AL-FANAAN AXMED CALI CIGAAL IYO WARAYSI XIISA BADAN.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • FANAAN AXMED CALI CIGA OO WAX LAGA WAYDIIYAY SIYAASADA , JACAYLKA , FANKA , SUUGAANTA SOMALIDA IYO QAAR KALOO BADAN, DAAWASHO WACAN.
    brit Somali tv
    markhaatigi nool
    abdihafid
    MAKING MONEY
    FINANCE
    INVESTMENT
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS

КОМЕНТАРІ • 219

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 2 роки тому +24

    Indhaheedaa dheydaa dhabankeeda curubta suuniyaha bil dhalatiyo sida qaanso lagu dhigay😘😘😘 waa heestii leygu seexin jirya waa gaan yaraa waxaanba uheystay inaan aniga leeyahay hooyo heesteydii iiqaad ayaan dhihi jiray 💕💕

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 2 роки тому +1

      Masha allah hada caruur taada ku Seexi hhhhh

    • @shukrisharaf
      @shukrisharaf 2 роки тому +1

      @@ismailalihasan9519 caruurteyda hadaan quraan ku aqriyo ayey nasiib leeyihiin aduun waqtigii ordaayo ayaan joogaa 🤣😂😂

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 роки тому +13

    Masha Allah Legendary Ahmed Ali Egal Caaymo Magacaa Ha Jiro !! Cimri Dheer & Caafimaad Allah Ku Siiyo / Ameen/ 👍👏✌️❤️💯⭐️💥🥰

  • @abdinasirdaud17
    @abdinasirdaud17 2 роки тому +9

    Legend, fame of the Fame,, star of the star Axmed Nadiif,,,,, 30 kii sano ee taariikhda madow aan hal bar oo madow
    Korkiisa ku xariiqmin,,,,allaha SWT dida aad uga xishootay umadiisa ha kaaga xishoodo...

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 2 роки тому +4

    Cabdixafidow noo daa Ahmed cali gaal
    King of love wuu na jecelyahay
    Anagaaba ka daran oo aad ujecel really
    Si gaara sln qiimo badan iga gaadhsii
    Cabdi xaafidow cigaal
    Baarakalahu my legend proud😘😘

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 2 роки тому +11

    Masha allah Axmad cali cigaal ilaahow cimri iyo cibaadoba suuban kusiii legend somaliyeed ayaa sooqabatay❤

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 роки тому +12

    Maasha alaah adeer axmad cali cigaal nooloow cimri iyo caafimaad baan rabi kaaga baryay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲

  • @Shukri127
    @Shukri127 2 роки тому +9

    Fanan Culus baa caawa no kentay, thanks Maxa Sheekadeenii Nacas Ahafiid ..wl hore u soco.

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 роки тому +10

    Mansha Allah tabaarakallah Aderkey Ahmed aad ban kusalaamey adiga o iyo Cabdi Xafiid Raxmaanku haydin xafido dhamantin Magacin hajiro Abid aamiin yaarabi Pic respect Keep going ❤❤❤❤🖐🖐🖐🖐🖐🖐👍🔥🔥

    • @muusemaxamuud748
      @muusemaxamuud748 2 роки тому +1

      maasha allaah aderkeyo axmed cali cigaal wali waa dhalinyaro alle haku xafido ader

  • @marianhaji1210
    @marianhaji1210 2 роки тому +10

    Maasha Allah abdixafid waa qof qaaliya oo qalibifiican aad ayaan u aqaan maasha Allah

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 2 роки тому +6

    Mashallah Ahmed Ali Cigaal Legend cimrigaa ha raago kaftanka iyo farxadaa u dheer caafimaad ku waar ❤️

  • @zainabhudeidi9938
    @zainabhudeidi9938 2 роки тому +11

    Masha Allah Adeer Ahmed Ali Egal Allow ku xafid cimri dheer iyo cibaado subaan kusii aaamin ya rab 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @ah5023
    @ah5023 2 роки тому +3

    Asc mashallah tabarakallah
    AL FANAAN AXMED CALI CIGAAL
    CIMRI DHEER IYO CIBADO SUBAN AYAN ILLAHAY KAGA BARYAYA
    GEERIDU HA KU ILOW AYAMO INSHALLAH
    DHAXAANU KUGU DAWANAY MASRAXYADII DALKENA SI TOOS AH XASUUS DHEER MASHALLAH
    THANK YOU CABDI/XAFID M JAMA

