DULAANKA MASKAXDA SH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL XAFIDULAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 105

  • @muudey5443
    @muudey5443 7 місяців тому +7

    2003❤❤
    |||||||||
    2024❤❤
    Masha Allah❤
    Aduun iyo Aakhiraba guul sheekhana Mustafe hajji ismail
    Iyo
    Inta tawatoo.

  • @FadumoSaleban-kl6hs
    @FadumoSaleban-kl6hs 6 місяців тому +4

    My Allah be with you ❤ 💖

  • @AbdlazezMBouni
    @AbdlazezMBouni 7 місяців тому +3

    Allah yacizak

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 8 років тому +5

    illaaheey sheekh mustafa nagama qaado,aakhiro iyo aduuna sheekha allaha kheeyr siiyo wuu noo faaiideeyaa,illaahoow inta wanaagsan noo daa illeen kuwa xun baa nagu badane,kuwaasna u gargaar.amen

  • @hudaifamohamud3468
    @hudaifamohamud3468 2 роки тому +4

    Alxamdulillah Masha Alla, cashar badan ba kafaidey muxadaradan, caqli ahaan ku kobcineysa wacyigan taagan maanta.

  • @abdiwasacmowliid4510
    @abdiwasacmowliid4510 7 років тому +10

    Masha Allah sheekh mustafe jazakallahu khayr
    Runtii shekh mustafe reer galbeedka waxay damacsanyihiin oo dhan ayuu ogyahay cilmi diin iyo mid maadiba wuu ka dhisan yahay ilahay ha u barakeeyo
    Allah waxan ka baryayaaa in uu nooga dhigo madaxweynaha somalia

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 роки тому +1

      Hadaba wuu yahay.
      Culimadu iyaga ayaaba madaxda maamula.
      Madaxdu shacabka ayey maamulaan.
      Culimaduna madaxda ayey maamulaan.

  • @ALBADARCHANNEL
    @ALBADARCHANNEL  2 роки тому +4

    Wca walalaha dhamaan aad baad umahad santihiin sheekheenana alaha noo daayo

  • @ahlaamadam2741
    @ahlaamadam2741 7 років тому +9

    Rabbi haku xifdiyo raali na hakaa noqdo adiga iyo ehelkaagaba iyo dhamaan muslimiinta Allahuma amiin.

  • @jamal010able
    @jamal010able 11 років тому +10

    MashaAllah Sh Mustafa xaaji, illaahay khayr hakaa siiyo

  • @ahmetnuur9224
    @ahmetnuur9224 Рік тому +3

    Sheikheena mustafa caalimkeena Allah inoo dhawro 🥰🌙

  • @mohameddeeq8551
    @mohameddeeq8551 4 роки тому +3

    mansha allah sheikhanal faadil sheikh mustafe hajji Ismail haaruun

  • @suhaybahmed1570
    @suhaybahmed1570 6 років тому +3

    Sh mustafe xaaji ismaaciil allah ha ku xifdiyo. Wax badan oo aan aqaan adiga la'aantaa ma ogaadeen.

  • @codayaadam1280
    @codayaadam1280 2 роки тому +3

    Allah cafiyo sheikh mustafe xaaji ismail 11 sanno ka hor maanta 7 sanno jirbaan ahaa markuu dadkeyga waxa u sheegayey alle Islam midaysan ha ina tuso aaamiin

    • @saitawil7528
      @saitawil7528 Рік тому

      2003 ayeey ahayd markaas video bilowgiisa daawo

  • @abdinasirsirad4328
    @abdinasirsirad4328 8 років тому +3

    Masha allah Aniga wax aan Oran lahaa sheikh mustafaa waa halyeyga somaliyed Iyo wali muslimiinti dhamaan

  • @abdirahmanmohamed5573
    @abdirahmanmohamed5573 11 років тому +3

    MNSHALAH ILAHY AYAN KA BARYAYA MUSLIMINTA JAND HA GALIYO

  • @SaadiqXassanismaaciil
    @SaadiqXassanismaaciil 4 місяці тому +1

    Allow hamigayga ii rumee
    Mu'miniina naga dhig laabtana ii waasici sheekhana janadaada gali iyo umada muslimiintaba

  • @mohammedhassan8978
    @mohammedhassan8978 2 роки тому +3

    M.A Alxmd waxaan fursad u heley in aan dhegeysto muxaadaro la jediyey 12/3/2003 oo ah 21/12/2021

