TOOS: MAXKAMADDA RAFCAANKA GOBOLKA BANAADIR DACWADDA EEDEYSANE SAYID CALI MACALIM.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    Licensee: Phostine M Wafula
    Registered Project Name: SSR
    License Date: May 6th, 2020
    Item License Code: C2E6PTUD4J
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 347

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
    @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 4 місяці тому +43

    Laa' illaha illa Llah Muxammadu RassuLuLlah
    •SallaLlahu Calleyhi Wasallam•
    ________________
    Yaa Allah Gabadhas Maskiinta ah Oo La Dulmiye Xaqeeda Adiga Unba dhicin kartid "Yaa Xayu Yaa Qayuum" Anta Calaa Kuli Shey'in Qadiir" 😢😢😢

  • @halimoali7687
    @halimoali7687 4 місяці тому +56

    Allaahu Akbar waxaa jiri doonta Maalin Aan loo baahneyn Marqaati maxkamada Alle siin doonto dulmanaha cadaalad wanaagsan iyo xaqiisa oo saafi ah Rabbiga xaakinka ah xaal ma mooga

  • @Rosequrxinta634
    @Rosequrxinta634 4 місяці тому +16

    Kan inu runta sheega u wangsan hadii xitaa lacafiyo farxad arki maayo adunka wuxu kunolaani qomamayn farxad la aan laba gorey waala dhimani kulu nafsin daiqatul mowt geerida qof walbo way sugeysa wllw ilahey kacabso hada dilka gesate xukunka Alle ogolaaw oo qiro wixii jiro koley adiga og iyo Allaah sw koley ciqabta Alle masahlano reerka luul na waxa uroon intii laisjijiidi lahaa inay Alle dartii oga gabsadan gabadhoda masolabaneyso haday xadalad waaye Allah sw ayay kawayenin😢😢😢 ilahow wixi jiro adiga og 🤲🤲😭😭😭

    • @FundedByAdam
      @FundedByAdam 4 місяці тому

      Haduu kuwaso wuu sheegaa runta ee kaalay haku wase

    • @Cadar49
      @Cadar49 4 місяці тому +1

      @@FundedByAdamdulli saqajaan xaraami ah baa tahay

    • @Rosequrxinta634
      @Rosequrxinta634 4 місяці тому

      @@FundedByAdam tii kudhashe iyo tan kula dhalate hawaso kadip na hagubo duli qaab daran

    • @Rosequrxinta634
      @Rosequrxinta634 4 місяці тому +1

      @@Cadar49 waa xawaan qabiil lafaha kagale iskaga amus

  • @hanimohamud9639
    @hanimohamud9639 4 місяці тому +22

    daskaan dhahaayo maxkama cadaalad mataalo war illahy ka cabsada oo qof muslim ah dhiigiisa haku degdegina nabiga scw wuxuu dhahay 3caadil waa ahnu naar 1 caadil aan xukun garaneyn ee iska xukumey wa ahnu naar 2 caadil xukun yaqaan lakiin aan sida saxda ah aan wax u xukumin waa ahlu naar 3 caadil xukun beena ridey wa ahlu naar marka somaaliyeey illahay ka cabsada aduunyo waa laga tagaaya wax walbana raqiib iyo catiit baa idinka qorayaa kakiya illahay swt isageey waxba ka qarsaneyn xaqa allaha so iftiimiyo sida qoraxda aamin