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 2 роки тому +6

    Ahmed Ali Egal
    Qalbi nadiif ah
    Daacadnimo
    Soomaalinimo
    Wadani aan isbedbedelin
    Fanaan, musician
    Abwaan

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 2 роки тому +7

    Thanks Abdixafid😍👏 Fanaankaa Heesihisa Aad u jeclahay 💕💕💕

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 2 роки тому +4

    Masha Allaah rabi haku dhooro fanankeena ahmed ali cigaal. Kaftan badan sheeko badan

  • @siradm
    @siradm 2 роки тому +7

    Waa kaa qaadnay adeer sharaf iyo karaamo korkaaga Allaha yeelo Waa kaa qabnaa🙏

  • @abdulqadiradamali9123
    @abdulqadiradamali9123 2 роки тому +8

    He is not my favorite singer but love so much his personality and his Somaliness. His song "waa la isku soonoqeey wixii nool aduunyada-ee" makes me carry.
    God bless you big brother. From Dhusamareeb!

    • @fahadhirsi6026
      @fahadhirsi6026 2 роки тому

      Bro i like people from dhuuso mareeb cuz of ahlu sunnah wal jameecah. I'm ogaden from qabridahare but Im suufi.

    • @muuminad3143
      @muuminad3143 2 роки тому +1

      @@fahadhirsi6026 waxaan kugul talin lahaa just be a good Muslim aan baro diinta saxa ah qolana ha ku abtirsan xagga diinta

    • @AbdulAziz-nu1zf
      @AbdulAziz-nu1zf Рік тому

      Waa idin salaamay Dhuusa marreeb...magaaladii aan kusoo koray..malcaamaddii macalin Jaamac...dugsigii hoose ee xaafadaii Horseed ee dhkhtarka u dhawaa..iyo ugu dambayn dugsigii sare ee u dhawaa qaybtii 21aad dhinaca kalana ay ka xigtay xeradii ciidanka daraawiishta..maan illaawin balligii aan ku dabbaalan jiray ee Galdhoobaale...maan illaawin ceelkii buudcadde ee ku yaallay waaberi ama qalaxya weyn....runtii dad fiican baan lasoo koray aad baan u jeclahay Dhuusamareeb iyo dadkeedba...xaafadaydii Dayax xusuus igu wayn..ardaydii aan calass maytka ahayn...in shaa Allaah mar baan soo jooqan doonaa...from Buuhoodle ..hadda iyo laascaanood ban ku noolahay...waan idin salaamay saaxiibayaal

  • @muusemaxamuud748
    @muusemaxamuud748 2 роки тому +9

    adeerkey axmed cali cigaal waa legend weeye

  • @mohamednur1526
    @mohamednur1526 Рік тому +2

    Wallahi waa runtiis axmed guuleyso wadani dhab ah somalia run ayeey u baahantahay xaqa allaha tusso dadka soomaaliyed Aamiin 🙏♥️

  • @konjoelmi3502
    @konjoelmi3502 2 роки тому +4

    Alla jecliyaa Ahmed cali cigaal noolow adeero From boorama❤️❤️❤️

  • @xanaanxasanmaxaamed7374
    @xanaanxasanmaxaamed7374 2 роки тому +4

    Fanaan qaliaya adeer axmed cali cigaal guuleyo

  • @lulnur1150
    @lulnur1150 2 роки тому +6

    Legend Ahmed Cali Cigaal❤❤❤ much love Abti mcn

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 2 роки тому

      abtigaa alla ha daayo waa dhaxal ummadeed

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 2 роки тому +12

    What a master piece of rich culture and heritage

  • @munamohamed1784
    @munamohamed1784 2 роки тому +4

    Al fanaan axmed cali Cigaal iilahy cimri dheer caafimad iyo cibaado SUUBAN Haku siiyo adeero🌹❤️💋

  • @mohamedelmi1926
    @mohamedelmi1926 2 роки тому +9

    Your doing great job legend Abdihafid 👍keep going bro 👊🏼

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 2 роки тому +8

    Legend and legendary the best fanaan ever I remember him and stayed with him in Nairobi show ground flats he used to sing for us live with his favorite guitar ❤️❤️❤️🌹I love you uncle

  • @asadluckymen6927
    @asadluckymen6927 2 роки тому +4

    The only and the one The legend not need introduction Ladies and gentlemen Ahmed Ali Egal

