💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
inta ay qabyada tahay=inta uunan iman calafkeenu ama aynan guri galin qofna yaanu kamaqlin=ha sheeg sheegin hawsha o ha inaga baahin qufulkana ana hayn=waa meeshan daboolka kasii qaadi maayo inta dhiman furahana adigu qaado=bahalka meelahas kale haku dayin bi macna ogow ina furahad hayso u meel leeyhy✋
Inta ay qabyada tahay =😂 waxa weeyi in qol aan la iskugu keen xarayn yacni xalal ahan Qofna yuuuna ka maqaL= 😮 dadka ha la wadagin waxa so socda e damac zan tahy Hadapa halka lagu jabay wa halkan😊 Qofulkana ana hayn =😅 halki laga tartameyay Ana hayn o mel la aadi mayo Adna furaha qabo= 😮 o cali dheere meel kale ha la tagin Only kaftan Lkn waxa weeyi Qasnada furahega adu hay Ana qofulki ayan noqon wa qasnadi sirteeee😊
Inta ay qabyada tahay = inta aynaan nolosha ku midoobin ama aynaan guul ka gaadhin jacaylka Qaadaa dhig yay noqon = yaanay noqon sheeko lagu sheekaysto oo magaalada ku jirta oo dadku ka sheekeeyaan ileen wali ismaynaan heline ma fiicna dadku inay ka sheekeeyaan marka aynu is helno uun halaga sheekeeyo lkn imika maya. Qofna yuusan kaa maqal = inta jacaylkeenu uu qabyada yahay ee aynaan wali is hanan ee aynaan wali nolosha ku midoobin qofna yuusan kaa maqlin sababtoo ah jacaylka guulaysta uunbaa mudan in laga sheekeeyo ka kale maya. Qufulkana anaa hayn adiguna furaha qabo = axdiga anaa hayn oo anaa balanka iyo wacadka adkayn doona adiguna dhankaaga adkee sababtoo ah quful iyo fure iyaga uunbaa is fura sidaas awgeed ani hadaan gabadh ahay cahdiga iyo balanka waan adkayn adna sidoo kale adkee waayo in qufulka la furo in furaha la keeno ayaa ka horaysa, in sirteena la ogaadana adaa sababi kara madama furihii aad tahay sidaas aqgeed ku dadaal ilaalinta wacadka dhankaaga.
##QUFULKANA ANAA HAYN FURAHANA ADIGU QABO *mesha la isku haya waa halkan. #QUFULKANA ANA HAYN *macnaha balanka kabixi mayo #FURAHANA ADIGU QABO. *macnaha waqtigad diyar noqoto imeherso anu waqti walba diyar ban ku ahay wax u eg*😁sabato ah furihiba ada haya sowmaha 😅. Wayo qofka furaha haysta isga marku rabo qufulka furta. Hhh
Waxa laga wadaa inta aynu kala maqanahay jaceylkeenu qarsoodi ha inoo ahaado cidina yaaney ogaan _____________________________ ALLE ha ku caafiyo guroow WA BILLAAHI TOWFIIQ.
Waa labada qof ee isjecli inay jacaylkoda iyo sheekadooda qarsiidi noqoto inta aanay iska qabsan oo dee ilaan walba ku adeegan sheekadooda oo ay labadooduun kadhaxayso mar qudha uun lagu noxo bahalkuna hadal haynta badan wuu ku madhxa
Inta ay qabyada tahay = inta aan meherku dhicin Qofna yaanu ka maqal = dadku yaanu ogaan Qufulkana ana noqon furahana adigu hy marhadii furaha hyso aniga cidkle ima lha The legend guri
kusali nabigeena muxamed scw🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️
Scw
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
Scw scw scw❤️
scw
Inta ay qabyada tahay = inta aan meherku dhicin
Qofna yuusan kaa maqal = dadku yay ogaan
Qufulkana aana hayn furahana adigu qabo = qufulka fura kaliya fura marka waxy ka wada anigu qufulkii baan ahy adiguna furihii noqo
Guri barwaaqo legend ku salaamaya
