdiweli409
    @abdiweli409 2 роки тому

    How long does take this course

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 3 роки тому +1

    Asc Aad Buu U Mahadsanyahy Weriye Hereri Oo Isku Xidha Bulshada Dhinacyadeeda

  • @feisalfaraj44
    @feisalfaraj44 2 роки тому

    aslm annwajaeelkaaa hawaaaa

  • @cabdiraxmaannoor9620
    @cabdiraxmaannoor9620 3 роки тому +2

    laba Qodoba muhiim ah ayuu sheegay ka koowaad oo ah afka somaliga qof kugula hadlay dadka qaar aan afafka qalaad aqoon iyo ta labaad cuntada ah qofkii Ethiopain airline raacay ayaa garanaya 🤣🤣

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 3 роки тому

    Good 👍

  • @saleebaanliibaan9007
    @saleebaanliibaan9007 2 роки тому +1

    👸✈🥰💖👏👍

  • @Usedtobehim
    @Usedtobehim 3 роки тому

    We move let’s gooo !

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 3 роки тому

    gd program

  • @cabdhullhiahmed8328
    @cabdhullhiahmed8328 3 роки тому

    Dood di jabuti

  • @xilwaxaaji7414
    @xilwaxaaji7414 3 роки тому +2

    Waxaan ka wadaa DJ iyo somaaliya ma walaalaa mise waa wada soomaali kuligeed?

    • @maxamedmohaan7666
      @maxamedmohaan7666 3 роки тому +3

      Soomali waaye lkn waxeey ka siiyihiin jabuutiyaan

  • @darishore814
    @darishore814 3 роки тому +1

    Why hareeri Muqdisho u tagin meelaha kale gobolada kale waa aragnaa inu tago 🤔

  • @abdiomar7315
    @abdiomar7315 2 роки тому

    War ma diyaaradii ninka ivery choast ba

  • @hamdiabdikarem8940
    @hamdiabdikarem8940 2 роки тому

    serie S what mean?

    • @moushabfarah4202
      @moushabfarah4202 2 роки тому

      U have to be scientifique

    • @Mohamedismail-sb6pd
      @Mohamedismail-sb6pd Рік тому

      It's just an option that you have in the last two years of high school where you can major in science like math, physics, chemistry, and biology. Simply put, it is a science major.

  • @yabehismal4443
    @yabehismal4443 3 роки тому +2

    Ce sont pas des djiboutienne

  • @samaroonwarrior7896
    @samaroonwarrior7896 2 роки тому +1

    Somaliland hanolato

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 3 роки тому +1

    Did he say Hatgaisa is SomaliA. Cancel his the flights of this air Nedel to land on Hargaisa.

  • @moon_mcknight8130
    @moon_mcknight8130 3 роки тому

    Fuck issaq-Land

    • @yasermohamed3284
      @yasermohamed3284 2 роки тому +2

      Mechu waa cisseland

    • @moon_mcknight8130
      @moon_mcknight8130 2 роки тому +1

      @@yasermohamed3284 Bariga Africa ana leh ana Ciiseh madobe ah 🥶🏴‍☠️