SCW ILAAH HAKU XFDIYO SHEEKHEYGA IIGU QAALIGA AH WAXAAN KAA CODSANA IN AAD IGA OGOLAATO MUXAADAROOYINKAA AADKA U QIIMAHA BADAN IN AAN BEJKAYGA YOUTUBKA SI ANIGANA AAN OOGA QEYB QAATO FIDINTA DIINTEENA MACAAN INSHA ALAAH
Sh Mustafa may Allah take you away from Wahaabiya who are themselves one of the fitna of our time. May Allah add you to those who are close to Allah macal saalikiin- illah
maxay tahay ulajedada ka dambeysa sheekh mustafe inu la shiro urur diimedyo ka jira puntland qardho bosaso garoowe,,oo xagjir u badan ,,daacish ,,akhwaanu mulimin iyo alshabab oo ka dagaalama puntland,,ma jabhad alshabab la mida ayuu dhisaya
@@apdiazizdemba2953 taarikhda u ka sheekenayo adba wad baran karta youtube ka iyo google ayay ka buuxda ,,lkn somalida dhibaata haysata ,,dad aan aqoon badan laheyn aya diric cad usoo xidha oo shiekh oo maskaxda ka qabsada ,,shiekh mustafe mala doodi karo culimada caalamka ,somali an aqoon diinta islaamka aqoon u laheyn ayu madaxa ka qabsadey od ka mid tahay
Allow Ku Xifdi oo Cimri dheer Kusii Sheikh macalim Tababare sheikh mustafe xaji ismacil Harun ❤❤
Maaashaalah
1a
Rabbi dembigiisa iyo ka waalidkiba ha dhaafo insha allaah Sheikh mustafa x ismacil Haaruun waxa uu inaga mudan yahay inaynu salaad walba aynu u ducayno waayo waxa uu inoo hayaa shaqo ay aduunka ku yaraatay ka shaqayn teeda iyo cidii ka shaqayn lahayd ee xamili lahayd ibtixanka is bedbedalaya illamaa nafta aad u cabsato xaalada caynkaa u adag ayuu keligii umada Soomaaliyeed u hayaa waxan rajaynaya inuu sheikhu mucalimku Amiirku mu,minku inuu inogu dedaalo inuu soo saaro jiil ku barbaaray dhaqankii islaamka ee qiimaha iyo mudnaanta iyo caqliga iyo xigmada iyo xadaarada caalamka islaamku lahaan jiray ku tilmaaman EE jeclaa lakulanka rabbigod iyagoo ku dhegan kitaabkuu rabbi ku dhameeyay hanuun iyo islaax iyo maydhin uu maydhayo maqalkiisu xumaha oo dhan ilahay firdawsa al aclaa ha inagu kulmiyo dhaman ten insha Allah
Mnsha Allah allow hanaga yeelin kuwo camolayaal ah oo aan arkayn xaguu usocdo yaa rabbi anaga iyo umada noo gargaar Dabaylaha indholaha nasite naga yeel kuwo kusugan wadadii khaaliqul kown jideeyay {SW}
Ilaahow cimrigaga dheere sh mustafe. Masalin doktorka quluubta insha allah ilahay janada ha inagu kulmiyo sheeekh❤
amiin
ماشاء الله غفر الله ذنوبنا وذنوب جميع المسلمين
وجزاكم الله خيرا الجزاء إخواني في العقيدة
Sheekh mustafe x Ismail Allah ha ku xifdiyo aakhiro iyo iftiikaba
Manshallah Jazaakallah kheir sheikh Allah ha ku xafiido cafimaad ka iyo cimrigaa haku barakeyo Amiin
Jazakallah sheikh Mustafa
Ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo anagana kuwii ku waano qaata intifaacsada Allaha naga dhigo
Amiiiiiiin
First veiw
Mashaa allah shiikheena soomalida mustafe khadiibka soomaaliyeed
M.a jazakallahu khayr sheikh mustapha ❤️🙏
YaaAllah; help us help
My ummah
Help the mu’min in this today’s world ....