Waxay ka wadaa arinkeena intaynu gaadhayno coding yaysan kaa maqal hadii kle waxaa soo galaya xaasi waynu is waayanaa marka qofolkana anaa hayn furahana adigu qabo ilaa furida arinkeena waa sidaa ee fahan jaale
𝗠𝗮𝗹𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗠𝗶𝗻𝗮𝗮𝗮
Guri barwaaqo barwaaqo wuxuu Soo qabtay legend 💐 weyn❤️❤️❤️❤️❤️💯
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
Allah SWT Ha u naxariisto intii ku dhimatay🤲🤲🤲
Last video was Epic, Bakaylahaa Bilaa dabeecadaa Side Laga Yeelaya Nio💔🤣🤣🤣🙌
inta ay qabyada tahay=inta uunan iman calafkeenu ama aynan guri galin
qofna yaanu kamaqlin=ha sheeg sheegin hawsha o ha inaga baahin
qufulkana ana hayn=waa meeshan daboolka kasii qaadi maayo inta dhiman
furahana adigu qaado=bahalka meelahas kale haku dayin bi macna ogow ina furahad hayso u meel leeyhy✋
Waa mahdsan tahy damiirkaaga illhy hakuu barakeeyo ❤❤
Sakariyana la tashan maaye madaxuu qaaday kulaha 🤣🤣 from borama
Jeeri silsila Hargeisu jooga! Wali codkii waa codkii #Legend
Hhhhhhhhhhhh cilmi boodhari waa loo aaray 🤣🤣🤣🤣 ala gurooow
Amin
Waxa looga jeeda naftayda qaado taadana isii❤️❤️❤️❤️❤️
Ninkan heesayay waa legend hore sideetameeyadii ayuu afka ingiriisiga kaga heesi jiray
Nightclubs muqdisho
Yaasiin jey ayaa layidhaa waana musian wayn
Waaba wada khaamo odeygu .....turu turu tuuru tuuru tuuru kulahaa 🤣🤣🤣🤣
Guriyow :
Waxay kawadaa shukaansiga qaybta dadka kabaqaya in xaasid kadhexfaa iidaysto .
Oo tusaale ayadu waxay shukaan sataa inan kada,Yar dabeedna intay banaanka isku shukaansanayaan hadii LA ogaado waa lagudirayaa .
Saas tarteed sirtii weykadhaxaysaa 2dooda
Ayadu waa qunful oo inaysan isfashilayn way hubtaa.
Lkn asaga ma hubto oo haduu fashiliyo sirta fureheedii wuu hayaa.
guray bawaaQo LEGEND reactionka TIKTOK noSO baDI ❤️😂
Guroow maalaysku ciyaaraa lbh
Dee. Luuq luuq marow lasim laamiguu yimaadaa
Hada fiiri abye. Macnaha. Intaaan laababka kujirno. Yaasnlayna. Dareemin. Waaa. Jag. Qufulna. Deee waaa. Canbarka. Furuhuna waa usha. Inaadeer.🤣🤣🤣🤣🤣
ways meher xadeen
Afar iyo afar naqaska xadaysa weeye waan kuwataa zxp
Inta ay qabyada tahay =😂 waxa weeyi in qol aan la iskugu keen xarayn yacni xalal ahan
Qofna yuuuna ka maqaL= 😮 dadka ha la wadagin waxa so socda e damac zan tahy
Hadapa halka lagu jabay wa halkan😊
Qofulkana ana hayn =😅 halki laga tartameyay
Ana hayn o mel la aadi mayo
Adna furaha qabo= 😮 o cali dheere meel kale ha la tagin
Only kaftan
Lkn waxa weeyi
Qasnada furahega adu hay
Ana qofulki ayan noqon wa qasnadi sirteeee😊
Guuray guuleyso wll ilahay haa ku caafiyo wax badan waa iga qoslisey 👍👍👍❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰
legend an caaqil ah baaa thy wlahi
Nara goo🤣🤣🤣
Legend cfimaad taam ah allaha ku siiyo wll🤲🤲🤲💯❤️
Guri Barwaaqo Legendery Best You Tuber
Legend 😂🔥
Inta ay qabyada tahay = inta aynaan nolosha ku midoobin ama aynaan guul ka gaadhin jacaylka
Qaadaa dhig yay noqon = yaanay noqon sheeko lagu sheekaysto oo magaalada ku jirta oo dadku ka sheekeeyaan ileen wali ismaynaan heline ma fiicna dadku inay ka sheekeeyaan marka aynu is helno uun halaga sheekeeyo lkn imika maya.
Qofna yuusan kaa maqal = inta jacaylkeenu uu qabyada yahay ee aynaan wali is hanan ee aynaan wali nolosha ku midoobin qofna yuusan kaa maqlin sababtoo ah jacaylka guulaysta uunbaa mudan in laga sheekeeyo ka kale maya.
