Xataa abwaanka iyo kooxdiisii oo labadii casho ee shirwaynaha shaqaynaysay mushqaayadii yarayd e la siin jiray waxa dhexda u galay oo hungureeyay agaasimaha xarunta iyo xoghayaha guud oo isudhiibdhiibay. Halka fanaanintii kle markiiba la siiyay iyadoon xafladuba dhamaan. Bal arinta ka warama dadwaynoow
@VivaWNP143 Adigoo wadani party official ah oo dadka reer somaliland cod uga doonaya in aad dadka ku sheegto caloosha timo ku leeyihiin waa mushaakil. Odaykase waxii uu yidhi dadku wuu wada maqlay sxb. Ee miyaad saxdid oo tidhaahdid somaliland buu u jeeday. Sxb waa digit shalay baxsadaye bal suaashii iiga jawaab. CIRO MOU DA MIYUU TAARSAN YAY MISE WUU KA SOO HOR JEEDAA SIDA SOMALIA. In habar jelo loo hiiliyo ciro weli maxa uu ru may san yahay in laga soo tashado. Ciro khadar miyou ku raacsan yahay in XAARMAAJO HARGEISA yimaado. Ka jawab sxb
Wadanku isbadal buu u baahanyhy, Allah isbadal khayr qaba ha ka dhigo. Wadani iyo Ciro Allah guusha ha siiyo.
Buurtii gacanlibaax budhcadii ciidankii qaranka jidgooyada kulaysay ee madaxa maydkoodii iskaga taagay baa isbadal ah?????
LAASACAANOOD WAA GOBOL KA MID AH 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 SOOMAALIYA . HARGEYSA WAA GOBOL KA MID AH 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 SOOMAALIYA .
Illaahay guusha hasiiyo rajada shacabka guul wadani 🙏🏼✅
Abwaan qaaliya axned saleeban bide
Masha allllah axmed saleeban bide noolow abtiii❤
Abwaanka maaha inaad waxaa la doonataan umada waa u dhex , Eebe ka cabsada siyaasadan gurracan qofkasta lugaha ha u gelinina
Runtii waa xaqiiq Jirta dhulbahate qaarna xilal ku fishiyaan qaarna dagaalamayaan
Horta mawaxaad ladagtaan raga meqaamka kuleh taariikhda ayaa laydinku dawgalay
Dhulbahante iyo hartiba si xaqiiq ah ha loo wada hadlo haday tagayaan iyo haday joogayaan ba.
Waa runtiis Dhulbahante Please 🙏 meel isku Raaca oo Iska dhaaafa kolba meeel u yaaaca 👍
Dhulbahante dantiisa maadiga ayuu kala tashanaya waa ka deeganadisa jooge
SOOMAALIYANA ISKU KEENI KARA ABWAANKA ILAAHEY AYAA KA HADASHIIYEY
Waxay hayd inu sharaftiisa illahshado o dhex-dhexaad ahaado
Dhulbahate wuxuu ku heshiyey soomaali weyn
Wuxuu ku hadlayo maqla abwaana maaha waa cadiifi xun kaaley soo ruji laascaanood reerkii lahaaba jooga
laascaanood waa somaliland
Somalibuu isu gaynayaa ciro
❤❤❤❤
Kaalay ka dhig adigu Sool ka dhig Lascaanood midgaanyahow midgaanku dhalay.
Abwaanki wayna Ilaahay hadaayo axmed saleban Guul iyo isbedel aya qaranka u rajaynaya fr qurulugud somaliland hanoolato
Warwaa nin assaqay abwaanku
Nimankaa ssc kssoojeeda ee snmta u adeegaa cidna ma medelaan baadi cabyy idinkula
Joogaan idinkaa nafmooday iska
Erya hadaad go aanqaadanqan
Daan adr
kkk Waabuu arkaa inuu calankii waddani sitee muxuu weyddiiyey kkk immika?
Xataa abwaanka iyo kooxdiisii oo labadii casho ee shirwaynaha shaqaynaysay mushqaayadii yarayd e la siin jiray waxa dhexda u galay oo hungureeyay agaasimaha xarunta iyo xoghayaha guud oo isudhiibdhiibay. Halka fanaanintii kle markiiba la siiyay iyadoon xafladuba dhamaan. Bal arinta ka warama dadwaynoow
😂🇸🇴😂ODAYGA RABBI ha caafimaadiye CAADIFADII xumayd iyo QIDHUNKII baa CAQLIGIISII & GARASHADIISII ka xoog batay ilaa uu CABBAY sheekada SOMALILAND-nimada 😂😂 RABBI ha kaa CAAFIYO CUQDADA yuururta😂🇸🇴😂
Abwaankii waynaa ee axmed saleebaan bide wuxu cadeeyey .
Somaliland waa burburtey beentii dhamaatey 32sano wataa la soo afjarey biixi dictatorship waqtigiisa dhamaa
Madadi magool ayuu maraya abwaanku 1992
Ninkani qabiil ayaa qaadey asagoo 90sano jir ah somalia u heesijirey kacaanka
Cadawgii gudaha ee Wadani kuwii ciidanka qaranka dhabarjabiyay ee isgaadhsiinta ka gooyay. Kuwii gacanlibaax budhcada saaray maalintii cadaw Somalia oo dhan iyo huwantii daaroodism isu keen bahaysteen kuwii jidgooyada ciidanka Ku laayay ee maydkoodii madaxa iskaga taagay walee cidi ma doorato.
