“Iskuday dil ayaa nalala eegtay oo waxa la lahaa xabada hoos ugu dhiga” Suldaanka Guud ee Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 чер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 273

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Місяць тому +11

    Alle ha u naxariisto Suldaan Cabdilahi, Sul, Rashid, Sul, Cabdilqaadir, Inanka inta uu waynaanayo halo Suldada

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Місяць тому +6

    WAAR REER SOOMALILANDOW ISKA QABTA CUMAAMADAHA SHAYDAANKA

  • @suhadheman6644
    @suhadheman6644 Місяць тому +10

    Alle haku naxariisto cumaamada iyo citiraamkii lagu hayay way dhinteeen bas waaye

  • @MohamoudAbdi-cz2dz
    @MohamoudAbdi-cz2dz Місяць тому +15

    Suldaan aakhir zaban
    Waa Aduun dhamaad ku dhow
    Markaad eegtid ninkan

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 Місяць тому +39

    Suldaan waan kugu ixtiraamayaa in aad Sudaankanagii guud tahay lknse hadalkaagan meeqaam kiisu waa hooseeyaa

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 Місяць тому +7

      Siminaar ayuu u baahanyahay dhinac kasta

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Місяць тому +2

      Absolutely waxan rabnaa nin codkara laakiin dee uxuwaa dhaxale maxaan samaynkarnaa

    • @Yosef-ev6wl
      @Yosef-ev6wl Місяць тому +3

      Tuute beena ayaad xidhatay, abtiyaashay tali ayay u bahanyihiin

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 Місяць тому +2

      Adiga suldaan kuma aha dantaada raaco.

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 Місяць тому +2

      Absolutely his Words are 👎🏾👎🏾

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Місяць тому +10

    Labada inan ee aad suldaanka aad utahay maad marka hore kala dhex geshid intuu xaasaskiisa caayaayo

  • @xundhurgaal
    @xundhurgaal Місяць тому +14

    Wad is Cadaysay inaad Suldaan Ciidagale Tahay

    • @naza3086
      @naza3086 Місяць тому

      Waryaa xishood, ninkani intuu ka dhimanayo isagaa somaliland suldaan u ah.

    • @lionofsomaliland9
      @lionofsomaliland9 Місяць тому

      Cida gale wu yahay reer sheikh isxaaq banu kayahay.
      Baro

  • @fadumaibrahim7467
    @fadumaibrahim7467 Місяць тому +8

    Subxaanallah yaa Allah waar waa maxay suldaankan ciyaalka ahi

    • @ducoqabe1225
      @ducoqabe1225 Місяць тому +2

      Waa suldaan akhiro samaan inbti

  • @Amla7
    @Amla7 Місяць тому +12

    Saan bay udhaqman suldamada somalilan aqoon xumada bay kaga dareen

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Simple isgaa hoostaa kaa jiray makhnuudkaa Ina biixi waa inuu kuu dhawaaq dagaal in hargeysa

    • @Amla7
      @Amla7 Місяць тому +1

      @@hassan-mp1pk wad qaldan thy wan daremi kra inad kaso horjedo hormarka somalilan lkn ogow mesha mahan somalia ee dal iyo dad damiirkodu nool yhy haka filanin inuu ka dhaco dagaal ma nihin dadki ku noola xamr ee is hör carari jiray ee damiir koogu dhintay😂😂😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      @@Amla7 first uu sheeg taa reer xamar waxan nahay dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar kaa xorayay faqashta dhillo

    • @Amla7
      @Amla7 Місяць тому +1

      @@hassan-mp1pk kkkkk hda thy ninki xornimo udirirka ahaa maba aad dhahden haku dhawaqo dagaal muuse tnkle ma umaleysa inad ciil oynayso ama aad qaraarsan subxnlh thy dhilo kulha oday rasaasta dhawaqedu ka tan badisay uma xumid adeer mhdsanid inta dalka kasartay faqashta😂😂

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Місяць тому +15

    Marada kadhacdaye hadana hadana wanaladilayay wa shaqadi wadani qayra masul

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Hargeysa luu kala tago

    • @AliMohamed-qu5ht
      @AliMohamed-qu5ht Місяць тому

      Khaniis abaarso kufahay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      @@AliMohamed-qu5ht adugaha makhnuud ahaz dhillo dhashay