    • @user-ew6zl2je1b
      @user-ew6zl2je1b 4 місяці тому +1

      Alaahuma aamiin

    • @drmuusecabdi6321
      @drmuusecabdi6321 4 місяці тому

      0:04

    • @Haffyy
      @Haffyy 4 місяці тому

      Amiin ya rabi 🤲🤲

    • @WalyHassan
      @WalyHassan 4 місяці тому

      Waa runta libax

    • @Shortfilims3968
      @Shortfilims3968 4 місяці тому

      Hadan ku leenahay wax cadaalad la dhaho ma jirto bal wareysi kasta dib u eeg suaalo isku mida uun lagu wada malinti maxkamada lakenay ilaa maanta suaalo isku mida uun lagu wadaa micnha markey wax cusub imadan bey wax is badalaan micnha suaalo cusub marka qofka la weydiyo ayey wax soo baxaan bal hada wax cusub ood ku aragtey noo sheeg aduu wll, illhayba cadila oo wax walba arkaya isagana xaqa soo muujini insha allah 😢

  • @bushrachannel7124
    @bushrachannel7124 4 місяці тому +39

    Ilaahaw gabadha miskiinta ah xaqeeda soodaahiri

  • @hanimohamud9639
    @hanimohamud9639 4 місяці тому +13

    allah swt asagaa wax walba og haduu wiilkan run sheegayo naftiisa allaha badbaadiyo aamin haduu gabadhaas gubeyna alle waxba kama qarsana alle ha kashifo aamin🤲

    • @Gor-GorHowd
      @Gor-GorHowd 4 місяці тому +4

      Hani walaahay hadalku waa intaas allaha baa xaqa OG yeynaan cidna ku dambaabin from BOOCAME SSC KHATUMO

    • @Cabdiqani144-gp8qx
      @Cabdiqani144-gp8qx 4 місяці тому +1

      aamiin alle hakashifo

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 4 місяці тому +8

    Walee ilaahay ayaa cadalad aktiisa taal luulna alle ayaa cadeyn

  • @abdirahmanabdi6223
    @abdirahmanabdi6223 4 місяці тому +7

    Is this new court or appeal? This is crazy. The court has already decided and they took appeal. That does not mean, going back to the whole case but check the documents they already have in file, bringing witness or anything else in the case. Are you telling us the first court didn't do it is job or does not know how to check a case. I do not understand where this country is heading, but Allah sees everything. May Allah grant Paradise to the victim. ALLAHUMA AAMIIN

    • @mahmett9373
      @mahmett9373 4 місяці тому

      Wllo luuqadada inaa ku hadashaa aad usii jeclaan lahaa

    • @FundedByAdam
      @FundedByAdam 4 місяці тому

      Kkkk dhuusa badne luuqada maa kugu cusub

    • @shukrishacni5270
      @shukrishacni5270 4 місяці тому +1

      @@FundedByAdamillahy adiga nolasha qof kugu gubo ha ku siiyo ya allah

  • @HassanOsman144
    @HassanOsman144 4 місяці тому +11

    Maxkamadaan waa maxkamada maaweelinta. Dadoow nagadaaya maaweelinta.

  • @shukrihassan14
    @shukrihassan14 4 місяці тому +2

    Allah cadaalad ha waafajiyo Marxumad luul.

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 4 місяці тому +5

    Maxkamada Allaah baanu kudhaarineynaa ee ha cadaaladsameyso

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 4 місяці тому +6

    Ilaahoow gabadhaa xaqeeda u soo cadee

  • @IlhanAbdi-n6z
    @IlhanAbdi-n6z 4 місяці тому +4

    Ilhay gabdha xaqeedii ha u soo dhiciyo ya rabi ya raxmaan ninkan nin la dilyo😢 ilana eeke 😢😢😢

  • @cashocali9290
    @cashocali9290 4 місяці тому +11

    Musalsal ayaa meesha kuhaysaa maxkamada

  • @adamcqadir96
    @adamcqadir96 4 місяці тому +6

    War dadaw illaahaybay u taalaa hadduu been sheegayo lkn inagu waxaynu ku xukumi karnaa wuxuu qirto iyo waxa makhraati sheego xisaabtiisuna Allah ayay u taalaa sidaa darted iska hadal aan cilmiga ku dhisnayn hala daayo

