ANIGA MARISH IYO QURUX KU DHIIGLE MXA NAKALA QABSADAY -10 SECOND CHALLENGE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • / amin_tube28
    Follow so dheh instagram keyga

КОМЕНТАРІ • 539

  • @amintube1723
    @amintube1723  3 роки тому +193

    ua-cam.com/video/BwSFFRsBXmE/v-deo.html

  • @abdirahmaannuur6882
    @abdirahmaannuur6882 3 роки тому +71

    Team Amin dhicisow like sara

  • @ayuubammo4678
    @ayuubammo4678 3 роки тому +265

    *Jack firsaday mana qoslin wlhi been dheh*😂😂😂

  • @omarsafariofficial5219
    @omarsafariofficial5219 3 роки тому +37

    Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 2kg gaari rabaha 150 biis iga dhimana I garsiya ilahey dartis

  • @shabelmk3773
    @shabelmk3773 3 роки тому +60

    Kal iyo lab walalo qimole noloshu idinma xumayso farxad ku nolada inta nolol jirto gul iyo gomanimo 👌👌👌👍👍👍✌️✌️✌️💯

  • @hafzahupi4669
    @hafzahupi4669 3 роки тому +44

    Amiin Dhicizow Mnzha Allah Cawa Waad Qiratey Abowe😂

  • @lapiitotupe1062
    @lapiitotupe1062 3 роки тому +25

    Jack iyo Amin iyo gabadha waa team isku xiran m.a

  • @abdiqanihajiismail148
    @abdiqanihajiismail148 3 роки тому +30

    The reason I watch you guys is how marish laugh really,
    ManshAllah you look good

    • @biladshdahir6421
      @biladshdahir6421 3 роки тому

      Broh mi i watch coz of qurux ku daigle

    • @hamdiabdirahman8698
      @hamdiabdirahman8698 2 роки тому

      ٣٥٦٧٨٩١،
      23erridfbnmdvbnnnsdvb n xxccbeerty9dfghbnnmxcvbnnmertikkwerrrtgghheeryyjkdfghkddvnnxc n

  • @ahmedshaafi568
    @ahmedshaafi568 3 роки тому +48

    MOHAMED BASHIIR IYO MARIA Abshir Isku nuurayan Haisku Qabsadan 😆😅🤣

  • @canabahmed8082
    @canabahmed8082 3 роки тому +52

    Kkkkkk hhhhh Jack caadi mahan
    Walaahi Maria iyo Jack waa is jecel yahiin waxaad ka damee mee seey isku fiiraa yaan mashaa Allaah

  • @sudeyzabdirahman7468
    @sudeyzabdirahman7468 3 роки тому +16

    Marka iskuimadan waa qusul bilawgis. Peace and love team happy ❤

  • @fatxiahmed4973
    @fatxiahmed4973 3 роки тому +31

    Dhicisow wnkujevlhy qoslkaga keep goin Mariah io jeg

  • @samircde7543
    @samircde7543 3 роки тому +17

    Funny Guy's keep going my brothers and my sister one love always

  • @salmaansantooz3208
    @salmaansantooz3208 3 роки тому +15

    The Family Empire 👊Boom Boom In The House

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 3 роки тому +6

    Masha Allah walaalkeen taajir aabihii Keep going keep going my brother ❤❤❤💕💕💋💋🙏🙏🙏👉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🥀🥀❤❤❤❤

  • @vunnymuse5342
    @vunnymuse5342 3 роки тому +10

    runtii team aan ka helo ayad tihiin hore u socda dhamantiin♥️

  • @aishaollad6780
    @aishaollad6780 3 роки тому +46

    dirin diiir way jirtaa🤣🤣🤣ano mudug jooga garanya
    abeeso
    io mas wa sax

    • @ahmetalooreahmetaloore693
      @ahmetalooreahmetaloore693 3 роки тому

      🤣🤣🤣🤣qor qor miyaa dhisay mise

    • @mohaadem7843
      @mohaadem7843 3 роки тому

      abeeso ma xabadka ku siqDa marKa

    • @bishaaroburhaan1929
      @bishaaroburhaan1929 3 роки тому

      @@mohaadem7843 my labo kalayhn abeeso lugaleey io abeeso carajiif cago dhan mlha carada lee jiiftaaa tanA kle weesocotaaa

  • @yoonisisack5705
    @yoonisisack5705 3 роки тому +11

    Sxbkey jeeg kor sanbab aamin qurux cimaamada asxbta aa kuugu tuurtay walashey marishiyadana wan salamay