ما شاء الله ❤
الله يحفظك ياشيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون🤲🤲🤲
Ìò 0
Soubhana ALLAH oi bi hamdihi baraka ALLAH fik Cheikh Mustapha
Masha Allah sheekh Mustafe ilhy haku dhawro ♥️🥰
Macalinka nolosha ilaahy cimri dheer io caafimad hakusiiyo
Masha allllaha sheekh mustafe Allllaha haku xafido ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
جاسک الله خایره یا شاخ موستف حاجی اسمعیا هرون یاحفذک الله 💯❤
Mansha allah alle habarakeeyo shikh mustafa
Maasha allaah alla huku xafido shiikh mustafe
Masha Allah sheekh mustafe allah ha ku xifdiyo
Allha xiftiyo sh mistafe aduun iyo Aakhiro
Manshaa ALLAH Allah haku ilaliyo Sheikh
Sheekh mustafe guulayso
ليلة الجمعة ٤.٢.٢١
asc wr wb
maashaa allaah
alxadulaah allahii haga dhigay muslim
allaahuma lakalxamdu
walaka shukri
ما شاء الله فضيلة الشيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون حفظه الله ورعاه
Sheik mustafa goormaad Xamar imaane
ManshaAllah Allah ha ku xafido
Masha Allah my Allah protect you sheikh mustafa amiin
جزاك الله خير الجزا في الدارين وللمسمين اللهم امين رب العالمين شيخ مصطفى
masha Allah sheikh mustafa Allah barakeyo
Maasha allaah
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
ماشاالله ماشاالله تبارك الله الله يحفظك شيخ مستف
Masha allha allow ku xafid
JazakaAllah kheyran Jazaa....sheekhunaa Alle hakubarakeyo,cimrigaaga hadgeereyo....❤
Masha Allah masha Allah masha Allah jisakumulahukharn
Mansha Allah sheikh mustafe
Markiz Al burhaan islamic online ka baro quraan kariimka iyo culuumta diinta adiga oo gurigaaga jooga
kala soo xidhiidh whatsappka : 0633983985
join.skype.com/invite/bwcHhiIFbsEP
Manchallah shekh Mustafa Allah ha KU barakeyo shekh
Masha allh sh mustafe macalinka nolosha
اشهدو ان الا الله الا الله االله اګبر سوبحان الله وال حامدو الله والا الله الاله👆
M.a sheekha Allaha xafido
Mash Allah barakalah alle ha ku barakeyo
Masha allah jazakallah kheir
Jazaakumulaah shiiq Mustafa
Masha Allah jazakallah khair
جزاك الله خير
شكرا لك 🎁
Sheekh mustafe mansha alah ilahay iyo umadiisuba way ku jeceshahay from USA 🇺🇸
Baarakallaah
Masha allah sheequnaa
Masha Allah ❤️❤️
ماشاء الله الله يبارك فيك شيخنا.
asc
asc
Wcs
@@deeqaaragsan161 haloow
Masha allh sheekh mustafe ❤❤❤❤❤❤❤❤
Sh mustafa xaji ismaciil
Mansha Llh
Laaillaaha ila allaah
masha ala Allow ku xifdi
Sh.mustaf allé haku xifdiyo
Jazaakalaah shiekh
Man shaalaah
Mshaallh ❤️❤️❤️❤️🥰
Mashaa allaah
Jasakala kheer
Mnsha allah sheeq 💙💙
Jasaka Allah shiikh
Manshallah best
mansha allah tabarka allah
Alle ha ku zharfo
Masha allah
Scw😔❤️❤️❤️❤️❤️
Asc wll
Walalaha chanlka maamula meel lagala xidhidha ma jirta
Shukran
ماشاء الله تبارك الله
Wcs wrwb Allah yaxfdak yaa Sheikh
Mashallah
Scw ❤scw scw ❤❤
Asc sthy keep going
ضمانة لله
I don't like soomaaliland
Maashaa Allah
BUSHAARO BUSHAARO
ku so dhawaw machadka barashada kitabka illaahay
Ee FATXUL MUSLIM ONLINEchat.whatsapp.com/CPswZAwb6F7La7yluf3ccib
Xgee buu jooga shiikhu
Garoowe uu joogaa
Jaazaaka alah
Mansha allh
Masha allah shiiq
Markiz Al burhaan islamic online ka baro quraan kariimka iyo culuumta diinta adiga oo gurigaaga jooga
kala soo xidhiidh whatsappka : 0633983985
join.skype.com/invite/bwcHhiIFbsEP
Yes
Zheekh hargeiza gorme muxadiro nogu qabane
sowka mar walba ku qabta
@@hoodocali421 wlhy ma arko UA-cam ka unban ku maqla
Asc
Good
Cabdirisaq
