Muuqaalka guud ee dabaaldega Xuska Munaasibada 18 MAY Gabiley

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 тра 2022
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

КОМЕНТАРІ • 90

  • @lamahuraan665
    @lamahuraan665 2 роки тому +13

    Waxaan ogahay 10 sano qomiyad inaad noqon dontan jibril abokor jaynaha isaqa mvH aLH

  • @Fatima-cj1ut
    @Fatima-cj1ut 2 роки тому +9

    Waa nimco iyo nolol dawlado horumaray haysan maanta Alxamdulilah illahow waadna Aragtaaye nimcadaad nasiisay noo siyaad Guul reer Somaliland Ictiraafkii uu soo carfoya marhadii Farmaajo ina dhaafay💚🗯❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому +8

    Gabiley waa qalbiga umada reer somaliland ilaahayow Gabiley barakee waa guri nasab oo jecel somaliland

  • @abdifatahjarmal7170
    @abdifatahjarmal7170 2 роки тому +12

    Reer Gebiley sanad guuro wacan, waa nafar reer Burco ah, halkan bn marayo waan idiin ku soo baydhee.

  • @mahatazizi3526
    @mahatazizi3526 2 роки тому +10

    Gobolkii waxsosaarka gabiley Manshallah

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 роки тому +10

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah.

  • @mubariklander3096
    @mubariklander3096 2 роки тому +7

    We Love u ❤ Gabiley From Saaxil ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 2 роки тому +13

    Maansha ALLAH TABARAK ALLAH

  • @jamelidris2686
    @jamelidris2686 Рік тому +1

    Hambalyo dadkaga Somaliland ❤🟩⬜️🟥🫶🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🫶

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 2 роки тому +9

    Mnsha allllah Gobolka Cagaaaran Sanad Guuro wacan baan leenahay

  • @zionistsisaahqiya1073
    @zionistsisaahqiya1073 2 роки тому +4

    Mashaa ALLAH ree gabiley guul gobonimo

  • @falisnux6209
    @falisnux6209 2 роки тому +4

    Guul bidinilahi kariim happy 18 May Allah

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 2 роки тому +4

    Mashaa allaah
    Gobolkii cagaarnaa hooree uu sosocdaa inshaAllaah guuuul somaliladn 💚🤍♥️💯💯💯💚🤍♥️ in Sha allaah

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 роки тому +5

    Mnsha Allh hanoolaato jmhryda iskeed isugu filan ee Somaliland 💞💞

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 2 роки тому +8

    Noolaada dalkaygii yo dadkaygii somaliland ❤️❤️❤️❤️

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 роки тому +15

    💚💚💚💚💚Happy 18 May 👏👏
    🤍🤍🖤🤍🤍We are Somalilanders
    ❤️❤️❤️❤️❤️Dhiig gesi 👈🏽 Allah hawI Uu Naxarasts☝🏾🤲Amin 🤲💪🏾

    • @ahmediimaan470
      @ahmediimaan470 2 роки тому

      Efzgfsaysgc🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇦🇫fgxh

    • @JidhaantaChannel
      @JidhaantaChannel Рік тому +1

      Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
      Naasir❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Daddy 🎉

    • @JidhaantaChannel
      @JidhaantaChannel Рік тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Рік тому +1

    Mansh Allah too much People gobalka gabiley ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suadxarir4181
    @suadxarir4181 2 роки тому +7

    Woow dalkaygi guul iyo gobanimo🥰✊

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson519 2 роки тому +4

    Masha Allah tabarakalah allaw waa mahadaada allaw nasiisaye noo siyaadi nabadaa dhamaan calaamka islamka ee gubanayana qabooji🤲🤲aamin dheh wll hadaad akhridey qoralkan

  • @abdipp595
    @abdipp595 2 роки тому +5

    Mashallah Gabiley gobolkii vagaarnaa ❤❤❤❤❤❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Рік тому +1

    Mansh Allah reer gabiley landhere jb

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 2 роки тому +6

    Mansha allaah tabaakalaah ilaah dalkayaga ha noo xafid waa wax lagu farxo ilaah nabadeena ha inoo adkeeyo

  • @Smar1726
    @Smar1726 6 місяців тому +1

    Maasha alaah Every things looks amazing

  • @abdirahmansalah3461
    @abdirahmansalah3461 2 роки тому +6

    happy 18 may to my lovely people and amazing country mansha Allah Alhamdulillah Alhamdulillah Alhamdulillah

