Asc ustaad waxan rabaa inaa Barto luqada english ka. Buug bilaaw oo aqriska iga kaalmaynayo ama iga caawinayo ayagoo pdf ah whatsapp ka ma iigu soodiri kartaa mahadsanid
My name is hame abdirashiid from hargeisa cadey . Sidee buu qofku pronounction american accent u master gareen karaa majiraan online tools oo qof ka caawin kara prpnounction? Marka qaar waxa dhici karta in qofku inuu kaldaha qaatna ugu dhawaaqo qaab british qaarna american acceny sidee baa caqabadaas loo xalin karaaa
Asc habo maxaad igu caawini lahayd waxaana ahay Arday dhinta school laakiin jecel in ay Qaadato GED laakiin waxaana ahay lower my English, wax ahay mamo weyn.maxaad igula talin lahayd.I wish to rich my goal.sidee ayaa kor isugu soo khaadi karaa.
Mashaa Allah this is an amazing first episode. Much needed in Somaliland ❤
Salaam Alaikum first one million thanks my dear teacher 🎉🎉🎉
masha Allah jasaka Allah
Thanks wall
Talo wacan wllhi ustaad 😊🎉🎉
May Allah give you long life and good health, and give you a reward in heaven my teacher Ahmed settle Washington ❤🫡
Thanks a lot ❤❤
I like it wllhi part two
My dear teacher wa ku salaamay
ماشاءالله
Reading is inreaching your brain
Salaam calaykum macalin sideen ukala horumarinkaraa 4ta xirfadood ee luuqada englishka kee baan se marka hore kubilaabaa?
Asc ustaad waxan rabaa inaa Barto luqada english ka. Buug bilaaw oo aqriska iga kaalmaynayo ama iga caawinayo ayagoo pdf ah whatsapp ka ma iigu soodiri kartaa mahadsanid
Ustaad wuxuu kugu soo diri karaa markaad online kiisa aad ka dhiganayso yeah markaas pdf or read or writing or
Aniga xataa waan rabaa yaa nagu soodaraayo abyo
Marshall alllah
Asc waxaan leehay dhagayso event don't understand anni markii aanbilaabay waxba maangaranay
My name is hame abdirashiid from hargeisa cadey .
Sidee buu qofku pronounction american accent u master gareen karaa majiraan online tools oo qof ka caawin kara prpnounction?
Marka qaar waxa dhici karta in qofku inuu kaldaha qaatna ugu dhawaaqo qaab british qaarna american acceny sidee baa caqabadaas loo xalin karaaa
Anyway i like your accent how do i do shadowing to improve my pronunciation 😮
thank
Asc habo maxaad igu caawini lahayd waxaana ahay Arday dhinta school laakiin jecel in ay Qaadato GED laakiin waxaana ahay lower my English, wax ahay mamo weyn.maxaad igula talin lahayd.I wish to rich my goal.sidee ayaa kor isugu soo khaadi karaa.
Podcasts tiga english ka maaad u badashaan teachers
I am very intrust to listen my teacher
Ani dhibka I haysta 100/90 aqriska iyo dhagaysiga wan fahma lkn kuma hadli karo maxaa I haysta talow maxaan sameeya
Samayso eeriyo aad ku samayso practice badan.
Asc teacher habo jzk Qayran illaahey ha inoo fududeeyo.
I prefer arabic to english ! Really eglish is easly everyone can learn.
Dadka aad taqaano only umbaad soo qaadanaysaa su,aashooda sxb sidaa miyaaa😂
Waad lasodaahseen episode 2