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 роки тому +3

    Allaha xifdiyo Shekh Mustafa

  • @zilvaofficiall2980
    @zilvaofficiall2980 8 років тому +22

    I feel very strongly when I listened this important speech

  • @abdikafaarabdirahman6069
    @abdikafaarabdirahman6069 4 роки тому +2

    M.a alaaah yakhliik yaa shikhnaaa

  • @saynabyusuf7667
    @saynabyusuf7667 3 роки тому +3

    Masha Allah allxamdulillaah

  • @abdishakurismail8739
    @abdishakurismail8739 10 років тому +12

    Ma sha Allah my Allah compensate you xasanaat for doing this knowledgable lecture Aamiin

  • @zaydaliyare8577
    @zaydaliyare8577 3 роки тому +3

    Mid kamida muxaadaradii ugu wacnaa ee aan dhagaysto

  • @ayanleali1999
    @ayanleali1999 11 років тому +3

    mansha allah jazakallahu khyr fi dunya wafil akhira

  • @naya8881
    @naya8881 Рік тому +2

    ❤❤❤❤

  • @ummilwaad3957
    @ummilwaad3957 8 років тому +4

    masha Allah, jazakallahu khyraa yaa sheikh xafida kalaah.

  • @kaanotay2791
    @kaanotay2791 8 років тому +3

    Masha Allah sh Mustafa

  • @hoooyoaabo4224
    @hoooyoaabo4224 9 років тому +2

    jazakumulah qeer yaa shiiq mustafa xaji jemaciil haruun

  • @backcobra4051
    @backcobra4051 8 років тому +3

    manshaalah sh.mustafe aqoonyahan dhinac walba leh allow noo daa sj.mustafe x.ismaaciil haaruun

  • @zeynabxassan611
    @zeynabxassan611 3 роки тому +2

    Scw scw scw scw scw ❤️♥❤♥❤♥❤

  • @speaktrue3682
    @speaktrue3682 7 років тому +2

    Jazakallaaahu khair Yaa sheikh

  • @aadenadawe1827
    @aadenadawe1827 8 років тому +3

    masha alaah jizakumulaa khir

  • @fadumoahmed6422
    @fadumoahmed6422 8 років тому +5

    JazakAllah khaire sh mustafa i understand the real knowledge.

    • @sadiyajama2440
      @sadiyajama2440 6 років тому

      Fadumo Ahmed asc walalo macaan khayr badan Allah ha ku siiyo hadad nooshahay ood aragto fariintaydan walalo sawirkaagan timihu ku muuqdaan ka saar shaashada. Walal ilahay inuma ogala. Alxamdulilah ilaha quruxda ku siiyay u xamdi naq. Aduunyada waa kobantay goor aan dhimanayno ma ogin. Ha dhiman walal adoo sawirkan ku saranyahay.

  • @sharmakeabees4745
    @sharmakeabees4745 4 роки тому +3

    Masha allaahu weeyan shekh mustafe

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 8 років тому +3

    Thanks sheikh mustafe

  • @ahmednoor3113
    @ahmednoor3113 Рік тому +1

    WaXa Jira buug sifiican kugu faahfaahniya muxadaradan(dhaan raac)

  • @houmedmohamed7943
    @houmedmohamed7943 8 років тому +2

    mashaalaah waa nin illaah munaafaqada gaalada tusey xafidullah

  • @kaderfarah7430
    @kaderfarah7430 7 років тому +2

    Allah khayr ha siiyo sheekh Mustafa. Allah ha ka abaal mariyo

  • @cabdalleyare545
    @cabdalleyare545 8 років тому +3

    jazakallah kheyr akhii FILLAAH wlh misliminnta manta wey hurdaan ma garanaayo markaan soo kaceeno wlh blh aniga wax badan aan waligey Ka fikirayay uu walal keey sheekh mustafe uu dadka tusiyay ee dadoow fahma

  • @mohammedyusuph2374
    @mohammedyusuph2374 11 років тому +4

    masha allaah. alle hakuxifdiyo sh.mustafa

  • @abdirahimjimale4109
    @abdirahimjimale4109 3 роки тому +3

    diinta adaabtan ayaan ku so baraney

  • @libanhassen6980
    @libanhassen6980 9 років тому +3

    jasakalaah sh.mustafe

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 років тому +3

    jazaakallaah

  • @abdirahmanabdihakiimshire1693
    @abdirahmanabdihakiimshire1693 6 років тому +4