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Місяць тому +9

    Labada nin ee ciidagale maad marka hore kala dheh geshid intuu xaasaskiisa caayaayo kamaad hadlin shame on you

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 Місяць тому +3

    Waan ka qaadan suldan nabada wax ka qaalisa ma jirto❤❤❤❤❤

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Місяць тому +1

    Inankan booskii Aabihiis kufadhiya waxaa dhalay Suldaan magac iyo maamuus kudhax leh Giyiga Somalida Ilaahay naxariistii janatul fardoowsa hakawaraabiyo Suldaan Maxamad Suldaan Cabdulqaadir Aamiin Aamiin.

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Місяць тому +16

    Magaca Suldanow xaal qaado! Suldan shiitama nr one baad tahay ciyaal !

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Dhadiga isaaq tahay waa ina hargeysa luu kala taago

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Місяць тому +2

      @@hassan-mp1pkwaxa dhadig ah kuwa buuhoodle xiniinyaha lagaga jaro ee aan xata ka hadal magta afka lugo buuxiyay

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 Місяць тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂SULDAAN KA GUUD EE IIDDOOR BELO MA SUUDAAN DHAGAX TUURIYA

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      @@nuurnuuraan8624 ee jaamac dubadna lagu dubeeyay kuwaasaa dhediga

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      @@hassan-mp1pk xasan dhedig xasan labeeb kkkkkkkkkkkk

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l Місяць тому +2

    Kani waa sirkhanka guud abahi aya xarantu cuni jiray ku dhalay cuqubadi aya ka muqata waa doqon

  • @superfun1819
    @superfun1819 Місяць тому

    Wixii darood reer uso duuceeyata.
    Faratoon reer mad kala qaboojiso.
    Shalay Laascaanood saad usolabisatay xasuusta
    Fr sanaag Somalia 🇸🇴🕊️❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Місяць тому +4

    Balanta Alleh u daaba blse .... Waxad dhahday balanta waxan u Oofin waayey waxan ka baqay inay muddo korodhsi yimaado, taasna waxay ka macno tahay lama eego danta bulshada iyo danta dalka ee waa dan Kursi 🤷‍♂️🤷‍♂️

  • @Fvv6677
    @Fvv6677 Місяць тому +1

    suldaan garaadada afkaaga kadhig garaadadu kuujawaabimaayaan anagaa kuujawaabana waliba anagoon ku aflagadeynay garaadada haday yidhaahaan galdagaalka magurigaagay kayidhaaheen adeer taada xali garaadada sharafbaa ale kabadiyee

  • @muktarcapitano9513
    @muktarcapitano9513 Місяць тому +1

    Suldaanku waa nin dhalinuaro ah anigoo ixtiraamaya saldanada guunka ah ee uu ku ka soo jeedo🙏, lkn hada suldaan yare wax badan oo waayo aragnimo ah ayaa u dhiman , mar hadii aad haysato maqaamka suldaanka guud waxaa haboon in aad noqoto qofka ugu danbeeya ee hadla , maaha inaad noqoto qofka ugu horeeya . Xoogaa degdeg ah ahaa kugu jira mudane. Asc suldaan

  • @SoccerTube-qo3kl
    @SoccerTube-qo3kl Місяць тому +2

    Ninkan yuu suldaan uyahay adeer anagu Haddan Habar Awal nahay ninka suldaan nooma ahaa

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 Місяць тому +1

    Sulaan inakiisa lagu badalo dhibtaasu leeyahay Allow sahal amuuraha 🤲🕌🤲🕋🤲🤲🤲

  • @awrdoonmedia3802
    @awrdoonmedia3802 Місяць тому +2

    In dalkan muuse biixi madaxwayne ka yahay Cabdiraxmaan ciro na mucaarad u yahay kan hadlayaana suldaanka guud yahay waa
    qawaacid noo yaaliyo qamar samanka nagu dhacaye qiimihii aduunyada kaga qanac nin noolow😅

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +1

    Suldaanka waa lasalaamay shaleytooole shalaytooole

  • @saamiacademy5499
    @saamiacademy5499 Місяць тому

    Suldaan bikulli ixtiraam, Nuxurka Doodaadu Nama Qancin UA-camr ka la xidhay iyo meeqaamkiisa waanu kaala han waynayn

