WAAN KU KALSONAHAY NINKEYGA QARASH KAMA BAQAYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 75

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 6 місяців тому +24

    Nin kalsooni ma galo 100% ah.
    Adoo reerkagu kuu dhisanyahay
    Oo faraxsan oo dhaqanaya reerkaaga, hadana wax kaydso oo is habee.
    Markasta lugi debeda hakuu taalo.
    Geeri iyo Geedibaa waa jiraan.

  • @user-sq9uy8mx4i
    @user-sq9uy8mx4i 6 місяців тому +6

    Jaaniska ad shegeyso hadan hysataba lkn qofka I baray o ifahan siyey inan ka faidesto wa adiga rumi habo mcn❤abal ban kaga haya❤

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 6 місяців тому +5

    RUUMI WA IMAAMKA UMADA SOMAALIYEED WAKU TAGEERSANAHAY ILMAHA ALLAHA KUBARAKEEYO

  • @farhiaisse802
    @farhiaisse802 17 днів тому

    Alle hanoi kaa xafido wanku jeclahy runtaan kugu jeclahy aad iyo aadbad umahadsanthy anigu 18 sano kahor ayan isku tashtay oo shaqo abuurty alxm wana kunajaxy walina waan usii bahanhy wanada iyo talada aad nasiiso anoo intaas sano shaqaysta ilmahaygana korsady guulayso walale❤❤❤❤❤❤

  • @BahjaOnline
    @BahjaOnline 6 місяців тому +7

    Maasha allaah walaashay gabdho badan baa jid fiican u iftiimisay❤

    • @user-qt5ev2be3f
      @user-qt5ev2be3f 6 місяців тому +12

      Ruumiyey anigu xaajigayiga isago fara madhan ayan isgursanay qol kiro ah ayanu ku aqaal galnay waxan sameyay bilkagiga ayan dhaqale kadhigtay meherad ayan dhaqalihi kafurtay ayutada dolarka ayan guray khidmada hagbada akon ayan ku urursaday mudo markan wax urursanayay taxsi ayan xaajiga uu iibiyay shaqadi dhaqalehedu yara ayan ku idhi taxsigana galin wado sii uu dhaqale inogaso galo sidi ayu yelay aniguna dadalki wan silabanlabay kadib dhul banan ayanu iibsanay kadi guri 6 qol ayanu dhisanay manta nolol qurux badan ayanu kujirna dadalkina wanu wadna mihimada aan qoralkan uso qoray waxa weye ninka calafka lagugu daray hadu nin wacan yahay adiguna aad kufakartid sidad gurigag uhormarin lahayid sii aad ninkaga ugarab istagi lahayid noolosha macankedu wuu ku dhadhamaya

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 місяців тому +4

      @@user-qt5ev2be3f waaaaw qoralka waaan kaso hadliy fariid +geesiyad +wax garad

  • @umua3483
    @umua3483 6 місяців тому +2

    Gabdhow abyo ruumi wax wey idin shegtay ee isku tashto thanks abyo

  • @fahadjama9043
    @fahadjama9043 6 місяців тому +2

    Mash allh maskaxda allh ha kuu barkeeyo intii aan ku barty wax ween baa ii kordhy shukran abaayo❤❤❤❤❤

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 6 місяців тому +1

    Masha alah gabar aqli badan wax garad ah kuwa lagu kalsoonaa oo nolal dumarkòoda geliyey oo ka dhaqaajiyey ayaa la arkay❤❤❤

  • @user-kc5tq2pm8w
    @user-kc5tq2pm8w 6 місяців тому +1

    Masha Alaah ruumi abyo shukrn waxbadan ban kaafsiday wllhi ❤❤❤

  • @ZahraZahradagan
    @ZahraZahradagan Місяць тому

    Man sha allah xbbti tnx

  • @user-gm6lm5ze9g
    @user-gm6lm5ze9g 6 місяців тому +1

    Gabdhan sidaan noo dhiigara galineyso Maan meel dheer gaarsino ❤❤

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 6 місяців тому +6

    Irsaqada ilaah haayo ninkas biilayo xita ilah ba ku irsaqay gabdhaha ciyaalka yaryar heesto gurigoda hajogaan hana dhihin wa doqonimo adigabo guriga jogta adigo fursado shaqo hesto ciyalkane lagu si heen karo iyaga caruruta waxey oga tagan xita maheli karaan hadaba adiga wad shaqo tagi karta 9 caruur dad hesto hooyo bas ah shaqeyo ee waxan kuleyahay waxadan adiga sameyneynin cidna ha u sheegin gabdha ciyalka yar heesto gabdho gurigiina jooga hadey nimanka idin shaqeyaan bilkana waxad awoodo mel ka dhigo

    • @Ayaan745
      @Ayaan745 6 місяців тому

      Qofan isku fikir nahay adaa ka jiro
      Walashey ruumi ayadaaba haysato ilmo is hayn karo Ama joogto meel loogu hayn karo lkn inay dhahdo gabdhaha ilmaha yaryar haysto ha shaqo tagaan way ku qaldantahay sababto ah xaquuq ayyey kugu leeyihiin waxay cunan iyo waxay cabaan haday helaan alx aabohood haduu dhintana irsaqadooda ma goin siduu ilahay qadaray noqon

    • @MuhiimAhmed-v8c
      @MuhiimAhmed-v8c 25 днів тому

      Maadan fahmin point ga ay ka hadleyso Ruumo. Waxay leedahay wax dhaqaaleysta oo wax dhigta ama shaqeyso ama halaguu shaqeeyee.