  • @user-db3wg8ph5y
    @user-db3wg8ph5y 2 роки тому +6

    Say mazhaa allah 😇😇

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 2 роки тому

      Mansha Allah for Ail Somalilanders
      💚💚💚💚 Happy 😃 18 may 👏
      🤍🤍▪️🤍💕🥰❣️🎋👏👏👏
      ❤️❤️❤️❤️ Dhig gesi 👈🏽 Allah how
      Uu Naxariso 💪🏾☝🏾+☝🏾💪🏾 Amin 🤲

  • @fowziahassan3648
    @fowziahassan3648 2 роки тому +3

    Maasha allah Rabi idin xafid daaiman Guul iyo gobanim Ayaan allaha wayn idinkaga baryayaa viva somaliland nolada cadawgiin ha jabooo ha jiita

  • @amaalali3153
    @amaalali3153 2 роки тому +3

    Mnsh allh hambalyo waaaw HAPPY 18may my country somaliland 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤

  • @samsamcusman1832
    @samsamcusman1832 2 роки тому +4

    Samsam geesod waa guul waa guul iyo gobonimo maanshaallaah jir oojoog dhalinyarada somaliliand ilaashada calankiina ciidiina gbonimadiina

  • @rawdahahmed3477
    @rawdahahmed3477 2 роки тому +2

    Maansha Alaa tabaaraka Laa , noolaada noolaada noolaada Cadowgiin jaban

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 2 роки тому +2

    Masha Allah horaa loo soconayaa

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 роки тому +3

    Mashallah' ka naxooo naftaaa waaaa😂😍😍😍😍😍😍

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 Рік тому +1

    mansha allah toolkaye from arsbsiyo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤗🤗🤗🤗

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому +3

    Maanshalaah gabiley waa meelaha ay degaan reer sheekh isxaaqa runta ah waxaa marqaati u ah siduu ilaahey u barakeeyey dad iyo duunyo gabiley waa gobolka ugu mudan dhamaan gobolada jamhuuriyada somaliland si kasta ilaahey ha barakeeyo gobolka gabiley wuxuu ka horeeya togdheer oo aan ka soo jeedo anigu sanaag iyo sool waa gobol qani ah xitaa walaahi wuxuu ka horeeya awdal oo aan la aqoon meel ay tahay oo ah gobolka nacaybka qaranka somaliland awdal waa cadowga qaranka somaliland meela ma tagto somaliland na waa u cadow waa meesha lagu qariyo dhaawaca alshabaabka ku soo dhaawacma somalia waa meesha marti gelisey dhamaan faqash iyo cadowga qaranka somaliland laakiin waanu ognahay yaaney moodin in aan la ogeyn boorama waa xarunta faqash ee somaliland ku dhex taala walaahi bilaahi tolaahi waanu ognahay waanu ka jawaabi doonaa enymintes oo loo baahdo waxaana dhici doonta ciqaab weyn oo aan la mahadin

  • @niamaalijama2485
    @niamaalijama2485 2 роки тому +5

    Masha Allaha gobolka gobolada 💚🤍❤️

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 2 роки тому +1

    Masha Allah Tabaarikalaah illaahay ha barakeeyo soomaaland

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 Місяць тому +1

    Msha Allah ❤❤❤

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 роки тому +2

    Manshallah one of the best

  • @ashoibrahim7828
    @ashoibrahim7828 2 роки тому +2

    mashaa allaah hambalyo Somaliland🥰🥰🥰

  • @nimcaanaxmedaxmedjamac2803
    @nimcaanaxmedaxmedjamac2803 2 роки тому +2

    Mansha Allah soomaliland

  • @fatxaabdiraxman6304
    @fatxaabdiraxman6304 2 роки тому +3

    Dhiigaygu waa soomalinadr

  • @idilkabaibraahim6118
    @idilkabaibraahim6118 2 роки тому +3

    Ax ax 💉🩸dhiiga dhiiga happy 18 may 🟢⚪🔴dadkaygii somaliland guul iyo gobonimo laiskama dhigee waa loodhashaa 💚🤍❤💚🤍❤💚🤍💚❤🤍💚🤍❤💚🤍💚🤍❤💚🤍💚❤💋💋💋💋💋🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴boqor tooyadii laiga beeray noolaada abid somaliland ha waarto 🟢⚪🔴♥💖❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 2 роки тому +3

