Verbs. ( Luuqada English ka) CASHARKA 5AAD.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 257

  • @JaweeriyaAli-d6b
    @JaweeriyaAli-d6b Місяць тому +4

    Maashaa allaah allaah ha ku xifdiyo

  • @geedimaths4357
    @geedimaths4357 2 місяці тому +2

    Thanks teacher ahmed you are the best teacher of English language thanks many

  • @mohamedxogsade1390
    @mohamedxogsade1390 Місяць тому +2

    Kheyr alaha Ku siiyo waalidkaa Jano alha Ugu bishaareeyo❤❤❤

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 Місяць тому +1

    Alaah kubarakeyo mclin aakhiro iyo aduun ba waa naga fujisay wx sidaa wa nofahan siya rido waayay somalida badanked wxaa haysata luqadi waa yaqanan mana yaqaanan sababtu waa verbs kaa thank you lot ❤

  • @a.rahmankaanuu731
    @a.rahmankaanuu731 2 місяці тому +1

    Masha Allah nice teacher Allah yaxfadka the best teacher in somalia wlhi ❤
    English wax sidaa igu faahfaahiyo waan waayay
    Tnkle school weyn ee luqadaha inoo fur hdii joogtid mugadisho ok l

  • @cawil0111
    @cawil0111 2 місяці тому +1

    Thanks teacher Ahmed you are the best teacher of english language ❤

  • @MRQalin
    @MRQalin 2 місяці тому +2

    Runtii waa kula socdaa ustaad thanks 👍🎉

  • @nasramaxamed7418
    @nasramaxamed7418 2 місяці тому +2

    macalin wallhi maan lahay gerammarka waxbaa kaa maqan balsi waan arkay waxbadan oo aanan aqoon adiga dartaa waayo macalin saxah tahay❤❤❤

  • @Codeliber12
    @Codeliber12 2 місяці тому +2

    Masha Allah verb
    1.verb of action like listening cry
    2.verb to be am is are where when
    3.verb to have have has had =>
    Siddex dan aay soo sheegay hadiiy aad sifican ubarato xita tense yasha waxaay ku shaqeeyan sidaxdan ❤❤❤
    Mahadsanid ustaad sii sax ayad u sharxa haysaa guuleyso ❤❤❤❤

  • @asmaabdi1828
    @asmaabdi1828 2 місяці тому +2

    Macalinka iyo maha wuu dhaafay😂 macalin aduun lagu waari maaye janno abaalkaga Allah hak dhigo❤

  • @deeqowcade3001
    @deeqowcade3001 2 місяці тому +1

    Ilaahey hakuu siyaadiyo fahamkaaga ustad runti si la fahni karo ayaad noogu qeexday ajar iyo xasanaad alle hakaa siiyo guuleyso

  • @ShuceybCalibilow
    @ShuceybCalibilow Місяць тому +1

    Tanks macalin wallahi wax badan kaa faaiidey

  • @DahirNWaeys
    @DahirNWaeys 2 місяці тому +1

    asc macalin waad ku mahadsan tahay, xageee lagaala soo xiriiraa

  • @AbdiJamalOmar
    @AbdiJamalOmar 2 місяці тому +2

    Good luck. Good teacher I like it

  • @yuusufyuusuf3762
    @yuusufyuusuf3762 2 місяці тому +1

    Ustaad ilaahay haku barakeeyo ❤

  • @AliDaher-c8l
    @AliDaher-c8l 2 місяці тому +1

    Mashaa Allaahu. Allaha kubarakeeyo Macalin

  • @abdirisaaqmohamed6841
    @abdirisaaqmohamed6841 2 місяці тому

    Thanks a bunch teacher really, i like the way you are explain👏

  • @MustafeAbdirisaq-dk3uw
    @MustafeAbdirisaq-dk3uw 4 дні тому

    Mahadsanid macalin ❤😊

  • @waxkafaid
    @waxkafaid 2 місяці тому +1

    Maashaa Allah teacher go ahead cajiib waaye casharada

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 2 місяці тому

    Masha Allah 👍🏼 Mahad sanid ilaahay ha ku barakeeyo, si fudud ayaad u faahfaahisay ⭐

  • @UmuCumar-j1v
    @UmuCumar-j1v 2 місяці тому

    Masha Allah mahadsanid maclin ahmed❤🎉

  • @asiyahassan5905
    @asiyahassan5905 2 місяці тому

    thanks teacher aad ayaan ufahmaa casharada aad nasiinayso jazaka llah noowad ustaad