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Місяць тому +1

    Cabudhintu waxaye dhalisa baabaa kii hadal haa iskaa hadlo ee halaa dayo afrikan waxaba kama bartaan tarikhada shalaye ayaay lasconod ku tagtaye cabudhiin iyo xabad laaladhaco shacabka siyaad bare ayaa laga yeeli waayaaye isagu kaa wadanisana muse iyo ciro iyo inakahinba oo dhisaye dalka oo aan ibin bada kuwan isama dhaman ee ilahey umada haa dhafiyo

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Місяць тому +2

    Muuse biixi xaafadisa Gari ma gasho kamana baxdo.

  • @hamzamuse6393
    @hamzamuse6393 Місяць тому

    Suldaano waad mahadsantahay laakii. Airportka adigu ma lihid sharci baa jira

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 Місяць тому

    Saw waxaan ilaawaba nin xumi ima ogaysiiyo ragii raga ahaa ayaan xasuustay ee X.CABDI WARAABE ALLE HA U NAXARIISTO EH UU KA MID AHAA SULDAANKU WAA DHALINYARO HADALKU KA MUG YARAADAY

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww Місяць тому +1

    Suldaan yare iiman laawe adugu ma waxad ahayd kii dhagax qaadan laha hooyada iyo qarankaba wase soo raca reerkiina huwan yahay huwantu dhashay

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Місяць тому

    Waa suldaan-nabadeed ee ilaahayoow noo ilaali. Aamiin

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Місяць тому

    Caruur sidii CIYAALKU U HADLAYAA SULDAAN CARUUR WAAR IGA AAMIS ILEYN AF AAMAD LAHAYN MA QABAN KARTID

  • @fardosamohamed3653
    @fardosamohamed3653 Місяць тому +1

    Suldaankayaga guud Alle haku xafido In lagu ixtiraamo waa muqadas fadlan Askarigaa xabada hoos u dhigay iyo ka amrayba sharcga hala mariyo.

    • @Ducaysane29
      @Ducaysane29 Місяць тому

      Suldaanku wuu cafinayaa haha.

    • @fardosamohamed3653
      @fardosamohamed3653 Місяць тому

      @@Ducaysane29
      Haduu cafiyo waaba arinta ugu fiican
      Waayo Somaliland waxay heerkaa ku gaadhay ey Somalida kale uga nabada badantay waa cafiska iyo isu tanaasulka.

  • @add-tech
    @add-tech Місяць тому

    saldanada somaliland waa fariid sidookale waa nin aad wadankiisa iyo dadkiisa jecel , we love you so much, love from KULMIYE PART

  • @suberh8985
    @suberh8985 Місяць тому +2

    Waayeelku haduu ab guuro
    Haduu odeygeedu waasho
    Haduu kolba in la ooyo
    Haduu la anbado xilkiisa
    Ujeedo xun baa qarsoon

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому

    Duni shiidii dhaafty siyaasad mudo kordhin ah Dil la rabay Ibrahim cydiid Dambiilaha iyo Hadalkaasi bal eega isdhex marsan iyo sulankan No sax

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Ninkani Farmaajo ayaa lacagta siiya waana nin basaasijirey SNM

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Місяць тому

    ILLAAHEY HAW NAXAROISTO SULDAANKII GUUD OO SAQIIRAY

  • @user-nh5yv3ro3q
    @user-nh5yv3ro3q Місяць тому +1

    First viewer and First comment

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 Місяць тому

    Eedaha iyo xumaanta soo bandhig ay gaysatay ama uu gaystay muuse biixi xukuumadiisa iyo xisbiga kulmiye 1ilaa 10000

  • @abshir1974
    @abshir1974 Місяць тому

    Manshala nabadu waa macaan kaa kulasocda iska ilaali waa shaadhmadoobe

  • @abdi5852
    @abdi5852 Місяць тому

    You u yahay SULDAAN ma Yusra Harti mise Isaaq Oo Dhan iyo beelaha kale waa SULDAAN DAAYEER HOOYADIIS WASE