Wuu cantatabey
Waqooyi Galbeed waa Gobol Soomaaliya kamida😂
🇸🇴
Dawlo aan Soomaaliya ahay majidho!
Hadaydaan Rabin Soomaalinimo, Oromia uguura! Leftinegaayahay laftinigaadu dhashey!
Kaaley ka dhig
Dantaada ka shaqee anaga ha nagu Mashquulin Nadalyahow Saliid qumbaha sita.
@@ZahrasalaxGeele naa aamus! Meeshaan ragbaa isku haysto😂
Shaaha soo kari oo lugahaaga dhuudhuuban daboolo! Fur iyo xanjo lagugaliye
@@osmangiire1349 saqajan
😂😂😂
Irrelevant!
Sool maxaa kaa quseeya.Waa Caqliga biddaha. Bide waa uun bidde ha yaraado ama ha weynaado.
Soomaaliya ayuu ka sheekaynaa soomaaliland na waa joogaa
Haduu duqoobo xataa riyo ayuunbuu kujiri odayga idor
Wadaniwaasoomaaliweyn
Uxukuracay reer ha Somali ayu.war mayadu xagay joogta faan badana.iyo qarkalo badan.
Miskiin wweye waxba makala oga
Soomaaliya isukeenikaraa kulahaa
Asaasaq inuu Somalia jooguu moodaya
Nin.weyn.baa.tahay.qabiil.baad.ku.shaqaynaysaa
Soomaiya isu keeni kara ku lahaa waa yaab kkkkkkk
Waa maskax gabowday
Ahmed Saleebaan bidde, Somalilander ma aha calan kale ayuu wataa waa qabiili ah. Way ka fakatay Soomaalina isku keeni kara. What that means????!!!
Xisbigani maxaa soomaalya uun uga sheekaysaa hadda waxuu kazshaykaanayaa maaha soomaaliland
Khamrigiii uu bilaa cuntada ku cabi jiray 50kii Sandood ee lasoo dhaafay iyo Macsidii baa markuu gaboobay khalkhalisay duf ku bax
Bidde , bidde ayuu ku biyo shubtay Long live Somaliland. Wadanka Qurbaha joog ha laga illaaliyo. Ragii kadidooda u soo cabay ayaa jooga.
Ilma kaba farkuqaate umada kadhuunta
Ida uga sawta kaadhki ka gubay calankii fake way usus heen midnimadavsomalina waa ku raacay
Ayo isu keeni kara ayuu yidhi?????
Soomaliya yidhi
Somaliland bu yidhi hadaanad caloosha timo ku lahayn 😂
@VivaWNP143 Adigoo wadani party official ah oo dadka reer somaliland cod uga doonaya in aad dadka ku sheegto caloosha timo ku leeyihiin waa mushaakil.
Odaykase waxii uu yidhi dadku wuu wada maqlay sxb. Ee miyaad saxdid oo tidhaahdid somaliland buu u jeeday.
Sxb waa digit shalay baxsadaye bal suaashii iiga jawaab.
CIRO MOU DA MIYUU TAARSAN YAY MISE WUU KA SOO HOR JEEDAA SIDA SOMALIA.
In habar jelo loo hiiliyo ciro weli maxa uu ru may san yahay in laga soo tashado.
Ciro khadar miyou ku raacsan yahay in XAARMAAJO HARGEISA yimaado.
Ka jawab sxb
War waa asaasaqay kani
Abwaanku uucadeyay inu ciro somali wayn yahay allaw nagaqabo xisbigaa
Haddad ma waxad rabtaa in aan axmaaro noqonno
Goblan ku dhimo ayaan mailing jirey 90 jir dad iyo duunyo toona lahayn xaasidnimo know buu ka yahay
Kudaafad baadtahy caruurta maganriin baad u haysata cudur qabiil baad qabtaa
@@GjFy-c6d qofka goblanka ahi waa xaasidka ugu wayn taa cidna waxba ka waydiinmaayo addunyana dushiisa ayey ka muuqataa taariikhdiisuna waa fan iyo faasuqnimo
Cismaan afgaab illaahay ka baqo la wasen baad tahe
@@CaliIbraahim-r7r qofku hadduu wuxuu yahay la sheego miyuu dambaabey
@cismaanafgaab3018 goblanku waa xaga aakhiro aduunka maaha hadaadse adigu caruur haysato inay kuu noolaanayaan oo anad kagob lamaynin miyaad hubta??
Cimriguu joogo oo cuqdad qabiil hayso orod iska naso
Maxay nahay cuqdadu markaa
Waa afaaro qabiil hhhhhhh
AXMED SALEEBAAN BIDDE WAA ABWAAN SAAQIDAY OO QABIIL U QALIN SHUBTEY ,CIQDADOOLE AH OO XANUUNSANAYA,ILAAHAY HA CAAFIYO OO QABYAALADA HAYSKA DAAYO.
Ahmed Saleebaan bidde, Somalilander ma aha calan kale ayuu wataa waa qabiili ah. Way ka fakatay Soomaalina isku keeni kara. What that means????!!!
Dee soomalia ayuu kusoo ceeshay lanad tamaxuu kagaranayaa carabku soomalia ayuu party wuu gaboobay