  • @AbdiAziizsalaad
    @AbdiAziizsalaad 2 місяці тому

    go head my teacher this is big help❤❤

  • @DemahDahir
    @DemahDahir 2 місяці тому

    Thanks teacher sida dadka ufahansiinayso waa cajiib👏

  • @XasanYare-h1z
    @XasanYare-h1z 2 місяці тому

    Masha allh macalin allaha kuu xafido aqoon taada rabina haku siiyo cimri dheer oo cibaado leh iyo caafimaad taam ah aad baad u mahad san tahay macalin

  • @AbshiroAbdullahiHirs
    @AbshiroAbdullahiHirs 2 місяці тому

    Thanks a lot your the best teacher

  • @BisharaXaji
    @BisharaXaji 2 місяці тому

    Masha allah macalin jasakumulahu qeyra

    • @Mr.-Ahmed-Jama
      @Mr.-Ahmed-Jama  2 місяці тому

      Mahadsanid 👍👍👍👍❤️❤️❤️

  • @hassanraghe674
    @hassanraghe674 2 місяці тому

    You are bast teacher
    Thank you my teacher
    Waxaana tahay dhiiri galiye

  • @RahmoMohamud-m8i
    @RahmoMohamud-m8i 2 місяці тому

    Thank alot you are good teacher fact just l understand clearly allh kubarakeeyo

  • @sumayobashiir3249
    @sumayobashiir3249 2 місяці тому

    Thankz teacher casharada walasocona so badi ❤

  • @NaimaAhmed-m4o
    @NaimaAhmed-m4o 11 днів тому

    Mashalaah ustad wxn fahmi la aa manta fahmo alx ad umahdsanthy😢❤🎉

  • @hawamohamed9455
    @hawamohamed9455 2 місяці тому

    Maansha Allaah jizaakalaahu qayr

  • @CabdulaahiAlhaatimi
    @CabdulaahiAlhaatimi 2 місяці тому

    The best teacher I see

  • @nimcoabdi2996
    @nimcoabdi2996 2 місяці тому

    Masha Allah you're a good teacher

    • @Mr.-Ahmed-Jama
      @Mr.-Ahmed-Jama  2 місяці тому

      Thank you for your nice comment.👍❤️

  • @AbdirashiidSahal-t9w
    @AbdirashiidSahal-t9w Місяць тому +1

    m.a cashar muhiim ah 🙏

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali7671 2 місяці тому

    Aad ba u mahadsanthy ustaad
    Runtii aad ban ku fahanay in badan
    Alle ha ku barakeeyoo❤

  • @nura-y4w
    @nura-y4w 2 місяці тому

    macalin waad mahadsantahay si fiican ayan ula socdaa casharada

  • @Cartoonetwork-y7d
    @Cartoonetwork-y7d Місяць тому

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahy Macalin

  • @Siciiidobadelcali
    @Siciiidobadelcali 2 місяці тому

    ❤❤ xili san English kubarablaha walwaleyn igu hayey ayan UA-cam kaga heley. The best teacher❤❤

  • @MohamedFarah-ci6td
    @MohamedFarah-ci6td 2 місяці тому

    Guuleyso macalin noo soo badi casharada qeybta speaking waliba❤

  • @abdiwelidhassan7375
    @abdiwelidhassan7375 2 місяці тому

    MashaAllah sxb Sarre Ahmed Jama . Allah ha ku xafido. Ardayda macalinka ha laga faideeysto.

    • @Mr.-Ahmed-Jama
      @Mr.-Ahmed-Jama  2 місяці тому +1

      Thank you. My lifetime friend 👍❤️

    • @abdiwelidhassan7375
      @abdiwelidhassan7375 2 місяці тому

      @Mr.-Ahmed-Jama you're most welcome, my dear friend.

