- 50
- 522 435
SATG Filsan
Canada
Приєднався 25 січ 2015
SATG is a non-profit organization that aims to assist in the reconstruction of Somalia's agricultural heritage by providing sustainable solutions to alleviate food shortages caused by conflict and a lack of agriculture and food policy.
We have practical and scientific expertise that we use to develop innovative solutions. We work with local farmers and organizations to support agriculture, including livestock, which historically was the backbone of the Somali economy.
Before the war, agriculture, livestock, and fisheries accounted for 67% of Somalia's GDP. Our vision is to revive and enhance the role of agriculture in the Somali economy while promoting sustainable development, reconciliation, and rebuilding.
Our focus is on empowering Somali farmers to improve their yields and the sustainability of their practices.
Join us on our journey to create a better future for Somalia through agriculture. Subscribe to our channel to stay up to date on our initiatives and impact.
We have practical and scientific expertise that we use to develop innovative solutions. We work with local farmers and organizations to support agriculture, including livestock, which historically was the backbone of the Somali economy.
Before the war, agriculture, livestock, and fisheries accounted for 67% of Somalia's GDP. Our vision is to revive and enhance the role of agriculture in the Somali economy while promoting sustainable development, reconciliation, and rebuilding.
Our focus is on empowering Somali farmers to improve their yields and the sustainability of their practices.
Join us on our journey to create a better future for Somalia through agriculture. Subscribe to our channel to stay up to date on our initiatives and impact.
Adeegsiga Tiknoolojiyada
Mohamed Mao wuxuu naga caawiyaa qeybta marketing ka. Muuqaalkan, wuxuu inoo sheegayaa sida loo kordhiyo wax soo saarka iyadoo la adeegsanayo tignoolajiyada.
#frugalinnovation #agriculture #production
#frugalinnovation #agriculture #production
Переглядів: 281
Відео
SATG One Farm
Переглядів 714Рік тому
The Somali Agriculture Technical Group (SATG) believes that agriculture is the backbone of Somalia's economy. Our team of experts is dedicated to transforming Somalia's agriculture sector through innovative solutions and sustainable practices. We are committed to building a thriving and sustainable agriculture sector in Somalia, one farm at a time. Join us in our mission to transform Somalia's ...
How will Somalia overcome the food shortage crisis?
Переглядів 7442 роки тому
In this video, Dr. Hussein addresses the issues with food shortage and how we can overcome this problem.
Maize Hybrid Seed Production
Переглядів 1,4 тис.2 роки тому
Muqaalkan Dr. Xuseen waxa uu sharaxaya abuurka isku-dhafka ah iyo sida ay uga duwan tahay abuurka deegaanka.
Muuska Tissue Culture vs Muuska Caadiga
Переглядів 9782 роки тому
Farqiga u dhexeeya muuska la beerto ee banooniga iyo muuska Tissue Culture. Muuska Tissue Culture ka waa: 1. Muus wada siman marka la beeto 2. Wax soo-saar sare 3. U adkeysi biyo yari 4. Kharash aad u yar oo ku baxo mareenta beerta
Food Systems - Part 3
Переглядів 1,1 тис.2 роки тому
Muqaalkani, Dr. Xusen wuxuu ka hadlaya Nidaamka Cuntada wadanka oo loo yaqaan Food Systems. Food Systems waa nidaam isku xiran ee saameeya nafaqada, cuntada, caafimaadka, beeraha iyo horumarinta bulshada. Muuqalkani waa qaybta 3aad. Haddii aadan daawan qaybihii hore, halkan ka daawo Part 1 - fb.watch/aPHudVHuwc/ Part 2 - fb.watch/aPHBn395pS/ #foodsystems #somaliagriculture #filsansomalia #somal...
Food System - Part 2
Переглядів 8363 роки тому
Food Systems - Part 2 Habka wax soo saarka cuntada Soomaaliya. Muqaalkani, Dr. Xusen wuxuu ka hadlaya Nidaamka Cuntada wadanka oo loo yaqaan Food Systems. Food Systems waa nidaam isku xiran ee saameeya nafaqada, cuntada, caafimaadka, beeraha iyo horumarinta bulshada. Muuqalkani waa qaybta 2aad. Nagala soco qaybta 3aad ee Nidaamka Cuntada oo soo socda dhawaan. #foodsystems #somaliagriculture #fi...