𝑺𝒉 𝒎𝒖𝒔𝒅𝒂𝒇𝒆 𝒂𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒙𝒊𝒇𝒅𝒊𝒚𝒐 𝒊𝒏𝒔𝒉 𝒂𝒍𝒂𝒉🥰🤲
Sooda wllo xadiiska qali
ok
SCW ILAAH HAKU XFDIYO SHEEKHEYGA IIGU QAALIGA AH WAXAAN KAA CODSANA IN AAD IGA OGOLAATO MUXAADAROOYINKAA AADKA U QIIMAHA BADAN IN AAN BEJKAYGA YOUTUBKA SI ANIGANA AAN OOGA QEYB QAATO FIDINTA DIINTEENA MACAAN INSHA ALAAH
Allow nagu anfac
Jano gale ''subscribe''
𝕤ℍ.𝕄𝕌𝕊𝕋𝔸𝔽𝔸 𝕎𝔸ℝ𝕂𝔸 ℂ𝔸𝔻 𝕂𝕌𝔾𝕌 𝕁𝔼ℂ𝕃𝔸𝕐
Nabiga SCW la Jaar Dua ua-cam.com/video/osT3D3QOanY/v-deo.html
Markiz Al burhaan islamic online ka baro quraan kariimka iyo culuumta diinta adiga oo gurigaaga jooga
kala soo xidhiidh whatsappka : 0633983985
join.skype.com/invite/bwcHhiIFbsEP
Sh Mustafa may Allah take you away from Wahaabiya who are themselves one of the fitna of our time. May Allah add you to those who are close to Allah macal saalikiin- illah
asc
⁰
Haddii qaran u kala safto Dowlad, ciidan iyo shacab maxaa dhici karo? Ciidamada u kala jabaan qabiilo maxaa la filan karaa?Jawaabtu waa dagaal sokeeye sidii dhacday 1991dii ka tusaale qaado waa "Anarchism " dowlad la'aan

Abdirahman Mohamud ina Bulsho
TAARIIKH LAMA ILAAWAAN Culimada dariiqadaha ictisaam,salafi iwm horey loo oran jiray alitixaad aabayaashii xarakaadka islaamka ku faafiyey geyiga Soomaaliya baneysan jiray dhiiga iyo xoolaha muslimka aan iyaga aheyn markii eey waayeen dul eey ka galaan siyaasadda Soomaaliya markii ey qaraabiyeen masaajidii cibaadada alle ee magaalooyinka Soomaaliya oo dhan si eey markaan u noqdaan parasite (jeermis )ku dhex kora duleelka eey indhaha ku hayaan ee ah hogaaminta Soomaaliya waxeey bilaabeen nasteexo eey ugu nasteexeynayaan qaad cunka qaa'inul wadanka,qabyaaladiistaha ka aradan diinta islaamka fadhiya villa Soomaaliya majnuunka waqtiga ka dhamaaday intuu maahsanaa isku dhejinaya sidii koolo bir joodariyada raaxada leh ee yaala villa Soomaaliya weey quman yihiin marakaan. Salafiyiin,ictisaam,suufi iwm ogaada waxaa kugu socoto qoraal eey qorayaan mala'ig allena waa ogyahay quluubtiina oo waa daalacanayaa waxna kama qarsana alaah qof toosi iyo qofkii sii qaldami, ogaada qof walbo xor asagoo ah uu dhashay kedibna alle waa ogyahay naftii toosi oo jidka toosan qaadi iyo tii lumi oo naarta geli camalkiina wanaajiya waa intaas ood naxariis alle heshaan badbaadisaan nafta muslimiin badan jahaad ka ugu wanaagsan waa kan aad kula jahaadeyso naftaada ,aduunyo jeceyl,maal raadis,dabaqyo dhiso hantiile noqo walaahi xisaabaa ka dambeyso wax badan oo cilmi ah waad leedihiin intaas waa iga waano qof walboo qirayo ashahaadateynka oo muslim ah guusha islaamka waa jecelyahay dariiquu doono ha raacee mar haduuba ku dhex jiro kitaabka alle iyo sunada xabiibkeenii aan kecleyn ee nab Muxamed SCWS dhexdiisa. Dagaaladii ba'naa ee yurub ka socon jiray boqolaal sano weey ku qasaareen boqorkii iyo kaniisadii waxaa ka xoog badiyey mushrikiin la nadnaadeyso mabda'a DIMOQRAADIYAD waxeey go'aansadeen in qof walbo wuxuu aaminsan yahay loo madaxbaneeyo. Maanta aduunka waxa lagu owr kacsadaa wadamada Islaamka mabda'aas lagu dhibaateeyey qowmkii nabiyulaah Musaa CS ka dambeeyey waqtigiisii 3000 sano mar hadda laga joogo tabuudkii iyo dhaxalkii nabi muuse waxeey ku tuureen meel qashin qub ah kedib markii la gaaray dagaalkii daaluud iyo jaaluud uu qeybta ka ahaa nebi daa'uud CS waxeey guusha ku gaareen reer binu israai'l markeey ogolaadeen daaluud calaamad tusineyso awoodda