  • @-farhia
    @-farhia 6 місяців тому +1

    Runti dhirigalintada Ayaa ibartey Inan Meel wax dhigto Gbdha somaliyed boos ween oga jirta thanks mcney

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 6 місяців тому +2

    Masha alaah

  • @user-xu3kk6hz3k
    @user-xu3kk6hz3k 2 дні тому

    Masha allah wllo❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤

  • @fatumaaliabdi-nc2xo
    @fatumaaliabdi-nc2xo 6 місяців тому

    Wlhi habo we need more about this

  • @Fiican651
    @Fiican651 6 місяців тому

    M.a good idea thnks sis

  • @LabasuulMuxumedCali-ew8qu
    @LabasuulMuxumedCali-ew8qu 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤masha alaah walaashey ilaahay qerhakusiyo waa wana cajiib ah jasaa kalaa qeer nin malaha kal sooni

  • @aaaaaaaa7928
    @aaaaaaaa7928 6 місяців тому

    Mashallah abayo illahay janadi xaa kuu busharaiyo amiin yaa raab

  • @MuhiimAhmed-v8c
    @MuhiimAhmed-v8c 25 днів тому

    Naagaha lazy ga ah oo aan karti ay ku shaqeystaan qabin ama ma tashato, ma tashiishato. marmar siinyo waxay ka dhigataa ninkeygaa I shaqeeyo, waxwalba wuu isiiyaa maxaan wax u dhiganaa, maxaan u shaqeynaayaa.

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 6 місяців тому +1

    Masha Allah abaayo ❤️ 🥰

  • @user-rx7yu6tl2o
    @user-rx7yu6tl2o 6 місяців тому +1

    Masha allah wllo waa sax❤❤❤❤💋💋👍👍🙏🏻💯👌🏻❤

  • @user-rr2qv3fv2e
    @user-rr2qv3fv2e 6 місяців тому

    asc wll waan ku salaamay aad ayaad u mahadsantahay waxan rabaa inaa ku waydiiyo su alo gaar ah xageen kuu soo galaa xbbt

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 6 місяців тому

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my ruumi sis

  • @asiyaedman
    @asiyaedman 6 місяців тому

    Rumiya ma dumarka xaaska ah uun baaad waxa ushegta anga yada noga tagysa qali❤

  • @Ikraanxasan610
    @Ikraanxasan610 6 місяців тому

  • @hersihersi2406
    @hersihersi2406 6 місяців тому

    Abaayo.ruumi.wakutageera.walaahi.waxabadana.kabaratay.waxan.dhiga.ila.sodona.dolara.bishii..waxa.jooga.xamara❤❤❤❤❤❤

  • @user-ji1jo3xe1j
    @user-ji1jo3xe1j 6 місяців тому +1

    Asc.Abaayooy mashallah Hablo Badan kolay inay Anfacdaalagayaabaa waanadaadu..
    lkn.markaadleedahay.3 kabadan lagamashaqategikaro..waad iskatidhi uun.waayo Aragtidaada .Ayuunbaad kahadashay..kolay..10..caruura oo Diini iyo maadibakadhisan .Ayaa jiraan .2 waalidana Aykashaqotagaan.. Hadaad..Qurudoodana Aadyaabi
    Kkkkk.Gabdhoow hakuxafashina 3 ciyaal..

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 місяців тому

      Maan sha allah allah barakeyo kuwaasan

  • @marwo1401
    @marwo1401 6 місяців тому

    Mash allh waa tslo ficn kheyr allh kusiyo❤❤❤❤

  • @habibaadow5206
    @habibaadow5206 6 місяців тому

    masha allah ❤❤

  • @saadosagal8223
    @saadosagal8223 6 місяців тому

    Maasha allah ruumi gabadh nagu qaaliya maskaxdi dunido malasan mawjadeheda man dhaha salan walashey hargaysan kaso salamaya

  • @user-kd3eh3lu8o
    @user-kd3eh3lu8o 6 місяців тому

    Masha Allah Wll ❤❤❤

  • @user-mr1bq2vf1k
    @user-mr1bq2vf1k 6 місяців тому +4

    Ruumiyay ma aniga iga hadleysaa hooyo 4 caruur heysatan ahay wadankii nah wan jooga lacgta leysiiyanah wey iga bdn thy hadnah wax melmadhig karo ilatali 😢😢