Beeralayda waa kuwa quudiya dadka ku nool Magaalooyinka.
Переглядів 9423 роки тому
Waxaan si joogto ah is waydiinnaa, sideen u kordhina wax qabad ka? sideen u caawin karnaa beeralayda, iyo ganacsatada ka howl gala dhinaca beeraha? Sideen wax cusub u samayn karnaa, si ugu dhakhsaha badan? Sideen uga faa'iidaysan karnaa tignoolajiyada sare oona si degdeg ah ugu gaarsiinaa beeralayda? Ileen, Beeralayda waa kuwa quudiya dadka ku nool Magaalooyinka.
Food Systems - Part 1 (Habka wax soo saarka cuntada Soomaalia)
Переглядів 1,1 тис.3 роки тому
Muqaalkani, Dr. Xusen wuxuu ka hadlaya Nidaamka Cuntada wadanka oo loo yaqaan Food Systems. Food Systems waa nidaam isku xiran ee saameeya nafaqada, cuntada, caafimaadka, beeraha iyo horumarinta bulshada. Muuqalkani waa qaybta 1aad. Nagala soco qaybaha 2aad iyo 3aad ee Nidaamka Cuntada oo soo socda dhawaan. For more information, Visit satg.org/ filsansomalia.com/ #foodsystemssomalia #somaliagri...
Muhiimadda Soo Celinta Muuska Soomaaliya
Переглядів 2,6 тис.3 роки тому
Dr. Xuseen ayaa ka hadlaya ahmiyadda ay leedahay beerista muuska iyo sida ay u caawin karto nolosha beeraleyda iyo guud ahaan dhaqaalaha wadanka.
Soo Noolaynta Muuska | Reviving the Somali Banana
Переглядів 1,8 тис.3 роки тому
Soomaaliya waxaa ay horey udub dhexaad ugu ahayd dhoofinta muuska Afrika. Iyadoo warshadaha ay ka shaqeynaayeen in ka badan 120,000 oo shaqaale ah iyo dhoofinta oo u dhigantay 96 Milyan US Dollar. Soosaarka muuska Soomaaliya wuxuu gaaray meeshii ugu sarreysay intii u dhexaysay 1987-1990 oo inta badan loo dhoofinjiray Talyaaniga iyo dalalka Carabta.
Filsan - Tissue Culture
Переглядів 1,1 тис.4 роки тому
Dr. Hussein speaks about the benefits of introducing tissue culture in Somalia specifically in the banana sector. There is a growing interest to revive the banana industry. In recent years, small shipments carrying Somali bananas have reached various destinations, including Turkey and the Middle East. This is expected to increase as the banana producers are working hard to produce superior bana...
Phenomenal reaction from farmers in Maanyafuulka & Gerbada!
Переглядів 1,8 тис.4 роки тому
Filsan, a private entity engaged in producing high quality seeds has demonstrated to the farmers in Maanyafuulka and Gerbada of the Bay region, new improved seed varieties. The demonstration was conducted at the farmers field for first-hand experience. The reaction has been phenomenal!
Investment in Somalia'a agriculture sector - Ask Dr. Hussein
Переглядів 13 тис.5 років тому
Dear Dr. Hussein, "Is it lucrative to invest in Somalia's agriculture sector?" For your questions directed to Dr.Hussein, please visit: satg.org/ask-dr-hussein/ #askdrhussein
3 Game changers of Somalia Agriculture Sector
Переглядів 5 тис.5 років тому
Dr. Howard is an independent consultant on international development issues with a focus on agricultural development and youth employment. She serves as senior adviser for several organizations working on international development and food security. Dr. Howard has carried out several researches in Somalia, Zambia, Mozambique, Ethiopia, and Uganda. In this short clip, she highlights the 3 game c...
Increased income and a better livelihood!
Переглядів 1,2 тис.6 років тому
Increased income and a better livelihood!
Farsamo Horumarinta Muuska Somalia (Ask Dr. Hussein) [HD]
Переглядів 3,5 тис.6 років тому
Farsamo Horumarinta Muuska Somalia (Ask Dr. Hussein) [HD]
Waa maxay doorka NGO-yada ee Somalia?
