Itoobiya oo MW Xassan Sh ka heshay 3 qodob oo ay horey u weyday baadigoobna ugu jirtay 100 Sanno

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 101

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 2 дні тому +24

    Subxaanallaah xasan sheekh, iyo tiimkiisa ilaahay somaali ha kabadbaadiyo! Aamiin aamiin yaarabi

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 2 дні тому +13

    Walahi Xassan Sheikh wa khatarta oguweyn ee Mustaqbalka Somalia uu wajahayo, 😢😢😢😢😢😢

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 дні тому +17

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh День тому +4

    Xasan Sheekh io teem kiisa waa dambilayal khatar subxaanalah 🥺

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 2 дні тому +11

    Xasan sheekh maskaxiyan waa xanuunsanaya

  • @MuuseAbdirizakMohamed
    @MuuseAbdirizakMohamed 2 дні тому +7

    Waxaan Rajaynayaa Inshaa Allah In Madaxwayne Dhaama Xasan Sheekh Uu Heshiiskaas Tirtiro Ama Baarlamanku Heshiiskaas Tirtiraan Waa Arin Wadna Xanuun Nagu Ah

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 23 години тому

    اللهم احفظ ارض الصومال
    Yaa rabbi

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d День тому +4

    Somalia dawlad kama jirto wa film kartoon

  • @Saamalayl-f7l
    @Saamalayl-f7l День тому +3

    Somaliya Ilahaybaa u maqan

  • @IstareexAhmed-o5s
    @IstareexAhmed-o5s День тому +1

    Wlhi waa arin naxdin iyo amakaag leh sida ay wax u wadaan hogaanka dalku balse waxaan rajeynaynaa baarlamanka dalku inuusan ansaxin insha allaah madax dhaanta oo dalka bad baadisa ayaan eebe ka baryaynaa

    • @fatimabarre936
      @fatimabarre936 День тому

      Walal barlaman umud metelo ma jiro kulugooda wa calooshod u shaqeystayal wax kastana saxiixa xassan waxa cabsi kama qabo barlamanka taas ayaa keentey in dalka odhan siduu doono ka yeelo🥲

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 День тому

    Guul anaa reer hebel ah !!!!

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd День тому

    Allaahu akkbar

  • @Dubadyare
    @Dubadyare 2 дні тому +3

    Ethiopia 🇪🇹 Cid bad siin karto majirto waxas xasan garguurte huuhaa weeye 😮

  • @konelfarass
    @konelfarass День тому

    Excellent analysis Right this is the banalisation and normalisation of a security based discourse at the detriment of Somalia
    Please publish your brief in English and other languages

  • @asadyare8484
    @asadyare8484 День тому

    Adiga awal waan ku aaminsanaa balse wararka somalida kuma fiicnid

  • @shariifcadow853
    @shariifcadow853 2 дні тому +5

    Ethiopia kama baxeyso Somalia
    Ilaa laga helo madaxweene rasmi ah oo Somalia leedahy
    Ileen Xasan kooxdiisi waa ganacsato macaash uun raadinaayo

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 День тому

    Ethiopia wàa cadaw kadaran shabab wllhi billaahi qofkasta taas wuu ogyahay

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225

    Ninkaan waa nin madaxa ka jiran buraa ku taala waana waxa uu la wareersanyhy allaha badbaadiyo wadanka iyo dadka amiin 💙🇸🇴🩵

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 День тому

    Waa arrin aad u xanuun badan, waayo waa qaran jab taariikhda galay .
    Nafis siyaasadeed ka haysta Gudaha Soomaaliya ayuu Xasan Sheikh ku bedeshey Baddii Soomaaliya.
    Waa Qaran jab.

  • @AbdirahmanAli-v8l
    @AbdirahmanAli-v8l 2 дні тому +2

    Hassan Sheikh Mohamud Dhiiqo ayuu Cagaha lagalay waan Laga Guulastay Mar hadii aay Itoobiya heshay muradkeedii

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 День тому

    Allaw hassan iyo kooxdiisa ka badbaadi wadanka

  • @cilmiboodhari4776
    @cilmiboodhari4776 2 дні тому +2

    Wallahi waa wax aad ufoolxun waxa maanta Somalia ku suganthy waxaan layaabay waxa madaxdeena koronada ka dhigay bilaa aragtidaa?!!!