  • @rahmaali254
    @rahmaali254 2 роки тому +10

    Abdihafid cawa waxad isku doonatay legend Cigal wa bado wu ku harqinaye car kalugbax kkkkkk

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 2 роки тому +6

    He is my Fav Somali Singer. 🙏🏼❤️

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 роки тому +2

    Weli codkii wuu hayaa A cali cigaal waana dhaliyaro masha allaha wcs

  • @xamralive
    @xamralive 2 роки тому +5

    Axme Cali Cigaal waxa uu u sheegay Fanaaniinta Cusub ee Qurbaha Joogta Hadal Saxa oo Xaqa {{ HALKA UU DHULKOODU KU YAAL CAQLIGOODU HAKU YAALO}} Caadi maaha Eraygaasu

  • @abdunasirabdihasan4384
    @abdunasirabdihasan4384 2 роки тому +3

    The most prominent and brilliant somali singer 👏😍❤

  • @ibrahimidriss4986
    @ibrahimidriss4986 2 роки тому +10

    Next xasan adam samatar plz

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 2 роки тому +4

    Legend Ahmed Ali Igaal nolol ku war abbo I.a😘

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 2 роки тому +4

    Axmed Cigaal Fanaan Kaftan Badan 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 2 роки тому +3

    Fanaan abwaan laxamiiste misikiiste dance jilaa fanka oo qof ah axmed cali cigaal

  • @sacido1721
    @sacido1721 2 роки тому +3

    Maansha alaah Ahmed Cali Cigaal.fanaan sare u marey maansha alaah

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 2 роки тому +1

    Acw bro. Warehsiyada intaan la sameyn dadku Su'aalo fara badan ayey qabaan markey noqoto wareysiga Axmed oo kale. Sidaa aawadeed mararka kale isku day inaad dadka u soo bandhigto Su'aalahey qabaan adoo Mahadsan. Thanks again

  • @falisali8326
    @falisali8326 2 роки тому +1

    Allah cimri dheee iyo cibaado suuban kuu Raajenayaa Axmed cali cigaal

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 роки тому +5

    Mashallah waa Hadal Weyn dalka iyo dadku Run bay u Bahan yihiin,walaahi horan u sheegay Somalidu waa Been iyo Been ku Nool Sax.

  • @iphone-kz2ws
    @iphone-kz2ws 2 роки тому +4

    fanaan adag oo ceeb ka saliima🥰🥰🥰

  • @abdirashidneeqn5209
    @abdirashidneeqn5209 2 роки тому +2

    Ma shaa Allah abdihafid plz bring us more of this brother

  • @Najmadhool
    @Najmadhool 2 роки тому +2

    Two Legend labo nin oo ilmo adeera

  • @bolididweb23
    @bolididweb23 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤axmad cali cigaal fanan somaliyed

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 роки тому +16

    We need good candidates who’s willing to build streets, highways,Hospitals. And create jobs for youth.

  • @ibrahimupdyfarah3276
    @ibrahimupdyfarah3276 2 роки тому +5

    Legend Faanka Soomaaliyed Baal dahab ah ka ga jira Axmed Cali

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 роки тому +3

    horta fanan axmed cali cigaal wan taageeraa m.a wa fanan aan jeclahay runtii codkiisa guul mnsha alaah fananti hore ee aan tageri jiray ayuu ku jiraa

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +1

    Viva Gabdhaha Soomaaleed

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 2 роки тому +2

    Xasan Adan Samatar keen hadii aad legend tahay

  • @jagnaaofficial3577
    @jagnaaofficial3577 2 роки тому +2

    Xaqiiq haatan waa la iska heesa un hada lkn ragii hore waa rag loo layliyay xigmada ay ka heesayaan fahan san ayay ahaayen Axmed Ali cigaal legend Allah ku sharfo

  • @hamunaluminanakupenda8459
    @hamunaluminanakupenda8459 2 роки тому +1

    My all time favourite singer Ahmed Ali Cigal more love from kenya Nairobi ❤❤❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +1

    Cabdirashiid iyo Axmed Cali Salaan Sare

  • @fahadhirsi6026
    @fahadhirsi6026 2 роки тому

    Abdihafid alle ku xafdiyo. Waan ku taageera walaal. Love from Missouri, USA.