  • @hassancade2239
    @hassancade2239 3 роки тому +5

    InaaanTu waY zaXzanTahY waa dirin diir amiin Cadow 💖🥰

  • @hanadhalyeeyofficial2897
    @hanadhalyeeyofficial2897 3 роки тому +10

    Team waayab walhi dar alle idin jeclahy💯

  • @abdikafarhussein9298
    @abdikafarhussein9298 3 роки тому +13

    Mercy,Jupiter,Mars and Earth

  • @whoareyou6772
    @whoareyou6772 3 роки тому +11

    Qurux ku dhiigle
    Milifka qarsoon😅

  • @almasyuu9640
    @almasyuu9640 3 роки тому +7

    Illahey amarkis sidha Amin dhicis..... 90ka qosol leee mashallah allah kuziyadsho farxada walalo... Mohammed fodho(qurux kudhigle🤣🤣)

  • @paatojustice2060
    @paatojustice2060 3 роки тому +13

    Dhicisow + jeexzagaro = carruzad

  • @wacanesse5654
    @wacanesse5654 3 роки тому +2

    Wwwwww wlky jeeex sakaaro
    Magac u aqalmo up up
    Wlky maxamed bashiir

  • @muna_____somali
    @muna_____somali 3 роки тому +6

    M.a Amiin cade Hormar wcn bro 💯💋🌹

  • @abdullahidinimoalim7513
    @abdullahidinimoalim7513 3 роки тому +6

    Heer gobal yaa uheesi jiray🤣🤣🤣🥰

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +50

    Aminow Izka dhaaf "dhicizow" wax fiican maha

  • @bakeyleofficial6967
    @bakeyleofficial6967 3 роки тому +23

    Inta ila aragtay Amiin inuu dhicisow jeclaadey like dhac

  • @nastehoismail8439
    @nastehoismail8439 3 роки тому +7

    amiin dhicisow keep going abew qali

    • @rodoshiishma3180
      @rodoshiishma3180 3 роки тому

      M.a wllhi aad iyo aad ayaan idiintaageeraaa illaahey ilxun idinmatuso

  • @salmanahmed4261
    @salmanahmed4261 3 роки тому +6

    Wwwww team dhicisow caawa anigaa ugu horeeyo igu qaata lacagaha like ta

  • @suleimanore6603
    @suleimanore6603 3 роки тому +3

    Funy quyz keep going brothers nd sister

  • @hadiaabdilahi1327
    @hadiaabdilahi1327 3 роки тому +6

    Waa run dirindiir waxaa la dhahaa wax yar oo cagaara badana waxaa laga dhex helaa salarka ama rer koonfur ma laha asalaanto ayay dhahaan

  • @cabdiladiif7795
    @cabdiladiif7795 3 роки тому +5

    soobadi pro challangiyada noocaan😂😂

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 3 роки тому +11

    On fire ❤🔥🙏

  • @mohammedblack8265
    @mohammedblack8265 3 роки тому +3

    Jeeex sagaaro waan salaaamay🙄

  • @mustafekayse2417
    @mustafekayse2417 3 роки тому +6

    War amin dhicisaw sxp inantan marish marba marka kadanbaysa way sii quruxbadanaysaa uune waan kula jecelaye ii guurso

  • @handsomechannel6343
    @handsomechannel6343 3 роки тому +5

    Qurux ku dhiigee le, Reptiles, Mammals, Amphibians.✅🙋‍♂️

  • @muna_____somali
    @muna_____somali 3 роки тому +12

    Dirin diir wy jirtaa from mudug😆👌

  • @maxamednuur468
    @maxamednuur468 3 роки тому +2

    M,a amiin caadi madihid walaahi

  • @suuralay9943
    @suuralay9943 3 роки тому +11

    Marish aqlileya tahay Mohamed labadodaba waa la dhahaa heesta ay qaadey

  • @mohamedabdulkadir8397
    @mohamedabdulkadir8397 3 роки тому +2

    Wlhi teamkaan waa iga qosliyaan wn idin wataa 😍😍

  • @mansurali4474
    @mansurali4474 3 роки тому +5

    Amen tiluqu keep going pro

  • @jafarally55
    @jafarally55 3 роки тому +49

    It is not fair you asked Marish some hard questions... otherwise it's entertaining. Love ❤️ you all