  • @AbdiLibaax-r5h
    @AbdiLibaax-r5h День тому +1

    Itoobiya Hadafki & Hamigii Ay 100 Sano Ku Taamaysey Inay Badda Soomaaliya Qaadato Ayay Gaartay Ee Xaqiijisay Nina Hadafkiisa Waa Maamulada Soomaaliya Ee Warkayga Diiday Ii Jujuum
    Wlhi Soomaali Nasiib Daro Baa Ku Dhacday Taariiq Mugdiya Ayaa Diwaanka U Gashay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 дні тому +3

    fiqi wuxu kuhadlay dulinimo war dowlada oo dhan ba jirjirooleyaala ee wadanka haga kaqbto

  • @AdanGuhat
    @AdanGuhat 2 дні тому +1

    Hassan sheikh wa fashilmaya

  • @MaysaYar
    @MaysaYar 21 годину тому

    😢😢

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 День тому

    Ashidanti maanabooliyo

  • @User7654suy
    @User7654suy 2 дні тому +1

    🇪🇹waa cadowga kowbaad 🇸🇴👎🏿🥲👎🏿

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 День тому +1

    Xasan Shiikh wuxuu galay qiyaano qaran cadowga Itoobiya waxa ay rabtay wey heshay.

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 День тому

    Cabaadka daroodka xanuunsan hurdaa iiga soo dhacda bal maanta ayaa Mj noo shègaya ethoopian iyo sheekadiisa 1976 ila 2006 nimankii wadannkusoo hogaamin jiray hadad rabteen inaad nagu garaacdaan amxaaro oo noo adeegsataan maanta waa ku jirtiin ee adkaysta 2006 waan iska dul qadnay aniguye

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 2 дні тому +3

    SOMALILAND will NEVER ever be part of failed somalia.

    • @HawaA-w9g
      @HawaA-w9g День тому

      Kkk the jealous lady
      War ka har Somalia magaceedana u dhig.
      Rali ahaada buuqa IYO sawaxanka yareeya
      Weli Kama Adan quusan Somalia.

    • @j.jilani4535
      @j.jilani4535 День тому +2

      The so-called Somaliland project ended at Goojacade. Wake up, you are sleeping more than 30 years.

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad День тому

    Adiga weriyah wa qabyaalada

  • @Fardowsaabdillahi
    @Fardowsaabdillahi 2 дні тому +1

    Dowlada somalia wa aniga oo kale wan cafis badanahay colaad walbe haday qof na dhex marto wan iska hilmama lkn qofka aan colaytanay sidu iiga aarsan lahaa ayu ka fakara!😅

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 2 дні тому +3

    Xasan Sh. Maxamuud caafimaad ma qabo baaritaan ayuu u baahan yahay, Somaliyana meel xun ayuu gaarsiiyey e Allow naga qabo!

  • @Subeyriga
    @Subeyriga День тому

    XASAN SHEEKH WUU KA GUULEYSTEY CIILQABE QABYAALADEDKA

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 2 дні тому

    Xssan isagaa argagixiso eh

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 2 дні тому +1

    Wadanku badbaado ayuu u baahan yahay!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 дні тому +1

    wadanki soomaaliya way udhamaatay hadi shacabku kicin oo dhifaacan madaxbanaanidoda wayo itoobiya wadanka wayba qaadatay

  • @Calicabdulahi123
    @Calicabdulahi123 2 дні тому

    Allahayow dalkeena no badbaadi

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 День тому

    Xsans shiik kalikiisa ma lah soomaaliya , ortaqasn waa in wadanka laga ceeriyo

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 2 дні тому +1

    Odaywaa afgenbi samay

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978

    Wadankan waa kudaaayay wax rajo ah wllhi kama lihi, saan talo iyo awood kuma lihi. Somalinimo waa dhamatay iskada somalia, cidii ubaahan wadanka ha qaataan siiba ethopia oo heshay, dhul iyo bad iyo dad aan caqli lahayn😢😢😢😢😢😢😡😡😡😡😡

  • @wahiibabdilahi8792
    @wahiibabdilahi8792 2 дні тому

    Dawladahasi dan somaliyed ma wadaan ee danta shacabkooda ayay wadaan ee kuwa garan la danta shacabkoodu waa madaxda soomalida oo bilaa mawqif ah, sheegayana hadalo iskaga hor imaanaya iyagoo sida wariyayaasha saxaafada hadal aan ka fiirsasho lahayn ka tabinaya.