  • @JimcaaleGuulwade
    @JimcaaleGuulwade 2 місяці тому

    M.a Allah blessings of you ❤

  • @khaalidaxmed1315
    @khaalidaxmed1315 Місяць тому +1

    mahadsanid teacher

  • @AbdikariinSudaani-tc2le
    @AbdikariinSudaani-tc2le 2 місяці тому

    Thanks usaatd Allah hakaa abaal mariyo

  • @AbdirisaqMustafe
    @AbdirisaqMustafe 9 днів тому

    Kushubaa kushubay mar hore kusubay haddaye

  • @ليلىعلي-ر8ر
    @ليلىعلي-ر8ر 2 місяці тому

    Thanks alot my teacher 🙏

  • @YaasmiinMahamud-c9b
    @YaasmiinMahamud-c9b Місяць тому

    Carbka allaha ku barakeyo mcln ❤

  • @BaadanIsmacil
    @BaadanIsmacil 19 днів тому

    Thanks you my teacher

  • @AbdimalikSheikhAbdiwaxid
    @AbdimalikSheikhAbdiwaxid 2 місяці тому

    M.a Allah Alle Haku Barakeeyo

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 2 місяці тому

    Mashallah love ❤❤

  • @Drsadaamalsalafi65
    @Drsadaamalsalafi65 2 місяці тому

    My allah bless you our best teacher

  • @FatumaFataumaabdi
    @FatumaFataumaabdi 2 місяці тому

    Thank you so much 🥰 tr you really helped me ❤❤

    • @Mr.-Ahmed-Jama
      @Mr.-Ahmed-Jama  2 місяці тому

      You’re welcome 😊👍❤️❤️❤️

  • @faatimayaray
    @faatimayaray 2 місяці тому

    Thanks ustaad🥰👍

  • @Mawlid842
    @Mawlid842 2 місяці тому

    The best 👌 teacher legend 🎉🎉

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому +1

    Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto waxna hala barto

  • @Layla-n4h8n
    @Layla-n4h8n Місяць тому +1

    Teacher thank you

  • @MunaAbdirahman-b5l
    @MunaAbdirahman-b5l 2 місяці тому

    M.a say becouse he is teacher best

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 2 місяці тому

    Mashallah good teacher

  • @fadumosuruur
    @fadumosuruur 29 днів тому +2

    Mahad sanid macalin sifican ayan ufahmay

  • @qaraaxomedia1351
    @qaraaxomedia1351 2 місяці тому

    M.a teacher ❤🎉

  • @YahyeJame
    @YahyeJame 2 місяці тому

    mahdsanid macalin 🙏

  • @ciisexuseen1295
    @ciisexuseen1295 2 місяці тому

    M.a thanks teacher ❤

  • @SayidCabdi-o4y
    @SayidCabdi-o4y 2 місяці тому

    Thanks teacher ahmed❤❤

  • @nasramaxamed7418
    @nasramaxamed7418 2 місяці тому +2

    xageed soodhigaysaa macalin

  • @NuuraNuura-s6t
    @NuuraNuura-s6t 2 місяці тому

    Mahadsanid ustaad noo soo badi

  • @Mohamed-w2d4q
    @Mohamed-w2d4q 2 місяці тому

    Waad mahadsantahay macalin

  • @NimcoDiamond-qf8ub
    @NimcoDiamond-qf8ub 2 місяці тому

    m.a I am understand teacher❤🎉

  • @ayanbuule8292
    @ayanbuule8292 2 місяці тому

    Jazakumallah mclin

  • @RAHMAMAHE-r6u
    @RAHMAMAHE-r6u 2 місяці тому

    Thnks teacher wlhi waxan kafa iiday qof hooyo moye kaman fa idiin jasakallh

  • @suedikhalif9774
    @suedikhalif9774 2 місяці тому

    Jazka allah qayer macalin aad baa kaga faiiday.

  • @bishaarosahal511
    @bishaarosahal511 7 днів тому

    all ha ku xiftiyo

  • @AdanAbdullahi-xv8ug
    @AdanAbdullahi-xv8ug 2 місяці тому

    Thanks teacher ❤❤❤

  • @siyaapea6809
    @siyaapea6809 2 місяці тому

    Soo badi teacher

  • @YahyeJame
    @YahyeJame Місяць тому +2

    macalin thank you waxaan qaabaa suaal simple past iyo past participle markaad sharaxaxaysi part participle inuu kasoo hor marao saw maha

    • @Bilebaashi10
      @Bilebaashi10 Місяць тому +1

      Ninyahoow anigaba markaa u kuur galay dhawaaqa macalinka waan is weydiiyay su,aashaada oo kale waxaana rajeenaa inuu nooga soo jawaabo macalinka

  • @HaniMohamed-s3y
    @HaniMohamed-s3y 2 місяці тому +1

    Waxaa fahmi waayey ka fahmi ustaad thanks ❤ kista kle waa fahma in.a

  • @abdullaahimuuse4371
    @abdullaahimuuse4371 2 місяці тому +3

    Macalin,(Put) ku shubid ha dhihin waa dhigis in walax/shey meel la dhigo.
    (Pour) ayaa ku shubis ah.

