Dadkanoo kale ee Ilaahay cimrigooda iyo caqligoodaba u barakeeyo waa dadka xalaalmiirasha ku dadaala ummadda aan dulmin.afartanjirrada maanta ayuu ka toosanyahay. Allah haku xifsiyo awoowo.
Masha Allah he is well and fit , because he is born and bred in his motherland and eating organic food and drinks camel milk Alhamdulilah. If he was living in the western world and big city he would have so many medical issues and would not move around like that.
@@Abdirahman-1020 Isagaaba kuu sheegaya inuu lahaa hanti badan, intaanu ku biirin SNM! Xoriyada ha cuno! Ha iska sugo inta Guruuje ka noqonayo Madaxweyne!
Odaygan oo kale wuxu u baahanyahay in Cabdisalaan Hareeri loo ballamiyo si looga reebo taariikhda iyo waayaha nololeed ee uu usoo joogay muddada 100 ka sano ka badan. Waxaan la yaabay sida aad u moodid dhallinyaro illaa hadda.
Hadana dadku intaa dowladan waxbay ka sheegayaan malin dhowayd wuxu yidhi muse biixi marka la dhinto unba lays amaanaa wuxu qabtay muuse loo qiro mayo intuu joogo ee marka la waayo ayaa loo borooran siday ciraaq ugu boroorato sadam xuseen oo hadana gacan bira u hayay ciraaq balse madaxwayne muse ilahay ba xligan kuso beegay wakhtigan rabshada dhacday nin jilicsan mar horuu sii dayn lahaa dowlada
Walaal wadaadkani waxba uma baana sharaf qurux iyo dhowrsanaan buu cimrikaa ku soo gaadhay ee indha xumada deegaankiisa ka muuqata wax ha laga qabto inta uu noolyahay!!!!
Masha allaah illaahayow cimirkaga noo barakee waxad mooda ilaa 60 jir mashaa adeero cafiimad iyo camal wanaagsan illaahay idanki aamiin aamiin yaa allaah 🙏
Dadkanoo kale ee Ilaahay cimrigooda iyo caqligoodaba u barakeeyo waa dadka xalaalmiirasha ku dadaala ummadda aan dulmin.afartanjirrada maanta ayuu ka toosanyahay.
Allah haku xifsiyo awoowo.
Masha Allah Baaraka Allah Rabi Cimri barakaysan baan kabarinay
Walaahi waa mujaahid soo jihaaday rabi cimri iyo caafimaadka iyo cibaadadaba hawbarakeeyo.
Masha Allah. Allah cimriga iyo cafimaad haku sii siyaadiyo. Waa odey degen oo iimaankiisa qaba. Gaadhiga caateynka ah ha layga bedelo muu odhan isagoo dadaa jira oo waliba caaqila. Gaadhi haloo iibsho caaqilka wuu istaahilayee
gawaadhidiisii wuu ku jabhadeeyay!
Masha allaah ilaahay ha u siyaadiyo cimriga waa xalaal quudado show
Adeer illahay caqliga & cimrigaba ha kuu barakeeyo Amiin insha Allah
Odaygu taariikh badan ayuu hayaa, si fiican ha loo waraysto, oo fadhi ku waraysta plz
Waa runtaaa, cid dalka joogta la xidhiidh si fiican u waraysata. Please
Aabahay ILLahay hawa naxariiste waa isku da. Ma shaaAllh ILLahay cimriga hawo dheereeyo. Waa xalaal cun ninkani.
Mashallah may Allah give him strength, health and wealth ameen
He’s very mentally fit for a 103 year old MashAllah that’s the benefit of living a peaceful organic life Allahuma barik
Maansha alaah rabi caafimaadka ha kuu siyaadiyo wali wuu is hayaan i mean physically waa maanaha Allah marka loo eego da'diisa
il y a 9 heures
Masha allaah illaahayow cimirkaga noo barakee waxad mooda ilaa 50 jir mashaa adeero cafiimad iyo camal wanaagsan illaahay idanki aamiin aamiin yaa allaah 🙏Masha allaah somaliland ❤❤❤❤
Masha allaah allaah cimriga haku dheereyo cafimad na haku siiyo
Mashaa Allah ilaahay ayaa cimrigiisa ubarakeeyey
Sax cali khalif si fiican baan u garanayaa waxa uu ka hadalay waa run dadkan inawaracade ayaa hakaa dhigay ilaa manta melaaya bal ka waran
Masha Allah he is well and fit , because he is born and bred in his motherland and eating organic food and drinks camel milk Alhamdulilah. If he was living in the western world and big city he would have so many medical issues and would not move around like that.
Mashalllah mashalllah adero ilahye haku xafido yaa rabi yaa raxman ❤❤❤
Alle haku siyaadsho adeero
Somaliland odeygan waa inay xanaanaysaa oo taariikhna kareebtaa, waxaanan ugu duceynayaa awoowe cimri dheer, caafimaadqab iyo cibaado suuban.
Sxb waaan kugu raacsnhy rayigaaga Lkn Waad ogthy yurub Iyo Amerika dadka noocan Oo kle ah Waa dadka ay ilaaliyaaan blse inga eeeg waakuwaaaa dadkeenii Laga qori lahaaaa wax wlaba Oo la ilaalin lahaaaa Lkn Eeg xaaldiisa Alx ilahy Hinoo daayo awoowysheen
Ninkani waa mujaahid ee inta u dhiman cimrigiisa ha loo diro Goojacade!