  • @user-vv1zc3mn6m
    @user-vv1zc3mn6m Місяць тому +2

    Waryaadhaheen war maxaa helay taladii reer sheekh isaxaaq waan yaabanahay

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 Місяць тому

      Waxbaa nagu dhacay, kibirkii iyo faankii ayaa halkaaa na dhigay

    • @user-bw1hk6ib8z
      @user-bw1hk6ib8z Місяць тому

      Iyo af xumada iyo siyasad xumo ku Dara

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 Місяць тому

      Xisbiga Waddani ayaa der-derey. 😂😂😂

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 Місяць тому +1

      Quraan saar ayeynu u baahan nahay. Ilaahayow Somaliland u gargaar 🤲🏾

  • @abshir1974
    @abshir1974 Місяць тому

    Suldaan dalka ka qabo odayaashan qaska wada ee reerka ku soo badanayo ee xirsi abaabulayo ee ka qabo dalka iyo umadaad xukunto

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f Місяць тому

    Maxaad ka fahanteen suldaan caanyo aan aheyn xanuun reerkiisa ku jira airport xidha reer waliba midbuu samaysan doonaye

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 Місяць тому

    Adeer ha odhan suldaan guud ma jiro suldaan haduu yahay waa suldaan ciidagalle markaa caruurta hanaguso ciyaarsiin

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Місяць тому

    Waan uhanweynaa suldaanka guud lkn imika waan kaniyad jabayba

  • @daahirxuseen1605
    @daahirxuseen1605 Місяць тому

    Mm tv guulayso

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Місяць тому

    Waa waxa lala yaabo marka ninkani leeyahay M KAAHIN IYO M BIIXI ayaan kajecelahay somaliland.

  • @FawziAhmed-qj3sm
    @FawziAhmed-qj3sm Місяць тому

    Ciyaaalkan Salaadinta sheeeganaya Waaa in laxidhaaaa

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Місяць тому

    Suldaanka waxa uwacan uuku qurux badanyahay inu dowlada lashaqaysto

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 Місяць тому

    Ninkani qabiilada gudabuursi ciise iyo gabooye ma suldaan buu u yahay mise isaaq buu u yahay.
    Aflagaado intaa le eg weligay ma arag. Reer baa reero kale u suldaan ah waa aflagaado.

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h Місяць тому

    Ninkani ma suldan soomaliland oodhanbaa misee waa suldan reer anigu waxan u arka suldaan reer see waxan maqlay soomaliland buu suldaan u yahay

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Місяць тому

    DOQONIIMADII AYAAD MUUJISAY NIN CIIDA GALE AH AYAAD LEEDAHAYE
    HADII AQOONI KUGU JIRTO ODAYGAN DHAQANKA XUN REERNIMO KUMAAD DIFAACDEEN
    WALAAHI HADAAN MEESHA HAYSTO ANIGU WAAN DILILAA

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim Місяць тому

    Suldan adigu bananbax ma timaden waa ina marki waa la qaday la yidhi waa ina boliska tagta maxaa dhacay sobab loo xidhay inaa soo ogato ahayed ee inta ciyalka burburinaya lamayada ee shiidaya boliska inta waa ku khaldantahy wlhi madama suldanki rer sheikh isaaq thy sodiga is yareyay xabad ayaa dhulka la ii dhigay iyo waxaan dhaf oday nimadu haku filnato

  • @abdiladifmohamedhashi3591
    @abdiladifmohamedhashi3591 Місяць тому

    Suldan ciyal xdf
    Adigaa halkaa maxaa ku geyey
    Waaku sidee suldan
    Sandaalada wana ku fanaa ciyarta kadaaaa

  • @axiddig5486
    @axiddig5486 Місяць тому

    Ad ban sudaanka usalaamay salaan kadib Suldanka Bahadlika halaga daayo oo Askariga xabada hoosta ugudhigay Haloo so qabto 24sacadod maxuu suldan guud kayahay hadanba laxtiiramynin dad hadlka ka buubiyana haloo sameeyo

  • @khada917
    @khada917 Місяць тому +2

    Isimada isaaqu waa jiri marfishyada ka bulaama bal hada kani ma ciyaal weera mise waa Suldaan .