  • @maxamedgaaxnuug5651
    @maxamedgaaxnuug5651 3 роки тому +15

    abti dhicisaw mee prank marish aan ku samee aan ku idhi sxb

  • @sabrinsaciid8157
    @sabrinsaciid8157 3 роки тому +1

    Waaaw first comment cawada yeeeeees😁😁💪💪

  • @abdulahimaxamed1861
    @abdulahimaxamed1861 3 роки тому +1

    Wa jiirtaa diindiin wa saxan tahy marish

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 3 роки тому +2

    Aniqa qurux Ku Dhikle caay oo maa oqalee oky waa ninka kaleyee aan aad uu dawadhoo oky Amin Diisow Jilaka noo taaa plz Very talented jack I like ur videos bro keep going hoor usocoo

  • @cumarsacidhassan9422
    @cumarsacidhassan9422 3 роки тому +5

    *AMIIN DHICISOOW IYO JEEK IN THE BILDING IYO MAARIYO WAANII SALAAMAY*

  • @hamadadahir5414
    @hamadadahir5414 3 роки тому +12

    Jeexa sakaro, ku xumiin 🤣🤣🤣🤣

  • @hanadhalyeeyofficial2897
    @hanadhalyeeyofficial2897 3 роки тому +2

    Amin dhicisow wa ku salamy😀

  • @maxamedyasin1756
    @maxamedyasin1756 3 роки тому +3

    Aamiin keep going pro

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 3 роки тому +1

    Haaneed iyo xagta nirgood ninkii Geel soo raacay waa fahmi karaa✌

  • @abdullahiaden9903
    @abdullahiaden9903 3 роки тому +1

    Amiin nicisoow Jeexsagaaro korsanbab waa idin salaamay

  • @mariamohamed2673
    @mariamohamed2673 3 роки тому +6

    Amin dhicisow keep going 🤣🤣

  • @kabtanali197
    @kabtanali197 3 роки тому +2

    Super haned qurux ku dhigle balo harad san amin dhicisow culisow walalkis

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 роки тому +7

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman please igaarsiiya

  • @najaxahmed3839
    @najaxahmed3839 3 роки тому +3

    WaraYaa qurux ku dhiiloow wll faanka naga dhaaf kasan kugu nacee balo ku dardarnaatee😅😅😅🙋‍♀️

  • @idilcabdi7640
    @idilcabdi7640 3 роки тому +1

    Amiin "dhicisow "Iska dhaaaf nooh magac kale baxso

  • @zakaaibnuzakichannel
    @zakaaibnuzakichannel 3 роки тому +6

    Jack Sagaaro😁😁🤣🤣🤣

  • @khalitsuleiman1573
    @khalitsuleiman1573 3 роки тому +2

    manchalah saxiibo isku mida guulaysta mar walba ❤👍💯

  • @dilaaqjr2238
    @dilaaqjr2238 2 роки тому +1

    🤲🤝💯🙏Aamiin keep going pro 3 lions 🙏💯🤝🤲

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 3 роки тому +1

    Diir diirato waa sax AAMIIN

  • @afkalahayechaneltv7509
    @afkalahayechaneltv7509 3 роки тому +1

    Diir diir waa sax waa bahal yar oo xamaratada kmida caleemaha cagaarka ah ku dulsocda maria puntland ayaa isla nhy caadi mha

  • @samsamsimanz4500
    @samsamsimanz4500 3 роки тому +5

    Amin qurux Amin qurux Amin qurux👍👍

  • @abuukarsky3770
    @abuukarsky3770 3 роки тому +1

    Amiina legend fans blues 💙

  • @sabirinabdi6018
    @sabirinabdi6018 3 роки тому

    Msha allh qurux kuliigle marish amiin alle ha ideen wllhi wan ideen jeclahay farxadeena kahelay horay sucdo

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +2

    Sayidku wa gobyi jiray ma hesi jirin kkkk😅😁

  • @abdinasirfaisal9665
    @abdinasirfaisal9665 3 роки тому +59

    Qurux ku dhiigle magacbaan u HeLay "Qosol Digaagle"