  • @IbrahimAarka-y3o
    @IbrahimAarka-y3o 2 дні тому +3

    dalku wuu tegeye diinta innoo ilaaliya dhalliinyaro

  • @Remember1977
    @Remember1977 2 дні тому

    Soomaaliyeey ducaysta, Allah hanaga qabto cadowga noo tashaday.

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 2 години тому

    Xasan sheikh wa dabadhilif uu sheeqeya reer galbeedka
    Badana in uu iibiyo wax lasi qorsheyey

  • @Bile-j5m
    @Bile-j5m День тому

    Masiixi, Cabdullaahi Yuusuf wuxuu soo gerdaadiyey shisheeye jeceeyl moogiye laga sugi maayo dalka iyo diinta in eey dhoowraan.
    Adoo ceeytamaya aduunkaan ha dhaafin maskiin...

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 2 дні тому

    Xasan dawladnimada wuxuu u yaqaan ganacsi isaga u furan oo madaxweynu leeyahay waa xasan shiikhe

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 День тому

    Xasan munaafaq aduun iyo aakhiraba allaha ku cadaabo

  • @maxamedyare1794
    @maxamedyare1794 День тому

    😅😅😅😅😅

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 День тому

    Maanta maalin aan eheen yaanqaladkaan cidkale dusha loosaarin yaawadajka qiyaanay yaawaagii wadanka lalawareegijirey saxiixay yaan la iskuinkirin

  • @ismailileeye2847
    @ismailileeye2847 2 дні тому

    Hassan Sheikh Mohamud madaxweyne maaha Shaydaaan Dalku gacanta u galay

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 День тому

    Xasan shiikh ayaa halkaa cadawgii Amxaarada soo jireenka ahaa u jabiyay soomaaliya Alle ku dullee waa caade qaate aan siyaasadda waxba ka aqoon.

  • @CosobleDiiriye
    @CosobleDiiriye 2 дні тому +1

    Aaway Siyaasiintii mucaaradka isku sheegayay,maantaa bulshaddu u baahneed,inay dalka shisheeyaha maalin walba cad cad raba inuu u qaato ay ka celiyaan.
    Mid walba hawdkuu galay,laakin bulshaddu wajigiinna iyo damaciinna runta idin baratay.
    Xasan waa in dalka laga qaban,Amxaaro gacanta u gelin.

  • @Sunny45553
    @Sunny45553 День тому

    Qolyaha wadini yiinta iska dhigayo so maha kuwa beel kasta o reerkoda ah Ethiopia u kala cararye markey xasan shiikh is qabteen, Deeni wafdi bu u direy markey isaaqa ictiraaf ka ku washey Oromo hoosta naga so galieyen, axmad madoobe na qoladi reer gedo ee u dhibka ku haye waligood nin u dhashey so ma aheyn ki isla so sawirayey taliyihi Oromada aha , nin dadkiisa lugaha ku wada dhegen yihiin asagana aan aragti dheereyn muxu Ethiopia iska celiya🙂‍↔️

  • @Remember1977
    @Remember1977 2 дні тому

    Xasan xaraash dabadii soomaali jiri mayso qorshaha waa sidaa.

