NAFTAYDA QATAR GELIYAY MAANTA lkn ALHAMDILALAHI WAXAA NOQ....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @Anzal_qurux1
    @Anzal_qurux1 4 роки тому +264

    Mansha Allah asxabta asad usoduceeya inu Allah idinkiisa lugihiisa kuistaago❤👍

  • @minionslover3483
    @minionslover3483 4 роки тому +148

    Asad marka uu okey dhahaya wa iska jeclahay wllh inta ila jecel like ha iga baqilina bila caleykum

  • @mahadpiyano
    @mahadpiyano 4 роки тому +400

    Enta Mar un ku faraxsan en Asad cagihisa ku estago ku farax. San like sar....❤️

  • @ilyassmohmd7475
    @ilyassmohmd7475 4 роки тому +87

    Bro Asad Hagio sidu U leeyahay A few moments later😂 inta ku qososhay sidayda Like dhac..

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 роки тому +258

    Wlle asad alle haku barakeyo insha allh lugahda waad ku istaagi doontaa insha allh 🤲 dear bro🥰hormar wcn kuu rajynaa IAM SORRY walahi aniga shaqsiyan kaama yeeli lahyn motadan dear bro soo noqo adiga oo nabd ah 🥰

  • @halimaomar6393
    @halimaomar6393 4 роки тому +45

    Walaal heesa iskadaa ee ducoyin saaro ajir ayaad kahelee walalkeey igaralinoqo cuuryaan matihid maska cafimaad qabta ayaad hesataa mashaa Allah guul ayaan kurajenayaa aaqiro iyo aduunba keep going brother

    • @sahrocali8276
      @sahrocali8276 Рік тому

      Masha allaah walal ilaahay lixaadkaga hakusoceliyo wankaumahay inad Adoo san u qurux badan lugahaaga adku soconwaydid balse wax waliba waqadarta allaah😭😭❤️

  • @ABDULLAFJ
    @ABDULLAFJ 4 роки тому +121

    Walalaheyga alle lixda lixaad kaamil hakaga dhigo insha Allah waxan kuleyahay markale lugahaga kusoco 🙌🙌🙌🙌💋❤❤

    • @gaaldile3663
      @gaaldile3663 4 роки тому +1

      Mnsha allaah byo

    • @luulqaali7356
      @luulqaali7356 4 роки тому

      MashallhAhA

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 роки тому +1

      Cayuuni-Qurux Official
      ua-cam.com/video/NHHWak-Frhw/v-deo.html
      MUKULAASHII WARAMEESI

    • @najaxmaxamed1344
      @najaxmaxamed1344 Рік тому

      Wll ilaahay caafimaad taama hakusiiyo aamiin aamiin lugohaaga ilaahay hukuu sooceliyo insha alaah

  • @fardusomar2794
    @fardusomar2794 4 роки тому +54

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️Asad mardanbe hasameen waad naga nixisey.

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 роки тому +1

      ua-cam.com/video/NHHWak-Frhw/v-deo.html
      MUKULAASHII WARAMEESI

  • @batuulomayow3524
    @batuulomayow3524 4 роки тому +75

    asad marka aad dhaheeso he man whats up man what are you doing man markaad sidaas dhahdo qosol ayaa i qabto😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @maymuunahmed9148
    @maymuunahmed9148 4 роки тому

    Masha allah asad hagio waxan ku leyahy ilahay ha ku siiyo logo aad ku istaagto waxad tahy shaqsi jecel in uu hormar gaaro mar waliba sababto waxad samaysay hormar dadka lixaadka leh aysan samayn marka hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ runtii markan vediogaga daawado wan ilmeya hadana wan farxaa horay u soco walalky ilahay ha galo garabkaga waxan ku ahay taageero waxan jecelahy in aan ku caawiyo hadana isku meel ma joogno markan arko kaligaa oo mel socotid hadana aysan qof kula socon aad ayan oga naxaa Allah idin dhawro dhamantiin reer hagio 👏👏👏👏👏👏

