Wa fikir wanagsan waxa aan ka dhaxlay mashruuc shaqo hada wac yi gelintiisa gelaya dhameelka Garan waaga waxa ka iibin dona Ariga maglada lagu heesto kabacdi waxaa u g7dbi ariga la dhoofiyo hadii tayo badan oo dhmeel ah uu noqdo waxase ognahy geedkan miyi iyo magaalo ba waa ku yaal fikir wanaagsan tusaale dad ka cawska ku iibiya suuqa waa in ay soo guraan garanwaaga dhameelkisa makinada geeyan gataaan dhaqaale ayaa ka soo gelaya badan
Good opinion aad aad ba u mahdsantahy hakaa mashruuc baa igacsoo baxay shaqo in aan shirkad sameeyo dad soo gura dhameelka cali garoobka makinad shida u sameeyn ka bacadi waxaa ka gadhi xoolaha max jerka la dhoofinayo xiliga xajka oo u baahan cawas badan sida dekededa berbera oo malyiin xolo ah ka dhoofan fikir aad aiyo aad u wanasan waaye
Dr Hussien thank you so much your effort of helping our country
Thanks SATGN Filsan for your work
Temos vários pés dessa árvore....nós ajuda muito no período seco na região nordeste do brasil.
Do cow and goats eat this tree??
Macluumaad fiican ayaad soo gudbiseen, Mahadsanidiin.
Aadbaad u mahadsantihiin kooxda macliumadkan Nala wadaagtey. Runtii Cilmi badan baa Ku duugan.
Wlhi wax badan baan ka fekeray geedkaan sidaan wadankeena uga Caribbean tirilahayn lkiin haduuba waxgal leeyayhay waa inloosameeyaa meelo lagu sameeyo geedkaan iyo mechimo
Do we have fig trees in Somalia???
Is Geed Bardo same as fig tree. Thanks in advanced.
Wa fikir wanagsan waxa aan ka dhaxlay mashruuc shaqo hada wac yi gelintiisa gelaya dhameelka Garan waaga waxa ka iibin dona Ariga maglada lagu heesto kabacdi waxaa u g7dbi ariga la dhoofiyo hadii tayo badan oo dhmeel ah uu noqdo waxase ognahy geedkan miyi iyo magaalo ba waa ku yaal fikir wanaagsan tusaale dad ka cawska ku iibiya suuqa waa in ay soo guraan garanwaaga dhameelkisa makinada geeyan gataaan dhaqaale ayaa ka soo gelaya badan
xooluhu way neceb yihiin
geedkan, oo inta badan ma daaqaan.
Geed yahuud waa geed dhib badan, talo fiican baad soo jeediseen
Cajiib wllhy talk wangsan weeye runti waa in LA dhaqan galiyo
MashaAllah. Geedki talo fican baa lohelay
masha allah satg waa talo aad u wanagsan dadkastana sameyn kara
Maxaa nafaqa ah Gaz ayuu leeyahay oo xoolaha waa Ku fuurayaan
Bal fiiri caleemihiisa jilicsan sheybaar ka ku eeg
Anagaa hortaa baarnayee
Gaz ma boor ama bus. Miyaa ula jeedaa?. Sow miraha lama dhaqi karo mayri karo
@@qalbihodon721
Maada ka samaysan wax waxa guba ayuu ka samaysanyhy
@@LTGAzam waan gartay geedka marka hindigaa aad u isticmaalo ka raadi you Tobe waxyaaabo badan bay ka sameyaan sida dhuxusha
@@qalbihodon721 wll si fiican ayaan u aqaana
Xitaa waxaa laga sameeya noocya burka ka mida
Dhuxusha was laga sameyaa
@@LTGAzam mashallah
Waalajaaraa salkameesha lagajarana aysiiidbaaa lagushubaaa masoobaxayo
Good opinion aad aad ba u mahdsantahy hakaa mashruuc baa igacsoo baxay shaqo in aan shirkad sameeyo dad soo gura dhameelka cali garoobka makinad shida u sameeyn ka bacadi waxaa ka gadhi xoolaha max jerka la dhoofinayo xiliga xajka oo u baahan cawas badan sida dekededa berbera oo malyiin xolo ah ka dhoofan fikir aad aiyo aad u wanasan waaye
Geed jini nafaqo malahan, xoolahane waaku jiradaan oo neefka badsada qufac aa ku dhaca waana caatoobaa. Marka meel ow ku fiicanyahay ma arkin
War ninyahow geedka Magaciisu waa (Prosopis juliflora)
Maxaa Algarooba la dhahaa ?
#somali 🍁🌾 iyo dhirta barashadeeda waa labo
Algroba English waa ladhaha
Labada magacba waa sax prosopis juliflora wa scientific name Algroba wa English name
Panthera leo iyo lion wa un isku mid just like that
this is not Algrobba tree ..
It’s
Prosopis ayaa loo yaqaan
TALO WANAAGSAN