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 2 роки тому +2

    Allayacisak cabdixafid runty waxad soqaadatay fanaan fanka somaliyeed tariikhwayn kule.waxan kacodsanlaha inad socasunto cabdiqadir juba

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 2 роки тому +1

    Mashaaa allaah abti cimri dheer caafimaad iyo cibaado suban abti

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 2 роки тому +3

    Legend is always a legend
    Ahmed Ali Egal NooLoow Inta ay nololi jirto

    • @abdiwali1000
      @abdiwali1000 2 роки тому +1

      Abdixaafid taariikhda axmed cali cigaal ma yaqaano wareeysigiisu wuxuu ahaa sheekeeysi axmed cali cigaal labo goor baa toogtay marna Roma dalka Talyaaniga iyo hageeysa
      Hees wedani oo uu qaado axmed cali cigaal waxaa ugu danbeeysay heestii samadiido damin baa lagu dilay

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 2 роки тому +5

    Axmed Cali Cigaal Waaberi Legend.

  • @ismaildanan6078
    @ismaildanan6078 Рік тому

    Aftahan iyo nin alle hibo faneed siiyey weeye ahmed ali egal❤❤

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 2 роки тому +1

    Wariye cabdi xaafid anoo ixtiramayo laakiin cigaal oo kale iyo hobaladii hore taariikhdoda iyo riwayadihii iyo abwaanadii sameeyey iyo waliba dhaqankii dadkii hore ee somaliyeed ay lasoo noolaayeen sida looga reebo (,taariikh ahaan,) mafiicna in loo waraysto sida Wajiyo Xun waxaan jeclaan lahaa qaabka AL wariye SEERBIYA oo kale

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому +3

    Mashallah legend kentay xasan Adan nokeen

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 роки тому +1

    Axmed Cali Cigaal salaan sare.
    Eebe cimriga hakuu barakeeyo.

  • @anisali2266
    @anisali2266 2 роки тому +2

    Maasha allah allaha cimrigaaga dheereeyo

  • @daadali7273
    @daadali7273 2 роки тому +3

    Axmed Cali cigaal wiil hoog💪

  • @arlaadaarlaadey6639
    @arlaadaarlaadey6639 2 роки тому +1

    Axmed cali cigal cafimad iyo cibaado suban Allah haku siiyo

  • @nuraali8671
    @nuraali8671 2 роки тому +1

    The only legend Cigaal. Sending love from Christchurch 💯👌👌👍👏👏😍

  • @mustafeibrahim867
    @mustafeibrahim867 2 роки тому +4

    As. Wll cabdixafidow soo laabo raaligalinta dadka waxaa kaaga fiican raaligelinta Allah. Waay sii siibanaysa.

    • @hassanmusse8345
      @hassanmusse8345 2 роки тому

      Asc walaal Mustafa Ibrahim ha khaldamin Allah iyo addoomahiisuba raali galin bay mudan yahiin haddi lagu xad gudbo.

    • @mustafeibrahim867
      @mustafeibrahim867 2 роки тому

      As. Wr. Walaal cabdixafid waan jecelahay. Waxaan udiidaya inuu hoos usoo dhaco. Keligay maaha dad badan oo akhyaar aha ayaa runti ka tegay. Maadama nin ehlu diin ah uu ahaa Waxaan kula talin lahaa inaanu wixii munkar ah faafin.

  • @amiircilmi2392
    @amiircilmi2392 2 роки тому +3

    Cigaal qalbi nadiif ayuu haystaa

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale 2 роки тому +1

    Lama fah fahin karo waa sir jaceyl buu horey yiri legend somaliyeed

  • @user-dk5yk4du5h
    @user-dk5yk4du5h 2 роки тому +1

    Ascw axmed cali xigaal Alla ha ku xafido iyo adiga oo cabdi xaafid ah

  • @abdisamed5054
    @abdisamed5054 Рік тому

    Ahmed ali egal wa dahab codkisuna wa dahab allaha xafido codkisu waa labeen

  • @shukriwarsame9975
    @shukriwarsame9975 2 роки тому +1

    Asc cabdixahid anaa heesaha axmed c.c.gaal allwhanakalumini iyo kuwokale🥰💞💞💞💞

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 2 роки тому +1

    Mash alaah axmed cali cigaal ha nolado

  • @sucdi1758
    @sucdi1758 2 роки тому +1

    Wanankenii weyna salamulah caleg Masha alah

  • @fardowsamohamud6100
    @fardowsamohamud6100 2 роки тому +1

    Mansha alah Adeerkay dhal Axmed Cali Egal caymo legend i love you keep going

  • @The-informed
    @The-informed 2 роки тому

    Somalidu hadday sida Axmed Cali Cigaal wada ahaan lahayd waxba nagama halaaben… Cabdixafid aad bad ugu mahad santahay keep going Brotha.

