Hogaanka Sare ee Jabhada Canfarta oo taageray heshiiska MoU ga, fashiliyeyna siro ku saabsan Jibuuti

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 21 годину тому +6

    Guul Somaliland. Intii cadowga ku ah Allah haka qabto. Dulmigu ma wacnee Allah muslimiintu meel ay joogaanba ha ka dul qaado. Nabad nabad nabad Alahayow 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 21 годину тому +8

    Soo dhawaada dhulka barakaysan ee JSL

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 21 годину тому +6

    Calool kuus Ina geele haduun bu bad galay wanna bilowgii dhanaadkiiisa😢

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 19 годин тому +4

    Siciid Ciise illeyse wareye Qaran guul iyo gobanimo

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 19 годин тому +2

    Guuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 19 годин тому +2

    Somaliland should support the afar resistance 100% including financial support

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 19 годин тому +4

    No Subtitles .Hore u Soco.

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 21 годину тому +3

    Aad iyo aad baad uu mahadsantahay wariye siicid ciise illeye meesheedi Arinku ahaa ayaad dhigtay adiga Ali shiixiin waxan uu leenahay ku soo dhawada dalkiina labaad ee somaliland welcome to somaliland fuurud siicid ciise illeye thank you Indeer

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 21 годину тому +6

    ❤❤❤mansh Allah ❤ guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤

  • @manknowsalot
    @manknowsalot 21 годину тому +4

    Waxaan arkaa ifafaalaha dhamaadka dictatorka Djibouti mr gele waayo Somaliland faraha la gashaya baxarka ha kaco weeye wlhi

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 21 годину тому +2

    Guul somaliland guul jabhada faruut so dhawada

  • @Halgame334
    @Halgame334 21 годину тому +6

    VIVA FTUITE. XOREE JABUUUTI

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 19 годин тому +3

    Guul somaliland, somalilander dhab ah ,soo ururi jabhad kasta oo jabuuti ka soo horjeeda ,hadii uu geelle ina nabad gelin waayo ,isaga ayaa ina soo doontay waynu iska ridaynaa oo waynu tusaynaa waxaynu nahay

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 19 годин тому +4

    Thanks for both brothers

  • @saadoguray2513
    @saadoguray2513 21 годину тому +6

    Siciid ciise illeye wariye sare kusoco

  • @DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1
    @DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1 19 годин тому +4

    Welcome to Hargaisa

  • @Halgame334
    @Halgame334 21 годину тому +6

    CANFARTU WA EHLUL BAYTT JSBUTI IYAGAA LEH SOMALIDU FARAHA HAKA QADAANN

  • @user-xw5yt5zs5k
    @user-xw5yt5zs5k 19 годин тому +2

    Siciid ciise ileye halgamaa ugu wayn qadiyada somaliland waxananu aad iyo uga raalinhay daddaalka aad ka u badan ee uugaliyey si loo xakameeyo caddawga somaliland ee jaha kasta laga soo weeraray waananu la so conaa haddanu nahay shacabka somaliland waxana xusi doonta taa riikhda aan waxba ilaa win siciid ciise ileye hannoo laado cissi iyo sharaf guul guul somaliland...

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 21 годину тому +4

    Red sea kkkkk wad ka soo hadashiiseen canfartii wallaahey wa shaqyseen muwadiniin dhab ah oo somalilander ah ayad tihiin wanan idinku dhiiri gelinayaa inad hawlahaa noocaasa halkaa ka sii wadaan

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 19 годин тому +2

    Djibouti is Afarland yes