    MashaAllah #vivasomaliland

  • @user-oo1me5to4h
    @user-oo1me5to4h 5 місяців тому +1

    guul

  • @kaamil1717
    @kaamil1717 2 роки тому +4

    Dhulkaygii Barakaysaan iyo dadkaygii gobta ahaa 💚🤍❤

    • @sadaamsadaam6143
      @sadaamsadaam6143 2 роки тому

      BARAKADA XAGEE JOOGTAA SOO TAN KHANIISKII U WEYNAA HARGAYSA YIMID OO ABAARSO DHISAYIYOBARWAAQO

  • @barkhadabdi233
    @barkhadabdi233 2 роки тому +4

    Mnsha allah nolada guul somaliland❤🤍💚

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 роки тому +2

    maasha allah

  • @cawilmuusexaaji8639
    @cawilmuusexaaji8639 Рік тому +1

    Mashalh ❤

  • @alisalataden4439
    @alisalataden4439 2 роки тому +3

    Masha Allah

  • @user-zc9un5er1o
    @user-zc9un5er1o 2 місяці тому +1

    Marsha Alan gabilay

  • @hamsenuur2844
    @hamsenuur2844 2 роки тому +2

    💚Mzha allah Somaliland hanoolaato ❤️

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 2 місяці тому +1

    Somaaliland❤18❤my❤33❤guul❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @qolantisuper6251
    @qolantisuper6251 2 роки тому +1

    Masha allh cadawaga alle kuuma jabiyo

  • @saay5798
    @saay5798 2 роки тому +1

    Hmblyo hmblyo happy 18 may

  • @Barsanpodcast614
    @Barsanpodcast614 2 роки тому +3

    Gabiley Home Town🥰💚🤍❤
    Gobalki xadariyada

  • @awoosmaan2710
    @awoosmaan2710 2 роки тому +2

    Mashallah 💚🤍❤💯

  • @marwamahad9257
    @marwamahad9257 2 роки тому +1

    happy 18 may dadkygow❤️🥰

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 2 роки тому +3

    mansha alaah 18 may hanpalyo dafkaygii

  • @dagannuux2087
    @dagannuux2087 2 роки тому +1

    Manshallh

  • @dhulqiyaase3396
    @dhulqiyaase3396 2 роки тому +2

    Guulwacan

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 роки тому +1

    Mash'allah Dhuuxii iyo Dhiigii Somaliland Jira oo jooga. Somaliland kor u haya.

  • @gelefahia2855
    @gelefahia2855 2 роки тому +1

    Masha Alah

  • @saay5798
    @saay5798 2 роки тому +1

    M.a

  • @hamzahussein6364
    @hamzahussein6364 2 роки тому +1

    Idiris hajji osman ayan xuseyna 18 May gaa sanadkan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому +1

    Gabiley guri ibnu xalaal ilaahayow barakee Gabiley walaahi waan jecelahay ilaahayow Gabiley barakee waa hoyga ibnu xalaalka qaranka somaliland waa reer sheekh isxaaq xalaal ah ilaahayow kor u qaad

  • @victorious4634
    @victorious4634 2 роки тому +2

    🔥🎉🎊💥💚💚❤❤💥🎊🎉🔥

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому +1

    Ku lahaa sow xabada laabta u dhigi meysaan inkaar ilaahey kugu dhacday ubaxaa somaliland buu rabaa inuu cuno

  • @fadumohussein351
    @fadumohussein351 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤

  • @samiyacali5685
    @samiyacali5685 Рік тому

    😂😂😂😅😅🤣🇸🇴❤

  • @damal-abodimedia7868
    @damal-abodimedia7868 Рік тому

    Huunadii oodabaaldegty heego

  • @safiyaahmed217
    @safiyaahmed217 2 роки тому +2

    dad tashadey ma tamar yara

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 місяці тому

    KKKKKKKKKKK OODWEYNE II WAD SHEEKADA WAA MEEL CIDLO AH OO GURI XAASID AH WAXAA OODWEYNE TAALA FAAN IYO CUQDAD FAQRI GAAJO

  • @najaxqaali1768
    @najaxqaali1768 2 роки тому

    tog wajaale

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Рік тому

    Hadii ilaahey goblan iyo cidla uu ka dhigay oodweyne iyo salaxley maxaa loo neceb yahay gabiley oo ah hoyga ibnu xalaalka reer sheekh isxaaq oo ah hoyga halganka qaranka somaliland waxaan ahay nin habarjeclo ah oo dega bariga qaranka somaliland waanu jecelahay awal sheekh iyo gabiley waatii la yidhi waqtigii halganka isaaq waa labada caaro iyo calool habaryoonis waa calool doqon ah oo afka nool ah oo cadowga u nugul sokeeyaha u cadow ah ilaahey ceebtiina ma asturo guul iyo gobanimo tolkey awal sheekh tolkey arab sheekh guul iyo gobanimo qaranka somaliland