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 4 роки тому +75

    Naftaada halis hanaga galin allaha nookaa xifdiyo wll asad♥️♥️

    • @naajixshorts3764
      @naajixshorts3764 4 роки тому +2

      Wll uqriin subscribe wn kuu saaray ee adna iisaar

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 роки тому

      Iqraana Ali
      ua-cam.com/video/NHHWak-Frhw/v-deo.html
      MUKULAASHII WARAMEESI

  • @khadraabdi4482
    @khadraabdi4482 4 роки тому

    Horomar wanagsan asad waad socondontaa maruun alleh kaga baryay inuu laxadkagii Kusoo celiyo isha alleh 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @rashaanwar4161
    @rashaanwar4161 4 роки тому +25

    😭😭😭😭😢 waxaan soo qoro ma aqaaano asad allah ku amaansado abowe

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 4 роки тому +9

    Asc Asadoow niyadaada wanaagsan iyo farxadaada Allaha kuusiyaadiyo idaad mootada ugu carartay Allaha natuso adoo lugahaaga kucararaya allaahumaa aamiin

  • @abdishakurolhaye3280
    @abdishakurolhaye3280 4 роки тому +84

    #Allow riyadiisa u rumeey🤲 kii iga Farxiyo caawa insha Allah wll iga farxi oo Ha iga xasdin inaad #SUBSCRIBE isaarto wll😍😘😘

  • @asiyasharif4739
    @asiyasharif4739 4 роки тому +5

    Walal ilahay cafimad hakusiiyo farxadaada waa farxadeena ❤❤🧡🧡 guuleso

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 4 роки тому +30

    Asad wll naftada qatar ha naga galin insha allah waxan rajeynaya wll inad cagahaga ku socoto Alle cafimad haku siiyo wll Asad😍😍😍💓💓💓💓💓❤❤❤❤😭😭😭😭

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 роки тому

      Hani Abdullahi Maxamed
      ua-cam.com/video/NHHWak-Frhw/v-deo.html
      MUKULAASHII WARAMEESI

  • @Uluufochannel
    @Uluufochannel 4 роки тому

    Walalkeyga asad allaha ku caafiyo inshlh e wllkey saliga nabiga inta gacmahaga ku tuftuftid lugaha mar mari allow I caafi dheh ina ku caafimadeysane u niyow o soconeyso inshlh si niyad ah mar walbo sas u sameey walalkey wad caafimadi donta allow ku caafi inshlh.

  • @munadaahir4952
    @munadaahir4952 4 роки тому +26

    Brother illaahay hakiso celiyo Asagaa wayne socolkaagii insha Allaah maalin uun lugahaaga waad kucarari Allah Ayaan kuwaydinayaa inaa istaagto yaarabi malinuun natus Asado istaagay🤲🤲🤲🤲 yaa Allah Aaamiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 роки тому +1

      muna Daahir
      ua-cam.com/video/NHHWak-Frhw/v-deo.html
      MUKULAASHII WARAMEESI

    • @Cabdixakiinchannnel
      @Cabdixakiinchannnel 4 роки тому

      @@koolkid8805 sxp subscribe iisaar aniga waan kuusaray ua-cam.com/video/RWqIccw1iKY/v-deo.html

  • @salmamaxamed7666
    @salmamaxamed7666 4 роки тому +1

    Masha allah abowe qali alle haku xifdiyo lakin iska ilaali wax yabaha qatarta ah waa iga codsi wllkey asad🙏🙏🙏🙏

  • @zuuuiskuroon553
    @zuuuiskuroon553 4 роки тому +17

    Asad bwe illlhy caafimadka haku dhmeystiro ❣️

  • @samiraduus8963
    @samiraduus8963 4 роки тому

    Bravo Asad. Isku day in aad kaligaa wax Waliba sameysato. Waa laguu walwalaa lkn muhiimada waxey tahay in aad Isku tashato well done. 👍