Ilaahaw u siuaadi cimriga iyo caafimaadka
CAQLIGA ,iyo Jidhka labadaba wuu kaCaafimaad qaba waanay ka muuqataa ku dayda
Maha 103 wa 93 Manshallah Ilahay cafimad iyo cibado ha siyo
Maansha allaha waabaa 15 jir xoogiisa
Masha allaah somaliland ❤❤❤❤
Maashaa allaah
Mashalllah wa SNM mujahida su xureyi ilahye haku xafido ❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰
Maxaa SNM ah! Wuuku faqriyay SNM!
@@am.b5688 waxaan filayaa Qaraxyada argagixisada ayaa wax kuu dhimaye wakaa ku xaragoonaya xuriyadii SNM ay Somaliland kuxoraysteen
@@Abdirahman-1020 Isagaaba kuu sheegaya inuu lahaa hanti badan, intaanu ku biirin SNM! Xoriyada ha cuno! Ha iska sugo inta Guruuje ka noqonayo Madaxweyne!
Waa nin hadal cad, oo run sheegaya💯👍
Tatikhdu buu ilobay 103 majiro masha alah
Jazaakallahu ader
Kharaaabadaaaa wallhi duhur baan ku dhaateeyay
Odaygan 70 ma uusan garin reer miyi ayuu ahaa dadiisa ma garanayo 100 ka ayuu ciyaar modaa waa iska reer miyi dhoor iyo lixdan jir ah
103 sano? Uma eeka, waa ilaa 80 Jira haduu u bato
Kuwii been abuurka badnaa ee odhan jirey isaaq waa gaaloobi lahaa ee anagaa illaah noo soo diray ha dhegaystaan odaygan
Odaygan oo kale wuxu u baahanyahay in Cabdisalaan Hareeri loo ballamiyo si looga reebo taariikhda iyo waayaha nololeed ee uu usoo joogay muddada 100 ka sano ka badan. Waxaan la yaabay sida aad u moodid dhallinyaro illaa hadda.
Wll
Masha allah dheh
Odaygan maahan 103 dadkeenu waxay doonaan ayay iska odhanayaan
Maashaa allah
Masha allah
Alla war Isxaaqow sidaa si isudhaama dee
Milgo waa magac aan jecelnahay. ❤
Maxaa dhacay powe
Hadana dadku intaa dowladan waxbay ka sheegayaan malin dhowayd wuxu yidhi muse biixi marka la dhinto unba lays amaanaa wuxu qabtay muuse loo qiro mayo intuu joogo ee marka la waayo ayaa loo borooran siday ciraaq ugu boroorato sadam xuseen oo hadana gacan bira u hayay ciraaq balse madaxwayne muse ilahay ba xligan kuso beegay wakhtigan rabshada dhacday nin jilicsan mar horuu sii dayn lahaa dowlada
Reer miyugu waa murug maal wax qabsada. Down school iyo jaamacad. Af qalaad aqoontu maaha.
Habar yoonis haday mucaarad wada noqdaan dawlad kastana ku kacaan yaa wax u qabanaya
Adeero muxaafid koqda aan bahasha wada dhuuqnee
dawladan nina biixi waatii ugu wax qabd badiniid hadyi wado ciidamada qurxinta magaalda dekda laakkiin cadwo badn baa loo smeeyeyi waxa yai ka helaan hala arko
Mnsh aalh
Oh Allah
SNM ragii maalkoodii iyo naftoodiiba u huray waxba kuma heeeystaan kuwii ciidanka sabaayada u dubi jirey ee Mxd kaahin iyo muuse ayaa ka faaiidey
meel kasta yaanay mucaaradnimo kaa galin neefow ina kaahin iyo muuse sabaayad hadday dubayen mnta madaxweynayal may noqdeene
@@ishwaaqahmed8013 Waa Dictatoro imaanlaawayaal ah kuwii ka tacabka badanaa maanta masaajidad ayay fadhiyaan iyaguna fitnadii lagu burburay 1988kii ayay ka wadaan wadanka 2023ka.
@@ishwaaqahmed8013 adiga kuwa sabaayada dubi jiray caruurtoodii baad tahay oo kula yaabi maayo
Ali calool iyo suldaan habaar iyo ina curaaje kud laqe hor galayaasha aan iska qabano.
Garxajis waa raggi ingiriiska la diriray maantana somaliland looga yaqaana cadowga gudaha.
Subaxanal
Uma eka!! 1920-gii YAA u sheegay😂!! Waalidkii(ALLAH YARHAM)🤲🤲🤲ma bay AQOON! TAARIIKH!!! iyo Ssnadtoona!! Xiligaa, Guga iyo Dayrta, iyo Jiilaalka, ayey dadkii hore, ILMAHA dhasha u XISAABIN jireen!! Boowe😂dhalinyaro, ayaad tahay(RABBI) haku gaadhsiyo🎉Cimrigan aad SAADSANEYSO(AAMEEN)🤲🤲🤲🤲!! IIDOIR😂INGIRIIS😂LAMUU DAGALSMIN!! TUNKAY KUQAADI JIREEN!!!THIS IS HOW THEY TREATED JACK😂SOO AKHRISTA😂!! WALEE 😂QODOLKAA KAA DHAMAAN!!JACK OO TUNKA IIDOIR DABACAYUUN😂KUSIDO😂HAHHHHHHA!!
Waligaa iskuul lama diido
Kuwii galay maxay keeneen.
Halak iska hagaji Musa waxa qabT
@Faysal Fifa hadhii andoonayo in an Adheerkey wah udiro number please
Walaal wadaadkani waxba uma baana sharaf qurux iyo dhowrsanaan buu cimrikaa ku soo gaadhay ee indha xumada deegaankiisa ka muuqata wax ha laga qabto inta uu noolyahay!!!!
Sahra Axmed dadka reer samawadag weydiiso phone cali khalif elena. Meeldadka kadhaxesa lamasodhikaree
sahra ahmed horumarka degmaduu u doodayaa sowka quruxda badan masha allah