Переглядів 7 тис.6 років тому
Waa maxay doorka NGO-yada ee Somalia?
Cali Garoob / Garanwaa (Algroba Tree)
Переглядів 25 тис.7 років тому
Cali Garoob / Garanwaa (Algroba Tree)
My Internship at the Somali Agriculture Technical Group
Переглядів 2,1 тис.7 років тому
My Internship at the Somali Agriculture Technical Group
GMO ga faa'ido muu leeyahay mise qasaaro? - Ask Dr. Hussein [HD]
Переглядів 8167 років тому
GMO ga faa'ido muu leeyahay mise qasaaro? - Ask Dr. Hussein [HD]
SATG Ma isticmasha GMO? -Ask Dr. Hussein [HD]
Переглядів 2,1 тис.7 років тому
SATG Ma isticmasha GMO? -Ask Dr. Hussein [HD]
Abaaraha Somalia Seelooga Bixi Kara? - Ask Dr. Hussein
Переглядів 1,7 тис.7 років тому
Abaaraha Somalia Seelooga Bixi Kara? - Ask Dr. Hussein
GMO gu muxu yahay? - Ask Dr.Hussein [HD]
Переглядів 2,4 тис.7 років тому
GMO gu muxu yahay? - Ask Dr.Hussein [HD]
Unlocking the Potential of Agriculture mechanization in Somalia
Переглядів 8 тис.7 років тому
Unlocking the Potential of Agriculture mechanization in Somalia
Arintaa waa mid lagu farxo runtii dal aan beero la heen dadkiisa gaajo kama dhamaato.Tacabka hala xoojiyo.
Love the video
Wlhi wax badan baan ka fekeray geedkaan sidaan wadankeena uga Caribbean tirilahayn lkiin haduuba waxgal leeyayhay waa inloosameeyaa meelo lagu sameeyo geedkaan iyo mechimo
Please any one have phone number for this man
❤
Allaha ku dhowro Dr. Hussein, adigoo kale way ku yar yihiin Soomaalida!.
Thank you 😊
Waw Inaba caadi mahan sharaxada aad kabixisay mowduucan runti waxad igalisay hami ah in aan beraley mooska beerta noqdo dr xusen jzklh
I love this video ❤❤❤
Mahadsanidiin walalayaal
😂😂😂Naa hada bilabayaa aan
Maasha Alla muska
Dr xusen suragal matahay in la helo bug dhameatiran o ka hadlaya beraha oo ku qoran af somali? Macqulse ma tahay in halkan lagu soo gudbiyo gedaha labeerto markiiba geed si qof walbo uu dirada usaaro gedka uu jeclado inuu berto
Yes, Somalia used to feed itself and used to send big charities to Arabian countries in the Sahara desert before the colonials in Africa. When colonials reached Africa, they destroyed the daily life of the Somali people. They had several strategies to create to over power the Somali people. I can tell you two of their worest startegies which were. 1) to create nation wide starvation so that they can control the people. 2). To secretly kill the powerful religious and tribal leaders to weeken their power so as to control the people and the country. The somali cattle only were more than the number of Somali people in tje entire country. That means when Somalia was about three million, the cattle only were over five million. There were a good number of camels as well, about two million. And sheep and goat more than seven million. The colonial powers secretly poisoned the Somali animals and secretly poisened the leaders of the community. That is how they destroyed the whole country. Somali never needed farming.
👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Mashallah for this great work you are doing 👑 how do i get involved in this?
Saameen xun iyo Kaankaroow leeyahay abuurada saan eh waa waxa Mareykanka ugu badanyahay cudurkaas ayagoo heesto xarumo caafimad casri eh.
Saaxib waxaad isku qaldeysaa abuurka GMO ga iyo Hybrid - Labey kala yahiin ee sii baar.
@@mohamedmaoify Dabiici maahan marka waa ka agdhawyihiin maxaayeelay miraha dabiiciga waa dhintaan marki cayayaan sumeeyo halka kuwaan aysan dhiman inkee buufiska dawada cayayaanka kuma dhintaan sida kuwa dabiiciga eh.
