yaabka adunka ninkan waxan u sheegaayo wa wax dadko dhan garanayaan wax cusub nomu sheegin . sababta u waxan u sheegaayo wa nin been isku gadaaya wana manipulation marka dadka nocan u hadla ama u firkira iska ilaaaaliya ama wa tuug ama wa jaaaaajuuus ama wa kufsadee ama intaba u yahay walaaahi yaabka adunka
Waxaad ogtahay in laguu sheego waa xasuusin Tusaale marka BBC soo gasho waxay dhahadaa halkaan waa BBC maxay noogu sheegaan every day sababta waa xasuusin Sidoo maalinkasta waxaa lagu dhaahaa allah ka baq waa dhimanaysaa macneheeda ma waxaa weeye hada lagu barayaa mahan waa xasuusin Nabiga scw lagu yiri xasuusi waxay anfacaysaa mu'miniinta lama odhan bar ee waxaa lagu yiri xasuusi
@@maxamuudyuusuf4107 yaabka adunka sxb wax walba sabab wa u heeli karta lakin ninkan wixisu maha xasuusin ee wa mashruc marka kalasaar qofka wax ku sheegaaya wax ku xasuusinaaya iyo qofka raba in u wax ku baaro. sual adiga macalinku ma waxbu ku xasuusiya mise waxbu ku baara? ninkan wuxu dadka iskaga dhigaya nin wax baraaya oo waliba nin fiican lakin wa nin mashruc xun iyo fikir xun wata waxad ku fahmaysa meel bu dadka in u yahay leader hada leader nimado wax weyn maha lakin afrikanka jaahilinta baa wax weyn loga dhiiga leader ama afrika jahilka bu wax weyn layahay leadernimadu sida ninkan tuuuga ah ee adigu dadka sida ninkan ah iska ilaaali
Ma ogtahay in mustaqbalkaagu adiga kugu xidhan yahay?
thank you allah ha no fududeeyo hanagu guuleyo dadaalkena😮
Ameen Walal. Mahadsanid.
yes
thank you
You're welcome walal.
Mahadsanid ustaad
Thanks walaal
Very formative and motivating. Thank you brother
thank you too walal
Thank you
ustaad farhan
Waan kugu faanaa
Adiga mudan walal. Fadlan gaarsii asxaabtaada
Thnks you teacher
shukran walal
Waxaad ka hadlayso waa sax
shukran walal
Sxb English naga yarey dadka qaar luuqada English ma aqaanan
diyar walal
yaabka adunka ninkan waxan u sheegaayo wa wax dadko dhan garanayaan wax cusub nomu sheegin . sababta u waxan u sheegaayo wa nin been isku gadaaya wana manipulation marka dadka nocan u hadla ama u firkira iska ilaaaaliya ama wa tuug ama wa jaaaaajuuus ama wa kufsadee ama intaba u yahay walaaahi yaabka adunka
Waxaad ogtahay in laguu sheego waa xasuusin
Tusaale marka BBC soo gasho waxay dhahadaa halkaan waa BBC maxay noogu sheegaan every day sababta waa xasuusin
Sidoo maalinkasta waxaa lagu dhaahaa allah ka baq waa dhimanaysaa macneheeda ma waxaa weeye hada lagu barayaa mahan waa xasuusin
Nabiga scw lagu yiri xasuusi waxay anfacaysaa mu'miniinta lama odhan bar ee waxaa lagu yiri xasuusi