alaah siiyey oo aheyd in mala'ig u keeni doonto Taabuudkii ama sanduuqii ku keydsanaa dhaxalkii nebi Muse cs ka tixraac suurada Baqara 246- 251. Ogoow Nebi Muxamed scw waxaa laga joogaa 1442 sano, nebi Muxamed scw iyo nebi ciise CS waxaa u dhaxeysay 500 sano , nebi ciise iyo nebi Muse CS waxaa u dhaxeysay 1800 sano. Gaalada waxeey noo sheegeen in mabda'a DIMOQRAADIYADDA la qoray mudo hadda laga joogo 3000 sano bal qiyaas adiguba faraca iyo meeshuu ka soo jeedo mabda'an faasidka ah ee DIMOQRAADIYADA. Waxaa lagu baabi'iyey muslimiintii reer binu Isra'il dukundaakuna looga dhigay laga xoog badiyey taabuudkoodii iyo dhaxalkii nebi muusena laga tuuray, laga tirtiray caqiidadoodii lan gubay kitaabkoodii towreed lana diiday in eey ku dhaqmaan . Sadar muuqdo su'aal ka dhan adigaba garsoore noqo oo xukun ku rid qofkii ku xukuma mabda'an DIMOQRAADIYADDA ummad muslimiin ah. Ha iloobin , kutubta Towreed,sabuur,injiil iyo furqaan nabiyadii alaah ku soo dejiyey iyo magacyadoodii aan sii raaciyo xaashihii kale ee lagu soo dejiyey nabiyo kale waqtiyo kala duwan. Nabi muuse waxaa laga joogaa 3742 waqtigaan aan hadda joogno 2021 da ,bal xisaabso inta sano ee u dhaxeysay xabiibkeenii Muxamed scs iyo nebi muse CS aan kuu sheego adigoon xisaabin waa 2300 sano. Si taxadar leh u feker walaal isbedelka waayaha ku yimaado wuxuu sababaa nusqaan ku timaado dhinac walbo oo nolosha ka mid ah sidaas darteed nabigeenii sharafta lahaa xabiibkeenii Muxamed scw wuxuu umadiisa muslimiinta ee ka dambeyso kula dardaarmay in fitnada iska soo dabadhici doonto eeyna muhiim tahay in eey gowska dambe ku qabsadaan labo sheey waana kitaabka qur'aanka iyo sunada nebiga scw. Waxaa soo faagay tixraacay taariikhdan waa: Cabdiraxman Maxamud Xasan Ina Bulsho
maxay tahay ulajedada ka dambeysa sheekh mustafe inu la shiro urur diimedyo ka jira puntland qardho bosaso garoowe,,oo xagjir u badan ,,daacish ,,akhwaanu mulimin iyo alshabab oo ka dagaalama puntland,,ma jabhad alshabab la mida ayuu dhisaya
Aqoontaadoo gaaban baad hadashay sheekhuse waa sheekh umada soomaaliyeedoo dhami ay jeceshay qalbigoodana ku weyn adiguse munaafaq baad tahy isleh tashuush geli sumcaduu kudhexleeyahy bulshada soomaaliyeed dhexdooda gudo iyo dibadba aqoondiineed iyo mid maadiyeed baanu ku kasbaday jaceylka soomaaliyeed dedaal waad gaadhi heerkiisee waa hadaanad qalbiga kabukin
Halkas ayaan kaa arkayaa aqoonta aad kugu yar markaa anigu waxaan kugula talin lahaaa inaaad waxna barato waxna baaadho wax aanad aqoon u lahayna aaanad iska odhan jaahil nimadu waaa mugdi.
@@apdiazizdemba2953 in lagu jawaabo ma istahishid common kagu wuxu u badan yahay aflagaado personal attack
@@apdiazizdemba2953 taarikhda u ka sheekenayo adba wad baran karta youtube ka iyo google ayay ka buuxda ,,lkn somalida dhibaata haysata ,,dad aan aqoon badan laheyn aya diric cad usoo xidha oo shiekh oo maskaxda ka qabsada ,,shiekh mustafe mala doodi karo culimada caalamka ,somali an aqoon diinta islaamka aqoon u laheyn ayu madaxa ka qabsadey od ka mid tahay
Maasha Allah sheekh mustafe Alle haku xiftiyo
جاسک الله خایره یا شاخ موستف حاجی اسمعیا هرون یاحفذک الله 💯❤
Masha allah ❤❤❤❤
Markiz Al burhaan islamic online ka baro quraan kariimka iyo culuumta diinta adiga oo gurigaaga jooga
kala soo xidhiidh whatsappka : 0633983985
join.skype.com/invite/bwcHhiIFbsEP
Masha allaha