Xageen kalaso xiriira
Waaw
I.a I will invest SATG FILSAN in near future
Waa barnaamij mudnaan gooni ah leh somalia food system ka hada jira wax ka badali karo
”For God so loved the world that he gave his one and only Son, that whoever believes in him shall not perish but have eternal life.” John 3:16 Jesus loves you repent and belive in him and you shall have eternal life. Buddha can’t save you Mohamed can’t save you kirishna can’t save You only Jesus Christ can forgive and save you from Hell.
M.a howl fiican ayaad heysaan sat satg filsan I will be part of you I.a
We are in kismayo-somlaia #stagfilsan HOW CAN WE GET THAT SEEDS? we need
I'm Ethiopian I look place harvest onion Somali
Share business agriculture smali
Aadbaad u mahadsantihiin kooxda macliumadkan Nala wadaagtey. Runtii Cilmi badan baa Ku duugan.
how can you contact Dr.hussien
The answer is simple somalia fill conditions of farming and there arr that can lead suffient and efficiency to eliminate the poverty and to level up our traditional food consumption like wheat maize how ever this is requires to paid all costs blood sweat tear somalia has two rivers that can contribute irrigation to elevate the farming industry
Great video, but if you could please lower the music volume so I can hear what Dr. Hussein is saying clearly. Thank you for the video.
Yurub waa ka mamnuuc wax la yiraahdo GMO, ee Ninkaan wuxuu wado halaga fiirsado.
Dr xuseen maheli karaa Aburkaan casriga ah
I like farm business with exceprians
Dr Hussein, this is really educational, I found this video to be informative and enjoyable to watch. Thank you for all you do for Somalia.
Why don't you promote organic farming in Somalia? It could be a niche market for Somali products in the global market
That's what i'v been asking my self now global farmers are struggling due to unnatural way of farming and this man some other agriculturalist are permoting for hybird seeds modified seeds i feel sorry my home country 💔
What global market? We are starving.
Somalia is already producing all organic there is no synthetic fertilizer or pestisides being used the farmers are taking care of everything manually If your doing organic production it's hard to run it in global scale because your not using preservatives during shipping and your product will not go so far because once it's ripe it has to reach the market and be sold
Filsangroup waxaad ku tirtaan door muhiim ah oo aan la dhayslsan karin
Ilahay cilmigaaga iyo caqlifaaga ha kuu barakeeyo
We can get series seminar with practical and 📚 for Agriculture.
Dr Husien waxaa tahay aqoonyhn Qiime leh,madbacad guuraysa ayaa thy oo cilmiga beeraha ah. Seminars online'buug ah makaa heli karnaa
Dr Husien waxaa tahay aqoonyhn Qiime leh,madbacad guuraysa ayaa thy oo cilmiga beeraha ah. Seminars online ah makaa heli karnaa
Dr Husien waxaa tahay aqoonyhn Qiime leh,madbacad guuraysa ayaa thy oo cilmiga beeraha ah. Seminars online ah makaa heli karnaa
Dr Husien waxaa tahay aqoonyhn Qiime leh,madbacad guuraysa ayaa thy oo cilmiga beeraha ah. Seminars online ah makaa heli karnaa
Dr Husien waxaa tahay aqoonyhn Qiime leh,madbacad guuraysa ayaa thy oo cilmiga beeraha ah. Seminars online ah makaa heli karnaa
Dr Husien waxaa tahay aqoonyhn Qiime leh,madbacad guuraysa ayaa thy oo cilmiga beeraha ah. Seminars online ah makaa heli karnaa
Dr Husien waxaa tahay aqoonyhn Qiime leh,madbacad guuraysa ayaa thy oo cilmiga beeraha ah. Seminars online ah makaa heli karnaa
Mshaa alah Dr Husien waxaa tahay aqoonyhn Qiime leh,madbacad guuraysa ayaa thy oo cilmiga beeraha ah. Seminars online ah makaa heli karnaa
Maasha Allah 🥰🥰 Alle hano kordiyo🤲
What's holding back Somalia then
I am looking for a job opportunity in Somalia. I want to raise awareness against FGM
What are they doing
Tayada baraamijtaan wax la mid ah wali ma arag runti. Aad ayaad u mahadsanidiin Dr. Xuseen iyo Team SATGFilsan