    Jazakallah sh mustafe

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 8 років тому +5

    sheikh mustafe maadi & diiini waka dhisanyahay MANSHAALLAH

  • @Khadar-Ali
    @Khadar-Ali 4 роки тому +2

    Runtii waa aqoon yahan alle ha xafido

  • @mahadm591
    @mahadm591 9 років тому +3

    Masham allah

  • @apdinajibyusuf5582
    @apdinajibyusuf5582 3 роки тому +2

    ماشاء لله

  • @abdirisakmohamed5196
    @abdirisakmohamed5196 2 роки тому +2

    Waa 2/10/2022 habeen isiniin ah 8:54
    Muxadaradii ugu qiimaha badnayd een abid dhagaysto, sheekh mustafe 100 sano ayuu inaga horeeyaa hadaynu somali nahay xiligaynu gaadhi magaranayo ,caqliga dadka sida looola hadlo ayuu ilaahy baray.alle haka abaaliyo inagana kuwii fahma meeshuu inagala hadlayo alle haynaga dhigo

  • @greensportshd1308
    @greensportshd1308 6 років тому +3

    masha Allah kama daalo dhageysika shiiq mustafa jazakallah shiiq

  • @faadumoxasan1796
    @faadumoxasan1796 7 років тому +2

    maaashaaalaah shiiikh jasakalahu khayr

  • @ismailjamal9330
    @ismailjamal9330 2 роки тому +2

    wow i lestining 2022 Alhmadulilh

  • @yusufcali2140
    @yusufcali2140 8 років тому +7

    masha allaah allaha noo daayo sheekh. dadkaan OK kale allow talada noogu dhiib

  • @abdifatahawaleboon884
    @abdifatahawaleboon884 7 років тому +3

    masha allah

  • @islaamiconline9585
    @islaamiconline9585 4 роки тому +5

    2003 ninkii garanayaa garanaaya
    Allaw cimri dheer iyo camal suuban

  • @mudaneyalaxow9425
    @mudaneyalaxow9425 6 років тому +1

    Maasha allaah shiiq mustafa ilaah haku dhowro aduun iyo aakhiro

  • @khadirartis3112
    @khadirartis3112 8 років тому +3

    ilaahay hakaa jasaa I siiyo aaaamin

  • @muhamedosman2121
    @muhamedosman2121 7 років тому +5

    Xaafidullah sheekh aan dar illahay ujeclahay.

  • @mohamedagdhub9978
    @mohamedagdhub9978 7 років тому +2

    Masha alah

  • @alifarahsabriye9036
    @alifarahsabriye9036 8 років тому +2

    Masha Allah jaza ka laahu kheyr

  • @abdirahman8213
    @abdirahman8213 4 роки тому +4

    2020 😍🤦🏻‍♂️

  • @suhurabdirizak6666
    @suhurabdirizak6666 7 років тому +4

    ما شاء الله.

  • @abdalaahmed1236
    @abdalaahmed1236 6 років тому +3

    masha Allah 👌 👌 👍

  • @cabdiqaniqaasim4787
    @cabdiqaniqaasim4787 6 років тому +2

    maasha'allaah

  • @mohamedabdikarim6683
    @mohamedabdikarim6683 5 років тому +1

    Alleh haku barakeeyo sheekh mustafe Alleh swc waxaan weydiisaneynaa cilmigaaga iyo mid ka badan Alleh inuu isiiyo

  • @xasancarab7174
    @xasancarab7174 9 років тому +2

    Masha Allah sheekhu aad buu adduunka ula socdaa.

  • @guledguled8191
    @guledguled8191 8 років тому +3

    Allah cilmiga hakuu barakeeyo

  • @mahadtuure3552
    @mahadtuure3552 9 років тому +4

    masha allaaaah sheekh jasakallaaahu kheyr

  • @maxamedgaballaax3127
    @maxamedgaballaax3127 6 років тому +3

    mnslh shiikhmustafeilaahay hakuxifdiyo

  • @diitayare4669
    @diitayare4669 Рік тому +1

    Allxa ka ajar siiyo sheqhuna runtii waqtigan 2003 mxan filaaa inan dunadha joogin hadan jogane caqli malehen
    Daman cidi so gudbisa neh allxa ka ajar siiiyo
    Qherkan wxan hele..manto ex....23..sep..2023