  • @Abdirahin2030
    @Abdirahin2030 День тому

    Waxaad mooda in lajoogo wakhtigii reer galbedka dililahayen Hassan sheikh. Madama guulihi eeraben ka gaaren

  • @Subeyriga
    @Subeyriga День тому

    WAXAD WARKAGA XIISEEYA SOMALIDA LAGA TIRADA BADAN YAHAY KKKK

  • @macalinfarxaan321
    @macalinfarxaan321 День тому

    Xasan Sheekh iyo Bi Axmed waxay ku heshiiyeen in la burburiyo Somaliland si ay u gaadho dekedda badda

  • @RUNSHEEGTV-mb8il
    @RUNSHEEGTV-mb8il 2 дні тому

    Af xaar hye 😂😂😂😂

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 дні тому

    Turkiga ordugan waxan tagero indhala ana kukolkolonaba ugudanbayn wuxunogaystay hagardamadi abid uguwaynayd oah inubadayadi udhaxalwarejiyo cadawgayaga oanbadlahayn isago cadiyeyay kalahadlida badayada Ecadawgena halki anu uwakilanay ilalinteda inta ansokabanayno

    • @abdulahikilas5856
      @abdulahikilas5856 День тому

      Walaal indhalaan hataageerin taageera laana hadhigin balse waxaa jira dunida markii lawada hadashiisiinayo labo dowladood gudiyadooda ayaa lagarabaa in ay doodahooda adagyihiin balse waxaa muuqata in ethiopianka ay dad dhisan dood dhacsan kara lageeyey inaga waxaa lafarey ragii tagey hadii itoopia maamul goboleedyada igu soo wareejinayso Waan u saxiixaynaa marka dowladeenaa waxbaba arag oo indhoola ah oo kursiga kaliyaa umuuqdaa

    • @Ahmed-wk2ct
      @Ahmed-wk2ct День тому

      @abdulahikilas5856 lakin turkigu isagotasi umuuqato laguna tirinayo isudhigida hogaminta dalalka musliminta melwalba dayacan gumayste dhankasta kahagardameyay rohinja hindiya ogayn barigadhexe falastin waxakasocda ogayn una ogyahay dhibatada somaliya haysata aynaqaybkayihin melwalba kuwo muslimin sheganaya isago dalki jogisrasmiya kuleh somali kabaryayso intaysokabanayan inu ilaliyo inukufirsado goaamiyo waxasokale mahayn uguyaran sigaru ugushegikaray wax ilen dhinackasta hotel garu ugujiraye alxasil kamabaxsankaro turkigu edas dabcan danihisu ka arkay wuxuna fursad sinaya cadaw kaxun noganaxun sida imaradka

  • @MursalSaleban-o7s
    @MursalSaleban-o7s 2 дні тому

    Soomali tagtay waxan noqonana mamul goboled etobiyan ah oo la gumaysdo hadii shacabku kicin sidii suriya

  • @CiiseCaray
    @CiiseCaray 2 дні тому

    Xassan Sheikh dagaalkiisu wuxuu ahaa itoobiyay ma anigana ila gorgortaan oo wax iga gadataan sunxanallah walaahi soomaiya way udhamatay

  • @mrabdi
    @mrabdi День тому

    Xasan dameer awalba caqli malaha

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 2 дні тому

    War ninka iska celiya ama xanta ka daaya,haku aakhiro seegina.

    • @Junanilll
      @Junanilll День тому

      Madaxda in qaladkooda lagu dhaliilo waxay kamid tahay dowlad nimada

    • @MaxamedJaamac-s5b
      @MaxamedJaamac-s5b День тому

      @Junanilll waa sax laakiin malaaiktu ma daynaysaa qoraalka

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 День тому

    Xasan fursad qaali ah ayuu lumiyey oo ciidanka Itoobiya looga saari lahaa. Tankale XASAN wax ka dhib badan oo dalka jooga ma lahan ee wadanka halaga qabto khaainkaan doqonka ah

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 День тому

    Xasan waa nin xanuusanya ilahy dalka ka qabey waa cadwgi somsliya

  • @bashiirmohamed6783
    @bashiirmohamed6783 День тому

    Wadankii halkaas buu marayaa 2025 waa quus meeshii ugu dambaysay

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 2 дні тому

    Hassn waa nin hunguri wuxuu kunbadshay dhaqaalo arinkaan iyo ayadoo wararka qaar shegayaan in latuuteeyey lagu qasbay teeda kale hassn qof caafinad qaba ma ahan waa in labaraa

