Muse muxu ku kala doortay Jabhadii Gacan Libaax & Jabkii Gaojacade?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 40

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 4 місяці тому +2

    Hooyadaaa was jaamac dhiiqo injirta iska hagaaji markaa nala hadal xaasidnimo waxba nagaga qaadi maysid hambalyo qaranka taabo galay maanshalla soomaaliland guuul guul cadqgii soomaaliland qac ayaa ka yeedhay

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 4 місяці тому +1

    Welkom 🤗 Jaamac Galad ❤

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 місяці тому +2

    Kan SOMALILAND ayuu ku qafiifay ku dhex waalo jaamacow inaad CANFARTAN KU SILCINAYSA KA HDASHA KU ROON

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 4 місяці тому +1

    Jamacow futadada kahadal oo hakahadlin somaliland iyo waax aan kuqusen

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 4 місяці тому +1

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 4 місяці тому +2

    Muuse biixiy dhagartisa ma qariyo dagaalka laascano lagu jabiyay waxuu yari waan ka arsan hadana jamhadii gacan libaax oo ka diriray xooga uu rabo inuu dalka ku haysto oo la hashisiyay dhalinyaradii buurta laga Soo dajiyay isaguna hada cadayay inuu awal hashiiski aqbalay hadana ka baxday muuse biixiy wax nabad ah wax Kuma qaAto hadal fiicana wax Kuma leh meel uu dagaal ku gulaystayna ma jirto waa sarkal ciidan cirka waligisna waa mucarad anigaa itopla wada jognay oo ssdf markaan ahaa isna snm buu ahaa snm iyo ssdf gacan saar fican buu lahaa hadana muuse biixiy waa gabobay muuse waxuu yaqaan inuu saaxibki Anke mashin Dil ah u dhigo slan inuu ku laayo mashin iyo xaalad abuur uu samayo ayuu rabaa si uu kursiga ku haysto waan nin dhaha fakhri baan ku Soo koray oo lacag jecel waxba ma qariyo waxna ma hanbeyo waxuu wax ku leyahay dharbaxo iyo feer iyo war cad oo ay dhahaan xoog hadad nagu xukumi karto nagu xukun waanu dagalamaynaa mashin iyo xaalad abuurkaga waanu ku naqaaneye ama doorashada gal ama si karama daro ah baad kabaha uga carari muuse jir joroolow

    • @saynabaadam6882
      @saynabaadam6882 4 місяці тому

      Maasha allaah waa runtaa wuxuu rabaa in aysan dhicin wax doorasho layiraahdo ama uusan kadambayn wax Somaliland layiraahdo oo uu gacantiisa ku burburiyo

  • @User-fd7yz
    @User-fd7yz 4 місяці тому +1

    Jaamac oo aan af somaaliga akhriyi karayn ayaa cid Wax usheegaya diyaaradahii jiingada ahaa ka waran

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 4 місяці тому +1

    Qofka wanag iyo wax qabad ayaa lagu doortaa ee anaa ciidanka baabinaya anaa wax dilaya anaa wax xidhaya laguma doorto waa ogyahay inayna cidna dooranayn

  • @shukrihassan1
    @shukrihassan1 4 місяці тому +1

    Kani jecelaa inuu reer Somaliland noqdo

    • @faisalabdi7069
      @faisalabdi7069 4 місяці тому

      muxuu ku jeclada somaliland ta raadinaysa nasabadeda 2024 ee malina oromo iyo abagadhe sheganaysa malina yahud malina carab markad nasabadina meel saartan aan aragno wixi idin jeclada laakin intad laangab marba meel naf bidaya ee somalinimada ka cararaysan aad tihin wax la idinku jeclado majirto

    • @User-fd7yz
      @User-fd7yz 4 місяці тому

      Jecelaa inuu somaliland noqdo walaahi halkeedii ayaad dhigtay waad ila aragtay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ashadiriye7784
    @ashadiriye7784 4 місяці тому +1

    Waar wax kaa. Kkhuseeya majirtto ee ta ugaadeen kasheeke

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 4 місяці тому

    Wuxuu rabaa inuu soo xidhxidho walashii garxajis buurta gacanlibaax galay eelaga heshiiyey si uu carqalad ugeliyo doorashada garxajisow hayeey muuse 😂😂😂

  • @CabdiraxmancmcYousuf1988
    @CabdiraxmancmcYousuf1988 4 місяці тому +1

    Af qadhmune jamac xaar tuul

  • @abdullahimaxamed5581
    @abdullahimaxamed5581 4 місяці тому +1

    Galadow maalintii hore xoog uma hayn maanta xoogaa idiyaarsan baan haystaa

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 4 місяці тому +1

    Waa Ciil qhabe dhibjira oo Munaafaqa oo beenala oo tuuga waa nagargabe nacaas

  • @dee287
    @dee287 4 місяці тому +1

    Asc jama walal waa labixiyey magtii Isla markiibawaa buurta gacan libaax bixinay

    • @User-fd7yz
      @User-fd7yz 4 місяці тому +2

      Maxay kuwaasina cidwalba u habeen jaamac oo aan farsomaaliga akhriyi karayn ayaa Wax idiin sheegaya