    • @Mr.-Ahmed-Jama
      @Mr.-Ahmed-Jama  2 місяці тому +2

      labadaba wa sax. Put wa lagu badali karaa pour. Soo baar arintaas.

  • @Cartoonetwork-y7d
    @Cartoonetwork-y7d Місяць тому

    Maclin xisaabta soo Raaci Macalin adoo mahadsan

  • @DarwiishBoy-yb7cq
    @DarwiishBoy-yb7cq 24 дні тому

    Okay thanks manshaalh

  • @xalwanur2408
    @xalwanur2408 2 місяці тому

    Masha Allah

  • @mama114ms8
    @mama114ms8 2 місяці тому

    Mashallah

  • @Cartoonetwork-y7d
    @Cartoonetwork-y7d Місяць тому

    Macalin xisaabta soo Raaci ado mahadsn

  • @XamdiXarako-p7s
    @XamdiXarako-p7s 2 місяці тому +1

    ustad inaa nodhamesaa rajenaa walaahi waligey english saan uma fahmin allah ka abaal mariyo ustad thankz

    • @Mr.-Ahmed-Jama
      @Mr.-Ahmed-Jama  2 місяці тому +2

      InshaAllah wn dhameystirayaa hadan nool nahay oon caafimaad qabno.👍❤️

  • @mustafemanka8806
    @mustafemanka8806 2 місяці тому

    M.a macalim noowad alle kuxafido

    • @Mr.-Ahmed-Jama
      @Mr.-Ahmed-Jama  2 місяці тому

      Amin Dhamaanteenba. InshaAllah wn so dhameystirayaa ❤️👍

  • @ParkhadXasan
    @ParkhadXasan 2 місяці тому

    Mahadsanid macalin

  • @MohamedAbdullahi-g8n
    @MohamedAbdullahi-g8n 2 місяці тому

    Thank you very teacher

  • @Omari2023-gy6mz
    @Omari2023-gy6mz 2 місяці тому

    Thanks ustaad

  • @nuuraabdull9854
    @nuuraabdull9854 2 місяці тому

    Mashalah thanks teachar

  • @cabdiraxmaancumar1010
    @cabdiraxmaancumar1010 2 місяці тому

    Thank you teache

  • @HassanAhmed-gm9jy
    @HassanAhmed-gm9jy 2 місяці тому

    Thank you teacher

  • @sahroomar8149
    @sahroomar8149 2 місяці тому

    Thankis macalin

  • @abshirdeeqo
    @abshirdeeqo 2 місяці тому

    Masha allah macalin jzkllh khry. Wili waan ku wareersanahay irregular verb iyo regular verb . Lkn waan iska fahmi doonaa markaan video wax badan ku celceliyo.

  • @hogaamiyekoulibaly3465
    @hogaamiyekoulibaly3465 2 місяці тому

    M.a ustad

  • @adarjama2808
    @adarjama2808 2 місяці тому

    Thank you ❤

    • @Mr.-Ahmed-Jama
      @Mr.-Ahmed-Jama  2 місяці тому

      You're welcome 😊👍👍❤️❤️

  • @AbdirisaqElmi-d4u
    @AbdirisaqElmi-d4u 2 місяці тому

    Adiga macalin soma timid fanjoley

  • @ayanlecabdalla1861
    @ayanlecabdalla1861 2 місяці тому

    Mahadsanid utsad casharada nosii wad

  • @muxiyadiinibrahimcolhaye4373
    @muxiyadiinibrahimcolhaye4373 Місяць тому +1

    Mahadansid macali

  • @ismailmohamed-u4e
    @ismailmohamed-u4e 2 місяці тому +2

    How I can get the orders

  • @AbdirahmanAbdullahi-mk8oy
    @AbdirahmanAbdullahi-mk8oy 2 місяці тому

    Jazakallah

  • @Ayaan.HashiCabdi
    @Ayaan.HashiCabdi 2 місяці тому

    Thanks my teachar

  • @Moneyon-air
    @Moneyon-air 2 дні тому

    ustad casharada hor dhaca kadaa sida wararka