  • @fahima6186
    @fahima6186 4 місяці тому +7

    سبحان الله qaatil maba gabbanaayo kuwa difaacaayase kasii daran 😡😭😭😭 NOLOSHAN GAABAN KUMA RAAXEYSANEYSID HADEY KUSIDAAYAN😡

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 4 місяці тому +18

    Sayad cali maxkamadaan waxaa ka dabeeyso tii Allaah oo caadil ah

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 місяці тому

      hadii la qasaaso danbigii dilka waaka dhacay walal ilaahay waay u simanyihiin

    • @aminayusuf4899
      @aminayusuf4899 4 місяці тому +1

      @@Jaalejaale12 walaal niku wax madili wuu guubay gubista iyo cadaabtane Allaa lagaarnoqday hadii lagubo oo gaas lagu olloliyo waa laga yaaba lakiin waa nin labo naf gubay bal fiqiga ula laabo

    • @zhako77
      @zhako77 4 місяці тому +2

      ​@@aminayusuf4899 wax madilin iyo wuu gubay isma qabaneyso sxb ee gubitaankii uu gubay ayey udhimatay

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 місяці тому +1

      @@aminayusuf4899 naf waa naf walal ama gub ma mindi ku dil, muhiimadu waa in hadii isna la xukumo la qisaaso .. khlaas wixii intaas ka danbeeye waa labo marxuum oo ilaahay cadalsdisa u siman wixii kaloo iyga si gaara horay uga dhaxeeyey aduunka markaay wada joogeen ...

    • @aminayusuf4899
      @aminayusuf4899 4 місяці тому

      @@Jaalejaale12 waxaafiican in aan cilmi ku wada hadalno gubniinka waa ka fogyahay dilka cdiga ah waane mabnuuc Alane waxuu sheegay in uu igaga un wax cadaabo waxaa kadaran beenta uu meellasoo istaagay sobxana laah hadii laylatashanayaane bab laqasqaaseen ee Rabi baa lal sugi lahaa

  • @hafsahassan229
    @hafsahassan229 4 місяці тому +1

    Yaa rabbi awoodada ugargaar cadaalada ugu hiili abbaha miskiinkaa amiin inshallah

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 4 місяці тому

    Subxaanllaah allow adigaa wax ujeeda rabiyow dulmi ninkiisa aduun iyo aakhiro ku ceebee

  • @originalabdi33
    @originalabdi33 4 місяці тому +21

    Ninka hadi dil togasho lagu xukumin, Somalia cadalad ma taalo😔 qalaas waye.

    • @FundedByAdam
      @FundedByAdam 4 місяці тому

      Adiga miyaa cadeeyn karo inuu dilay xaaskiisa marqaaati cad ma heesaa ??? Fuckingd cuqdad kuheso

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 місяці тому +6

    Shidaalka Anigaa Doontay Dilkna Kedis Uu Ahaa Bal Is Qabadsii Adiga?

    • @drhd1043
      @drhd1043 4 місяці тому

      I aamin reer mgc iyo lcgleh bu ka soo jedaa mrka in xukunka lagu rido aya lga warwareegayaa

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 4 місяці тому +6

    Ninkaan isagaa gubay xaaskiisa ee hala khaasaaso, indho adkaa bisinka, wuuba hadlaa, war aamus in aad qaatil tahay way cadahay uma baahna hadal badan. Hadii kale Somalia 🇸🇴 waa loo baqaa in uu ku dhaco cadaab xaga Allah ugu yimaado awal ayay qabiil iyo qurun ku waashayn iminkana waxay keenayn in la daba wareejiyo kiiska marxuumad Luul Allaha u naxariisto.