Qufulkana anaa hayn adiguna furaha qabo = axdiga anaa hayn oo anaa balanka iyo wacadka adkayn doona adiguna dhankaaga adkee sababtoo ah quful iyo fure iyaga uunbaa is fura sidaas awgeed ani hadaan gabadh ahay cahdiga iyo balanka waan adkayn adna sidoo kale adkee waayo in qufulka la furo in furaha la keeno ayaa ka horaysa, in sirteena la ogaadana adaa sababi kara madama furihii aad tahay sidaas aqgeed ku dadaal ilaalinta wacadka dhankaaga.
Sxb furahana adigu qabo qunfulkana anna hayo waa qudba sirradii oo cad😅🤣🤣
War zxp jacayil kaliya mahe hooyadeedna walagu diray nagta🤦♂️🤔🤔🤔
Waa loo aaray cimri boodhari maantuun baan arkaa
Hoostana anaa hayn cabdigana adigu hay weeye dee malaa.!
Salaama legenow
Guriyow oday wankusalamay
Indr guri barwaaqo wan Ku wataa legend waad tahay blse reaction markaad bixinaysay ma sonkorbaad soo cuntay waa maxay Wax cad cad ee afka kaaga yaala
##QUFULKANA ANAA HAYN FURAHANA ADIGU QABO *mesha la isku haya waa halkan. #QUFULKANA ANA HAYN *macnaha balanka kabixi mayo #FURAHANA ADIGU QABO. *macnaha waqtigad diyar noqoto imeherso anu waqti walba diyar ban ku ahay wax u eg*😁sabato ah furihiba ada haya sowmaha 😅. Wayo qofka furaha haysta isga marku rabo qufulka furta. Hhh
Guri barwaaqo zxp wn ku taageera ee ii kal kici
Hhhhhh mrky jidhkaga qayb kamidiii talo ka qaadayn wydo😂😂😂😂😂
Waxa laga wadaa inta aynu kala maqanahay jaceylkeenu qarsoodi ha inoo ahaado cidina yaaney ogaan
_____________________________
ALLE ha ku caafiyo guroow
WA BILLAAHI TOWFIIQ.
Ninkaa magacii cod ayuu hayaa legend
😂😂😂😂😂😂😂 malado hurdad bas
Gurey barwaaqooy hadaan heesta seynab kajawaabo
WAA HOOSKASII AFKANA JUUQDA KADHIG OO YAAN LAGAA DAREEMIN DHANDHANAAKA AAD IGU HEYSATO
Erya waxaba uma baahan qeexid
Lkin miicanah ay sameya
Ay siiden noqany horta waxa laaga hadalay waa jecl cuusob
Dadka an laa in laa ogeesiyo
Siide weeye ✔️good luck ✔️
Guriyoow Ani maskaxdayda club ba ka furan su,asha ma isku dayaa🤣🤣🤣
Gurayow magaca adaan kuu daayey ileen waadigaa iga biiyee magac ii soo biixi🤣🤣
Ismacil danan baagaliya oo hawlahaa lokeney 😂
Guroow ingiriisidii waad baratay
Bakaylaha🤣🤣🤣🤣
Furuhu waa ninka qafulkuna waa gabadha
Hadaynu meelo kale ka eegnana sheekadu sariirta madhaaf sisana jawaab wacan guri barwaaqo
Guuri Barwaaqo Waan Dawadey Manaa Qosliin🤣🤣🤣
You are a legend
Macnaha cali fanaxana inoo xafid Ana cali bashiirka inoo xafidayaa ufahmay kkk
Jasin jey waa legend waa fanaanin tii hore heeso badan oo English ah buu qaaday
War guroow filimkaaa buuja house 🏡 halkeed kadawaneysey wan wayee
Guri barwaaqo ilaahy haku caafiyo wll
Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn please 🙏
●inta ay qabyada tahay=(inta aynaan guri yagleelin ama calafkeennu aanu iman)
● Qofna yaanu kaa maqlin =( yacni wacadkeenna ha sheegsheegin oo dadka haynaga ogaynsiin hawsha inaga dhaxaysa).
● qufulkana anaa hayn furahana adigu qaado= ( yacni si aanay dadka inoo xaasidiin oo namiinku inoo soo dhex galin arinkeenna haynoo qarsoonaado).
