Dr.adnaan wallke sharaf iyo karaamo aad Ayan kaga Mahad celineena video yaashada oo dhiirigelinta leh, waxan ahay nin an ku garaneenin oo horumarkaga iyo guushada jecel, love u man doctore..!
Dr Adnan thank you marka hore aniga dadka saidk usocda ahy waliba malin walbo marka shaqada usocdo iyo markan ka imado lkn badana dadka wexey idhahan qof dumara tahy socdka badan iska dhaf marka ma wax dhib ayu ku leyahy qofta dumarka ah socdka Mar walba mhd sanid
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤❤❤
waanu ognahee comment ka wax kalaa loogu talagalay waa qalad fahantay shuruucda baro inaader😂😂😊
Dadkan oo kale uqalmo inaey 1m subscribe hestan❤
Haa wlhi❤
adi uma qalantid🤭
Sax🎉
Dr xilqadan wxaad noogu xigsiisaa mid diet ka ka hadlaysa, weliba adigoo cuntada dalka taal ku xisaabtamaya, shurkan Dr.🙏
Agreeeee💯💯💯
Dr.adnaan wallke sharaf iyo karaamo aad Ayan kaga Mahad celineena video yaashada oo dhiirigelinta leh, waxan ahay nin an ku garaneenin oo horumarkaga iyo guushada jecel, love u man doctore..!
Ustaad isoo ducey in Allah ii rumeeyo hamigeyga Insha Allah 🤲
Best dr ❤aan jeclhy hadane xld kasto ciwankeda anigoo ubahn soo galisaa thnk dr❤
Ada io aada ad u mahdsantahay Dr no so badi❤
Our teacher + doctor keep moving ustd ❤
Thanks dr anigu socod baan khaati ka joogalcgta gaadhi raaca waan cunaa deedna wan lugeeya ilaa waxbarashadii Alx
Mahadsanid Jazaakalaahu Kheyran. Dr Adnaan Wax badan ayaan kaa faaidnay.
Dr anigu Malin kasta 10kun wax ka bdn socdaa jamacadayda usi lugeeya kaso lugeeya Alhamdulillah 😊
Ma heystoh wax cudar daara mana rabi cudur daar wana sameyn karaa qof dhalin yara ahay❤❤
Docter::xalqadan kasoo hadal cuntooyinka ugu fiican eelacuno sedexda waqti❤❤❤
Mahadsanid dr 🎉
Talk about please Best diet from morning to evening please please please please ❤❤❤❤❤❤
جزاك الله يادكتور❤
May Almighty protect all evil eyes ❤❤❤❤❤❤
ماشاء الله بارك الله فيك دكتور
Dr, Adnan runtii bulshada booskaagii wad ugu jirtaa horey usoco
Masha allah thanks dr noso badi misanka sida lagu dhimo ado muraq dhumanin
Mhdsanid Ustaadii horay ayaan mula joogay Leikta wa iga diyaar 👍
Jasakalaah khayr Dr habenki hadan socdo sax miyaa?adna wad umahadsan tahay dr
Dr Anigu malin kasta waxan orda 10Km cml mudo 40 minutes oo xariir marka kwrn dr 10km ma tahay 10.000 talaabo dr ❤
Thanks run ahaanti gabdho socodka uma fcnaa nalagu wareerii thanks maanta wixii ka danbeeso socodaa ii balan ah👍💪
socodka ino balana😂😂😂
Dr aad iyo aad ayad u mahadsantahay Rabbi haku xafido inshaAllah
Wlhi wxn idinka faiday maso koobi karo jazakallaah dr adnan and dr sirka ❤🙏
Dr adnaan
Masha allah Thanks Dr adnan ✅❤️❤️❤️
Karaamo iyo sharaf ku nooloow Dr. Aaad baad u mahadsan tahay. Annaga na ilaahay ha noo sahlo
Somali war laguma karo balse dadkii hore wey socon jireen cafimaadkoodana waa uufiicnaa balse socod la,aan inuu cudur yahay waa xaqiiq dr mahadsanid
Shukran Dr
Mash Allah Dr cadnan ale ha ku xaafido
Thank you so much dr cadnan weight gain kasohadal
Allah ha idinka awaal mariyo doctor adnan ❤🤲
Thanks sxb
Dr guleysoh❤❤