  • @nuraomar5990
    @nuraomar5990 4 роки тому +7

    Mashallah am so happy for u Asad keep going bro 💪👍👌👏

  • @saidahmedmohamed9367
    @saidahmedmohamed9367 4 роки тому

    Manshaa Allaah Ina adeer Asad hagio marka hore Eebe weyne haku sahlo, hana kuu sakhiro sidaad ugu istagi lahayd lugahaaga Rabbina hakuu sahlo zxp. Lkn middaan oo kale ha isku dayin waa khatar, waana wax khatar ah oo waliba qof kasta khatar galin kara. Kudadaal noloshaaada si walaalahaga islamka ahina kugu hiiliyaan ama kula garap istaagaan ducadda. Thanks zxp Rabbbi haku amaan sado 👏

  • @nuuradheman8901
    @nuuradheman8901 4 роки тому +8

    masha allh wlkay alahkudhoro

  • @nafisamohamed2870
    @nafisamohamed2870 4 роки тому

    Qalbiga I xanuunay markaad dhahday kaligeega aan wada walaalkeyga ilaahey ha ku xafido lugahaaga kuu soo celiyo ilaahey dar tiisa aan ku jeclahay walaalkey

  • @nasriincabdilaahicali7350
    @nasriincabdilaahicali7350 4 роки тому +30

    Mansha allah brother asad hagio keep going brother

    • @umuhadaadiselon4045
      @umuhadaadiselon4045 4 роки тому +1

      Wallal igu cawii subcribed

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 роки тому

      Nasriin cabdilaahi Cali
      ua-cam.com/video/NHHWak-Frhw/v-deo.html
      MUKULAASHII WARAMEESI

  • @shadiyashacnirajokunool9780
    @shadiyashacnirajokunool9780 3 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭micnaha runtii aad ayaan ayaan u ilmeeyaa marna waan farxaa wllky alle ha ku xifdiyo aduun iyo Akhiroba sharaf ku nolow

  • @qaliburoonali39
    @qaliburoonali39 4 роки тому +4

    Masha Allah abowe farxada waa farxadena wlhi nolasha kuma ciisho i nolo teey nola jiirto 👏👏👏👑👑💗

  • @karamakuligeen1412
    @karamakuligeen1412 4 роки тому

    asad Hagio bro waan kuwataa marwalba garabkagan ahay waxan aad ugu qosla sida quruxda badan aad udhahayso a view moments later kal iyo laab real talent aad leedahay bro keep smiling

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 4 роки тому +20

    11:01 Ilmaha Yar funadada gududan shatiga sida dhexda logu xiray i liked wlhi masha allh bbe koro waynow😘😘😘😘😘😘😘

    • @hafsajupiter4669
      @hafsajupiter4669 4 роки тому +3

      Vedio markaan dhamaystan cimmentigaga arkay saan gadaal ban u laabtay 😂

    • @umusaidsalmansaid5828
      @umusaidsalmansaid5828 4 роки тому +1

      @@hafsajupiter4669 thnks u xbbty😍

    • @Falastiin27
      @Falastiin27 4 роки тому +2

      Videoga bilawgisa ayan arkay cmntigaga wa mootiye ila 11 geeye marka so arkay ayan so celiye videoga 😂

    • @zakiali4591
      @zakiali4591 4 роки тому +1

      Sophia umu salmo ilaahay haku wiil aad dhaxda u xirto 😜😜

    • @umusaidsalmansaid5828
      @umusaidsalmansaid5828 4 роки тому

      @@Falastiin27 thnk u xbbti😘

  • @xabiibomacalinmuuse956
    @xabiibomacalinmuuse956 4 роки тому

    masha allah horu soco wax walbo waa isku day guul iyo goba nimo wallkey qaaaliya alle dartii ayan kujclhy alle cafimad tama ah haku siyo

  • @fardowsasiciid8256
    @fardowsasiciid8256 4 роки тому +4

    Wcs yes we are ok Asad Hagio Allah waxaan ka rajeynaayaa inaad lugahaaga ku socoto waqti dhow Insha Allah

  • @muqadim7858
    @muqadim7858 4 роки тому +1

    Waankusalame walal @asadhagio. Waxaan rabi kaga barye in aad adhigo lugaha kusocdo aragno. Amiin 🤲

  • @billaldhaqane7533
    @billaldhaqane7533 4 роки тому +5

    Mashallah sxb asad waxad sameysay arin wanagsan lkn qadar teeda mudan sxb wey iman doontaa waqti aad adigo sidan kafiican oo aadayo meelo inta ka muhiinsan