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Місяць тому

      Waxaas ayaa suldaan lagu shegayaa dee wey ku qadhabtan shaqadan ciyaar weerada ayaa dhaanta 😂

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan Місяць тому

    Suldaan sharaftaada ma ahaa inaad qabiil noqoto hadii danbiilaha la qaban waayo miyay dawladi jiri kartaa qabyaalada iska daaya uu ilaahay ka baqa hanjabaad cid wax lagaga qaadi maayo

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london Місяць тому

    Suldaanka samanka, qala dhagaxaa

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому

    Hadalkaagu waa isdhex yaal suldaan Ibrhim cydiid maxaa keenay Qiimaha iyo Qadarintaada sul hoos u eeg qiimee

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p Місяць тому

    Ninkanii yuu suldaan uu yahay
    Jifidiisa maa mamuli karo
    Ilaa 1991 & 2024
    Waxa cadow kuu ah dalka waa qabiilkiisa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Waa Baqayaa ina biixi dictatorship ayaa u hanjabey inuu dilayo 24hrs xaarka ayuu ka wareegey ina biixi ayaa u hanjabey

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 Місяць тому

    SULDAAN QALQAALIYA REERKAAGA KU'EKOW ISAAQ SULDAAN UNOQONMEYSID WAAYO WAXAATAHAY DEYDEY BILLILIQO AYAAD UFADHIDAA

  • @jamaalmixile14
    @jamaalmixile14 Місяць тому

    Qaranka wan u soo dagaalamay waxa inoo xigtay reer sheekh isxaaqoow qaranka sawir ban ku galay Tuute 😂😂😂 Aqliga baa marayaan tolkeen 😂

  • @mukhtarhagar4344
    @mukhtarhagar4344 Місяць тому

    NIN DAGAALAMIKARA AYAA YIDHAAHA GALA DAGAALKA
    INA GUMED LAANGAAB AH
    OO HABAR-AWAL ADOONSATO
    MUXU SAMEENKARAA😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому

    SULDAAN QALADKA HAL QOF BAA LEH WAXAA LEH INA DOOL DAWALADU WAAY XIDHEYSAA QOFKA AAY DOONTO WAA DAWALAD MAXKAMAD BAA JIRTAA
    LAKIIN DADAKA LEH.LAMA CIDHO KARO NIN QABIILADABKA CAAYI JIREY DIBADA

  • @kiikoosahmed6019
    @kiikoosahmed6019 Місяць тому

    Jaaniskaa suldankaasi hayo iyo magaca uu huwan yahay midna abaal keeda muu marin nusgaan baanan dareemay

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 Місяць тому

    SULDAANKA GUUD EE SOOMAALILAND GUULAYSO ALLAAHU MACAAK

  • @iidoiido2685
    @iidoiido2685 Місяць тому

    dadka noocana ayey odhanayaan suldaanka soomaaliland idinkuu idiin yahay suldaan eeanaga noa aha

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 Місяць тому

    suldaan sowtaan ku moodaynay inaad sidato suldaanka guud ee beelaha somaliand sawdigan dib u saqiiray ee noqday suldaan xaafadeed iyo suldaan ukala hiiliya laba nin oo ciidagale ah oo midna dhinaca saaray midna ka eexday oo ka kodob galay saldanadii guud ee somaliland halkaas ayay iyadu ku hadhay ee tii ciidagale ayaaba qiranqiir ku jirta ma hadaad la kal safastay laba nin oo reerka ah

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 Місяць тому

    Waar hee dhaha yaa u bixiyay suldaan guud ee soomaali land
    Yaa rabi waar suldaan caano ankar weeyaan mansabkiisa haloo daayo
    Magacana ilaahay haw booga dhayo jugbaa gaadhaye
    Ciida gallows ninkan si inaga dhaha waxan shir lalama yimaadee
    Nusqaan weeye sidaniye

  • @hargeisacity8149
    @hargeisacity8149 Місяць тому

    Suldaan labada ninba adaa u suldaana midna warkiisa waad qaadatay midna wad dhagaysan wayday

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 Місяць тому

    Idoorku waxay kala GARAN la yihiin isaaq iyo Somaliland

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Місяць тому

    ninkan reerkiisa ayuu suldaan u yahay waa nimaan xishoonayn wadanka ciida gale ayaa dhib ku haya dhaqan ayaad ka dhigateen cay dhan kasta reerkasgaaga ka caytama dib isigu noqda

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o Місяць тому

    Suldaan allah haku karaameeyo

  • @Somaliyoutuper
    @Somaliyoutuper Місяць тому

    suldaan hadalka kaamana sugeyin ee hadalka naga adkee adigoo dadkaaga nabad ugubaaqeya oon xuman ka talinayin hadal qof weyin dadka usheeg

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Місяць тому

    Suldaan yaan shaadhka lagaa wasakhayn. Suldaankii guud ayaad tahay, ma tihid suldaan jufo, ee meeqaamkii suldaan guudnimo u hadal.