  • @southcawareness2520
    @southcawareness2520 4 місяці тому +3

    Theirs no justice here how does this guyz look so good looking what kind of a cell was he in am very curious

  • @ImranMoha-z8u
    @ImranMoha-z8u 4 місяці тому

    God see you brother

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 4 місяці тому +1

    Illahay Ifka Iyo Aakhiro Ha Kugu Cadaabo

  • @asmadjibril3948
    @asmadjibril3948 4 місяці тому +1

    cadaalad baan u rajeynaaya marxuumad luul inchallah wey heli

  • @Hanadahmed-i9p
    @Hanadahmed-i9p 4 місяці тому +3

    Qof fiyow odab shidan dhexgalayo majiro e dabka asaga.kuturay dabka dabcan .markey maagto kasobax qolka asaga aya irida utaagna weyla xarbisey kadib sidas ayu dhawaca kusogaray gacmihisa aniga aragtideyda

  • @AyaanAli-cz5yt
    @AyaanAli-cz5yt 4 місяці тому +2

    Mashalaaha wan ku farahasanaya marakan arakey isago katino ku xiiran waa latogan inashalaaha

    • @FundedByAdam
      @FundedByAdam 4 місяці тому

      Kaalay adiga toogo qandho siil ku baqweeyn kudishay Ayaan

    • @Haffyy
      @Haffyy 4 місяці тому

      @@FundedByAdamama caytan ama haceytamin quruxey kan wa latogan malin dhaw in sha Allah

  • @HuseenAhmedHuseen
    @HuseenAhmedHuseen 4 місяці тому +1

    Ninkaan saycali ah waxbadan buuqarinaya aniga labada qabiilba maihi lkn ninkaan xaqa gabadha in lagufuliyo waaye qolka ugubay ayeeyna jiiftay gabadha hadalkiisa markaan dhegestay wujigiisa anfiiriyey edeynta xeer ilaalinta ankudaro yaan katagin dhaqtarka hospitalka suaal waydiinta qareenka iyo suaal waydiinta xeer ilalinta suaal waydiinta gudoomiyaha maxkada racfaanka gobolka banadir inyer ankadawaday video xeer ilaalinta guriga kasoogudbisay madama anbartay cilmi nafsiga sayidcali gabadhan asaga gubay waxuna kabilabay qolka shidaalka guriga marxuumad luul waa qolka sariirta joodariga iyo armajada taalo cukunka iyo goaanka maxkamada udaayey

  • @weenkred6441
    @weenkred6441 4 місяці тому +1

    Allaha unaxaristo 😭 ♥ ❤ 😢😢

  • @yaxyejaamac1594
    @yaxyejaamac1594 4 місяці тому

    Assalamu calaykum
    Dadkuvwaa Islaam,1mar ma maqlayoصلي الله عليه وسلم
    قال الله و قال رسول الله

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 4 місяці тому

    Midkaaan dhaqtaki xitaa woohan dada ayaa qaadi nimo iyo cadaalad way kadheertaha qab yaalad iyo eex ayuu meesha kuhayaa😢🤲🤲🤲😭😭

  • @homesports8346
    @homesports8346 4 місяці тому +3

    Dilagan 2 ruux ayuu dilay marxumada iyo cunuga calosha ku siday marka. Qisaas tiisa hala dada jiyo insha allah

  • @MunoIbraahimaadam
    @MunoIbraahimaadam 4 місяці тому +1

    يالله يارحمان ilaahw adigaa caadil ah marxuumadaas cadaaladeeda soosaar xaqa maqarsoomo يا رب adigaa خالق ah cadaalada soosaar

  • @mohamedeqibrahimadan4840
    @mohamedeqibrahimadan4840 4 місяці тому +4

    Wlh wax la daboolaayo baan arkaaa qofkaaan xukun halagu qaado dad caqli leh baa idin daawanaayeee ileyn qofkaan danbiga asigaa isku cadeeyey 😳

  • @HiboMaxamedcali-bf1dn
    @HiboMaxamedcali-bf1dn 4 місяці тому +1

    Allh ay wax kaqarsoomin hadii adunka ad isku badbadiso said cali ad ayn ugu xumhy walsheen luul sida ugashay Allh ha naxariisto wllhi aniga ma aminaayo arintaa sheegeeyso lkn adunka hadii lagugu daayay igoow inaa Malin Allh ku oofsanaayo nafta ad wax idin dhaxmareen Allh ay ka jasinaayo Insh Allh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 4 місяці тому +2

    Allahyoow adiga xaqa soor ah gabdhas xaqeda so deji Yaa Allah wale akhiro war baa Jira☝️☝️

  • @MohamedMohamed-zm8dv
    @MohamedMohamed-zm8dv 4 місяці тому

    Naxariis daranaa ninku sidee xaskisa o uur leh iyo laba carura dab ugu shidey ?

