Siyaasi Food-cade oo waraysi uu siiyey Red-Sea News 24 ku weeraray Djibouti, Xirsi iyo kooxdiisii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 Місяць тому +3

    Guul iyo gobonimo Somaliland mashallah ❤️

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 Місяць тому +1

    Guuuuul iyo gobanimo Red Sea iyo Somaliland

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 Місяць тому +1

    Thanks for both brothers

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому +3

    ILLAHEYE CADOWGNA HAA JEBIYO SOMALILAND CIID KASTE WAA UU CADOW

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Місяць тому +2

    Cabdiqani waa DHAKHTARKA SIYAASADDA BAHSHIIBA SAALADA AYUU SAARAY

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 Місяць тому +1

    Siicid ciise illeye wariye sharfleh oo garankiisa uu heelaya oo dadkiisa iyo dalkiisaba dacaad uu ah guulayso wariye jiira ahaw hooraa loosoconayaa

  • @samoc5405
    @samoc5405 Місяць тому +3

    The most dangerous thing for somaliland is the enemy within.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому +3

    WAXA HOORYE WAXA KAA DARYAN TAA EEYE IMINKE INAAGU WADAN BAA KAA DARYN ILLAHOW KUWA NAAGA QAABO CADOWGA SOMALILAND

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому +1

    Allaah waxaanu baryayna in aan allaah siinin odaygan nacaska ee quslaaya ee soomalita uvraran uf ma somalnd ata hadii wadani qabsado cagaha isku taagaaysa hamaanintaas af ka loo soobuuxiyay

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia Місяць тому +1

    Suxufi aad baan kuu salamaayaa, aad baanu u dhagaysanaa waraysiyadaada. Mahadsanid.
    Marka aad waraysiga samaynaso codkaaga iyo codka qofka aad wayraysano isku volume walalo ka dhig kaaga aayaa aad u dalacan qofkanaad waraysanasaana aad buu inta badan u naaqusnaadaa

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 Місяць тому +4

    Ciro umaleyn maayo inuu garanayo wuxuu doonayo waa duq la jiidayo

    • @hodhomawel1812
      @hodhomawel1812 Місяць тому

      Caad taalago kuujira😅😅😅😅

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Місяць тому +2

    Galbeed waa la xoreeyey warsaa se gaagixisay
    Muuse wax yar baa u dhiman inuu aqoonsi Ka dhabeeyo lkn waxay u muuqataa in Isaaq fashilinayo

  • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
    @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Місяць тому +1

    Siciid waa wariye Ruug caddaa ah! Halkaa ka wad halganka, suxufi sare

  • @AbdiOsman-pe3pp
    @AbdiOsman-pe3pp Місяць тому

    Asc

  • @user-yc3oc8eq9y
    @user-yc3oc8eq9y Місяць тому +1

    waxaan qaatay af cafari halagu daro radio hargaysa waar nin kan wasiirka war faafinta hanalooga dhigo ibraahin caydiidna wasiirka arimaha gudaha madaxwaynahana muuse ama kaahin labadaas uunbaynu haynaa wax mudakar ah lexejeclana dalka ka leh oo siyaasiyiintii waa wayneed inagala joogee madaxwayne ku xigeenkana saajinka adigana wasiir ku xigeenka war faafinta

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому +1

    Ciro wa duq lajiidayo warunta waliba doqoniima udheer oo qoslaya ka xirsilayidhana wa haman haaman dhaafay oo dadliqa yahuu hoglaydinkutuu

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 Місяць тому +1

    Markaa reer somaliland ma cidkastaa hawlyaraan kuustic Malaysa ( gunimo Wayn iyo ceeb Tii aduunka )

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому

    Muse iyo inakahin libaaxyadii hadii aylatagaaan ma dacowyaashan wadani aya labacali cigaalaynaya allaah hanoosahlo waxan ka baqanata in dacowtada itagoo hurda loosoogalo ilayn libax muuse dhinaxkastu eegayay oo lamariwayay iyagana wadani imika ba loo soodaatay somalita huwan jabuuti usoo daateen

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому

    Hadii lacala wadani qabsado siciid iyo ibraahin caydiid iyo muuse iyo qabiilkiisu yanay waligood u hiilin una hadlin hayskagatagan waxay dowlada ugaysteen wax la iloobo mah wuxuushta wadani

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому

    War wadani halayska celito sidiidanay wa iin dhabiga loo qoro wadani

  • @user-yc3oc8eq9y
    @user-yc3oc8eq9y Місяць тому

    Jabuuti Farmaajo ayaa dariiq mariyay balse way la dagaalameen iyaga oo xasan dhinaca saaray xildhibaanadiina lacag badan ayaay u qaybiyeen

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому

    Ibraahin iyo siciid hadii wadani qabsado wanaagooda haka shaqatnina hadla siday idin galeen ugala

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому

    Balaato kudooratay wadaniyow oo dabayli kuqaadatay ama duufàn samada kaga yimid

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Місяць тому +1

    Cadaawada lama badsado dhinac walba cadaawad baa inagaga furan umana diyaarsanin difaac xitaa ma soo jeedno ethiopiana cadaawada way ku jirtaa si dadban si ay danaheeda u gaadho

    • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
      @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Місяць тому +1

      Waa runtaa, laakiin sida kaliya ee Somaliland ku badbaadaysaa waa heshiiska Itoobiya oo hirgala. Dabcan Itoobiya danteeda ayay eegaysaa innaguna teena

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Місяць тому

      @@Malihin_cadow_Xamar_kadaran goormuu waraabe adhi badbaadiyey ethiopia cidna ma badbaadinayso aqoonsigeeduna macnaba male ka gaadhiga inoo dhaqa ka qashinka gura ka kabaha tola iyo ka timaha inoo xiiraaba waa ethiopian aqoonsigu wax wayn maha

    • @Malihin_cadow_Xamar_kadaran
      @Malihin_cadow_Xamar_kadaran Місяць тому

      @@halimadirie5301 Aqoonsigu wax wayn weeyi. Dawladda Somalia oo magaalada Xamar oo kaliya xukunta, haddana waxay dawladnimo ku sheegataa waa aqoonsiga. Shaqooyinka aad sheegayso waa shaqooyin loo baahan yahay, qof bilaa camala oo haddana ka xaragoodaa shaqooyinka oo haddana qaraabadiisa gacanta hoos haystaa waa qof liita. Iyadoo bilaa camalku 50% ka badan yahay Somaliland ayay dadka ajnabiguna shaqeeyaan sida Carabta, Hindida iyo Itoobiyaanka.

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Місяць тому

    C/raxmaan 14 sano hadii una waxba qaban . Muxuu qabanayaa Manta? C/ raxma siyaad bare oo Dadkiisa xasuuqaya ayuu safiir u ahaa ilaa itu u dhacayey. Gormo Muwani Dadkiisa jecel noqday? 18 may ee lo xabaal galay ayuuba necebyahay. ayuu quwada 3 da ee Dalka ahaa. Sharci dajintuu madax ka ahaa.