Raad faneed heestan adiga uun baa soo helay legend bad tahay laakiin bayd baa ka maqan 2001 kii ban ka dhagaysan jiray cajalad qaybaha maqan waxan ka mida WELBAHAARKA DUNIDANA LAYGUMA WADAAYE WACANOOW
Runtii heestan waxaan xasuus igu ah habeen anoo safar ah oo dad badan ah gaariga ninka dalawarka ayaa in uu noo shiday ayaa dhageysaneynay wlahi waa xasuus heestas darteeda habeenkas ma hurdin gaariga ugu dambeyn haariga aya ka dhacay shil lkn mar walbo wan soo xasuusta
Thanks Al hajj have been looking for this qarami almost the whole night at long last found at ur page, i salute u
Raad faneed heestan adiga uun baa soo helay legend bad tahay laakiin bayd baa ka maqan 2001 kii ban ka dhagaysan jiray cajalad qaybaha maqan waxan ka mida WELBAHAARKA DUNIDANA LAYGUMA WADAAYE WACANOOW
1980 kii ayaan riwaayadan If iyo Akhiro ku daawaday magaalada Gabiley, Somalia. Weli maskaxdayda wey ku sawiran tahay. Dadweynihii habeenka daawanayay qof aan oyin ma jirin.
Halka ay ka dhacayso cadceed
Dhagax tuuryo ku gaarin
Qabriyada Dhexdoodaaan Ka dhawaaaqayeeeey😢
Yasalaam. Sahro siyaad io xasn ismciil urcade o kumgacdheero tuse
AUN. Riwayadii if io aakhiroo
Ma riwaayadii if iyo aakhiro original keediibaa IK HAJJI
Ik Hajji
Sxb riwaayado inoo soo geli hadaad hesho , riwaayad baan arkay aad soo gelisay sida wed iyo wacad iyo bad jacayl badanaa inyar oo kamida, majaajilooyinkii inoo raadi walaal.
Mahadsanid
Orjinaal riwayadi if iyo akhiro weyaan dadku intoda badan waxay uhaystan sahra axmed allalaah hawnaxariste
Hala yaa hala 04/09/2022 9:09 pm axad at hargaisa ayaan ku faxayaaa caawa
Nice time.
Wlhi heesahaan inbadan ayaan raadinaayay maanta ayaan helay sxb mahadsnd lkn wili heeso ayaa maqan waxaa jirto canjalad suconayso 46daqiiqo hadii aad heli karto noosoo gudbi sxb
Sahra Siyaad baa original uleh Ruwaayadii if iyo aakhiro sxb sahra axmed copy ahaan bay Usoo dhigtay taariikhda fanka ha qaldin nuuradiin maxamed
Sxb soo gali originkii sahra siyaad
Fadlan hesahan orignalka so badiyo
if iyo aakhiro sahra siyaad ayaa wadey 1976 kadib sideetamaadkii waxaa hadana djigtey asli maxamed sagaasha meeyadiina sahra axmed ayaa jabuuti ku dhigtey
Timocade Cade sxb
Yaa la waday sahra siyaad
Aslina yaa la waday mahadsanid
sxb wax baad isku qaldaysaa waa run bilowgii Xahra Ziyaad baa lahayd waana 1976 lkin markii hoobaladii tuwaayadii u soo waadern dhinaca goboladii dhexe iyo Somaliland ayay Zahri ku hadhay Xamara deetona Ssli Maxamed Nabaad ayaa goboladaa la dhigaysay Xasan Ismaci , 1980kii bay hadan Zahri riwaayaddii ay dib u meteshay, sagaashamaadkan aad ka hadlayso reer waalab baaba lagu jiraye ma cid baa ruwaayadba meteshay, markay Zahra Axmed matalaysay waa 1986-1987
sahra siyad
marna
loyaqano
sahra.halgan
ayaale
hesda
orginalka
Sahra siyaad iyo sahara halgan waakala laba wllo sahra siyaad waa fanaanad wayn oo hore
Runtii heestan waxaan xasuus igu ah habeen anoo safar ah oo dad badan ah gaariga ninka dalawarka ayaa in uu noo shiday ayaa dhageysaneynay wlahi waa xasuus heestas darteeda habeenkas ma hurdin gaariga ugu dambeyn haariga aya ka dhacay shil lkn mar walbo wan soo xasuusta
kkk warsaraha siyaad sahra halgan waa midda hargeysa joogta sahra siyaad mareykanka yey dagan tahayv waan fanaaniintii ugu horeeyey fanka
Isn’t very hard to translate any other language,! Somalidu waa unique comparing to any one else
Sahra siyaad if iyo aakhiro say u keenty cidi kama daba hadli karin
Taariikhda yaan been laga sheegin sahra siyaad baa riwaayadan original keeda is leh xsan uurcadaaba sheegay waraysigiisa dub u raaca inaadeer
Niyahaw ruwaayada originalkeeda mahaysaa .
xageese laga helayaaa!!
waatan originalku sahra axmed waa copy waxaa la dhigay riwaayadan 1976 sahra siyaad ayaa ka ahayd atariisho
Musig
Tani Zahra siyaad ma aha e soo baro
Adoon wax hubsan ha iska hadlin
Sahra siyaad kuma jurin ruwaayadii if iyo aaqiro
kkkk.orginalka ruwaayada ayey ku jirtay 1976 iyo xamar.
mar dambe oo 1993 ayaa sahro ahmed iyo tuse dib ugu dhigeen Djabouti.
waa hadii hadal ku galo.mahadsanid.
Tusa aa la dhahaa
Way ku jirtaaa