  • @nafsaaa
    @nafsaaa 4 місяці тому +1

    absolutely ridiculous and damaging that there’s still a trial for this man, WHAT MORE EVIDENCE DO THEY NEED??? If this is a qaabil issue, please just say it and stop wasting peoples time. Prayers to the family.

    • @rashidsheq6480
      @rashidsheq6480 4 місяці тому +1

      Just appeal but InshaAllah he will loss again justice shall prevail.

  • @user-np8bu8bp4h
    @user-np8bu8bp4h 4 місяці тому

    Guriga ana gubay iyadana gashay ais qadsiiya ninka dilaga ah hadlkisa alle ku kashif

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 4 місяці тому +1

    War marka lo hanjabayo dad dab ku soo baxay ma ayaga og dabka waxa u ka kacay waa benale an alle aqon Subxanallaah

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 4 місяці тому +1

    Soomaaliya hormar ayey gaartay hadiiba nin jeebaysan oo Habar-Gidir ah maxkamad la horkeenay!

    • @user-np8bu8bp4h
      @user-np8bu8bp4h 4 місяці тому

      Hadii cadalad talo ha la qisaaso dilagaa

  • @frahjibrel2064
    @frahjibrel2064 4 місяці тому +2

    Tan maxkamada mahee illahay madfac ha ku rido somalay fataxda iso mara 😢

    • @mahatbare6076
      @mahatbare6076 4 місяці тому +3

      Walaal armaan foodadii ku tagnay oo maxkamaddu sidaan rabno hadii ay yeeli wayso aan habaar naa😂.
      Burburkii dhib wayn ayuu noo keenay runtii. Maxkamadu qof muwaadin ah dhiigiisa ma aha in ay ku deg degto ilaa ay xaqiiqo rasmi ah hesho ileen meesha dhibku ka dhacay may joogin ee.

    • @aishaabdi2397
      @aishaabdi2397 4 місяці тому

      @@mahatbare6076hhh maxkamadu waa mid reero u furan lkn maxkamadas maxkamad maaha ee ti runta ahyd ilaahay xagiisa maxkamad tahy

  • @mahamedshire652
    @mahamedshire652 4 місяці тому +2

    Waxaa dambi ah in dablagu shido ama lagubo guri ladagan yahay oo waliba ay jiifaan caruur marka muxuu yahay waxa laraadinayo oo kale

  • @ImranMoha-z8u
    @ImranMoha-z8u 4 місяці тому

    Subxanallahi 😢

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 4 місяці тому +1

    Does the cell has gym the guy looks fit and body builder

  • @Queenfaiza-p6c
    @Queenfaiza-p6c 4 місяці тому

    Allow usoo dhici wlsheyn luul💔😥🥺 oo eheed hooyo somaliyed Wali caruur yar yar oo agoon ah ku karsaneysay si qurax badan lkn Alle calaf igu daray nacas aan damiir laheen oo xadaa fiirin waayo Ilmaha yar yar ka ah iyo uurkii asiga u siday lkn samalia Yeey hade luul abdicaziz saan cadalad ku heli weydo o gaada iney dumarka somalida qadar ku sugin yihiin allow na amaan so wlsheynana u soo dhici cadalada wlh Dan waa aduunyo waana benley Yeey inoo been sheekin dadka wiilkaan qabiil ahaan ku difacaayo waxaa o ogaadaa qabiil inoo wax kuu dareynin waayo waxaa I maan doonto Malin Alle hurtiisa la dagaayo Alle hurdiisana qabiil wax kuuma taraayo ee intaa xaqa raci karto raac waayo cadalad waa diii Alle