  • @ifraahifkanolasha8506
    @ifraahifkanolasha8506 4 роки тому

    Wxaan kuu rajeyna lugahaada inaad dib ugu socoto wllkey Asad hormaar wacn kuu rajeynaa

  • @ahmedyarestudio9394
    @ahmedyarestudio9394 4 роки тому +3

    Atariisho badiyo inay kala kacday inta ila aragta like isaara😂😂😂
    M a alle ha uzaidiyo

  • @sahaamhusen7400
    @sahaamhusen7400 4 роки тому +1

    mnsha allah wllks ilhy lugahaga ha Ku so celiyo maxa ka farxad badan asad oo laguhiisa Ku istaagay ilhy ducada musliminta ha Ku aqbalo

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 4 роки тому +3

    Adigo lugahaga ku istagto ilahey wa itusi kara allow itus 💝💙💚💘🙄🤲😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢

  • @najmamahamed1993
    @najmamahamed1993 4 роки тому +1

    Asad HAGIO is ilaali ilaahay cafimaad haku siiyo

  • @clahiaflahar8931
    @clahiaflahar8931 4 роки тому +3

    Asad marku Koofiyada xidho DALMAR YARE inu ueegyahay inta ila aragtay LIKE FORYOU

  • @MursalMAmiin
    @MursalMAmiin 4 роки тому

    ASC WR WB walalke Asad Hagio marka hore wan kusalamaya waxana rajayna fariintayda inad aragto waxaan kuu sidaa Dhiiri galin iyo dardaaran aan ku hormaro dhiiri galinta aniga waan kugu xeranahay waan kudawadaa waxana tahay qof aan aad uxiiseeyo sababtana waxay tahay ilahay wuxuu kugu maneestay wax uusan qof walbo heli karin qofki alle uu udoortay mooye midasina wax kle mahana waa "FARXAD" Adga ayaa lugugu soo koobay farxada masha allah qof caafimad qaba 6diisa 6aad udhamestiranyihin hanti leh awlad iyo xaas leh ayaa jiro hadana aan haysan farxada aad adga haysato adgo ah wiil dhalinyaro ah balse nolosha kuma ciilin ayadoo gacan kaa xaqdaran ay Kursigan kufarisiyen hadana madarensiinin in noloshada farxad mooye aan murugo is arkayn waa alle mahadii wan kubogadina guul baraaro iyo horumar ayan kuu rajaynaa intaas kadib waxan kula darxaarmaya inadan marnaba ilaabin allahi ku abuurtay oo farxadana iyo caafimadkan kusiiyay intaas anan kugu ekeyn kugu daray wehel kuwasi oo ah walalo kujecel adga oo aan aniga kamid ahay xusuuso alahaga sadaqada baxso waajibadka haka tagin xumanta iska dhowr wanaga kudadaal maxa yelay muslimin ayan nahay alle aya ina amray in xumanta iska reebno wanagana is farno intas aya iga talo iyo dardaaran ah wabilahi towfiiq waa walalkaga mursal Amiin Oo intan kuu gartay 🙏

  • @fatumaabdirisaq5413
    @fatumaabdirisaq5413 4 роки тому +6

    Asad hajio abowe illahey cafimad hagu siyo insha allah 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @Faadumo55Faadumo55Faadumo5
    @Faadumo55Faadumo55Faadumo5 9 місяців тому

    Masha alaah asad ilaah lugahaado hakugu istaajiyo aamin

  • @abdiwahidlastking6123
    @abdiwahidlastking6123 4 роки тому +11

    Keep moving
    AsaD Hagio
    Legend

  • @balqiizalpi2892
    @balqiizalpi2892 4 роки тому +2

    Wll asad allah riyadada ku rumeyo insha allah wad cafimadesaa 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @salimissak9905
    @salimissak9905 4 роки тому +6

    OMG! waankuu baqaaye wlh bro mashaAllh ❤

  • @cudoonmohamed1493
    @cudoonmohamed1493 4 роки тому

    Wllky Asad Hagio alle hakuu ziyadiyo cimriga iyo cfmdka alle hakuu rumeeyo riyadada