  • @ashadiriye7784
    @ashadiriye7784 4 місяці тому +1

    Xaasid soomali land baadtshay jamac af qashuush soo cadayo

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 4 місяці тому

    waxa igu maqaalaha ah muuse hadi goojacade lagu soo qaado ilma kasoo daadanaysa .tan labaad an kusexee snm markay soo gashay burco iyo hargaysa dhulka ladhigay sadex bilood kabacdina snm burco iyo hargaysa walaga saaray maxamed siyad ale haw naxariste marki muqdisho laga saaray laba cisho ka bacdi buu c/casiis cali bare waqooyi galbeed ka baxay marka muse dawladi kama adkaane UNC ba dawladi muqdisho ka saartay saas taarikhda ula soco

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 4 місяці тому

    Niman garxajis la yiraahdo Ama Muuse Si fiican ha'ula dagalameen Ama Qeylida ha joojiyeen oo hala heshoyeen garxajis Waa Inuu Muluq Muluqda dayaa oo Meel loo Raaco Waa In la helaa

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 4 місяці тому

    JAMAC FOOLXUMO MAALIN DGAW AYAA SIDII ODAYGII TAKFIIRIGA AHAA EE INA CABDALE XASSAN SIDIISII DOYAARADO LAGU GARAACAYAA, KADIB BUU ODHAN ADIGUBA CAQLAAD LEEDAHEE CARAR MAXAA DHAAMA😂😂😂😂

  • @Craxmaanaadanyuusuf
    @Craxmaanaadanyuusuf 4 місяці тому +3

    Wow

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 4 місяці тому

    Moi diyaha aan kadhagesto itoobiyo iyo somalilan jab hadaheda noo soo badi

  • @Mideye157
    @Mideye157 4 місяці тому

    Jamacow Reer SSC yuu mashqulin reerkasi iyaga tooda ha ku mashquulen maxa adiga ka galay

  • @cabdiwaliaxmed2871
    @cabdiwaliaxmed2871 4 місяці тому

    Dadkii mudharaad lagulaayey ayay kaxanaaqeen

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 4 місяці тому

    Jaamacaw magtii way baxday

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 4 місяці тому

    Waligay.maa.arag.mdw.kiidankiisijabay.400.maxaabiita..lgahoyo.oosidaaku.aamusay...nabadqaado.amadagaal.

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 4 місяці тому

    Jaaamac immijaad saxsan tahay yeynaan hawlo kale ku mashquulin DDS,DFS, JUBBALND, NFD kuwaasi wararkoodu waa contstant........ dhinacan woqooyiga wararkoodaa beryahan xaaammi ah

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 місяці тому

    kkkkkkkkkk muuse ciduu ka adagyahay wuu yaqaan adeer wixii soo kadhacay kama hadli karo afkaan kab kala soodhacay hubkiisi iyo ragiisiiba kaa hadhay waana ka adkaaday marka ciduu ka adag yahay wuu yaqaan muuse hasoo xidho ragaa awalba wuu xidhi jiray cidna waxmawaay diin jirine

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 місяці тому

    xoog inaguma haaysan eecaada qaataa ku hayay meesba jamacoow xiniin yohooda ku maay joogine xiniinyo caada qaate dhulbahante ayeey ku joogee markaay kibreena waa lsoo afjaray taa ogoow isaaq laascaanood xoog kuma haaysan karin hadaan caada qaate ku haayn meesha iyo kala tafaraaruqa dhulbahante

  • @User-fd7yz
    @User-fd7yz 4 місяці тому

    Madaalayaashii hobalada waabari jaamac

    • @User-fd7yz
      @User-fd7yz 4 місяці тому

      😂😂😂😂😂

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 4 місяці тому

    Hhhhh

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 4 місяці тому

    SHACABKA AQLIGIISU YARADAY EE SLND AYU SU DONO UGU CIYARA BIXI WA CADOWGA SHACABKA SLND WAYO SHALAY WAXU DILAYEY DH HANTE BALSE WAAYEY MAANTA OO WEY KA TASHADEN ODAGA FICONKAA EE INA BIIXINA MABA DOONAYO WAX AANAN AHAYN FAMLYGIISA DILKII UU HORE U BARTAY A INTAN KU FAMIL AHAYN BU DILAYA WA DHIGYA CAB ANAN KA WANTOBIN MARKAA DADKAN WU SIXRADAYE ISKA DAA AYAGAA DUL FADHIYA DIL DHAC GAAJO WELIGODNA HORUMAR MA GARAYAN DHANKU YIRAA U CARARABA HOW CARAREEN AYAGAA AAQIRO LA,AAN U NOQDAYE HADANA NOLO ADUUN KA HAYSAN MANA KA HELI DONANAAN ILAA AY IS WAAYAAN

  • @somalimidaysan2524
    @somalimidaysan2524 4 місяці тому

    ‏‪99:2

  • @CabdiQaadir-qf2hn
    @CabdiQaadir-qf2hn 4 місяці тому

    Muuse ma sheegay..caruurtii..seedhiga.wadatay..ee.hargeysa lagu xasuuqay..muuse maxuu usheegi waayay....muuse garxajis ayuu rabaa inuu.laayò sidii 1994tii.uu.marya alloow jeegaan..uu garxajis ku beegsanayo...WALEE.DOQON.KU LAGADAY KAAMA KACDO..AABOW..DHULBAHANTE IGA CELI OO GARXAJIS IGU SOO DAA.KKKKKKK

  • @علبعلبب-ض1ي
    @علبعلبب-ض1ي 4 місяці тому +1

    Ugu yaraan 50 xil baan baaka maqna badhaciski muuse