  • @qanjoyareh7879
    @qanjoyareh7879 4 місяці тому

    2024❤❤ I'm yoonis sulayban

  • @guledyaliguled8399
    @guledyaliguled8399 5 років тому +2

    Walal nashiidad ay nadwadu ku bilaabnty mgaceda

  • @mubarekyusufherer8039
    @mubarekyusufherer8039 9 років тому +5

    mancha allah jezakallah sheekh

  • @muktarmaalim68
    @muktarmaalim68 11 років тому +4

    Masha Allah Nice Voice

  • @godirguray6147
    @godirguray6147 4 роки тому +3

    Alx sheekh mustafe ilahi nsiyy paa mhdleh waa nin cqli iyo cilmipa rapi siiyy hdii taladiisa an qadan lahyn mnta musliminta gr ahna somlida rag buu usoo saari lahaa ilaa hda wxuu Ku hyaaa wr dhlinyrooo kdaaya sidaas lkn angaa ciilnye runti isagu wanoo hgrpxy ilaahy hka apal mriyo cid wx apal mrisa alh pa uqaalisane

  • @sherezaad
    @sherezaad 12 років тому +3

    maa shaa alahaa shiiqunaa ama sheeqeeni soomaliyee mas ala aan u baa hanahay in aan kuu dhhibo hadaeey mac quul tahay waxaan is ku dayaa in laaey fahmo

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 6 років тому +5

    muxaadiradan waa muxaadiro qiimo badan cod kaa yara xun ee mala helayaa clip kale oo cod wanaagsan

  • @mataankaahmed948
    @mataankaahmed948 8 років тому +6

    Waar dis like kuwan saraya Waa Somali Galo ah anba Somali Shiico ah Anba Bidcolaysha Marka qaar kale oo an garanayna waay jiran dislike iyo like iskaga qaldanyihin ee ilahay sheekha haka abaal mariyo...

  • @ashirnadeem3521
    @ashirnadeem3521 8 років тому +2

    ashir

  • @bajiobuurane9173
    @bajiobuurane9173 11 років тому +2

    mashallah

  • @drkh.drkh.9419
    @drkh.drkh.9419 7 років тому +2

    fadlan muxadaran ku soo ciliya. inbadan lama maqlo.

  • @zilvaofficiall2980
    @zilvaofficiall2980 8 років тому +9

    I understand the realy purpose that want the European community!

  • @sherezaad
    @sherezaad 12 років тому +3

    awal waxa aan ka hadlaayo waa arin xasaa si ah amaba aan u maleey naya in aan horay looga hadlid waa sida aay aniga ila taha

  • @sherezaad
    @sherezaad 12 років тому +2

    waxaan ka hadlaya waa ;;; waqtiga salaada aduunka xiriir ka kadhaxeeyo

  • @kamaaljohnlegend6081
    @kamaaljohnlegend6081 6 днів тому +1

    2011 to 2025. 20211 physicis iyo chemistry maa jiray😂😂

  • @sherezaad
    @sherezaad 12 років тому +2

    marka aan kala dhig dhigo aduun ka meel walba aad ka joogtid , markaad salaad waqtigeeda lajoogo aad u istagtid ma salan adigoo joogo johaa nisbeeg aad u istaagtid casar isla markaa 5 waqti ayaa loo taagan yahay markii laga ree tan casirka aad u taagan tahay 1 adiga casir ayaad u taagan tahay 2 maka waxaa loo taagan yahay maqrib 2 salaad cishe qudus ayaa loo taagan yahay 3 qaarqda ameerika qeebo kamid ah 4 waa duhur 5 waa faar iisti oo subax lootag yahay si kastaba u jeedada ha ahaatee

  • @abdimohamed725
    @abdimohamed725 Місяць тому

    Minute 13 malagamaqlo

  • @sugulemediaproduction6122
    @sugulemediaproduction6122 6 років тому +2

    0

  • @warsamerj
    @warsamerj 7 років тому +2

    dadka qaar waxa iskaga qaldan like iyo dislike

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 7 місяців тому +1

    ❤❤

  • @zilvaofficiall2980
    @zilvaofficiall2980 8 років тому +5

    masha allah

  • @abdalaahmed1236
    @abdalaahmed1236 6 років тому +3

    masha Allah 👌 👌 👍

  • @cabdiqaniqaasim4787
    @cabdiqaniqaasim4787 6 років тому +1

    maasha'allaah

  • @nasirmohamed1206
    @nasirmohamed1206 11 років тому +2

    Masha alla