Thanks Wlky 😢 Waxa badan ka faidi Wlhi 😢 Waxan jacelan lahaa wax Yaro ku la jaceladi haya but mela kala so xariryo 😢 shkuran
Asc wl misankayga wuxu aha 105 hada waxan wada socod mudo 2isbuuc wxan ahay 102 alx, lkn waxa isoo food saartay cabsi ah in jirkayga jilco madaaba aan biro qadayn marka masuuragalba mise maskaxdaydaa khiyaal iidhisaysa
Jazakallaah dr alle hku xafido❤
Mahadsanid dr socodku waa caafimaad
Dr aad baan usugaa vedioga thnks 😊
Mahadsanid diktore alaha ku xafido
Ilaahay Hai rumeyo hamigeyga in sha allah
Aad iyo aad
❤ Ragga socodku waa u door
thanks DR i really appreciate you
Shugran Dr 🙏
First one Dr adnaan shukran 😍😍
Masha allha taloyin aad ufican inbadan wax badan ayan ka faaid ilaahey haka ajirsiiyo rs abnan wllkey qàali 🤲🤲👍❤
Dr mahadsanid runtii anigu isbuucii 2 malin baan lugeeya lkn maxisaabin jirin hada kadib waan xisaabinaa 3 maalina waan kadhigaa
insha'Allah abaayo
thank you Dr
D'r ilahay haku Sharfo🤲
Mahadsanid Dhaktar
Thanks doctor
Wll insulin resistance kaso hadal
Jazka allaha dr adnaan
Alle ha ku sharfo dr adnan
Shukrn wllkey❤
100k insha Allah bishan yalaaaaa
Dr Adnan thank you marka hore aniga dadka saidk usocda ahy waliba malin walbo marka shaqada usocdo iyo markan ka imado lkn badana dadka wexey idhahan qof dumara tahy socdka badan iska dhaf marka ma wax dhib ayu ku leyahy qofta dumarka ah socdka Mar walba mhd sanid
شكرا دكتور
Dr ilhay haa noka xafido ❤❤
Thnkz my choach
Dr mahadsanid❤
Thanks Dr adnan ❤
Mahadsanid wll
Thank you my brother
Mahadsanid Dr adnaan
Thank you ❤
Jazak allah dr❤
Mahadsanid wllkey 👍🤲❤
Thanks doctor ❤
Waxaan aad ujecleysanayaa qaabka wanaagsan eed wax u sharaxday❤
Runtii waxyabo badan ban idinka faidaay Alle haw kula dhowro❤
Mahadsanid dr
Mahad sanid doctor....🙏
Se qaas ina kula so xariirow Aa raba isoqawo ado mahadsan
Numberka balamaha Onlineka ah:👇
WhatsApp: +252615830555
Mashalah dri❤❤
Mahdsanid dr 🤍
Ro model Dr 🎉❤
Masha-Allaah Dr
Intaan dheereyay oo socday oo daalay 5kun waan dhafin waayay dr
😂😂😂😂 wad wala qabsaNee
Thanks for you zxb ❤😊
Guriga malagu dhax socon karaa
Haa
Jasaka allaaah
Thanks dr❤
انا هلا جيييييت😩
Qurashary sah uusamay
Thanks bro ❤
Thanks dr
Masha allah❤
Subax kasto waaan socdaaa alx tilaaabada an qaaada ma xisaaabin karo lkn 1 saac oo kaaamila ayaaan socdaaa
Dr jiro joog halyey dhallinyarada
ASC walal anigi ma ihi qof miisan leh markaa hadaan socdo toban talabo miisankayga ma waxabay u dhiimaysaaan
Mel waxa jirto an wax ka barto ila iyo 25 daqiqo cml hdna wan ku so labta 50 daqiqo ma xisabin kara wll
Mara waxa xasusata o badiyo joogi oo ana xolo jiraya wa gureeyni subixi ilaa habeenki cishihi wa socon😂i marak waxa daqiqo aha dhiba ma lehe ba😊
Dr. Socodka iyo orodka kee u wanaagsan weight loose? ama si guud caafimaadka jirka?
Side ku ogani kara dr inta tilabo an socdho plz 🙏 mse app ma jiro
App aya jira
Ilko ayaan xidhay wax dhibaato ah miyay ii leedahay mustaqbal ka
Mudo 6 sanno ah ayay ii xidhan yihiin
Masha alah
meeqo daqiiqo u dhigantaa iso faaideeya plz
Dr hadaa jiimka ku badashto sidee waye