13-SANO SABABTA AXMED MADOOBE KISMANYO KU GOOBTAY WAA IN UU RABO.... WARAYSI XASAASI AH DR ABDALLAHI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 18

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 18 днів тому +1

    Ninkan waxba kama yaqaano nidaamka federalka ah ee dalka Mareykanka. Garan maayo cilmiga uu daktorka ku soo qaatay.

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 19 днів тому +1

    Kani waa caadaqaate uraya Taariikhdaa qorini waa in Lagamanuucaa wax ka noqdo Jubaland waayo ninkasta oo shacabka laaya oo dhiigooda ku falaxasha ayaa ku fuula kursiga

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 18 днів тому +1

    Go 👀 no more tug

  • @mohamedabshir4478
    @mohamedabshir4478 19 днів тому +1

    Cidda Axmed Madoobe kula yaaban inuu 13 sano xukunka hayo ama uu saddex jeer soo laabto ee Xassan Sheekh ku taageeraysa inuu mar saddexaad soo laabto sidee u fakarayaan?

    • @SuldaankaCW
      @SuldaankaCW 19 днів тому

      Xasan sheikh doorasho xalaala ayuu qabtaa hadii laga helana wuu ka dagaa hadana doorasha lagu kalsoonyahay wuu ku qabsan yahay inuu qabto ee axmed Geedanaar asagu maxuu ku tagaa ma tiirkii magaalada😢

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 18 днів тому

      ​@@SuldaankaCWDorosha xalaal?😂 Mangaabta been badana! Xasan sheikh waa tuug dalka eebinayo.

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 18 днів тому

      ​@@SuldaankaCWXasan sheikh is gutless puppet that has been stealing money, selling his country to highest bidders and only want to create endless violence. He completely destroyed the military and filled it with his own clan. He never tried to end shabab, but he desperately wants to end politicians against him. His agenda is very clear. Somalia is completely dead and gone under him.

    • @abdulmohamed327
      @abdulmohamed327 17 днів тому

      Xasan Munaafaq oo Dastuurkii wadanka Soomaaliya bedelay, siduu ka rebena yeelay, buu leeyahay waxbuu Bedelaayaa iyo waxbuu Maxkamad saaraayaa buu ii amaanaya, waa Dameer meelahaas ceeyr ku qaadanaayey, Adeer tan dad baa u soo dhintay oo kaadi u soo cabay, orod oo ceeyrtaadii doono, Hadalna ma taqaanid, Su’aalna kama jawaabi kartid

  • @RuneyCadey-o2t
    @RuneyCadey-o2t 19 днів тому

    Maxa xassan u ogaladey in tastuur ka ufuro ayado lodhame axamed na udiidey in tastur jubalad futo maxa diidey ?

  • @mohamedabshir4478
    @mohamedabshir4478 19 днів тому

    Dowladda Feedaraalku waxay rabtay inaan Jubbaland doorasho ka dhicin sida Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug, haddana waxay taageertay in mucaaradku doorasho qabsadaan, aragtidaasu soo ma aha cid kasta oo tabitaankanaga taageeraan way saxsan tahay?

  • @superpipo3039
    @superpipo3039 18 днів тому

    Yaab badana Yarkaan somalia sujuu waye Jubooyinka maxa galay?

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 18 днів тому

    Dr.ka.hainoosheego.yaafadaraal.ladhahaa.hadiiaaykamaqanyihiin.3diii.maamul.ee.daarood.lahaa

  • @Barkatlesaid983
    @Barkatlesaid983 19 днів тому

    Ma waxaad sheegtaa waysay nin yahaw wa fashilantahaye iska amu

  • @Caaqilka123
    @Caaqilka123 19 днів тому

    Neef waye kan warkiiso naga xir nyw

    • @superpipo3039
      @superpipo3039 18 днів тому

      SOMALIA SOMALIA BAA LEH jigjiga io Qoroxeey kulaabo

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 18 днів тому

    Did you say this guy is a PhD holder???? War Aqoonta xaal u celi 😃😃😃 does he realise that he is commenting on incidents that took place - he’s says “the Federal Government is not waging a civil war in Jubbaland”.
    Everyone knows what happened in Raskaambone and what’s currently happening in Gedo.
    This guy has no credibility. He must have been living under a rock and just awaken dreaming about becoming “a president for Jubbaland”. BUT the problem is that he is just all talk and no action, no plan, no constituency, just hoping against hope for the Federal Government to appoint him as the president of Jubbaland because he had a couple of meetings with Hassan and Hamze.😃😃😃😃😃What a joke😃😃😃😃