  • @sabnaamaxmed2421
    @sabnaamaxmed2421 4 роки тому +4

    Ilahiy waxn kag barya inu laxdkago dhamye tiran dib kugu celiyo insh allh aboowe waxd tahiy qof qalbi wngsan ale haku rumeyo riyo walb od ledahey

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 роки тому

      Raqiyo maxamed
      ua-cam.com/video/NHHWak-Frhw/v-deo.html
      MUKULAASHII WARAMEESI

  • @sagalabdinour9819
    @sagalabdinour9819 4 роки тому

    Tageero weynan ku ahy wll asad Adaban ku jeclahy nolol farxd leh ayan ilahy kaga baryaya wx xun alle kuma tuso keep going 👑👑👑👑❤😍

  • @ismailiska6038
    @ismailiska6038 4 роки тому +4

    Masha allah ilaahey caafimaad taam eh ilaahey haku siiyo asad❤️❤️

  • @khuluudajannaat2513
    @khuluudajannaat2513 4 роки тому

    😭😭😭😭😭 markii hore wn ooyaayey lkn markii dambe ilahay kinabad geeyay😍😍😍😍😍😍😍 aad bn u farax sanahay ilhy haku nabad yeelo insha allh sida fudud maanta motada kuraacday si kafudud insha allh ayaa kusocon doontaaaaaaaa

  • @haniabdirahman2224
    @haniabdirahman2224 4 роки тому +15

    2:54 wlhi waan naxay abwe ilaah haku caafiyo

  • @samiiraabdi103
    @samiiraabdi103 4 роки тому

    Wllky asad hajio alle lugahada hakugu istajiyo waan kuu duceeya markas ta oon ku arko

  • @Rashy.12_films_sports.
    @Rashy.12_films_sports. 4 роки тому +19

    Waxn ugu nebcehy dadka dislike siya asad hagio

  • @qaliqani1168
    @qaliqani1168 4 роки тому

    Masha allah malasiya qurux inan mar tago illahay wan ka baray amiinta i raaciya

  • @ladyboss4227
    @ladyboss4227 4 роки тому +4

    A few moments later mrka tirahdo jeclhy qosl waye keep going bro🙏

  • @xabiibomacalinmuuse956
    @xabiibomacalinmuuse956 4 роки тому +1

    asc asad xajiyow wallkey qaliya allaha ku xifdiyo aadban kusalamaya asad wan kadsanayaa in adan kuhadlin isakinka oo afka kugu jira adigoo madsan waa codsi halis wayo qorga luguma fino ralina iga rali ahaw

  • @ridwanabdinour1311
    @ridwanabdinour1311 4 роки тому +17

    Maxaa halis isku galisay asadow😭❤

  • @hoodocabdi6928
    @hoodocabdi6928 4 роки тому

    Wlhi anba kaama yeelan wllky asad waayo aad bay u khatar badan tahy lkn hdana farxadaadu waa farxadayda alle hanoo kaaa amaansado wĺlky asad alle wax ku dhiba kuma tuso🤲🤲🤲🤲

  • @ayaangacal4579
    @ayaangacal4579 4 роки тому +8

    M.a keep going wllky Allah bless you ❤️❤️❤️iinolow

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 роки тому

      Ayaan gacal
      ua-cam.com/video/NHHWak-Frhw/v-deo.html
      MUKULAASHII WARAMEESI

  • @farhiaahmed8168
    @farhiaahmed8168 4 роки тому

    Masha'allah wll asad allah ku siyadiyo cfmdka. Alhamdulilaah hormar wcn ku rajeyna

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 4 роки тому +4

    Masha allaah asab guul guul guul in sha Allah wllo qali 💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 роки тому

      Fadumo Abdi
      ua-cam.com/video/NHHWak-Frhw/v-deo.html
      MUKULAASHII WARAMEESI