  • @abdikariin5471
    @abdikariin5471 День тому

    xasan shiiq Wa halyeey an halyeey u ahyn kaliya daarod lkn inta kale somaali wa madxwyne ay dhif tahy in la helo madxwyne u dhigma

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 День тому

    Somaliya waalo tashadey cadwba hareereyay xita turky waa munafaq dakan somaliya dorten iyo barmanku waa danystayaal shilinka uga weyn dalka ilahoyw somali badbadi

  • @mahamouddjama7117
    @mahamouddjama7117 День тому

    Xassan nin rag wajihi karaya maaha wixii loola yimaadona sifudud ayaa looga dhamaysanayaa cadaw iyo sadiiq makala garanayo aragti dheerna male

  • @CbdiSamatar
    @CbdiSamatar 2 дні тому

    Cadowga soomalida.waa cardboard.

  • @cabdinuurhobyo929
    @cabdinuurhobyo929 2 дні тому

    Muuse Biixi waa in xaal laga siiyo wixii hore loogu tilmaamay oo ahaa khiyaano qaran Soomaaliyeed, markii uu yiri badda waa kireeyay. Laakiin hadda Muqdisho ayaa lagu bixiyay baddii soomaaliyeed iyadoo taas loola jeedo in axmed madoobe iyo lafta gareen lagu garaaco in raacaan damaca Xasan Sheekh

    • @ProSHARMARKE
      @ProSHARMARKE День тому +2

      MUUSE wuxuu rabay inuu kga badasho markuu kireeyo
      1. In aqoonsi siiso Lana raadiso
      2. In ETHIO AIRLINES ay 20% lacagta kasoo baxda ay qaadato si sanad leh inta heshiisku jiro.
      Balse XASAN muxuu kaga badashay badda uu ETHIOPIA u saxeexay?!

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 2 дні тому +1

    War hawiyoow wadankii xaar dhac boob gadasho mooryaan nimo bal maad Xassan qabataan waxaa uu sameynaayo war filada kasoobax tuugyahooy oranmeysaan ee ayaxbaadislatihiin qaade qariye laaluush tuugo nimo inaad dalkii gadateen

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman День тому

    Xasan munaafaq wa fashil lkn bal aynu aragno waxa sameeyaan baarlamaanka ku sheega Aaden hor fadhiyo

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 День тому

    AHMED MADOOBE IYO DANI BA KU KA LIFE INU WAX KASTA ETHIOPIA OK U DHAHO O DALKA U U XARAASHO

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 День тому

    Qadaad wantiii😂😂😂😂( QABIIL MAAHA WAA QOF KASTA OO SOMALIKAND NECEB ])
    Anigoo qoslayaan dhagaysanayaaan😂😂😂😂😂FADAL WAYNAAA ABIYAW KA DUKAAMAYSO , nacalaaa qudhunkaad tihiin ku yaaal Failed state waa dawlad sharmuteedkii iyo kuwii cuqdada xaasidnimada SOMALILAND LA DABA JOOGEY 😂😂😂 BAL MAXAA MAANTA HAYSTA😂😂😂.
    WAA MEEL LA IIBINAYO.

  • @LajeclowMoha-jr7fq
    @LajeclowMoha-jr7fq День тому

    Dhiig kar nagu ridee dowladan

  • @CbdiSamatar
    @CbdiSamatar 2 дні тому

    Cadogan soomali waa cardboard alliance nacaloo

  • @abuakhlaaqahmed5939
    @abuakhlaaqahmed5939 2 дні тому +1

    Xamar siyasad ma taal wllhi waa meel iska. Cunoo. Caba

  • @Remember1977
    @Remember1977 2 дні тому

    Dal xaraashe ayaa faaiiday Laakiin soomaali way qasaartay.

  • @Subeyriga
    @Subeyriga День тому

    GUUL IYO GOBONIMO SOMALIA

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman День тому

    Xasan munaafaq wa fashil lkn bal aynu aragno waxa sameeyaan baarlamaanka ku sheega Aaden hor fadhiyo