  • @aliabdi22006
    @aliabdi22006 4 місяці тому +1

    qof jail ku jiray maaha timaha baaba loo jaray ala maxa cadaalad daro jirta

  • @abdulahiesse5946
    @abdulahiesse5946 4 місяці тому

    Subxanállaha alle baa cadil ah allahu akbar

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 4 місяці тому +1

    Edeesan weeye magaciisu .
    Ee xaq ma aha in loogu yeero diface.

  • @ahmedhajimohamud875
    @ahmedhajimohamud875 4 місяці тому +1

    Siduu garsoorka suaasha u weydiiyay markii la fiiriyo kan dil toogasho kama badbaadayo Alle amarkii mooyee

  • @kawsarkaaba8171
    @kawsarkaaba8171 4 місяці тому

    allow xaqa iftiimi adaa awoodle he

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi 4 місяці тому

    Wallahi wadanka diin Islam mataalo ee maa runta lesku sheego abukaataha saqajanka ah oo dambilaha waa keleb ximaar ah

  • @DrAbdimalikAxmedofficial
    @DrAbdimalikAxmedofficial 4 місяці тому +1

    😢😢😢

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 4 місяці тому +1

    Ninkaan wuu Ciyaarayaa
    Sidee qol gubanaya ay ugalayshay gabadhu
    Wa been Cad

  • @user-rh5qb8yx1o
    @user-rh5qb8yx1o 4 місяці тому +2

    Midka maxkamada fadhiya asagaba qabyalad ka sameysan Wlhi waxa u fican dowlada inay disho sayid cali Hadii nabad la donaayo qabyalad haday rabaan shabab baa lawada geli cid walba ayada nafsaded u baqeysa xiligaa wa inay xaq ay ku fuliyaan sayid dilaaye

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 4 місяці тому +1

    Waa Dil eedeysanaha haddii Cadaalad
    Jirto.

  • @AyaanCarabMuumin
    @AyaanCarabMuumin 4 місяці тому

    Subxanallaha hawiye caaydalad ka sug Allahu Akbar 😢

  • @NadiaSidow
    @NadiaSidow 4 місяці тому

    Xalane waraa ku dugaayo aakhira

  • @SalaadCali-fj3og
    @SalaadCali-fj3og 4 місяці тому

    Illahey waxba kamaqarsona

  • @MahadHassan-zk8ih
    @MahadHassan-zk8ih 4 місяці тому

    Anaa gubay anaa dimiyay diyarbakir nGa daaya

  • @MiskiNuurxaaji
    @MiskiNuurxaaji 4 місяці тому

    allhu akbar waacajiib ee rabi cadaala hakeeno qaatilka waabeentiisa

  • @abdirahmanmustaf7867
    @abdirahmanmustaf7867 4 місяці тому +2

    45:19 45:23

    • @biwu346
      @biwu346 4 місяці тому

      Qofki caglifa leh Wu fahmaya

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 4 місяці тому +3

    Allaha siiyo walalshey luul calalad 😢😢😢😢

  • @user-we3ty2ct8f
    @user-we3ty2ct8f 4 місяці тому

    Dhaqtarkan la yaabay wax kasta Wu xasustaa xata cream kii ay mariyeen lkn ma xasuusto dharkii ay xirneyd iyo sacadii la keenay hospital ka wax kasta lama qoro miya oo files ma laha miyaa?