    • @kaabeofficial3279
      @kaabeofficial3279 4 роки тому

      @@koolkid8805 wll sub
      Scribe isaar

  • @aleezapea7594
    @aleezapea7594 4 роки тому

    😭😭😭😭pro wlhi iga nixisy lkn martanboh waxaas ha sameyn sbbta ah nafdaada qatar kali gartaa lkn keep going 100 k ku rijeynaa💯 I.a pro nolasha kuma ciisho epid ❣😘

  • @somaliwayn8001
    @somaliwayn8001 4 роки тому +10

    Waan kuu baqay vidioga maalin hore ayuu ahaa lkn hada ayaan fiirsaday waan oo ayay ilmahayga waxay idheheen hooyo yaa dhintay mardanbe hasamayn

  • @royalofficial6975
    @royalofficial6975 4 роки тому

    Asad wllo is ilaali waad Naga nixisay blse alx waad nawad imaaday markasta daxadar kaga badi waxan ilaah kaga barya in aad cafimaado insha allah

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 роки тому +9

    100k coming soon insha allah
    Team asad hagio ✌❤✌👑❤

  • @mohamedabdulla6674
    @mohamedabdulla6674 4 роки тому

    bro asad maasha allah asxaabtaada wakhti waad la qaadatay inshallaah wax walba way kuu hagaagayaan sidaa jeceshahayna allaha kuu yrelo aamiin

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 4 роки тому +15

    Wlle Asd Alle haku barakeyo insha allh lugahda waad ku istaagi doontaa insha allh 🤲 dear bro🥰hormar wcn kuu rajynaa IAM SORRY walahi aniga shaqsiyan kaama yeeli lahyn motadan dear bro soo noqo adiga oo nabd ah 🥰

  • @raadyarahmed9140
    @raadyarahmed9140 4 роки тому

    Mnsh allah Asad haaji waan kuucabsaday wllky runtii lkn farxadaadu waa farxadayada ❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🤴🏾🤴🏾🤴🏾👈

  • @Choxechannel
    @Choxechannel 4 роки тому +39

    ASAD HAGIO ALLE HANAKAA TUSO ADIGO LUGAYNAAYO 😢
    WLL SUBSCRIE IGU CAWI ILAYN DHIB KUGUMA AHE ❤❤

  • @umukhayraat2024
    @umukhayraat2024 4 роки тому +1

    Mshallh bro asad wxd ku rajynya inuu allah lixdkaga kuso celiyo farxd ku waar abid hn

  • @fadumomaxmed5015
    @fadumomaxmed5015 4 роки тому +3

    Markale saan ha sameynin inta igu raacsan like dhufta

  • @nasroxilkas4742
    @nasroxilkas4742 4 роки тому +1

    Asad aboowe allaha nookacafiyo wanku jecelnahay farxadada wa teena lkn wlh wadnaha ixanunay pls naftada ilali ❤❤❤❤❤allaha ku caafiyo amiin

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 4 роки тому +4

    Mash Allah it's good to take risks sometimes big up bro 😘😘😘😘

  • @xamsebashiirfarax2653
    @xamsebashiirfarax2653 3 роки тому

    Me ku faraxsanahay inuu kaco asad ad iyo aad wlhi inta igula faraxsan like

  • @hayatbashir8727
    @hayatbashir8727 4 роки тому +4

    Wow Masha allah bro keep going 🥰😍

  • @inamohamed6561
    @inamohamed6561 4 роки тому

    Hoyadey motadaaso kale Mogadishu ku wadan jirtay iyo wiljarkago kle wadataa ❤

  • @naabuu777
    @naabuu777 4 роки тому +5

    Asad wll farxad ku noloow waligaa❤ 🇸🇴❤✋

  • @anuuabdi3498
    @anuuabdi3498 3 роки тому

    Kala Asad Aboowe maxaa kusaaray gaarigaas wallahi waan kaa naxay 💕💕💕💕💕💕

  • @hamekchannelgroup877
    @hamekchannelgroup877 4 роки тому +12

    Www masha allah asaD Hagio keeb going mY brother 🇸🇴❤❤

  • @farxiyobilew5934
    @farxiyobilew5934 4 роки тому

    Asad saaaan hasameynin wallkey walh wan kaaaa naxay runti cafimaad taaam ah insha allh 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @thegr8tahmed
    @thegr8tahmed 4 роки тому +6