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 Місяць тому

    Ala bisinka kani hadal jilicsanaa ma tihid suldaanka guud slnd waa suldanka ciida gale

  • @user-cp7mi7te3j
    @user-cp7mi7te3j Місяць тому

    ISAAQU HOGGAAN DHAQAN HA SAMAYSTAAN DAAUD CAAQIL KU CADDAAYE DAAUDOOW TAG REERKIINNA SOO RAAC EY XUN
    WAXAAD SAMAYN KARTAABAA ISKA YAR

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f Місяць тому

    Suldaanka cidagale

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Місяць тому

    Mxaa yaab isdaba yaal

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    Suldaan xaal qaado kani kuwii mafrashka xaaqa ayey suldaan ku sheegeen kani Dibjir ayuu ahaa

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 Місяць тому

    Kan yaa suldaan ka dhigay hadal caruured ayuu leeyahay koox ayaa ku xeeran isaga in la xoreeyo u baahan miskiin

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 Місяць тому

    Niyow suldaan guud wax layiraahda majirto, mana aamin sani ,dadka dusha ha iska saarina

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 Місяць тому

    Suldaan, ilaahay ha ku soo hadeeyo, ma lacagtii xirsi ayaa adna ku soo gaadhay.

  • @fadhiaaar213
    @fadhiaaar213 Місяць тому

    Waxa tahay ciyaala suuq weliba liita oo lagu shubtay waxa aad ka hesho waxba hanaga siin.

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 Місяць тому

    Suldan kushaga af somaliga sobara 😂😂😂😂

  • @amranismail9902
    @amranismail9902 Місяць тому

    Beeta daaya idinka dooneyey in u dagaal dhaco isku xishooda nabada aynu ku jirno Alhamdullilah Allah ha ino siyaadiyo

  • @ajilkacaseh8280
    @ajilkacaseh8280 Місяць тому

    waar wxani suldaan maahe waaa xabagle isagoo gurigiisa jooga indhaha qarsanaaya hdal aan garanayn

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Місяць тому

    😂suldaan doqona oo aan aragti lahayn oo qayla ayaa thy wxn Aabihi waa ceebeyey 😂

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 Місяць тому

    Cudhay baa la yidhi soo tashkiili
    Waar iska daaya miskiinka hadalku dhibayo.
    Inkaar ka qaadee kkkkl

  • @Somfox1
    @Somfox1 Місяць тому +1

    Xaalada Dejiya...Nabadu waa Qaali!

  • @jamasiyaad2877
    @jamasiyaad2877 Місяць тому

    Beelaha somaliland oo dhan ma suldaan guud oo ka dhexeeya ayay leeyihiin? Mise anigaa garan la' Somaliland-nimada

    • @user-le8ld5si9h
      @user-le8ld5si9h Місяць тому

      Aniguba waan ku wareeray ninkani ma suldan reerbaa mise waa suldaanguud

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn Місяць тому

    Ninkan hada wa suldanki guud isaq horta umada uu suldanka u yahay dhex ma u yahay

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому

    Maxaa ku geeyey dambiilaha haddii aanad ahayn Gardaro Garab og Ma Diin baa aamisan tahay mise Qabiil why u tagtay airport adigu thanks

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    Ikaweyne Ceebtii Aduunka

  • @shabanhy5619
    @shabanhy5619 Місяць тому

    Salaamnid Suldaan❤

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 Місяць тому

    Waaxa laa doonayaa mahee xaabaad ayaa daabaada laaga geliin . Meshaan dhiig ayaa loo soo caabaay.

  • @user-yl4pt7fs6f
    @user-yl4pt7fs6f Місяць тому

    Sudan waad is cebaysey aad baan uguhumahay😱😱😱

  • @Umo580
    @Umo580 Місяць тому

    MISKIIN YAAD KUDHERER SANASAA MADAA DHIHIKARA GALA DAGAALKA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