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 роки тому +5

    CAJIIB KALMADA U DHAHAY(# FANAANTA HA DHULKINA HALKU KU YAALO CAQLIGINU HA KU YAALO❗) MACNO WAYN AYA KU DUUGAN❗
    TOLOY MA FAHMID DOONANA AF GAROCYADA PLAYBACK KU DHAGAN.
    EE DHAQAN IYO WADAMO AYNA LAHAY CAQLIGODI GEEYAYA⁉️

    • @mirejr484
      @mirejr484 2 роки тому +1

      Adiga waxaad tiri ayaaba sharraxaad U baahan wax saxan Qor wax saxan haka hadleene mahadsanid

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 2 роки тому

    Sugaan yahanadii iyo fanaaniinta hore wax qiimo leh ayay ahaayeen oo bulshada wax ku soo kordhinaayey

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @abduqadiraxmedsharibabduqa1133
    @abduqadiraxmedsharibabduqa1133 2 роки тому

    Legend axmed cali cigaal fanaan buuxa oo farxad badan allah haxafido

  • @yusufabdirahmanjama8720
    @yusufabdirahmanjama8720 2 роки тому +2

    Legend Ahmed Ali egal

  • @xasbadbaado5523
    @xasbadbaado5523 2 роки тому +1

    Cabdixaafid wuu xoogay saxaafada maahan qof wax kayaqaan war fanaanka waydii meeshuu kudhashay

  • @saafilawale1294
    @saafilawale1294 2 роки тому +1

    Masha allaah abti ahmed cali cigaal ilahay cimraga hawdhereyo

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 роки тому +1

    Ahmed ali cigaal waa fanaan lahubo waa fanaan kii hore maanta fanaan ma jiiro salaan sare Ahmed ali cigaal

  • @sulekhaibrahim8096
    @sulekhaibrahim8096 2 роки тому +1

    My favorite Axmed Ali egal 😘🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @majidhochannel4820
    @majidhochannel4820 2 роки тому +3

    Omg manta legend baad keentey

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 2 роки тому +2

    Oday cigaal you are funny🤣🤣

  • @nastehojama9456
    @nastehojama9456 2 роки тому +2

    Legend always legend

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 2 роки тому +3

    Abdixafid saaxib next time hassan aden samatar noo soo qabo

  • @khalifjama879
    @khalifjama879 2 роки тому

    Ilaahay vimrigida ha dheereyo ahmed ali egaal

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 2 роки тому +1

    masha allah thank you 🙏

  • @athariasalim9900
    @athariasalim9900 2 роки тому +1

    Legend Cigaal🤴❤️🇸🇴🙏

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 2 роки тому +2

    Maasha Allah Adeer Ahmed wali waa Nin yar. Waxaad noo waydiisaa waxa uu cuno?

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 роки тому +1

      Axmed cunto caadiya ayuu cunaa ee sirtu waa qalbi furnaanta farxada Marwalbaa iyo xaasidnimo la'aanta

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 роки тому

      @@qaaliyusra7541 iyo waa ehlu salaat waxaan maqlay moolasha soomaalida meelaha bulshadu isugu timaado Aadaam haddii uu maqlo masii fadhiyo masha Allah.

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 2 роки тому +2

    Boqol goorbaa la wareystay legandka laakiin nin wax laga fahmo maaha waa nin cilmi kale ku jawaaba marka su,aal la weydiiyo

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 2 роки тому +1

    Legend Ahmed Ali Egaal long live

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 роки тому

    Axmad Cali Cigaal waa fanaan qaali ah

  • @hanihanka7644
    @hanihanka7644 2 роки тому

    Mnsha allh axmed cali cigaal allha ku xifdiyo

  • @khalafaawi1338
    @khalafaawi1338 2 роки тому +1

    Legend always Legend ❤

  • @haa7643
    @haa7643 2 роки тому +3

    Maanta i gaarsiiya *1K* imika waxan marayaa *980* .Thanks

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 2 роки тому +1

    Asc waa idin salaamay axmed cali gaal iyo cabdi xaafid mowdku haydin daayo waayo