    13:54 a few moments later 😂
    .
    .
    kalzonidu wa muhim wllhi Asad Hagio "Ok" kgu ogaye🙏😁

  • @aishahassan5033
    @aishahassan5033 4 роки тому

    M.a asad qof qalbi wngsn ayd tahay intaan ka arkey wllhi waligey yuotube intan dawanaayey comment wali maqorin cawa waa kii iguhoreyey owaliba an adiga ku soqoro tas micnaheda wxa waye inad marwalba ad ku faraxsantahay nolosha m.a illh wxn kga barayaya malin uun inad socondoonto i.a allahuma aaammmmn

  • @bintibirimo43
    @bintibirimo43 4 роки тому +12

    Waan ku farxay horumarkaaga🙏👏👏👏👏👏👏more trying insha Allah never give up

  • @ilwaadqurux2890
    @ilwaadqurux2890 4 роки тому

    Wlhi waan baqay asad bro ha haligin naftada noloshada jecel nehe allaah kuxifdiyo

  • @haaniabdullahi6540
    @haaniabdullahi6540 4 роки тому +4

    Wll wan ku jeclahay horey u soco wll qli❤

    • @MsMaskax
      @MsMaskax 4 роки тому

      Allah ku cafiyo bro asad hagio

  • @hafsabaari5170
    @hafsabaari5170 3 роки тому

    Mnsh Allh wllkey Asad Alle Cafimad ha ku siiyo wn Ku faraxsanhy Waxad sameysay malin uun Cagahaga Adigo ku taagan inaan Ku Arko Ayaan ilahayga wey weydisaneyna mar walba

  • @zapnaa1434
    @zapnaa1434 4 роки тому +4

    *ASAD hagio hormar wacan wllky💗❤🙏*

  • @kowsarabdi2570
    @kowsarabdi2570 3 роки тому +1

    Mnsha Allah wll ilah haku rumeeyo riyadada inte waayo meshan

  • @abdullymohaa8763
    @abdullymohaa8763 4 роки тому +7

    Wawwwwww bro keep going one love me 😙

  • @nasracabdi2159
    @nasracabdi2159 4 роки тому

    Mnsha allh wll qali ilhy ha ku xafido
    Asad hagio isha allh malin aya cagahga ku is tagi wna rajaynya

  • @munetachanalmuna9186
    @munetachanalmuna9186 4 роки тому +5

    Asad waan kuu baqay ruuntii abowe isilali

    • @koolkid8805
      @koolkid8805 4 роки тому +1

      ua-cam.com/video/NHHWak-Frhw/v-deo.html
      MUKULAASHII WARAMEESI

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 4 роки тому +2

    Ased my wllkey mcn waxa tahy ruux qalbigiisu nadiif yahy insha allah waligaa qatar ma geli doontid❤❤😍

  • @sucadhappy9716
    @sucadhappy9716 4 роки тому +5

    Masha allaha keep going my bro ❤️🧕🏻😂

  • @cudoonmohamed1493
    @cudoonmohamed1493 4 роки тому

    Mnzha.allah kalsooni badan kadip waad kuguulaysatay dalxiiskaagii alle hakuu ziyaadiyo frxadaada

  • @liibanosman5962
    @liibanosman5962 4 роки тому +32

    Waligeey 100like mahelin igu sharfa.

  • @suaadmohamed9853
    @suaadmohamed9853 4 роки тому

    Qof aad iyo aad u awood badan Asad hagio, ilaahey waxaan kuu weydiyey caafimaad taam ah oo sareecan ah amin 🙏

  • @sofiacdeey6881
    @sofiacdeey6881 4 роки тому +8

    A view moment later marka dheheysid wlhi wa quslaa🤣 walalkeey mcn wax walba wa isku day noloshaada ku raxeyso cafimad taam eh allaha ku siiiyo🥰

  • @shukrikhaliif7137
    @shukrikhaliif7137 4 роки тому

    Msha allh asad allha ku daayo ku xafido luguhaa allha ku caafiyo