Aad baan kuu salaamayaa Walaal Ismaaciil Cabdilaahi Cali Guribarwaaqo
●
Godka yaR ee ku aakhiRa seeGa anaa haYn aDna TipTa wax laGu tumaYo haY intaYnu is arOOsaYno😄😄😅🤪
Guray barwaaqo bakayle ayuu laalaadsayana waan kaa haha eraygaa😅
Frist one 📞😂😂
Amiin yarabi adigana allha ku cafiyo wll qli
Falayza mina miyaad izka daysay gurayow😃
Guri fariid
Ismacilow salan sare zxp 👍🙌✨
😅😄😄😄😄🤣🤣🤣😂😂
SOO Duuduubo Wxu Ka Wadaa Aynu Isku yaacno Oynu Reer Yagleelo Qufulkana Adigu Hay Furana Aniga Macnaha Aynu Reerka Wada Dhaqano Ooynu Gaasteena Iyo Kabriidkeenaba Isku Hayn0😅
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Qaboyo wa Inta waxa ladhamaystirin markaa sheekadu inatay socoto ayaan lagaa maqlin qaban isjoognaa iyo wixii lamida
Qafilka iyo furaha waxa laga wadaa xiliga haasaawaha marka sheekada la ogaa minayo nin kaa arinka fuliya ama inanta reerka doonta
Marka qalbiga dumarku wa Qafil ragna waa kii fura kadipna jcayl ku beera
Legend now salaama zxb
Wa Imtu Jacaylku Yaryhy O Xalaad Guur U Badalin Lamaamuhu 🤚
Qufulkana anaa Hayn .....Yacni meherku Anaa Heyn
Furahana adigu Hay......Masuuliyadayda adigu Hay dalaaqayga ugajeedaa
Boodhari waa loo aaray kuye😂😂
Waa labada qof ee isjecli inay jacaylkoda iyo sheekadooda qarsiidi noqoto inta aanay iska qabsan oo dee ilaan walba ku adeegan sheekadooda oo ay labadooduun kadhaxayso mar qudha uun lagu noxo bahalkuna hadal haynta badan wuu ku madhxa
Wixii inaga dhex dhaca ka dhac bay ka wada😂
allah haku cafiyo gurow🥰
Wan ku salamay zhp guri barwaaqo zhp waan la habsaamay jawaabta filayaa ee aan guda galo (hadii aan isku dayo waxay kawdaa inta aan wadno jacaylka iyo xidhiidhka wixii inaga halaba ama inaga dhex dhaca oo khaladaad ah inoo qari waad ila fahanteen fahmaya garage wixii waawaynka quseeya inaga giiji Bay kawdaa waa dulucda heesta intaasi zhp )
waad salamantahay aad iyo aaad🤝🤝🤝🤝
Gurow Wixi Ku DhaFay Kaso Qabso🤣🤣
𝗠𝗮𝗹𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗠𝗶𝗻𝗮𝗮😅
Flimkan nasiip aya la dhahaa cidi garanysah aya garaty
sirteena inoo qari cidna yanay inaga maqlin markaad dontid furo ama ana waan qarinayaa oo yacni qufulkan haanayaa adna furo oo furaha ahoow
Qufulku waa aniga furahaga was qudbasirada
Ismaaciil Cabdi laahi cali
Waxan ka mid ahay asxaabtada
Icaawi
Cilmi boodhari waa loo aaray kulaha 😅😅😅
🤣🤣🤣🤣🤣💔
Inta ay qabyada tahay = inta aan meherku dhicin
Qofna yaanu ka maqal = dadku yaanu ogaan
Qufulkana ana noqon furahana adigu hy marhadii furaha hyso aniga cidkle ima lha
The legend guri
😂😂😂😳
Jeeri wuu dhintay alle ha u naxaristo
Alle ha ku caafiyo zxb gurey
Guri barwaaqo legend aan taageero🥰
WA marki productionku socdo baa laga wadaa
Seynab laba dagax malaha labada mustafe🤣
nio sheekh alshabaab🤣 baa tiktok qabsadey reaction ka soo suubi sxp
Keep going Legende mugadisho 👍
Cilmi bodhari waaloo aaray🤣🤣🤣✌
saladah ha la ilaliyo wlalayal ❤
Furuhu waa hantida willlka gufulkuna waa hantida gabadha.
😂😂😂
Guray heestii saynaba laba dhagaxa aan is meher xadno weeyan ayey ka waday
Hhhh sakariye madaxa daagay alabeerka
🤣😂🤣🤣🤣🤣
English proverb said don't judge book it's cover
wrya nio wllhi docdaadan waa u xisay 😅
AlH haku cafiyo zxb
Kabaro cunto fudud channel ka 🌹🌹🌹🌹❤❤🌻🌻🌻💖💖💙🥀🥀🥀🥀💙💙🥀🥀🥀💙💙💗💗🪴🍈💚🍈🍈💚💚🍉
Dee waxa weeye maxmed sakariya aniga kuu ilalanaya adna dee qaflka yaan laga jabzan😃
Garaca udanbeeya hhhhh