  • @muqtarxumow1257
    @muqtarxumow1257 4 місяці тому

    Qof walba wuxuu dhulkan korkisa ku gesto isla dhulka hoostisa ayaa lagaga abaal mariyaa tasina waxay kamid tahay xigmadaha alle uu usmaeyay maalmo abaal marineed qofwalba oo bani adam ah waxa uu qirto ama qarsado maalinkas xisaabta alle loo taganyahay wallee cadaaladi ma dhinna allow maalinkas nooo naxariiso hadana xaqa waafaji intii Islam ah amin amin

  • @ciidcaliciid698
    @ciidcaliciid698 4 місяці тому

    Hellow
    Cadaaladu ha guuleysato

  • @Alphamartines12
    @Alphamartines12 4 місяці тому

    Allah ha u dhib dhaamo famlygeeda

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 4 місяці тому

    Qof guban ku leeyahay xijaabaa u xiray ciyaalkaan markii hore waxbarashii looga ciyaaray walaahi

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 4 місяці тому

    😢😢😢😢ilahoow luul cadaalad siiì😢😢😢😢😢ilahoow unaxariiso

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 4 місяці тому

    Count 1) 3rd degree murder
    Count 2) 5th degree arson
    Count 3) Reckless with danger substance & arson
    Count 4) public endangerment.
    Life in prison or 60-80years in jail.

    • @FundedByAdam
      @FundedByAdam 4 місяці тому

      That is not Quran it is ur dirty mind wtotte

  • @Duqabto
    @Duqabto 4 місяці тому

    Alcilmu cindalah rabi talo kufilaan tay tahay ayay tagi xaqa waa imaan ilahay ha u naxariisto walasheen

  • @osman7726
    @osman7726 4 місяці тому

    codeeygan weeyin ilahaayna kama baqayoo wiilkana hadi la iska indha tirayeeynin waa danbiile weeyi

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 4 місяці тому

    Sida muuqata meeshan cadaad kama soo socoto.

  • @bishaaroAhmed-fh2dv
    @bishaaroAhmed-fh2dv 4 місяці тому

    😭😭😭😭 😭😭😭😭😭 xaqiiqadu haday ka qarsoon tahay makhluuqa Khaaliqa kama qarsoona ee plz cadaalada yaan lamoogaan mar xuumad luul cadaalad baan urajaynaa insha allh

  • @habibaabdulla7569
    @habibaabdulla7569 4 місяці тому

    Waxaa ila fiican reerka luul inay diyo si ilmaha agoonta iyo rajada ah loogu koriyo ninkaan asagaanba farxad dambe arkeeynine.

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 4 місяці тому +1

    Sntv codka waa very loow

  • @ninwaxbadanog3176
    @ninwaxbadanog3176 4 місяці тому

    Maxkamada gobolka cadaalada waaka fog tahay lkn tii ilaahey lagama baxsanaayo maalin aan maanta eheen

  • @iqrayasin6904
    @iqrayasin6904 4 місяці тому

    Illaahayaw adaa xaal og

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 4 місяці тому

    Haddii reer hub haysta ay ka dhalan lhyd marhore ninkaan la dili lahaa laakin nasiib daro waa reeer aan hub haysan!!

  • @Degaliah
    @Degaliah 4 місяці тому

    Kaga yaaba marxuumada inay wax muhiima qolkaa uyaleen sidaana aay ugashay 😢😢😢😢

  • @Duqabto
    @Duqabto 4 місяці тому

    Maanta haday noolaan lahayd ama ka hadli lahayd waxa ku dhacay shegi lahayd lasmaba hor fadhiyyeen balse haduu dilay iyo haduu kalaba sababtisay ku dhimatay tankale haduu badbadiyo lahaa da ka waa gari lahaa Subxanallah

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 4 місяці тому

    Rabiyow xaqa iftiimi😢

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 4 місяці тому +2

    Kan dr miya,????
    Diraca gabadha ugu jira ma gubtay mise sidoow ahas ma ogi,cariur xoola la jiirta xataa sidaas uma hadli laheen,......kan DR miyaa????????