    • @leylaladan864
      @leylaladan864 6 місяців тому

      Hhh ,isku mid baan nahay xabiibtii

    • @aishashiekhabduaziiz7860
      @aishashiekhabduaziiz7860 6 місяців тому +2

      Abaayo isku day hadaa lacag ahaan uhaay karin inaa dahab kugadatid marbaa kubaxsan doontaa insha allaah

    • @IlhanxassanCabdiXoor
      @IlhanxassanCabdiXoor 6 місяців тому

      Abaayo Ayuuto ama hagbad ka gal

  • @fatumahared5657
    @fatumahared5657 6 місяців тому

    M.a abaayo ilahy haku xifdiyo

  • @user-cb6id4hs3l
    @user-cb6id4hs3l 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤Mashalah

  • @user-eg2wg4qu6p
    @user-eg2wg4qu6p 6 місяців тому

    Maash allha walaashe ruumi

  • @saynab6295
    @saynab6295 6 місяців тому +1

    walaley rumiyey kawaran hadan dahabku gato

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq 6 місяців тому

    Horay usoco macaanto ❤❤❤ naagahaas walatalisay

  • @user-js1tl9xi7s
    @user-js1tl9xi7s 6 місяців тому

    Mansha alllaah

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk 6 місяців тому

    Masha allah sax ❤

  • @qamarshirayehilawle7277
    @qamarshirayehilawle7277 6 місяців тому

    Mashallah roma

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 місяців тому

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo

  • @Somalifooddecorandbeauty.
    @Somalifooddecorandbeauty. 6 місяців тому

    Asc walaashey ruumi salan kadib abaayo waxaa rabaa in aad iisheegto jodariga yar ee kuras fadhiga aad dulsaarto meesha laga helo iyo magacooda.

  • @MarianAbdikadir
    @MarianAbdikadir 6 місяців тому

    Wllshay m.a nolosha wax ka fahantay

  • @ZamzamAbdullaahi-bq8ce
    @ZamzamAbdullaahi-bq8ce 6 місяців тому

    Waa mowduuc fcn huuno

  • @munamohamud1555
    @munamohamud1555 6 місяців тому

    👍💯

  • @user-ll1nq8sw2v
    @user-ll1nq8sw2v 6 місяців тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw walashay ruumi Masha alaah

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 6 місяців тому

    ilahoow janadii ku geey wad nala talisaay

  • @mulkiabdi5659
    @mulkiabdi5659 6 місяців тому

    Masha allah thank you sister

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 6 місяців тому

    Ilmahaagu hadaybyar yaryihiin in laga shaqo tago ilama aha ama 6 ha ahaadaan ama.labo

  • @user-rr2qv3fv2e
    @user-rr2qv3fv2e 6 місяців тому

    asc

  • @Amalyasin
    @Amalyasin 6 місяців тому

    Dumarka iyo raga wax wadaniya waxa ku haboon dadka lamanaha ah.
    Nin ama gabar single ah wanada unawaninayo so ayaga uma baahna?

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 місяців тому

      Kkkkkkkk waad ku cusuba tahay channel ka so dhawaw walalo

  • @user-di2bg4iq7h
    @user-di2bg4iq7h 6 місяців тому

    Madaxa waynaha dumark❤

  • @user-rq2cz5ig7k
    @user-rq2cz5ig7k 6 місяців тому

    Rumiyey 2.5 baa licisiyaa .5 baa dhigta

  • @user-dk3sv7qp2t
    @user-dk3sv7qp2t 6 місяців тому

    A

  • @anizacadey9433
    @anizacadey9433 6 місяців тому

    Habo arin kaa leeyahy intee kaa la soo hadlaaa talo ayaan kaa rabaa 👸🫂💋

  • @ZamzamAbdullaahi-bq8ce
    @ZamzamAbdullaahi-bq8ce 6 місяців тому

    Sax

  • @fatumaaliabdi-nc2xo
    @fatumaaliabdi-nc2xo 6 місяців тому

    Wlhi my luvly siblings send me your link

  • @MuhiimAhmed-v8c
    @MuhiimAhmed-v8c 25 днів тому

    Naagaha lazy ga ah oo aan karti ay ku shaqeystaan qabin ama ma tashato, ma tashiishato. marmar siinyo waxay ka dhigataa ninkeygaa I shaqeeyo, waxwalba wuu isiiyaa maxaan wax u dhiganaa, maxaan u shaqeynaayaa.

  • @ZamzamAbdullaahi-bq8ce
    @ZamzamAbdullaahi-bq8ce 6 місяців тому

    Masha allh

  • @fatumaaliabdi-nc2xo
    @fatumaaliabdi-nc2xo 6 місяців тому

    Wlhi my luvly siblings send me your link