  • @liilove7703
    @liilove7703 3 роки тому +1

    Horey u soco sxb sre

  • @shakiibbare7287
    @shakiibbare7287 3 роки тому +2

    Dirin diirta Rag aan aqoon Nairobi ugu imaw

  • @mizkizhood6985
    @mizkizhood6985 3 роки тому +1

    Dirin diiir reer puntlnd 🙌🙌🙌🙌😅😅😅

  • @asiaqueenadontialle8916
    @asiaqueenadontialle8916 3 роки тому +1

    Jeexsagaaro amus

  • @mustafmahamud2050
    @mustafmahamud2050 3 роки тому +7

    Keep going legends

  • @mohaahmed4025
    @mohaahmed4025 3 роки тому +2

    M.allaah the Best edit noocaan ku samee pro zoomna soo dheh markuu Jack hadlaayo

  • @abdinasirosman5567
    @abdinasirosman5567 3 роки тому +4

    Jack bluetooth kulahaa😝😝😝
    Inta ila maqashey like sar😃

  • @cumarcabdiqaadir9955
    @cumarcabdiqaadir9955 3 роки тому +7

    Pppppppl jack sxp waad ii qarsaneed cod halaasi ah baad ledahay wlhi sxp ❤❤✌

  • @abdulkadirsheikhomar6086
    @abdulkadirsheikhomar6086 3 роки тому +1

    Qurux kudhiigle codkagaga siyaaarsanyhy keep going sxb

  • @muudhuibraahim5181
    @muudhuibraahim5181 3 роки тому +1

    Jeex sagaaro wan kusalaamay🤚🤚🤚

  • @salaadahmedsheikh2778
    @salaadahmedsheikh2778 3 роки тому +7

    Gar iyo gardaro tagera ku ahay gacalka guleyso waliga

  • @aliaalimohamed8569
    @aliaalimohamed8569 3 роки тому +3

    yess qofki shanada🥰

  • @mohamedhajir5945
    @mohamedhajir5945 3 роки тому +11

    Amin nin weyn oo masul tahay wear proper clothes especially trouser

  • @hassancade2239
    @hassancade2239 3 роки тому +4

    Haneed waaa nazaha jack 🤣🤣🤣🤣

  • @raxmojibriilcabdulaahi3058
    @raxmojibriilcabdulaahi3058 3 роки тому +2

    Masha allh wllkey mcn alle haku xafido keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cadaanigamer8899
    @cadaanigamer8899 3 роки тому +6

    xumadiyo xanafley xalka raadshay
    kal xajinta laga xoray oo xalaysan xadaari
    xikmadiiso xalad leedahay

  • @mrrkiniini
    @mrrkiniini 3 роки тому +1

    War jeexsakaaroyy ka xishood miskiinka yari cawribuu kuu cabaysan🤣🤣🤣

  • @said_sahane1880
    @said_sahane1880 3 роки тому +17

    Alla marie ma baadiye joogi jirtay beri aan baadiye tegay baan arkey "dirindiir" iyi dhiidhiyo🤣🤣

  • @ahmedmoh5341
    @ahmedmoh5341 3 роки тому +15

    The first president in America "goerge Washington"

  • @sidally7484
    @sidally7484 3 роки тому +3

    Heesta qurux kudhigle qaade ya qaade mahadsanidiin

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay 3 роки тому +5

    Dhicisow qosol maa nagu salaantey🧐🧐🤣🤣

  • @alivicjr1852
    @alivicjr1852 2 роки тому

    Wlhi asxptydaaa gar iyo gar daraa wan niwataa qalbii ahaan ayn nijclhy dhbtiii😍

  • @cabdisalaan3472
    @cabdisalaan3472 2 роки тому +1

    Jack shactaraalow qosolbadnaa😀😀😀😀😀

  • @dyowecrtykf358
    @dyowecrtykf358 3 роки тому +1

    Amiin dhicisow wa ku salamay hhhhhhh

  • @fardowsoabdulaahi3039
    @fardowsoabdulaahi3039 3 роки тому +2

    Mashaallah dada isku faraxsan

  • @gacalbashir6611
    @gacalbashir6611 3 роки тому +6

    Mars, Venus,earth,jubiter ,Saturn,

  • @abdirizakabdalle3342
    @abdirizakabdalle3342 3 роки тому +1

    Waa runteed dira diir way jirtaa

  • @mrkan3556
    @mrkan3556 3 роки тому +2

    1:00 SuperHareed kulahaa🤣🤣🤣 Hareed Galbeed ahan waxan u naqanaa Usgag ama wasakh😂 wr Jackna magac shidan baabu u haystaa. manooli😂🤣🤣🤣🤣

  • @apdiapdilahi4396
    @apdiapdilahi4396 3 роки тому +1

    Dhicisow waanku salaamay dhamaantiin🤚

  • @abdirahmanmaanaf4495
    @abdirahmanmaanaf4495 3 роки тому +1

    Wallahi wan qosley cawa keep going bro

  • @yunisabdi5591
    @yunisabdi5591 3 роки тому +2

    Aminn diisow salan sare from umu ahzab Chanel