  • @khalidyuusuf7835
    @khalidyuusuf7835 4 місяці тому

    Maxkamadda dacwaddan dhagaysanaysaa maanay ahayn Maxkamad Racfaaan ma sharcibaa in Racfaanlaha la siiyo xaq is difaac markale derejada racfaanka waa sidee? Gudoomiyaha iyo garsooreyaasha iyo qareennada iyo xeerilaaliyaha miyaanay sharci yaqaano ahayn maxaa maxkamadda racfaanka ku celiyay difaac ku xusan qod.116 XHC ? Dacwaddani maanay Racfaan ahayn cajab.

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji7937 4 місяці тому

    Ninkaan gabadha wuu gubay ee Allah haka awaalmariyo.

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 4 місяці тому

    Qof wlbo o masuul ah allaha Kula xisabtamaya ? Cadalaad ayu raaba luul abaheeda wa in cadalaad lugu dhiqma

  • @AbdikhadirAlimursal-js7rh
    @AbdikhadirAlimursal-js7rh 4 місяці тому

    Labo labo weye

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 4 місяці тому

    Subxaanalaah Qadaadweyn
    Wataa Cadaaladeedii😡😡😡😡
    MUQDISHO iyo CADAALADEEDA😭

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 4 місяці тому +1

    Kan suaalo uma baahno ee xaqa dilka uu gaystay halaga oofiyo,walee kan intii u dooday xataa qayaamo inteey gali doonaan.ninkaan hadii lacag lagu deeyo dowlad iyo sharci kama jora somalo, waxaana dacwadaan dib u furi doona dowladii tan badali doonta asiga iyo waxii laaluush kusii daayo

  • @ayuubabuukar6113
    @ayuubabuukar6113 4 місяці тому

    Meshaan cadaalad mataalo lkn xaqa ilahhay ma ka qorsoona 😂😂😂😂😂😂

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 4 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢 illaahow xaqeedii na sii luul analog u

  • @iteel406
    @iteel406 4 місяці тому

    Subxanallah Dadka gurmadka ku yimi ayaa Ii hanjabay ma aqaano iyo eheladeeda ayey ahaayeen, side ku dhacday in uu ka badbaado dad ehel ah iyo asaga ma is qabataa

    • @ayanisse9198
      @ayanisse9198 4 місяці тому

      Waxaa kaga si daran we ii hanjaben yiri markaa gabadha bananka u so saare eyado fcn , see ugu hanjabayaan ileen wxi kadis eeba ku dhacen yaa u shegay wxa mesha ka dhace dadka

  • @kamalvlogs1526
    @kamalvlogs1526 4 місяці тому

    😭😭

  • @abadidyareh862
    @abadidyareh862 4 місяці тому

    It is clear he killed the girl, why he lay always??

  • @Fatim525
    @Fatim525 4 місяці тому

    Somalia cadalada ma taala illahaya hortisa ayaa cadalad taal subaxanlllaha gabdha iyo inta la dulmiiyay illahaya ha unaxaristo Meesha qabuur ah la faganaya miiya cadalada cidi ka rabta waa maaya

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 4 місяці тому

    Riwaayad aan dhamaad laheeyn

  • @asmadjibril3948
    @asmadjibril3948 4 місяці тому +1

    ninkan dabkiii u shidey haday gabadhaas nafta ku weydey sow asagu sababta malee
    waxan la sii radinaayo maxay tahy

    • @user-ii3iy1jr6x
      @user-ii3iy1jr6x 4 місяці тому +1

      Maa ragtay horta indho isku qabad caadiya ayey wadanaan

  • @Kamaal-hy7ql
    @Kamaal-hy7ql 4 місяці тому

    Cajiib Waaye Waa Mujrim Beenloow ah

  • @umusaacid
    @umusaacid 4 місяці тому

    allaahu akbar
    war ma musalsalbaa ninkan isagaaba hadalkiisu cadaynayaa inuu gubay gabadhiisa ilaahay ha laga cabsado